Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Good event, although at the end when told to let the foreign dignitaries leave first everyone sprinted to the door leaving it jammed. The irony of the day is unnoticed or did someone get it?
  2. It was Mogadishu in Sep 2011 where the meetings started and later concluded in Garoowe&Gaalkacyo for the process of pacifying Somalia The President hold an important speech at that gathering of the consultative meeting for the Somali parties
  3. His Personal bodyguards will travel with him for securtiy as they did in Sep 2011 on his first trip to the city
  4. Madaxweynaha Puntland Oo Hanbalyo u Direy Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaSEPTEMBER Madaxwayanaha Puntland C/rixamaan Maxamed Maxmuud Faroole oo maanta saxaafada la hadlay ayaa xusay in uu soo dhawaynaayo madaxwaynaha Cusub ee dowladda soomaliya waxaan uu xusay in Soomaaliya uu maanta uu abuurmey waa cusub oo soomaliya u horseedi kara in ay u soo noqto hanaankeedii dowladnim. Madaxwayne Faroole ayaa sidoo kale xusay in xildhibaanada soomaliya uu hanbalyo gaar ah u diraayo madaama ay codkooda in ka badan 70% ay ku siiyeen xasan sheikh Maxamuud ayna yihiin barlamaan ka duwan barlamaankii hore ee Soomaliya oo uu kan hada yahay barlamaan aqoon leh. Madaxwayne Faroole ayaa xusay in in shalay mar hanaanka Soomaliya uu sigtay balse markii danbe laga badbaaday in Soomaliya hanaankeeda uu khaldamo taasoo uu madaxwayne Faroole sheegay in ay dhaliisheeda lahaan lahaayeen gudoonka barlamaanka Soomaliya. Madaxwaynaha Puntland ayaa ugu danbayntii xusay in uu diraayo madaxwaynaha Cusub hanbalyo kal iyo laab ah uuna yahay nin mudan in uu noqdo madaxwaynha Soomaaliya uuna leeyahay aqoon iyo karti uu ku hagaamin karo dalka Horseed Media Garowe,Somalia
  5. malistar ,everyone was hoping for change while you were leaning for a loser who got lucky for everyone to see. We can all talk big the next day.
  6. The man just loves to hate the political ambitions of a certain clan, that's the truth and reality of the matter. Yesterday he was attacking Abdiweli for the same reason as he's attacking Faroole for today. This time he uses Duke as some sort of trophy in his limited way of attacking that said clan. It's a cheap plot.
  7. malistar you were the only one who publicly supported Sharif last night. Why should the gallery take note of your ramblings and take you serious?
  8. Of course you were not the said man's supporter. Dr. Faroole and Puntland worked hard to get your Sharif removed from office and we thank him for that.
  9. He's got 'his' house in check other's need to build theirs from scratch.
  10. Ministers walking Ministers in line for arrival
  11. Dr. Faroole returned to Garoowe capital of Puntland from trips to outside of the state namely Ethiopia and Djibouti.
  12. Banaanbax lagu taageerayo Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya oo maanta Garowe ka dhacay. Posted by Pi1 on September 11th, 2012 Garowe(Puntlandi.com):- Magaalada Garowe ee Caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay Banaanbaxay lagu taageerayo Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiekh Maxamuud oo xildhibaanada Baarlamaanku ay cod aqlabiyad ah ku doorteen habeenimadii xalay ahayd. Banaanbaxa oo uu soo abaabulay Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garowe oo iskaashanaya ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne boolaal ah oo wata boorar kala duwan iyo Calamada Puntland iyo Soomaaliya islamarkaana ku dhawaaqaya Erayo soo dhaweyn ah oo ay ku soo dhaweynayaan Madexweynaha Cusub ee Soomaaliya iyagoo ku matalaya dhamaan shucuubta reer puntland. Banaanbaxan oo mudo saacado ah ka socday magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa dadweynuhu waxay socod ku mareen qaybo badan oo ka mid ah xaafadaha Magaalada iyo Wadada Laamiga ah waxayna si dhab ah u taageereen hanaanka isbadelka ah ee soomaaliya u ifay iyo horumarka doorashadan xalaasha ah ay soomaaliya u horseedi karto. Banaanbaxani wuxuu yimid xilli Madexweynaha dawlada Puntland uu xalay u hambalyeeyay Madexweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya daqiiqado yar uun kadib markii guddoonka Baarlamaanku uu ku dhawaaqay in uu guulaystay, sidoo kalana uu maanta shir-saxaafadeed arrintan ku saabsan ku qabtay xarunta Madextooyada. www.puntlandi.com