Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. SIR CULUS: Dowladda Kenya oo sheegtay in qaraxii hotel Jasira uu Shariif Shiikh Axmed ka danbeeyay Dowlada Kenya ayaa war ka soo baxay maanta waxaa lagu shaaciyay in qaraxii dhawaan ka dhacay Muqdisho ee lala eegtay hoteel Jaziira oo madaxweynaha cusubi ku jirey inuu ka danbeeyo madaxweynihii hore Shariif Sh.Axmed. Wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya Sam Ongeri ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in iskudaygii lagu doonayay in lagu qaarajiyo madaxwaynaha soomaaliya Hasan sheekh Maxamuud uu ahaa mid ka dhashay loolan dhanka awooda ah . Wasiirka arrimaha Kenya ayaa “qaraxaasi waxaa uu ku yimid loolan dhanka awooda ah waxaana idiin sheegeynaa in Shariif i soo wacay xiligii ololaha doorashooyinka islamarkaana aan wada hadlayney hal saac iyo bar uuna Sheekh Shariif xiligaasi Kenya ka codsanayay in ay taageerto si dib loo doorto . Wasiirka arimha dibada ee Kenya ayaa xusay in uu xiligaasi Sheekh Shariif uu u sheegay in Kenya aysan si gaar ah u taageerayn musharax islamarkaana ay Kenya doonayso in doorashadu u dhacdo si xaq iyo xor ah si nabada soomaliya dib loogu soo celiyo.” Wasiirka kenya waxaa uu intaasi ku daray inkastoo qaraxaasi ay Alshabaab sheegteen haddana in wax yar kadib uu goobta soo gaaray Shariif Shekh Axmed oo sida uu sheegay wax naxdin iyo welwel leh aysan ka muuqan isagoo taana u fasirey mid cadeyn u ah inuu isagu soo abaabuley qaraxaasi. Wasiirka ayaa sheegay inuu hambalyo madaxweyne Xasan Sh. Maxamud uu uga siday madaxweynaha Kenya Mr.Kibaki. Lama yaqaano cawaaqib xumada ay u keenayso madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed arrintaan iyada ah, lagana yaabo inay dowladda Kenya ay dhici karto inay dacwad ku furto Shariif Sh. Axmed maadama la hayo caddeymo badan oo ku lug leh inuu soo abaabulay qaraxyo badan oo ay xitaa ku jiraan tii la rabay in lagu qaarajiyo raysalwasaare Gaas ee tiyaatarka. Dowladda Kenya ayaan ka soo qayb galin caleemasaarkii madaxweynaha JFS mudane Xasan Sh. Maxamuud ee lagu qabtay xaruunta Gen. Kaahiye taasoo loo fasiran karo in Dowladda Kenya u aragtay inaan la isku haleyn karin nabadgelyada iyo amaanka magaalada Muqdisho. Kenya waxay ka mid tahay waddamada ciidamada AMISOM ee Somalia jooga waxayna ciidamadeeda ka howlgalaan degaanada Jubbooyinka. Wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya ayaa ku booriyay shacabka Soomaliyeed inay tageeraan lana shaqeeyaan dowladda Xasan Sh. Maxamuud. Ilaa hadda lama hayo hadal ka soo yeeray madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed uu uga jawaabayo eedayntaas ay dowladda Kenya u soo jeedisay. Xafiiska Nairobi
  2. It's a combination I believe Raaskambooni, Kenyan army and troops belonging to Azania/Jubbaland regional state.
  3. Xaaji I agree but I want the capital to be moved all together if this intrigues continue a beef up of the security is needed but Mogadishu is not yet a 'national' capital for all Somalis in terms of constituents, political make up in the local government nor military personnel. There fore it's easy to be infiltrated by clan elements taking out threats to anyone they feel threatened by politically.
  4. War Deg Deg Ah—- Warar aan rasmi ahayn ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ay Ciidanku qabsadeen Warar aan rasmi ahayn balse ay Puntlandi heleen ayaa sheegaya in ay Ciidamada huwantu la wareegeen Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismayo. Dhinaca Dowlada Fedaralka Soomaaliya oo aan la xiiriirney way ka gaabsadeen iney jawaabo ka bixiyaan warkaan, Dowlada Kenya iyana kama aysan hadlin wali, lakiin illo wareedyo aan la xiriirney ayaa noo sheegey in Magaalada Kismaayo ay qarka u saaran yihiin Ciidanka Huwantu. Horey Ayaa sargaal ka tirsan ciidanka Dowlada oo lagu magacaabo Seeraar wuxuu sheegey in ay ciidankau ku wajahan yihiin Kismaayo ayna wax yar u jiraan. Puntlandi.com kala soco wixii soo kordha warkaan. Puntlandi.com Post@puntlandi.com
  5. Xaaji Xunjuf how can we live together if certain clans are not safe in Mogadishu or even nations not respected because they 'support' a rival clan?
  6. Is Abdiweli naive? He's been targeted twice now directly with multiple other not revealed intrigues.
  7. Did the Kenyans give a courtesy call to President Faroole not to go to Mogadishu as planned due to what they experienced there?
  8. Foreign Affairs Minister of Kenya Sam Ongeri reveals intrigues behind Somalia’s assassination plot Foreign Affairs Minister Sam Ongeri has for the first time revealed the power struggles in Somalia that led to last week’s attempted assassination of President-elect Hassan Sheikh Mahmud. The Minister over the weekend recounted how an attempt by former President Sheikh Sharif to solicit Kenya’s support for re-election failed and which may have prompted the assassination attempt. The Islamist militant group Al-Shabaab has since claimed responsibility for the attack. “Before the elections, Mr Sharif had talked with me for one and half hours, requesting that Kenya support him capture the presidency. But I told him that Kenya did not want to support any candidate as it wanted a free and fair elections in order to restore peace among Somali people which they had missed for the last 22 years,” Prof Ongeri said. The minister said he was surprised when he saw the former President Sharif at Aljazeera Palace Hotel soon after the incident occurred and who appeared unshaken by what had happened. “Although Al-Shabaab has accepted responsibility of the incident, I don’t know whether it was by coincident that Sharif came to the scene soon event as we held our breath waiting in the room for a bomb to be detonated,” Prof Ongeri said. The Minister was accompanied with MPs Adan Keynan, Fred Kapondi, Mohamed Affey, Hussein Ali, his personal assistant Jackson Nyagaka and bodyguard a Mr Njagi. “I believe that God delayed our arrival in Mogadishu for our own safety. There was no meaningful security details in the early hours of the day when we were expected to arrive in the Somali capital since there was peace and calm,” Prof Ongeri recounted. When he arrived with his delegation at 1pm, three hours late, he narrated, they attempted to use ordinary vehicles due to the assurance of calm. But Kenya’s envoy to Somali Mr Wafula Wamunyinyi and General Karanja cautioned them against the move. When you have a high value target, you cannot afford to go in an ordinary vehicle,” Prof Ongeri remembers Mr Wamunyi’s warning. The minister said they were whisked to Aljazeera Palace Hotel in Armoured Personnel to shield them from possible explosives. At the hotel, he said he had hardly read President Kibaki’s goodwill message to President Hassan when he heard gun shots outside the hotel. “Although I continued reading the goodwill message to President Hassan, who remained composed despite heavy gunshots from outside the hotel, I saw the Kenyan delegation that included Kenyan journalists taking cover under tables,” Prof Ongeri said. He added: “I prayed and I remained calm for I knew God will not allow us perish as we were out for a good course.” The worst came when one of attackers was shot and the explosives he carried detonated, spraying his flesh and blood to the windows where their meeting was going on. The Minister said the four attackers had powerful explosives, one created a big depression at the entrance of the hotel’s compound after detonation. “But we thank God that explosives of one of the attackers who was shot near the entrance of the hotel did not go off as it could have brought down the whole building,” Prof Ongeri added. He was addressing his Nyaribari Masaba constituents in his Omoyo rural home in Borabu District on Sunday. The Minister urged Somali citizens to support President – elect Mr Hassan Sheikh Mahmud in efforts to reconstruct the country. Source: Daily Nation
  9. It is revealed now the Kenyans did not feel safe in Mogadishu because of their support for rival clan in Azania which is not supported by Mogadishu residents.
  10. Puntland oo ka qayb gashay caleemo saarka madaxwaynaha Soomaaliya [Maqal] Wafdi ballaaran oo ka socda Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ka qayb gallay caleemo saarka madaxwaynaha Jamhuuriyadda fadaraalka Soomaaliya,waxaana wafdigaasi hogaaminayay wasiirka amniga Khaliif Ciise Mudan. Khaliif Ciise Mudane Wasiirka Amniga Puntland oo waraysi siiyay radiogarowe ayaa shaaca ka qaaday inay maanta ka qayb galleen caleemo saarka madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud oo ka dhacday xarunta Gen,Kaahiye ,waxana ku weheliyay ka qayb gallkank munaasibadaasi xildhibaano kasoo jeeda Puntland. "Runtii anoo wakiil ka ah madaxwaynaha iyo shacabka Puntland waxan ka qayb gallay caleemo saarka madaxwaynaha Soomaaliya waxaana si diiran noogu soo dhaweyay xarunta gudi si wanaagsan howsha u qaban qaabiyay" "Madaxwaynaha Soomaaliya waxan u gudbinay khudbadii madaxwayne faroole oo qoraal ah si wanaagsan ayuu nooga gudoomay run ahaantii masuuliyiin tiro badan ayaa kasoo qayb gallay "Mudane. Dhinaca kale Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay inuu kullan la qaadan doono madaxwaynaha Jamhuuriyadda fadaraalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.isagoona sheegay inuu kalla hadlayo amaanka iyo waxyaabaha uga qorshaysay dhanka mamulka Puntland. Xafladda caleemo saarka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa kusoo dhamaaray jawi aad u degan ,iyadoona uu si toos ah qalabka iyo xogta dowlada soomaaliya ugalla wareegay madaxwaynihii hore ee soomaaliya ShiikhShariif Shiikh Axmad.
  11. The government of Puntland send her Security Minister Khaliif Isse Mudan to attend the inauguration ceremony of the newly elected Sheikh Mahmoud.
  12. Kenya oo ka maqneyd caleema saarkii Madaxweynaha JF Somaliya, maxay tahay sababtu Dowlada Kenya oo ahayd saxiib ka dhow ee Dowlada Soomaaliya ayaa maanta aan lagu arag hoolkii ay ka dhacdey Xafladii Xilkala wareegsiga Madaxweynaha Soomaaliya, Xafladu ma ahayn oo kaliya Caleema sarka Madaxweynaha ee waxay ahayd mid taariikhi ah oo lagusoo gunaanadayey KUMMEELGAARKII ay Soomaaliya ku jirtey Dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafey. Dowladaha ay Soomaaliya Saaxiibka yihiin ayaa badankoodu kasoo qayb galay khaastan kuwa aan dariska, sida Jabuuti iyo Itoobiya oo hogaamiyayaashoodu yimadeen lakiin waxaa iswaydiin leh Maxaa Kenya ka maqneysiiyey. Dowlada Kenya oo ah saxiib aad ugu dhow Dowlada Soomaaliya ayaa maanta laga waayey hoolkii Xafladu ka dhaceysey, Dad badan ayaa isweydiiyey sababta Kenya ay uga soo qayb gali waydey xafladii caleema saarka Madaxweynaha cusub ee JF Soomaaliya, walina Kenya kama hadlin sababta ay wakiil ugu soo diri waayeen Soomaaliya. Inkastoo Qarixii Arbacada 12 bishaan lala beegsadey hotel ay ku shirayeen madaxwaynaha JF Soomaaliya iyo Wasiirka Arimaha dibada Kenya uu sabab u noqon karo maqnaanshaha Kenya hadana waxaa shaki wayn abuurey sababta Kenya usoo diri waydey masuuliyiin u matala xafladaas, maadaama Kenya kamid tahay wadamada ay aadka isugu dhow yihiin Soomaaliya xiriir ahaan iyo deegaan ahaanba. Dhinaca kale Dowlada Soomaaliya walikama hadlin maqnaanshaha Kenya. Puntlandi.com
  13. Kenya today did not intend the inauguration of the new President of the Federal Republic of Somalia, why? Don't they need to vacate Somalia? They are part of Amisom though. Big questions.
  14. Madaxweynaha Puntland oo la kulmey gudoomiyaal GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 16 September, 2012 kulan balaaran madaxtoyada Garowe kula yeeshey gudoomiyaasha gobollada ,duqeyda degmooyinka iyo taliyaasha ciidamada booliska goboladda. Kuxigeenka madaxweynaha Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiirka arrimaha gudaha Gen.Cabdilaahi Axmed Jaamac ,wasiir ku xigeenka Amniga Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil iyo saraakiil madaxtoyada ah ayaa kulan dhankooda joogey. Madaxweynuhu waxa uu warbixin ka dhageystey dhamaan gudoomiyaasha gobollada iyo degmooyinka oo ku saabsan xaaladaha amaanka ,waxqabadka arrimaha bulshada oo waxbarashada & caafimaadku ugu horeeyaan sidoo kalena waxay soo bandhigeen caqabado ay sheegeen in wax kaqabashadooda maamulka u soo gudbinayaan. Iskaaashi degmooyinka dhex-mara iyo guud ahaan laamaha amaanka oo isla shaqeeya ayaa la soo jeediyey kulanka inta uu socdey ,waxana si weyn loo falanqeeyey qaabkii sida ugu haboon loo wanaajin lahaa hawsha guud ahaan haatan ka socota gobollada. Geedi socodka dimoqraadiyada Puntland iyo sidii loo wacyigelin lahaa dadweynaha loona bari lahaa nidaamka axsaabta badan oo Puntland u gudubtey ayaa ajandaha ka mid ahaa islamarkaasina shalay masuuliyiintan kulan ku saabsan arintaasi ay xarunta PDRC ugu qabteen guddiga doorashooyinku. Gudoomiyaashu waxay balan qaadeen inay ka qayb qaadanayaan hirgelinta nidaamkan cusub deegaanada Puntland iyo weliba sugida amaanka goobaha cod bixintu ka dhaceyso. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey masuuliyiinta hawsha ay qabteen isagoona raaciyey in inta dhimana lala garab gelidoono ,sidoo kale ayuu Dr.Cabdiraxman ku adkeeyey inay ka shaqeeyaan xasilinta iyo qaabkii loo sugi lahaa nabadgelyada deegaanadood. Kulankan ayaa socdey muddo ka badan shan saacadood ,waxana dhinacyadii ka qaybgalay ahaayeen kuwo maqsuud ah iyadoona durba maanta gelinkii danbe masuuliyiinta kala duwani dib ugu caraabeen degmooyinkii ay ka talinayeen.
  15. Mario you're right what I was referring to was the transfer of power between C/rashiid Cali Sharma'aarke and Aaden Cabdulle Cismaan. Anyway it's quite odd that Djibouti helps with the protocol of transferring power as we were the first African nation who did a hand-over and transfer of power after an fairly contested election between the two described above.
  16. The ironic bit was that apparently Djibouti helped Somalia with the hand-over and Presidential transfer protocol. Did Ismaciil Cumar Geelle hand anything over or were they tutored by a foreign third nation. Somalia lost practically everything 43 years have been a long time. That's when the last Presidential 'hand-over' and transfer of power occurred.