Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. The Boqor and the Caaqil have been received 25 km's outside Buuhoodle town in Dandan and became a huge welcoming in Xabado Stadium Buuhoodle. The respected chieftains told the welcoming crowd what they have achieved. It's the first time that Buuhoodle got 3 Parliamentarins in Mogadishu. They expressed dismay that they did not get a minister post as community first time in history but that they agreed to unite the Buuhoodle residents and resolve the issues from a bottom-up approach, inshaallaah. We wish them all the luck. Puntland deputy governor of Cayn region were present also a huge and prominent crowd which would be described as all of Buuhoodle receiving them.
  2. This undersecretaries are second-in-command and they're appointed with a separate Presidential decree.
  3. Maxaa ku hoos qarsoon 10 ka Wasiir–Madaxweyne Xasan oo sitoosa awoodii ugala wareegey Baarlamaanka iyo Raysal wasaaraha. Faalada Maanta–04 Nov. 2012: Sida aan la socono fikirka in Golaha Wasiirada laga dhigo Toban Wasiir waxaa la yimid Madaxweynaha, taasna waxaa cad in arimo badan oo qarsoon ay jiraan oo aan hada xogtooda helney iyo sababta keentey in Madaxweynuhu uu ku adkeysto tobankaan Wasaaradood. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud tan iyo markuu xukunka la wareegey wuxuu hoosta ku watey kooxda ay isku fikirka yihiin ee Damujadiid, kooxdaan waxaa ka go’an iney iyaga oo kaliya awooda dalka gacanta ku hayaan iyadoo Raysal waaaraha iyo Baarlamaanku wax faragalin ah ku samayn, si aytaas u heleen waa inay la yimaadaan qorshe siyaasadaysan oo laga gadi karo Raysal wasaaraha, Baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan iyo Damajadiid waxay fakar dheer ka dib la yimaadeen qorshe siyaasadeysan oo Dastuurkana aan ka hor imaaneyn, Si fududna ay awooda dalka gacanta ugu haynayaan. Siyaasda ka dambeysa tobanka wasiir iyo sida ay Damujadiid Awooda Dalka ula wareegeen, iyagoon ka baqayn Raysal Wasaare iyo Baarlamaantoona/ Sababta ay Damujadiid ugu fakareen in ay xukuumadu aysan ka badan toban wasiir waa inay iyagu si dadban gacanta ugu dhigaan wasaaradaha oo dhan, Madaxweynuhu wuxuu awood u leeyahay inuu isagu magacaabo Agaasimayaasha wasaaradaha, wuxuu kaloo soo wadaa Wakaalado kuwasoo badalay wasaaradaha aan la magacaabin. Tusaale ahaan:- Wasaaradii Caafimaadka, Wasaradii Wasaaradii Dekadaha, Wasaaradii Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Wasaradii Ganacsiga, Wasaaradii Haweenka iyo Lqoyska, Wasaaradii Waxbarashada, dhamaantood waxaa loo badali doonaa Wakaalado waxaana Agaasimayaasha hogaamin doona soo magacaabi doona Madaxweynaha. Dhinaca kale Wasiirada lamagacaabey Qaarkood awood saasa ma yeelan doonaan sababtoo ah Wasaaradaha loomagaacabay ma noqonayaan kuwo jira ama awood yeelanaya, Tusaale ahaan- .. 1- Wasiirka loogu yeerey Wasiirka Wasaarada Kheyraadka:- Wasaaradaan waxaa loo kala saari doonaa dhowr wakaaladood oo kala noqon doona A- Wakaalada Shidaalka iyo Macdanta B- Wakaalada Xanaanada Xoolaha iyo Reer Guuraaga C- Wakaalada Beeraha iyo D- Wakaalada Kaluumeysiga iyo Keyraadka Bada, dhamaan Wakaaladahaan waxay yeelan doonaan Maareeyaal(Agaasimeyaal) uu Madaxweynuhu soo magacaabeyo, Maareeyaalka ama Agaasimayaalku waa magac u yaal lakiin xaqiiqda Waa Wasiir qarsoon oo awoodii wasiirka leh, waxayna toos u hoos imaanayaan Madaxweynaha. 2- Wasiirka Wasarada Adeega Bulshada:- Wasaaradaan waxaa loo kala qaybin doonaa, A- Wakaalada Caafimaadka oo lagu badalay waaasardii Caafimaadka, B- Wakaalada Qoyska iyo haweenka, C- Wakaalada Waxbarashada oo lagu badalay wasaradii kaamilka ahayd ee Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. 3- Wasiirka Wasaarada Warshadaha;- Wasaaradaan waxaa lookala qaybin doonaa labo Wakaaladood oo kala ah, A- Wakaalada Warshadaha iyo B- Wakaalada Ganacsiga. Dhamaan wakaaladahaan waxay badalayaan Wasaaradihii horey u jirey uuna hogaamiyahooda xaqa u lahaa inuu magacaabo Raysal wasaaruhu lakiinse hada Wasaradihii magacii baa laga badalay waxaana wasiiradooda soo magacaabaya Madaxwaynahan iyagoo loogu yeeri doono Maareeyaha Wakaalad hebla ama Agaasimaha Wakaalad hebla, waxaana jagooyinkaan yeelan doona 95% Xubnaha Damujadiid. Sidaas bay damujadiid awooda dalka kula waregeen, Raysal Waaaraha iyo Baarlamaanka oo Markhaati ahaan meesha u taagnaan doona, sababtoo ah Madaxweyaha iyo Kooxdiisu waxay awooda ula waregeen habkaan oo ah mid aan Dastuurka kasoo horjeedin, umana ay baahna in Baarlamaan kalsooni u qaado Agaasimayaasha ay soo dirsadaan, Mana hoos imaanayaan Raysal wasaaraha. Damujadiid waxay kaloo isticmaaleen Maskax cajiib ah, Raysal wasaraha oo aan waxba kala socon qorshohooda qarsoon ee ku dhisan wasaaradaha qarsoon waxay ku qanciyeen si uusan u shakiyin inuu isagu keensado Waiirada Afarta Wasaaradood ee waawen oo kala ah. 1- Wasaarada Arimaha Dibada 2- Wasaarada Gaashaandhiga 3-Wasaarada Maaliyada 4Wasaarada Arimaha Dibada Raysal wasaaruhu wuxuu wasaaradahaan keeney Dad u muuqda macquul oo kasoo bixi kara shaqadooda lakin waxaa meesha ka maqan oo raysal wasaaruhu uusan la socon qorshayaasha ay Damujadiid wataan ee ku dhisan habka Wakaaladeynta wasaaradaha. Maskaxda kale ee ay isticmaaleen waxaa weeye in Siyaasada Dibada iyana uu Madaxweynuhu kala wareego Raysal wasaaraha, Madaxweynuhu waa inuu isagu qaabilaa Beesha Caalamka marka ay imaanayaan Muqdisho, lagana dheereeyaa Raysal wasaaraha, taasi waxay saamaxaysaa in Damujadiid ay Arimaha Dibadana si dadban ula wareegaan. Xogtaan soo ururinteeda, soo xansashadeeda iyo iskuduba ridkeeda waxaa xuquuqda iska leh Warbaahinta Puntlandi.com website kii doonaya inuu daabaco waa inuu xusaa xigashada/Sources- ama lasoo xiriir emailkaan hoose. Xatooyadu waa anshax xumo iyo dhaqan xumo Puntlandi.com Post@puntlandi
  4. OdaySomali what is worse is that key ministeries have been 'put together' in large scale mergers and each department will have a under-secretary directly appointed by the President in which the Prime Minister has no say on it. This undersecretaries will run all the departments and are accountable to the Presidents office, who will name each of them. They're secret executive 'ministers'. The Prime minister has been duped to name four of the most important ministeries who are in line with the President's thought's and religious sub-grouping of the new blood of the splinter group that comes under Al Islah Al Islami. For example: The minister of public service the ministry is split into three sub ministires with each having a separate under-secretary. A. The Department of Health which was formerly the Ministry of Health B. The Department of Women and Family Affairs. C. The Department of Education which was formerly the Ministry of Education and Higher Learning
  5. Puntland oo qonde u heshay in kabadan € 50 Milyan oo qayb ka ah deeqda lacageed ee EU ay soomaaliya siinayso. Garowe(Puntlandi.com):- Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa qonde u heshay in kabadan € 50 Milyan oo qayb ka ah deeqda lacageed ee Midawga Yurub uu siinayo wadanka soomaaliya. Arrintani waxay soo shaac baxday kadib markii manta Madexweynaha dawlada Puntland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole uu xarunta madextooyada ku qaabilay wafdi balaaran oo ka socda Midawga Yurub kaas oo soo bandhigay qondaha puntland kaga soo aadaya dhaqaalaha EU-du ay ugu deeqday wadanka Soomaaliya. Wafdigan oo uu hogaaminayay safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliya Michael Cevone ayaa Madexweynaha la qaatay kulan albaabadu u xiran yihiin, waxaase goobjoog ka ahaa madexweyne ku xigeenka dawlada Puntland, xubno ka tirsan golayaasha dawlada Puntland, iyo Saraakiil ka tirsan EU-da, waxaana markii uu soo gabagaboobay saxaafada la hadlay Madexweyne Faroole iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliya Michael Cevone. Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliya Michael Cevone oo ugu horay saxaafada la hadlay ayaa muujiyay dareen farxadeed oo ku aadan soo dhawaynta Madexda sare ee puntland qorshihii ay ugu yimaadeen wuxuuna carabaabay in EU-du ay Soomaaliya ugu deeqday dhaqaale dhan € 158 Milyan Puntlandna ay qonde u heshay dhaqaale dhaafsiisan € 50 Milyan. Madexweynaha dawlada Puntland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay dhaqaalaha EU-du ay ugu deeqday guud ahaan wadanka Soomaaliya, iyo qondaha ugu badan ee Puntland laga siiyay dhaqaalahaasi. Madexweynuhu wuxuu tilmaamay in deeqdani ay qayb ka tahay qorshayaasha dhinaca horumarinta ah ee midawga Yurub uu qaybta ka qaadanayo, wuxuuna carabaabay in wax looga qabanayo qaybaha Booliska, Maxkamadaha iyo Garsoorka, Deegaanka iyo maaraynta dhulka daaqsinta ah, Ammaanka, Waxbarashada iyo Barnaamijka Dimoqraadiyaynta puntland. “Aad iyo aad ayaan u soo dhawaynaynaa wafdiga Michael Cevone safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliya, waa markii sadexaad ee Ambassador-ka iyo wafdigi uu hogaaminayo oo ka socda Midawga Yurub halkan ay noogu yimaadaan, imaatinkoodan maantana wuxuu noo leeyahay xiise gaar ah, waxaana halkan lagaga dhawaaqay macaawinadii ugu waynayd oo Midawga yurub uu Soomaaliya siiyo oo ah € 158 Milyan Puntlandna ay tahay qaybta ugu wayn qaybaha soomaaliya oo deeqdan ka faa’idaysanaysa iyadoo meelaha xooga la saarayo ay ka mid tahay Dawlad wanaaga, Taageerida Booliska, Amniga, Tababarka Maxkamadaha iyo Garsoorka, waxaa kaloo ku jira Tacliinta waxaa kaloo Puntland gaar u ah Mashruuca Deegaanka iyo maaraynta dhulka daaqsinta ah, aadna loogu dadaalayo wax soo saarka beeraha iyadoo Puntland loo arkayo in ay tahay meelaha ugu nugul xaga deegaankuna uu dhibaato badan ka haysto, meel bilaa wabi ahna ay tahay, roobabkii da’ayna ay dooxooyin badan ka dhagogeen, biyihii badnaa ee socdayna ay bada ku dareen Nuxunkii Ciida ee dhirtu ay ka bixi lahayd iyo daaqsinkii kaleba” ayuu yuri Madexweynaha dawlada Puntland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole. Wafdiga Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliya Michael Cevone ayaa kulan la soo qaatay Madexweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya, sidoo kale isla shalayna gaaray Soomaaliland, kulamo caynkan ahna la soo qaatay Madexda maamulka Soomaaliland. www.puntlandi.com
  6. It's $200m or 158million euros announced, but Puntland will get more than 50m euros out of the 158m euros as it's the biggest part within Somalia.
  7. Somalia: PM Shirdon appoints small cabinet consisting of President Hassan allies MOGADISHU, Somalia Nov 4 2012 (Garowe Online) – Prime Minister Saa’id Farah Shirdon announced the Cabinet of Ministers consisting of 10 Ministers defying the 4.5 formula, Garowe Online reports. At the Presidential Palace in Mogadishu a presidential decree was released announcing the new Cabinet in which 3 Ministers previously served under Prime Minister Mohamed Abdullahi Farmajo. The undersized Cabinet required that some Ministers hold two positions as this is the first time that the cabinet defies the 4.5 power sharing scheme among Somali tribes. When former Col. Abdullahi Yusuf was the TFG President the Council of Ministers held 42 offices but was scaled down to 36 in 2006 and finally to 18 in 2010 but never infringed the 4.5 power-sharing scheme. The unaccustomed cabinet brought more changes than just size, Fowzia Yusuf Haji a former diplomatic official and academic, was named the Deputy Prime Minister and Minister of Foreign Affairs, a first in Somali politics. Minister Fowzia also formed a political party in Somaliland that was rejected by the Somaliland electoral commission. She also founded a Somali language TV station. Abdullahi Haji Fiqi who served as Minister of Security under Prime Minister Farmajo, was returned to his former position. Maryan Qassim who also served under Prime Minister Farmajo as Minister of Women and Family Affairs, was named Minister of Public Affairs on Sunday. Prime Shirdon announced last week that the Cabinet of Ministers would be named last Thursday. According to government sources, the delay in naming the Ministers was due to differences between Prime Minister Shirdon and Presdient Hassan as to the number of Ministers. The sources also said that the two had disagreed over some of Prime Minister Shirdon’s choices. The Cabinet share close ties with President Hassan Sheikh Mohamud who was elected in September after defeating former President Sharif Sheikh Ahmed. “It’s clear to notice that President Hassan had a lot of influence in the selection of the Cabinet,” said the government source. Prime Minister Shirdon gave a statement to press after the announcement. “I chose a small strong Cabinet which will push Somalia in the right direction,” said Prime Minister Shirdon. President Hassan was pleased with the new Cabinet that took almost a month to be partially announced. “I’m very pleased with this historic new cabinet, and I believe that we have moved in the right direction for Somalia” said President Hassan. The new Cabinet will have to be approved by the Federal Parliament. There are 10 more Deputy Ministers and 5 State Ministers that have to be selected to complete the Council of Ministers. GAROWE ONLINE
  8. Norf I would advice you to learn a skill or two from Abwaan.
  9. To be fair on Duke I believe he has been totally misquoted by the two secessionist below his post. I knew that Norf was suffering from comprehension issues but I didn't know it was that bad to be honest, I thought he'd knew at least a bit of English. What Duke is saying is despite some of those expected ministers being friends, close relatives and some that he knows through other's that are acquainted with them, he doesn't think or believe that they're up to the job and hence bring nothing forward except their affiliation to clan's and regions. Where's the big change? I was wondering too.