Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. The citizens of Buuhoodle and Police force celebrated Eid with the Police patrolling the streets and ensuring safety in the allocated praying locations for the obligatory Eid Salah and prayers. The police force showed a different and beautiful sight to their previous ways of doing their duties. They wore and sported brand-new Police uniforms which brought them to the attention of the Public and citizens of the town and their wondering of their new professionalism handling of the public safety and licensed Police uniform of the Puntland State of Somalia. The Commander of the Cayn Police Devision Md Maxamuud Jaamac Cali spoke to Daljir.
  2. Puntland ministers of Health, Minister for General Affairs and Vice Minister for Rangeland
  3. The Minister visited health posts in Boocame town, Tukaraq, Falayryaale and Buurawadal. He also said that the Health Ministry of Puntland works in all the towns and regions of Sool region and that Puntland pays the Staff running Laascaanood Hospital and delivers medicine to the Hospital even though it is not in the hand of the administration. But they did so because the people of Laascaanood are Puntlanders and citizens of the state therefore they have a right to get this service and the continuation of their salaries even though Laascaanood is not in the hands of Puntland administration.
  4. Wasiirka Caafimaadka Puntland Oo Markii u horeysay Kormeer Shaqo ku tagay Gobalka Sool (Warbixin iyo Sawiro) Posted by Pi on November 6th, 2012 Garowe: Degmada Boocame ee Gobalka Sool ayaa waxaa maalintii shalay kormeer shaqo ku tagay Wafti ka tirsan Xukuumada Puntland oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Cali C/laahi Warsame. Waftigan waxaa ka mid ahaa Wasiirka Hawlaha guud iyo Gaadiidka Daahir Xaaji Khaliif iyo Wasiir ku xigeenka Deegaanka, Duurjoogta, Daaqa iyo Dalxiiska Burhaan Cilmi Filiq. Gudoomiyaha Gobalka Sool, Duqa Degmada Laascaanood, Odayaal iyo waxgarad ayaa kusoo dhaweeyey waftiga Degmada Boocame, Tukaraq, Buurawadal iyo Falayryaale oo ay waftigu kormeer shaqo ku mareen shalay. Waftigu waxay ku hormareen Degmada Boocame oo ay soo dhawayn kala kulmeen maamulka iyo waxgaradka Degmadaas iyadoo ay kulamo la qaateen waftigu waxgaradka, Odayaasha iyo Maamulka Degmada Boocame iyo kan Gobalka Sool. Kormeerka Waftiga ayaa ku aaday xili uu Degmada Boocame iyo Tuulooyinka hoos taga uu ka soconayo Ololaha Talaalka Maalmaha Caafimaadka Caruurta iyo Hooyada Dhaqmaadka ah (Child Health days), waxaana waftiga Wasiirka Caafimaadku kormeereen sida ay kooxaha caafimaadku u wadaan Talaalka waxayna meelaha ay booqdeen ee kooxaha talaalku ololaha ka wadeen ay wasiiradu dadka ku dhiirigaliyeen inay caruurta wada talaalaan si looga hortago xanuunada laga hortagayo isla markaasna ay caruuruhu qaataan nafaqooyinka la socda talaalka iyo hooyooyinka oo ay ku dhiirigaliyeen inay qaataan talaalka u gaarka ah. Kulan balaaran oo ay waftigu kula qaateen Degmada Boocame Maamulka, Odayaasha iyo Waxgaradka ayaa dadka deegaanku waxay wasiirada uga warameen xaaladaha caafimaad ee ka jira Gobalka Sool iyo guud ahaan xaaladaha kale ee Gobalkaas iyadoo ay dowladda ka codsadeen in wax laga qabto arimaha bulshada oo Caafimaadka, Waxbarashada iyo Biyuhu ay ugu horeeyaan. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa Maamulka Gobalka Sool, Maamulka Degmada Boocame, Odayaasha iyo waxgaradka Gobalkaas waxa u uu sheegay in dowladda Puntland golaheedu wasiiradu ay ugu yimaadeen kormeer hawleed oo ay ugu kuur galayaan xaalada dhabta ah ee ka jirta Gobalka iyo kormeerida hawlaha Caafimaadka oo uu wasiirku sheegay in wasaaraddiisu ay ka wado Gobalka Sool, Wasiirka Caafimaadku wuxuu u sheegay Waxgaradka iyo Maamulka Gobalka Sool in wasaaradda caafimaadku ay ka shaqeyso guud ahaan Gobalka Sool xitaa wasiirku waxa uu sheegay inay mushahaaraadka iyo Daawada siiyaan Isbitaalka Degmada Laascaanood oo gacanta dowladda ka maqan sidaasna waxa uu wasiirku sheegay inay u yeeleen in dadkii reer Puntland yihiin dadka reer Laascaanood oo shaqaalaha Isbitaalka ka shaqeynaya ay yihiin muwaadiniintii ayna xaq u leeyihiin in mushaarka loo wado iyadoo Laascaanood ay gacanta dowladda ka maqan tahay. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame waxa uu sidoo kale u sheegay waxgaradka Gobalka Sool in koox dhakhaatiir ah oo Wasaaradda Caafimaadka ka tirsan ay hawlo caafimaad oo baaritaan iyo daaweyn ah ay ka wadaan Degmada Boocame, Tukaraq, Falayryaale iyo Buurawadal. Wasiirada kale ee la socday Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa iyaguna bulshada u sheegay in xukuumadda Puntland ee jirta ay diyaar u tahay inay dadkeeda xaaladaha nololeed ee ay ku nool yihiin ay u kuurgasho, booqashadooduna ay tahay mid uu wax qabad balaaran uu ka danbeeyo. Wasiirka Caafiamadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa Boocame iyo Tukaraq Xarumaha Caafimaadka ee hooyada iyo Dhalaanka wax auu dhagax dhigay Dhismayaal lagu siyaadinayo oo baahi weyn loo qabo si loo balaarsho baahida caafimaadka aasaasiga ah. Booqashada Waftiga ee Gobalka Sool oo qaadatey hal maalin ayaa Waftigu waxay habeenimadii xalay dib ugu soo noqdeen magaalada Garowe ee caasiamda Puntland iaydoo waftigu ay ka sheegeen Deegaanadii ay soo booqdeen nabad iyo degenaansho, waxayna ku aadeen xili barwaaqo ah oo dhulku cagaar yahay xooluhuna ay barqo dharag yihiin oo ay hareeraha wadadda ay daaqayaan. Kormeerkan waxa uu sidoo kale kusoo aadayaa iyadoo ay Wasaaradda Caafimaadku ka wado Gobalka Sool Ololaha Talaalka waxayna waftigu intii ay booqanayeen Degmada Boocame iyo Tuulooyinka hoosta ay la kulmayeen shaqaalaha Caafimaadka ee talaalka ka wada Gobalka Sool. Sawirada hoos ka daawo Waxaa nasoo gaarsiisay Qoraalkan iyo Sawiradda Wasaaradda Caafimaadka C/wali Maxamed Aadan (Sanka)
  5. Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka jawaabay Eedeyntii Cabdiweli Gaas November 6, 2012 - Written by editor Garoowe:Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa markii ugu horeysay si kulul uga jawaabay eedeymo uu Pro.Cabdi weli Gaas u soo jeediyey Maamulka Puntland mar uu wareysi siiyey galabta idaacada Laanta afka Soomaaliga ee VOA Wasiirka warfaafinta ee dowlada Puntland ayaa ku tilmaamay eedeymaha uu Pro.Cabdi Weli u soo jeediyey madaxada Puntland mid si cad u qeexeysa waxqabadkiisa xiligii uu ahaa Raisulwasaaraha DFS . Wasiirka Warfaafinta Ee Puntland ayaa ganafka ku dhuftay dhamaan eedeymihii loo soo jeediyey dowlada Puntland oo ay ka mid ahayd in ay rabto in ay xilka kororsato iyo in ay caburisay saxaafada ,shacabka .Wasiirka Warfaafinta Ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ku eedeeyey Raisulwasaarihii hore ee DFS Pro.Cabdi weli Gaas in uu xanibay oo uu is hortaagay deeqo caalami ah iyo mashaariic laga fulin lahaa Puntland sida dayactirka wadooyinka ,Dekeda waxaa kale oo u horistaagay deeqo waxbarasho oo ay xaq u lahaayeen ardayda Puntland . Mar Wasiirka Warfaafinta Puntland la weydiiyey xil kororsiga ay wadaan Madaxda Puntland ayaa wuxuu ku jawaabay in Bishii April ee la soo dhaafay si rasmi ah loo ansixinayey dastuurka Puntland waxaana goobjoog ka ahaa ayuu yiri Raysal wasaare ku xigeenkiisi ahaana wasiirka Ganacsiga ee DFS Ugaas Cabdiwahaab Ugaas Khaliif ,Wasiiru dowlihii Dastuurka Xasan Maxamed Jimcaale iyo wasiiru dowlaha xafiiska Raisul wasaaraha Cali Nuur Ducaale iyo beesha Caalamka Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sidoo kale diiday in shacabka iyo saxaafada lagu caburiyo Puntland wuxuuna tusaale u soo qaatay socdaalkii uu Raisulwasaarihii hore ku marayey Puntland isaga oo sidoo kale qabanayey shirar iyo kulamo siyaasadeed cid ka horistaagtayna aysan jirin. Ugu danbeyntii ayaa wasiirka warfaafinta ee Puntland ayaa ka digay in lagu talaabsado wax kasta oo keeni kara in khalkhal la galiyo amniga Puntland wuxuuna sheegay in dowladiisa ay wado sidii looga bixi lahaa nidaamka qabaliga ah looguna gudbi lahaa nidaamka axsaabta badan. M M Deeq Garoowe
  6. The Minister of Information of Puntland on Dr. Gaas: Wasiirka oo saxaafada la hadley goor dhaweyd isagoo jooga Garowe wuxuu sheegey “in Puntland ay qadariso saxaafada xorta ah, taasna waxaa daliil u ah Cabdiwali isagoo Gaalkacyo jooga ayuu u hadley siduu doono, waxayna taasi tilmaameysaa xoriyada saxaafada ee ka jirta Puntland, marka hadaladiisa ayaaba is burinaya”
  7. Xiinfaniin I totally agree here I thought he was more far-sighted than this as he was the late Prime Minister and the huge responsibilities in ending the transition however he parroted the same lines some failed politican used and that he demotes himself to be a regional President is more than comical to be honest.
  8. Why don't you set-up your own political party Tillmock?
  9. It's clear that he has been thrown something that won't be beneficial by other's hiding behind the curtains. He should return to the USA and resume his teaching career.
  10. Che the water level in the famous reservoirs and lakes outside the town have reached over 4 meters so far.