Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Dr.Farole oo la kulmey wafdiga EU-da 7 Nov 7, 2012 - 1:10:49 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa Garowe kula kulmey wafdi ka socdey guddiga dimoqraadiyada u qaabilsan Midowga Yurub ''Democratization Steering Committee’'. Afar xubnood ayay ahaayen wafdigan ka socdey Yurub oo kala ah Marie Pedersten Haug DANIDA ,Ulf Terlinden EC ,Mervyn Patterson DFID iyo Soeren Skou Rasmussen.waxana dhinaca Puntland ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo xubno ka socdey wasiirada Puntland. Geedi socodka Dimoqraadiyada Puntland ayaa si weyn looga hadlay kulanka iyagoona midowga Yurub ku celiyeen balanqaadkoodi ahaa inay ka soo baxayaan bixin dhaqalaaha ku baxaya hawshaas inta kaga aadan. Nidaamka Axsaabta badan iyo in dalka doorashooyin u gubdo ayay madaxda Puntland u sheegen Midowga Yurub inay ka go'antahay dhankooda sidoo kalena waxa la isla soo qaadey qodobo kale oo la xariira hawshan. Wafdigan ayaa sidoo kale booqdey xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC halkaasi oo loogu soo bandhigey documentiyo iyo muuqaalo sharaxaya geedi socodka Dimoqraadiyada Puntland iyo hanaanka siyaasadeed ee loo gudbey.
  2. The Ruling Party Horseed Political Association/Party was declared today in front of Parliament. The full process of registering will take longer as it needs notarization. It is expected that at the end of February and start of March the Party/Association will be open for the larger Public and the Party's leaders chosen. Today was an official declaration of the Association only. It is a process which will take a few months.
  3. Also the Emblem is the Gob Tree. Which is a Ever-Green tree that stays green even during the winter season and drought when other vegetation dies down.
  4. The colours and Emblem of the future Horseed Political Party are Green and White. White stands for Peace and Green for Progress.
  5. The declaration was made at Parliament and it's motto is Peace, Progress and Development and marks the beginning of democratization of Puntland with the declaration of the Political ruling party Horseed Political Association.
  6. President Faroole declared the Horseed Political Association which will become Horseed Political Party after becoming one of the legally registered Political Parties in Puntland that will come out of the local elections in 37 districts Puntland is made of. The Political Association is named Horseed (front-runner). It has a temporary chairman which is the President of Puntland Dr. Abdirahman and 209 member founders. It has offices in all five original regions that formed the Puntland State of Somalia. The name Horseed (frontrunner or spearhead) was chosen to encourage other political associations and parties to also emerge and vie for the top political platform and vote of the people as Horseed Political Association is the Political front-runner of Democratization in Puntland.
  7. Somalia: Puntland President announces political association 14 Nov 14, 2012 - 1:43:40 PM GAROWE, Somalia Nov 14 2012 (Garowe Online) – Puntland President Abdirahman Mohamed Farole announced the incumbent government’s new political association in Garowe, capital of Puntland on Wednesday, Garowe Online reports. Horseed political association was announced by Puntland state of Somalia’s President Farole at parliament building in Garowe. President Farole was accompanied by Vice President Abdisamad Ali Shire and Ministers of Cabinet. The political association is the first to register for an application in Puntland from the Transitional Puntland Electoral Commission (TPEC) and contains over 200 members. Horseed represents the incumbent government which is led by President Farole since January 2009. President Farole gave a speech to parliament after announcing the first political party in Puntland discussing Puntland’s transition into a democratic system. “Puntland’s shift into a democratic system is a major step in the right direction and I would recommend that politicians organize and form political associations as well,” said President Farole. The President announced that membership of Horseed political association will be open to everyone after the association becomes an official political party. Dahir Khalif Minister of Transportation and Public Affairs and Chairman of the Political Committee spoke at parliament on Wednesday regarding the announcement of a political association. TPEC will evaluate Horseed political association in the next coming days to see if the party fits the requirements to be registered. GAROWE ONLINE
  8. President Farole announces Horseed ruling Party Posted by Pi2 on November 14th, 2012 Puntland president Abdirahman Mohamed Farole along with his cabinet ministers and parliamentarians has announced a new political party named Horseed Political Party, the first of its kind established in Puntland since its inception in 1998. President said in his speech that they had done a lot ,and set rules and regulation , while mistakes and errors are inevitable. “ Nothing is complete except the holy Koran, so we tried our best some errors can happen at any time” The president said that Puntland people had the right to choose their leaders in democratic way, and we expect there would be opposition parties that know system and the process of democratization. “I here by announce, the ruling party of the incumbent government ;it will contain, parliamentarians, ministers and regional governors. No one would be expelled from the paty, members wousd have eqaual rights” said the president. The chairman of Horseed political party Abdirahman Farole said the founders of the party are comprising 209 members and the party would open its offices in 5 regions distrait of Puntland Puntlandi.com
  9. Somalia indeed it's very rare we see them on pictures but they're working really hard on the ground. They're renowned and not feared without any reason. We appreciate their efforts in keeping the country secure of this threats together with all the Puntland Security and Defense Forces who work every day and night to keep the state and country's peace. We salute their great efforts, maashaallaah.
  10. Faahfaahin/sawirro : Qado Sharaf Galdogob loogu sameeyay wafdigii guddoomiyaha gobolka Mudug iyo ciidamada Amniga. Posted by Pi1 on November 11th, 2012 Galdogob(Puntlandi.com):- Dagmada Galdogob waxaa gaaray Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Mudug mudane Maxamad Yuusuf Jaaamac Tigey islamarkaana ay ka mid ahaayeen guddoomiye ku xigeenka labaad ee gobolka Axmad Muuse Nuur, Cuqaal, Ganacsato, Aqoonyahan iyo Saraakiil ay ka mid yihiin caaqil Cabdinaasir Cigaal Xirsi, Caaqil Cabdullaahi Jaamac Ciise, Aadan Faarax Dheere, Raage Maxamad Maxamuud iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska. Ugu horrayntii waxay wafdigu kulamo la qaateen Cuqaasha, Waxgaradka, Ganacsatada, Culumada iyo Maamulka dagmada Galdogob waxaana intii uu kulankaasi socday waxaa wafdiga guddoomiyaha u warbixyay maamulka degmada iyo Cuqaasha waxayna ka warbixiyeen xaaladda guud ee dagmada Galdogob iyo ciidamada ammaanka puntland oo hawlgallo ka sameeyay dagmada galdogob taasoo dadwaynaha siyaabo kala duwan loogu fasiray waxayna soo dhoweeyeen wafdiga ballaaran ee ka yimid gaalkacyo. Kadib waxaa hadalka qaatay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Col. Jaamac Maxamad Axmad ( Jaamac-Sandaqad ) wuxuuna sheegay in ammaanka gobolka mudug uu isagu isagu mas’uul ka yahay degmooyinka gobolka oo dhana uu ka soo hawlgalay Galdogobna uu u yimid hawlgal ka dib markuu helay xog ah in sideed nin oo Al-shabaab ah ay soo gaareen degmadan Galdogob kuwaas oo ka soo kicitimay Cadaado, Buulo barde islamarkaana ay gobollada kale ee Puntland uga fuliyaan qaraxyo abaabulan iyo dilal qorshaysan. “Waxaan helay xog sugan oo dhamaystiran oo ah gaarigii ragaas soo qaaday ninkii watay oo reer galdogob ah raggii dajiyay, raggii la shiray iyo raggii u fududaynayay siday puntland ugu gudbilahaayeen sidoo kale waxaan hayaa xubnaha Al-shabaab ee doonaya inay gabbaad ka dhigtaan Galdogob, hadafka iyo ujeedaduna waa inay ciidamadu ka sifeeyaan dagmada galdogob” ayuu yiri taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Col. Jaamac Maxamad Axmad (Jaamac-Sandaqad ) . Waxaa iyana goobta ka hadlay culumada iyo cuqaasha dagmada Galdogob oo uu ka mid ahaa Shiikh Axmad Maxamad Cali (Dhamuuke) oo sheegay in dadka reer Galdogob ay yihiin reer puntland ciidamada iyo hawlgalada ay amaanka ku sugayaana soo dhowaynayaan lana shaqaynayaan. Wuxuu kaloo Shiikh Axmed sheegay in reer Galdogob aysan ogolaanayn in ay Al-shabaab gabaad ka dhigtaan wuxuuna dawladda ka codsaday dhalinyarada ka soo laabatay ururkii burburay ee Al-shabaab in cafis loo fidiyo lana jiheeyo. Caaqil faarax Maxamad Aaadan (faarax Sanwayne) oo ka mid ahaa xubnihii kulankan ka hadashay ayaa soo dhoweeyay hawlada hawlgalada ciidamadu ka samaynayaan degmada Galdogob wuxuu kaloo caaqilku sheegay Al-shabaab inay yihiin kansar aan la soo dhowaysan karin guryohooda iyo magaaladoodana in aysan u ogolaanayn ciidamadana ay kala shaqaynayaan siday dagmada ugala dagaalami lahaayeen cadawgaasi. Raage Maxamad Maxamuud oo ku hadlayay afka dhalinyarada aqoonyahanka ah ee degmada Galdogob ayaa aad ugu nuuxnuuxsaday siyaasadda puntland iyo meesha ay marayso wuxuu sheegay inay ka xunyihiin rag siyaasadda ku fashilmay oo tira yar inay magaca degmada Galdogob dano ay leeyihiin ku dabaqaan oo ay ku been abuurtaan, wuxuuna carabaabay in ay ka dhalinyaro ahaan aqoonsan yihiin maamulkooda Puntland oo uu xaqiijiyay in uu yahay maamul dhisan oo dhawaana dastuurkiisii qaab afti dadweyne ah lagu ansixiyay hadana hiigsanaya loona guurayo nidaamka dimoqoraadiyadda ee hal cod hal qof awooduna ay shacabka u soo noqonayso. Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug Axmad Muuse Nuur ayaa isna ku dheeraaday Al-shabaab iyo sida ay umadda u jahawareeriyaan wuxuuna sheegay in ay gabaad ka dhiganayaan qabaa’ilada walaalaha ah iyagoo ku khalda arrimaha jirana ugu fasira in iyaga loo danleeyahay. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Al-shabaabtu ay dadka ku diraan ciidamada amniga ka sheqeeya una tusaan kuwo shahaado ama diin la dirir ah garashada dawladnimadana ka marin habaabiya dadweynaha. Axmad Muuse Nuur wuxuu sheegay in Ururkani uu ku caanbaxay dhibaataynta shacabka igaoo u gaysta dilal qorshaysan oo ay la beegsanayaan dadka waxgalka ah iyo hormuudka ama labeenta bulshada kuna laaya meelo aan looga baran in dadka muslimiinta ay falal caynkaas ah ka gaystaan sida masaajida oo ay dadka ku laayaan. Guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamad Yuusuf Jaamac Tigey oo ka mid ahaa masuuliyiintii dawlada ee kulankan ka hadashay ayaa sheegay inay isaga iyo maamulkiisu ka wadaan gobolka Mudug mashruuc loogu magac daray “Mudug shalay iyo maanta” wuxuuna yiri sidan “Shalay markaan xilka qabanay mudug waxaa say rabaan ka yeelayay Al-shabaab, Burcad-badeed iyo khamriilayaal, waxaan wacad ku marnay inaan Mudug ka sifaynayno Al-shabaab, Burcad-badeed iyo khamriilayaal, maanta waxaan ku faani karnaa inaan gobolka Mudug ka sifaynay burcad badeedii, khamriilayaashii iyo Al-shabaabtii oo aan marinkii ugu dambeeyay ee ay puntland ka soo gali jireen maanta oodafo wayn saarnay dib dambana aanaan u ogolaanayn in ay puntland uga soo galaan iyo inay ku nagaadaan oo xarun ka dhigtaan toona”. Guddoomiyuhu wuxuu ammaan u soo jeediyay ciidanka booliska ee ka hawlgalaya gobolka Mudug iyo Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta kuwaas oo uu tilmaamay in ay ku caan baxeen siday puntland uga ciribtiraan Argagixisada iyo cid walba oo ammaanka puntland wax u dhimaysa islamarkaana difaac adag oo aan la dhaafi karin u ah ilaalinta amniga puntland oo dhan. Gabagabadii wuxuu gudoomiyuhu dardaaran u jeediyay dadka reer Galdogob oo uu kula dardaarmay inay amniga ciidamada kala sheqeeyaan, horumarka gobolka ka socdana taageeraan gaar ahaan kan degmada ka socda sida wadada isku xirta Galdogob iyo Gaalkacyo. www.puntlandi.com
  11. Puntland Intelligence Agency Unit assisted by troops of the Puntland Security Forces 'PSF', Puntland Dervish Forces 'Darawiish' and Police with Mudug Governor Tigey received an dinner in honour on behalf of Goldogob community after they foiled and captured the infiltration of three high ranking Al-Shabab commanders trying to infiltrate Puntland for terrorist activities such as targeted killings, assassinations and bombings coming through Cadaado and Buuloburte towns in south central Somalia. Governor Tigey of Mudug region of Puntland in Goldogob
  12. This is a town a little further to the north, Boosaaso commercial capital of Puntland State.