Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. He furthermore said that the Khatumite MP's in Hamar have shrinked to only 4 after Haji Abdiyare deserted them. They had only 4 votes thus far. The ratio is now 4:4 as the remainder have joined Puntland.
  2. As again hundreds of women, children and ordinary Lasanodians demonstrated peacefully in Laascaanood against Somaliland's presence in their city and who were rounded up, beaten and put to jail by local militia working for Somaliland, Cali Khaliif the founder of Khatumo movement announced that Lasanod's solution is only of a political nature. He also made other important points.
  3. Wafdi uu hogaaminay​o Ku xigenka Xoghayaha QM oo Garowe soo Garay maanta November 19, 2012 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster Wafdigaan oo ay garoonka diyarahadaha ee Garowe ku soo dhaweeyen Madaxwayne ku xigeenka Puntland C/samad Cali shire iyo xubno ka tirsan golaha wasiraada ayaa waxaa ka mid ah wafdigaan oo hogaaminayey Ku xigeenka xog hayaha Guud ee qaramada midoway ahna Madaxa UNODC Mr yury Fedotov iyo xubno ka socday midowga yurub oo maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Qaybaha ka harsanaa dhismaha xabsiga iyo kuliyada tababarka cidamada Asluubta waxaana uu hariga ka jaray dhismaha wasaarada Cadaalada. Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamud Faroole oo hadal kooban u jeediyay dufcadii ugu horasyay ee Xarunta loogu qabto tababar ayaa uga mahad celiyay dalalka gacanta ka gaystay iyo ha’yadaha qaramada midoway isagoo kula dardaarmay dhalinyaradii loo furayey Tabaabarka in ay ka faai’daystaan. Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midwoy ahana Madaxa Ha’yada Xabsiyadda iyo Muqadarradka ee QM UNODC ayaa uga mahad celiyay Maamulka Puntland dhanka hormarka ay ka gareen iyo soo dhawaynta ay u sameeyen. “Arintaan waxa ay tusaale u tahay hawsha ay qabatay UNODS waxbadana ay qabanayso xaflada dhamasytirkana waxaa la qabanaya dhamaadka sanadka soo socda oo marka uu dhamado xabsigu , Wada shaqaynta UNka iyo Maamulku waxaa ay naga caawinaysaa la dagalanka Burcad badeedka oo dhib ku haysa caalamka, waxanayna dhaaqale xumo ku soo kor dhisay Somaliya iyo Calamka kalenaba” ayuu yiri Mr Yuri oo saxaafada lahadlayay. Ugu danbayntii ayuu dhalinyarada u rajeeyay in ay ka faa’idaysaan waxbarashadan oo ah mid mustaqbal leh Waxaa sidoo kale wafdigaan iyo Madaxwaynaha Puntlland ay xariga ka jareen dhismaha Cusub ee Wasarada Caddalada diinta iyo awqaafta Puntland oo dhimsaheedei la dhameeyay. Sawiro C/naasir Yaasiin Salaad SBC International Garoowe
  4. Wafdi ka kooban QM iyo EU-da oo Puntland soo gaaray. Posted by Pi1 on November 19th, 2012 Garowe(Puntlandi.com):- wafdi balaaran ka socday Qaramada Midoobay iyo Midawga Yurub ayaa manta soo gaaray magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaana Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ku soo dhaweeyay wafdi sare oo uu hogaaminayo Madexweyne ku xigeenka Puntland Gen, C/samad Cali Shire. Wafdigan waxaa hogaaminayay kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaana safarkan Puntland ay ku yimaadeen ku weheliyay safiirada Wadamada Britain, Finland, Holland, France, Norway iyo xubno kaloo wado kale ka socday waxayna magaalada Garowe kula kulmeen madexda sare ee dawlada puntland. Kulamadan kadib wafdigani waxay kormeereen qaybo ka mid ah xarumaha dawlada Puntland ee magaalada Garowe oo uu ka mid yahay xabsiga weyn ee magaalada. Wafdigani waxay sidoo kale ka qayb galeen oo ay manta goobjoog ka ahaayeen furitaanka tababar loo bilaabay ciidamada Asluubta ee dawlada puntladn, waxayna sidoo kale aad madexda dawlada ugala hadleen Xabsiga loogu talagalay in lagu xir xiro burcad badeeda Soomaalida ah ee puntladn laga dhisayo sidii horay heshiisyada loogu galay kaas oo dhismihiisa ay wadamo dhawr ah iska kaashanayaan. Wafdigani waxaa la filayaa in daqiiqado kadib ay galabtadan ka ambabaxaan magaalada Garowe ee caasimada puntland kadib markii dawladu ay u gudbisay warbixino farabadan oo la xiriira sida Puntland ay ugu diyaargarawday maxaabiista burcad badeeda ah ee la doonayo Xabsigan cusub lagu hayo. www.puntlandi.com
  5. Aphophis Yes there are such projects and the plastic bags and bottles are recycled into durable, affordable, cost effective and environmental friendly plastic items such as doormats, mats, matrasses, house decorations etc.
  6. Apophis I agree but the ban is intended to the importers of such bags and bottles and it comes into effect on January 2013, still plenty of time.
  7. Apophis there's plenty of time for the ban to come in. Madaxweyne Cabdiraxman Shiikh Maxamed waxa uu sheegey in go'aankan joojinta ahi uu dhaqan galay January 2013, islamarkaasina cidii keenta ama soo gelisa Puntland ganaax lagu ridi doono.
  8. Puntland oo joojineysa Bacaha & Caagadaha 2013 18 Nov 18, 2012 - 8:50:38 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole oo maanta 18 November,2012 kulan kaga qaybgalay xarunta PDRC Garowe si rasmi ah ugu dhawaaqey in Puntland joojineyso isticmaalka bacaha iyo Caagadaha. Go'aankan ayaa ka danbeeyey ka dib daraasad ay aqoonyahano deegaanka ah iyo ardey jaamacadeed ka diyaarsheen dhibaatooyinka ay keento bacdu iyo istacmaalka caagaduhu. Deegaanka xaalufkiisa ka sokow waxa lagu soo bandhigey goobta filim dokumenti ah oo ka shekeynayaa Bacaha istacmaalkooda cudurada iyo xanuunada laga dhaxlo iyadoona haweenka gada caanaha ugu horeeyaan dadka ka qaybgalaya ololahan lagu joojinayo bacaha iyo caagadaha. Si loo dhiirigeliyo isticmaalka weelka Aqal Somaliga ayaa xarunta maanta waxa lagu soo bandhigey alaabta la dhigo ,kuwa caanaha lagu cabo iyadoona weliba haweenk jireen ku labisan dharkii hidaha iyo dhaqanka Somalida. Wasaaradaha Deegaanka ,arrimaha gudaha ,Haweenka iyo Warfaafinta ayaa intuba ka qayb qaatey abaabulka barnaamijkan lagu joojinayo Isticmaalka Bacaha iyo Caagadaha deegaanada Puntland. Madaxweyne Cabdiraxman Shiikh Maxamed waxa uu sheegey in go'aankan joojinta ahi uu dhaqan galay January 2013 ,islamarkaasina cidii keenta ama soo gelisa Puntland ganaax lagu ridi doono. Ka sokow magaalooyinka waxay gaarsiisantahay dhibaatada Bacdu deegaamada ka baxsan magaalooyinka oo u keenta xaaluf iyo welib xoolaha oo cuna kadibna u bakhtiyaan bacda awgeed.
  9. Somalia: President Farole assures 'democratization process will move forward’ 15 Nov 15, 2012 - 2:26:41 PM GAROWE, Somalia Nov 16 2012 (Garowe Online) – Puntland President Abdirahman Mohmed Farole was a special speaker at a conference held in Garowe capital of Puntland, discussing democratization and current affairs in Puntland, Garowe Online reports. 
Many Puntland government officials accompanied President of Puntland state, Dr. Farole to Puntland Development and Research Center (PDRC) in Garowe including Vice President Abdisamad Ali Shire and Ministers of Cabinet. Members of Puntland’s Transitional Puntland Electoral Committee (TPEC), civil society, traditional elders, religious leaders, women and youth groups attended the 1-day conference at PDRC’s main headquarters in Garowe. The democratization process in Puntland and the new political association announced on Wednesday by President Farole was discussed at the conference. Peace advocate and religious leader Sheikh Abdiqadir Nur Farah praised the democratization process in Puntland. “I support everyone who is working for the common needs of Puntland,” said Sheikh Farah. Chairman of TPEC Mohamed Hassan Barre gave a brief statement of the democratization process. The Puntland Electoral Law was amended earlier this week among the changes; Chairman Barre explained was to lower registration for political associations. President Farole closed the conference promising that the Puntland government would move forward with the democratization process. “The Puntland Government assures that we will move ahead and completing the process is our aim. “I commend TPEC for the hard work and the support from Puntland communities so Puntland transitions to a government selected by its people,” said President Farole. The incumbent government led by President Farole announced its political association on Wednesday naming it Horseed. TPEC will evaluate if Horseed political association meets the requirements before it could be registered as a political party. GAROWE ONLINE