Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Dr.Farole oo u tagay Agoonta 25 Nov 25, 2012 - 12:39:14 PM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 25 November,2012 booqasho ku tagay Iskuulka Daarul Xanaan ee Agoonta Qardho loogu talo galay. Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha madaxtoyada ayaa wehelinayey Dr.Farole,waxana ardeyda loogu soo saarey meel fagaare ah oo khudbado laga jeediyey. Maamulaha Iskuulka Cabdiqaadir Yaasiin ayaa ka waramay Iskuulka iyo xaaladihiisa tan iyo markii la asaasey 1997.waxana uu raaciyey in iskuulku u weli tabayo baahiyo looga fadhiyo maamulka inay buuxiyaan. Kalmada soo dhoweynta ayaa waxa qaatey mid kamida ardeyda Iskuulka oo wafdiga madaxweynaha si diiran khudbad afka carabiga ah ugu soo dhoweeyey. Madaxweyne Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa amaanay maamulka Iskuulkan sida ay isku xilqaameen hawsha ardeydan ,waxana uu balanqaadey in miisaaniyada dowladda inay qayb noqon doonaan. Kormeerkan ayaa qayb ka ahaa socdaalka Madaxweynaha Puntland maalinki saddexaad uu ku joogo Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar oo dhinac kale kulamo la galayo waxgaradka iyo odayaasha deegaanka.
  2. Puntland's largest Prison. Capacity is four-hundred. Eight will share a room with each having a bed.
  3. Madaxweynaha Puntland oo furey Xabsiga Qardho 25 Nov 25, 2012 - 5:11:16 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 25 November,2012 xariga ka jarey xabsiga weyn ee magaaalada Qardho oo afartii sanno ee la soo dhaafey dhismihiisu socdey. Wasiiro ka tirsan dowladda ayaa la socdey Dr.Farole oo ka mid ahaa wasiirka Amniga Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan ,ku xigeenka Arrimaha gudaha Cali Yuusuf Cali Xoosh ,taliyaha Daraawiisha Gen.Siciid Dheere ,Taliyaha Asluubta Gen.Cali Nuur Cumar iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda. Sidoo kale waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobey sida madaxa UNDP Puntland Mr.Kean Tran oo ah hayada gacanta hawsha ku haysey,iyo weliba odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanka. Waxa uu ka koobanyahay saddex qaybood oo midkiiba 13 qol tahay ,waxana qolkiiba loogu talogalay 8 maxbuus iyadoona ay jiraan dhismayaal kale sida qaybta Saraakiisha xabsiga ,Xafiisyada maamulka ,Caafimaadka iyo Jikada. Xaflad kooban ayaa lagu qabtey madasha waxana madaxweynaha Puntland uu muujiyey dareen farxadeed ka dib markii wax badan la soo wadey hawsha Xabsigan in maanta uu xariga ka jaro,isagoona mahad u celiyey hayadihii ka qayb qaatey dhismahiisa. Madaxweynuhu waxa uu sheegey in xabsiga noqon doono mid lagu xiro dadka danbiyada gala deegaanada Puntland islamarkaasina hayn keliya aysan ku koobnaanin doonin balse la dhaqan celin doono si berito marka wakhtigoodu dhamaado ay bulshada ugu laabtaan. Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Gen.Cali Nuur Cumar ayaa balan qaadey in maxaabiista la keenayo xabsigan ay dhaqan celin doonaan islamarkaasina xil ciidan kiisu iska saari doono. Madaxa UNDP Puntland ayaa isna sheegey in hayadiisu sii wadi doonto hawsha xabsiga oo sanadka soo socda tababaro iyo siminaaro u qabaneyso shaqalaha iyo ciidanka xabsiga. Dadweynaha Qardho ayaa soo dhoweeyey xabsigan manta xariga laga jarey ,waxana dhowaan la keeni doonaa maxaabiista dambiyada kala duwan ka gashey dalka,iyadoona uu yahay mid si heer sare ah loo diyaarshey una dhamaystiran yahay dhamaan agabkiisi.
  4. xiinfaniin I apologise I know. To all my beloved Khatumo brothers and sisters I apologise to you sincerey. Khadar walaal I was only saying that Galayr was in Mogadishu for 7 months and the people of Khaatumo lost their Minister post in Mogadishu for the first time ever and here we have Galayr bragging that can't be left alone.
  5. Somalia: Puntland leader inaugurates two new government centers 19 Nov 19, 2012 - 2:02:57 PM GAROWE, Somalia Nov 19 2012 (Garowe Online) – An event to celebrate the opening of a new Corrections Academy in Garowe Puntland, was inaugurated by Puntland President and Director UN Office on Drugs and Crime, Garowe Online reports. Puntland state President Abdirahman Mohamed Farole accompanied by Vice President Abdisamad Ali Shire and other Puntland officials, welcomed a delegation led by UNODC Director Yury Fedetov at Garowe airport. The delegation visited many sites in Garowe capital of Puntland, after President Farole and Director Fedetov cut the rope to open the new Corrections Academy and Headquarters in Garowe. After the inauguration the officials took a tour of the new facility’s classrooms, staff accommodation and offices. The officials also laid the foundation rock for the new prison being built in Garowe. According to a Puntland press release, detailing the UNODC visit on Monday, “a VIP lunch, the Puntland leadership and the delegation toured the new building of the Puntland Ministry of Justice and Rehabilitation.” President Farole praised the international community for their assisting in strengthening Puntland’s security institutions. Director Fedetov thanked Puntland for their cooperation and commitment with UNODC. The new prison and corrections academy are located in a government district in the administrative capital of Garowe. GAROWE ONLINE