Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Sorry about that, but the ducafaas from garooweonline.com have exceeded their daily allowances in bandwidth, maybe faroole should increase their bandwidth in due time inshallaah, as they seem to be really popular. garooweonline, laasqorey.net and somalitalk what do they have in common? All are run by duc'ufs (du'cufs)! Must be due to the audio they posted on their website otherwise I don't see, why so many people would actually dwell in garooweonline.com!
  2. For Immediate Release: Greetings from the President of Somalia H. E. Abdullahi Yusuf Ahmed to Muslims everywhere and the leaders of the Islamic world, celebrating the Eid Al-Adha, Saturday, December 30, 2006 APL For Immediate Release Office of the President Dec 30, 2006 Greetings from the President of Somalia H. E. Abdullahi Yusuf Ahmed to Muslims everywhere and the leaders of the Islamic world, celebrating the Eid Al-Adha, The President sends his warm greetings to the people of Somalia and to his Muslim brothers and sisters all over the world the as they celebrate the Eid al-Adha holiday and join in spirit with the millions of Muslims gathered in Mecca to uphold the traditions of one of our most sacred duties of Islam: the Hajj As fellow Muslim brothers and sisters celebrate the annual Hajj, the fifth pillar of Islam, they honor the great sacrifice and devotion of Abraham as recognized by Islam. Islam is a religion that inspires its followers to lead lives based on justice, compassion, and personal responsibility. During these times we, Muslims, give thanks to Allah for His bounty and mercy, celebrate the holy days, and wish each other well. “May every year find you in good health!" “On behalf of the Government of Somalia and on my own behalf I take this occasion in sending my best wishes for this joyous celebration.”
  3. So what do you reckon Horn? That Gheedi is more treacherous than your idol Hiiraale? I don't think so. I will also not allow you to badmouth one of our leaders, who we have got the upmost respect for. It's people like you with their hypocrisy, start posting bogus and badly written articles designed to character assassinate our leaders. Like it or not Gheedi is our leader and people should respect their leaders and not post articles, that have a clear political message and designed to discredit the TFG and its leaders. What is the point in posting this anyway? Your hypocrisy shines through! Let's put aside Gheedi for a moment and talk about your hero Hiiraale, whose name mentioned everytime I'd looked you so fanatically defended. I don't know what your relationship to him is maybe a uncle, good family friend or something else! Anyway even when Hiiraale said that he's even willing for the government to call on the zionists if needed and that he spearheaded the 'ethiopian occupation in Somalia', which not even you refuted and divorced him on that, if we were to go with your 'new' stance of exposing treacherous individuals like 'Prime minister Gheedi'! I will set you now a challenge and it's for all in here to see if you can live up to that challenge! You will be put on the spotlight, answer this question to the Sol crowd. Have you divorced your idol Hiiraale as he confirmed that he is a traitor more than Gheedi, because atleast Mr. Gheedi didn't lead an 'illegal' army and didn't personally kill his somali brothers in the battlefield like your superhero Hiiraale and also he didn't utter such words like he said that he was spearheading the 'occupation' of Somalia by ethiopian troops? Will you answer that for the soul crowd? I don't think so. p.s. some people accuse Duke of worshipping a person (which btw I don't agree with), but it is very well know that no one comes close anywhere near to Horn, who is Hiiraale's spin-doctor whatever the case, simply he can't do wrong in his eyes!
  4. Historic speech by Abdullahi Yusuf in Afgooye!
  5. Kulli caamin wa antum bil khair inshallaah! Happy New Year (our year not the fake one)! May I congratulate our somali people, fellow arabs and the entire muslim nation for the sacrificies they made and may Allaah accept their siyaam, xajj and hadyi inshallaahu! This eid which is universal and celebrated across the world has a special sweet taste for us particularily if we're a race called the Somalis! Inshallaah this new year will be a year of reconciliation, peace, forgiveness, amnesty and the return of our lost governmental instituitions by the grace of Allaah! I'd like to urge my fellow TFG-supporters to avoid anything deemed inflammatory or provocative by the brothers, who yet are not "stable" in their minds and brains (no insult intended hand on my heart) to make sense of it all (happenings), that happened very quickly over the past couple of weeks! TFG supporters have already shown, how mature they're and graceful in their victory and may it continue long, for as our brothers who were opposed to the government of national recognition and reconciliation have indeed shown on the controrary how sore and bad "loosers" they're! Inshallaah when the dust settles as the cliche says and things return to their normality, then can we engage our fellow citizens in intelligent, constractive dialouge and discussions but this is not the right time to do that! Let them come to their sense's and give them a few day's to make a little spiritual heart-finding mission inshallaah, I hope they'll do that and sincerely think about to why they are opposing the TFG! Please do not bring nationalism and pride into this as we already know how 'patriotic' and caring Somalis have been to their fellow citizens, animal population and the land itself! Once again I call the TFG supporters in SOL to extend their open arms to their fellow brothers and sisters and embrace them with the greatest and upmost respect! Treat them majestically and make it work inshallaah! <font color="orange" This is the time for forgiveness, forgetfullness, amnesty, love for your fellow citizen, reconciliation, compromise, peace, harmony, unity and one nation under one god, religion, creed, language and vision inshallaah!
  6. BU'AALE: Ciidammada Dowladda oo daqiiqado ka hor la wareegay Degmada B'aale ee Gobolka Jubbad Dhexe Posted to the Web Dec 29, 12:02 Bu'aale (PP) - Ciidammada Dowladda Federaalka KMG-ka ah Soomaaliya oo ay kaalmeynayaan kuwa Ethiopia ayaa saakay l;a wareegay gacan ku haynta Degmada Bu'aale ee Gobolka Jubbada Dhexe, halkasoo ay ku dambeeyeen Maxkamadihii laga eryay Muqdisho. Wararka laga helayo degmada Bu'aale ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaas uusan ka dhicin dagaal aad u xoog badan, isla markanaa ay isaga baxeen Maxkamadaha goobtaas ayna dib ugu siqeen dhanka Degmada Jilib oo ay gaareen xubnihii ugu sarreeyay ee Maxkamadaha. Wararka ayaa waxay sheegayaan in degmadaas ay haatan tahay mid aad u daggan, isla markaana ay xaaladdeeda ganacsi tahay mid si caadi ah u socota, waxaana la sheegay in Dowladda ay haatan halkaas koontaroolayso. Ciidammada Dowladda ayaa waxay ku wajahan yihiin sida la sheegay gobolka Jubbada dhexe qaybo ka mid ah iyo gobolka Jubbada Hoose oo ay ku dambeeyaan Maxkamaha ciidammadooda, waxaana tani ay caddeyn u tahay in Maxkamadaha ay si dhab ah u tabaar beeleen, lana baacsanayo inta laga xaqiijinayo inay ka baxeen dhammaan dhulka Soomaaliya. Prof. Geeddi oo haatan booqasho ku jooga Shabeellada Dhexe ayaa daboolka ka qaaday in aysan ka harayn madaxdii Maxkamadaha goob kasta oo ay gaaraan, waxaana uu si cad u qeexay inay si gaar ah u raadsan doonaan kuwa shisheeyaha ah. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu
  7. Thanks Duke for the reminder, I've to accredit Puntlandpost.com for this very beautiful pictures indeed. <font color="orange" Source: Puntlandpost.com
  8. Ciidamada Dawlada Ayaa Maanta Gaadhay Bu'aale Dec 29, 2006 By: Kismaayo(jidbaale.com):- Ciidamada DFKMG ayaa maanta oo Jimce ah la wareegay Xaruntii gobalka J/dhexe ee magaalada istaraatiijiga ah ee Bu'aale. Kolonyooyinka ciidamada DFKMG oo ay wehliyaan ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta gudaha usoo galay magaalada Bu'aale. Ciidamadan ayaa ahaa kuwii dagaalka kasoo galay dhinaca degmada Diinsoor oo ay shan maalmood ku dagaalameen ciidamada DFKMg iyo maleeshiyooyinka Maxaakiimta. Ciidamadan ayaan wax iska caabin ah kala kulmin kuwa Maxaakiimta oo ayagu horey usii baneeyey magaalada Bu'aale maalinimadii Arbacadii. Maleeshiyooyinka Maxaakiimta ayaa hada isku aruursanaya magaalada Jilib iyo magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka J/hoose. Magaalada Kismaayo ayey xalay gaareen qaar kamid ah hogaamiyaashii maxaakiimta ee isaga baxay Caasimada Muqdisho. Ciidamada Dowlada ayaa ayagu u gudbay dhinaca magaalada Kismaayo ayadoo la sheegay in ciidamadaasi ay yihiin kuwi si weyn u xoogan kuna jiheysan in dabo galka intii ka hartay xoogagii Maxaakiimta oo looga awood roonaaday dagaaladii ka dhacay Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan gobalada Bay, Bakool, Hiiraan, Mudug, Galgaduud, Shabeelada Dhexe iyo Banaadir. jidbaale.com RadioSSC News
  9. Good decision inshallaah, Afgaduud will be the one who is going to liberate Kismaayo inshallaah from the evil that has nested in it! Kismaayo : Ciidamada dawladda oo ku sii jeeda magaalada Kismaayo, waxyarna u jira. Jimce, December 29, 2006 Kismaayo (AllPuntland)- Ciidamo ka socda dawlada Soomaaliya ayaa waxa ay ku sii socdaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Ciidamada dawladda ayaa 40 KM dhanka magaalada Kismayo waxa ay uga gudbeen magaalada Bu`aale ee xarunta gobolka Jubada dhexe. Col. C/risaaq Afguduud oo hor kacaya ciidamadaasi ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in deegaanada ay marayaan ay doonayaan in ay ka sameeyaan maamul ayna soo celinaayaan nabad galyadooda. Afguduud waxa uu shaaca ka qaaday in ay dhowaan gaari doonaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. C/risaaq ayaa waxa uu sidoo kale cadeeyay in deegaano badan oo ay mareen ay kala kulmeen soo dhowayn aad u heer saraysa. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku sugan qaar ka mid ah haraadiga maxkamadihii magaalada Muqdisho ee dhowaan bur buray. Wali wax dagaal ah oo ay la kulmeen ciidamadaasi ma jiraan, waxaase laga cabsi qabaa in magaalada Kismaayo ay isku dhacaan malayshiyooyin taageersan maxkamadaha. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  10. LIBERATION, YES! OCCUPATION, NO! In the early 1990s, the rebel Tigrean People´s Liberation Front (TPLF) led by Meles defeated Mengistu's dreaded Derg, and in May 1991 Meles and his forces surrounded the Ethiopian capital, Addis Ababa which they spared from The four horsemen of the apocalypse: war, pestilence, famine and death. That was the finest hour of Meles Zenawi. As I now write this Meles & his forces & the forces of Yay & Ghedi are surrounding Somalia's capital, Mogadishu. If Meles spares Mog just like he had spared Addis, I have no doubt that he will go down in world history, just like Julius Kambarage Nyerere (1922-1999), as a great hero, as one of Africa's few great statesmen, as a Pan-African leader, as a symbol of African hopes, African dignity, African unity African solidarity African successes. Nyerere told a correspondent for the New York Times (March 31,1957): "I am a troublemaker, because I believe in human rights strongly enough to be one." That is why in 1979, Nyerere defied the Organization of African Unity and with his army marched all the way to Kampala to rid Africa of the monster the ogre the ghoul the gal known as Idi Amin Dada who was raping and robbing the Ugandan People of their human rights. Nyerere liberated the Ugandan people from the tyranny & and the casual, capricious, and cruel cannibalism of Idi Amin; Nyerere did not occupy Uganda; he liberated it! So Meles, tahrir or liberation, yes! Ihtilal or Occupation, no! Uncle Sam, your boss, whose SOB you chose to become in the horny Horn of Africa came to Iraq pretending to be a liberator and now he is an occupier deeply hated by every Iraqi just like the Israelis in Palestine. If you occupy Somalia every Somali will deeply hate you every Somali will jihad against you till kingdom come! Go away from Somalia as soon as possible to avoid that fate! Do not wear out your welcome just like Uncle Sam has worn out his welcome in Baghdad! Make it short & sweet No long good-byes needed! Hasta la vista! Ciao! Tata! Sayonara! Adios amigo! On Thursday, December 14, 2006, Meles described thus to the Washington Post, what he is liberating the Somali people from: "a group in the Islamic Movement in Mogadishu that is not interested in democratic secular government in Somalia, that is hell-bent on establishing a Taliban regime in Somalia... a group that has clearly demonstrated that it wants to Talibanize all of Somalia..." Thank you for freeing us Somalis From the Tyrants From theTerrorists From the Talibans From the Calibans From the Cannibals From the Kalabiin! That is the group That is being defeated That is being disgraced right now in Mog; it is not Islam. That is the crazy greedy group That is being refuted That is being rejected That is being ejected out of the Somali body politic right now in Mog: it is not Islam. And to drive this point home the first thing Maquste should do upon entering Mog should be to go to the biggest mosque in Mog and pray to Allah for granting him what he wanted what he waited for what he waged war for what he struggled for for so long: the presidency of Somalia. No Somali should allow himself or herself to be "outmoslemed" by the Munafiqiin like Awful Aways or like Insane Inda'adde! The worst mistake Yay made was not to say (Allahu Akbar!) before Awful Aways before Insane Inda'adde before their Dirty Dozen who tried to reduce who tried to pervert Islam into the nihilism into the narrowism into the nonsense of no of negation of negativity of fitna of fatude of flapdoodle. They are now on the run for their very lives. Meles, thank you for liberating us and Somalia from Awful Aways from Insane Inda'adde from their dirty dozen. Their alien ideology was extremism in defense of nihilism & fanaticism which turned out to be foolish and evil and vile and vicious which finally boomeranged upon their bald pates. They forgot that moderation in the pursuit of Islam is virtue for Islam is the religion of moderation. Before the advent of Awful Aways before Insane Inda'adde before Shariifka La-soo-gamay! before their alien ideology we Somalis adhered to a moderate brand of Islam called al-Wasatieh (the “middle-way”), which is neither radically fanatic nor totally secular, which is live and let live for as Prophet taught: "There are as many ways to God as there are created souls." They forgot Prophet Muhammad who said: "Avoid stubbornness, for like *********, Stubbornness begins in ignorance and ends in regret. They are now harvesting what they have sown They have sown the wind and now they are reaping the whirlwind. In the the words of the poet Sonia Sanchez, I say now, "Let there be everywhere our voices, our eyes, our thoughts, our love, our actions, breathing hope and victory." Somali Hanolato! Gerald Hanley records in his book (Warriors: Life & Death Among Somalis) this touching tableau: "What do you want most?" I once asked an old Somali. "To be well governed, but to be left alone," he told me. "I often thought of that and found that I agreed with it, but how to get it?" Meles, thank you. But above all, good-bye! Yay & Ghedi: Let us see now Without being propped up Without being prompted Without being promoted Without being primed Without being pampered Without being pimped Without being bribed Without being prostituted By alien foreign forces Let us see now If you can stand up now If you can deliver now like men What every Somali wants most What every Somali needs most: To be well governed, but above all to be left alone. Mahamud Siad Togane
  11. Aweys and his lackeys saved the lives of their fellow clansmen in Mogadishu but now it seems that they want to endanger the lives of somalis in Kismaayo. Will this be the last show down between the TFG and UIC? 20 Tikniko ah oo ay saaran yihiin Maleeshiyo Ajaanib ah oo soo gaaray Kismaayo. Last Updated::2006-12-28 21:02:15 Kismaayo:- Labaataneeyo gaadiidka dagaalka ah oo xalay kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa galabta soo gaaray magaalada Kismaayo. Gaadiidkan Tiknikada ah ayey saarnaayeen maleeshiyooyin Ajaanib ah iyo qaar kamid ah maleeshiyooyinkii Maxaakiimta ee xalay isaga soo baxay magaalada Muqdisho. Maleeshiyadan ayaa labo aag ka kala degay magaalada Kismaayo ayadoo ay qaar kamid ah ku sugan yihiin Airporka Kismaayo. Ciidamadan ayaa soo gaaray Kismaayo xili ay xoogaga Maxaakiimta noqdeen kuwa ku burbura dagaaladii ay la galeen DFKMG iyo ciidamada Itoobiya. Magaalada Kismaayo ayaa ah magaalada ay hada ku sugan yihiin intii ka hartay maleeshiyaadka maxaakiimta, ayadoo ay qaar kale ku sugan yihiin nawaaxiga degmada Jilib. Kismayo | Somaliya HorseedNet.com
  12. Thanks Duke, The greatest challenge facing us right now, is how to get the weapons out of Mogadishu residents hands, who have been again allowed to arm themselves by the UIC! They left convienantly the storages open, so that everyone can 'help' themself to something! This will delay inshallaah for a few months the disarmament of the city and citizens of Mogadishu. Without disarmament no lasting peace can be reached so therefore the first priority must be disarmament, then inshallaah peace can be returned fully.
  13. Muqdisho: Ciidamada dawladda Soomaaliya oo si rasmi ah gudaha ugu galay magaalada Muqdisho. Khamiis, December 28, 2006 Muqdisho (AllPuntland)- Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa gudaha u galay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Ciidamada dawladda ayaa waxa ay magaalada Muqdisho ka soo galeen dhanka deegaanka Balcad oo ay dhowaan ka soo ambabaxeen. Wariye ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu inoo xaqiijiyay in uu arkay gawaarida ciidamada dawlada oo maraya wadooyinka waawayn ee magaalada Muqdisho. Wali ciidamada dawladda ee galay magaalada Muqdisho ma aysan samaysan goob fariisin ah, ama xarun ay dagaan. Ciidamada dawladda oo muddo laga sugayay magaalada Muqdisho ayaa waxaa la filayaa in ay sugaan amaanka magaalada Muqdisho oo ay dhowaan fawdo ka bilaabatay. Midawgii maxkamadaha ee magaalada Muqdisho dhowaanahaan gacanat ku hayay ayaa waxa ay magaalada ka baxeen ka gadaal markii ay xukuumadda Soomaaliya magaalada Muqdisho dul dhigtay awood ciidan oo aad u ballaaran. Waa markii ugu horeysay oo ciidamada ay leedahay dawlad Soomaaliyeed ay gaalaan magaalada Muqdisho oo caasimad u ah dalka Soomaaliya. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  14. Afgooye: Ra`iisul wasaare Geedi iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray degmada Afgooye. Khamiis, December 28, 2006 Afgooye (AllPuntland)- Ra`iisul wasaaraha dawladda Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa dhowaan gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellada Hoose. Sida uu shaaciyay TV-ga Al -Carabiya ra`iisul wasaare Geddi ayaa waxa uu hadal u jediyay qaar ka mid ah odoyaasha degmada iyo dadwayne aad u fara badan oo magaalada Muqdisho ka aaday degmadaas. Ra`iisul wasaare Gedi oo degmada Afgooye waraysi ku siiyay wakaaladda wararka ee Rueters ayaa waxa uu sheegay in ciidamada dawladdu ay gudaha u galeen magaalada Muqdisho, dhowaana uu gaari doono. Socdaalka Geedi ee degmada Afgooye ayaa waxaa ku wehliya mas`uuliyiin ka mid ah golaha xukuumadda ee dalka Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ka socdaal olole ballaaran oo ay wadaan dadka deegaanka oo ay ku doonayaan in ay ku soo dhoweeyaan wafdiga xukuumadda. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  15. Ciidamada DFKMG & kuwa Maxamed Dheere oo la wareegey Jawhar. Last Updated::2006-12-27 11:53:01 Jawhar: Ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maxamed Dheere ayaa si buuxda ula wareegey gacan ku haynta magaalada muhuumka ah ee Jawhar kadib dagaal qaraar oo ka dhacay duleedka magaaladaas kaas oo khasaare naf iyo maalba leh geystey. Intii aan ciidamada is kaashanaya aanay nadiifin magaaladaasi ayaa malleyshiyaadka maxkamaduhu ay bililiqo xoog leh ka geysteen magaaladaas iyaga oo markaas kadib u cararay dhinaca magaalada Muqdisho. Ciidamada gaarey magaalada Jawhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa haatan ku hawlan sidii ay magaalada ugu soo celin lahaayeen amarkii iyo kala dambayntii waxana ay dadweynuhu bilaabeen in ay gacan siiyaan xoogagga dawladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Maxamed Dheere oo ahaa guddoomiyihii gobolka Shabeellaha Dhexe, awooddana ay haatan ka hor xoog kagala wareegeen malleyshiyada maxkamadaha Muqdisho. Horseednet.com
  16. JOWHAR: Jowhar oo ay la wareegeen Ciidamo Taageersan DFKS. Posted to the Web Dec 27, 10:22 Jowhar:(pp)- Warar deg-dega oo naga soo gaaraya degmada Jowhar ayaa lagu xaqiijinayaa degmada Jowhar ay la wareegeen Ciidamo taabacsan DFKS oo uu horkacayo Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed-Dheere oo Juuntii la soo dhaafay laga wareegay maamulka Deg-madaas. Maxkamadaha ayaa isaga cararay magaalada Jowhar, kadib markii looga awood roonaaday gacan kuhaynta magaalada Jowhar , waxaana Maleeshiyaadka Maxaakiimtu usoo dhaqaaqeen dhanka Balcad oo ay difaac ka xirteen. Maxamed Dheere ayaa lagu soo waramayaa inuu dadka shacabka ah ugu baaqay inay Xasiloonida ka shaqeeyaan , si loo sugo nabadgelyada Degmada Jowhar. Warkaas oo si fiican u faah-faahsan kala soco Puntlandpost dhowaan. Puntlandpost.com
  17. Jowhar: Dawladda federaalka oo la wareegtay Jowhar. Arboco, December 27, 2006 Jowhar(AllPuntland)- Magaalo madaxda gobolka Shabeellada dhexe ee Jowhar ayaa lagu soo waramayaa inay gashay gacanta dawladdda federaalka Soomaaliya. La wareeggidda dawladda ee Jowhar ayaa timid kadib markii maxkamadaha Muqdisho looga awood roonaaday dagaal kharaar oo ka dhacay duleedka waqooyi ee magalada Jowhar. Dagaalka ayaa waabarigii saaka si xawli leh uga socday magaalada Jowhar , waxaase warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in ciidamo kale oo uu wato Maxamed Dheere inay kasoo galeen dhinaca koonfureed ee magaalada Jowhar. Maxkamadaha ayaa isaga cararay magaalada Jowhar kadib markii cadaadis xooggan uu labada dhinacba kaga yimid, waxaana wararku tilmaamayaan in maxkamaduhu u baqooleen Muqdisho. Maxamed Dheere iyo Ciidankiisa ayaa si rasmi ah gudaha ugu jira magaalada Jowhar, oo uu hadda ka hor ka ahaan jiray guddoomiye gobol. Odayaasha iyo wax garadka Jowhar ee taageersanaa dawladda federaalka ayaa dadka degmada Jowhar ku boorinayay inay is dajiyaaan oo aysan wax dhib ah la kulmaynin. Dawladda ciidankeeda ayaa la filayaa inay dhinaca Balcad u dhaqaaqaan, waxaana ay iminka ciidanka dawladdu 90km oo kaliya u jiraan magaalada Muqdisho. CCC Farayaamo AllPuntlan
  18. Guriceel: Ciidanka dawladda federaalka oo la wareegay degmada Guriceel. Talaado, December 26, 2006 Guriceel(AllPuntland)- Ciidamada dawaladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow la wareegay gacan ku haynta magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud. Sida uu AllPuntland u xaqiijiyay wariyaha AllPuntland oo kusugan safka hore ee dagaalka waxaa ciidanka dawladda federaalka si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Guriceel. Waxgaradka iyo cuqaasha Guriceel ayaa ciidanka dawladda Soomaaliya uga horyimid duleedka Guriceel, waxayna ku qanciyeen in cudud ka hor imaanaysa aysan halkaasi ka jirin. Wariyaha AllPuntland ee jiidda hore kusugan wuxuu sheegay inaan wax ciidan ah laga soo wareejin degmada Guriceel, ayadoo wax garadka deegaankuna ay ku qanciyeen ciidanka in malleeshiyaadkii joogay Guriceel ay xilli hore isaga bexeen Guriceel. Ciidankan hadda la wareegay Guriceel ayaa wararku sheegayaan inay ku wajahan yihiin magaalada Baladwayne ee gobolka Hiiraan , halkaasi oo ay kusugan yihiin ciidamo ka tirsan dawladda Soomaaliya. Ciidanka dawladdu waxay maanta sidoo kale soo mareen magaalada Dhuusamareeb , halkaasi oo ayana aysan wax iska caabbin ah kala kulmin. Degmada Guriceel waa halka asal ahaan uu kasoo jeedo Xasan Daahir Uways oo madax u ah maxkamadaha, waxayna kamid ahayd degmooyinka uu taageerada kulahaa. CCC Farayaamo AllPuntland
  19. Muqdisho: Maxkamadaha oo banneeyay Buur hakaba iyo Balli doogle. Talaado, December 26, 2006 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada Maxkamdaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay gaareen deegaanka Jameeca, halkaasoo ay ka dhigteen saldhig. Ciidamada maxkamadaha ayaa waxa ay baneeyeen deegaanada Ballidoogle iyo Buurhakaba halkaasoo ay gaareen ciidamada dawladda Soomaaliya. Sida ay inoo xaqiijyeen xubno ka tirsan maxkamadaha magaalada Muqdisho ciidamo ka baxay magaalada Muqdisho oo doonayay in ay ka soo dagaalamaan deegaanada ku yalla gobolada Bay iyo Bakool ayaa waxa ay dib ugu laabteen magaalada Muqdisho. Xildhibaan ka tirsan dalwada Soomaaliya ayaa waxa uu caddeeyay in ciidmada dawladda Soomaaliya ay ka sii gudbeen magaalada Buurhakaba. Sidoo kale maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeeyay waxa ay qirteen in magaalada Buurhakaba ay gabi ahaanba ka baxday ganactooda. Ballidoogle waa garoon Straatiiji ah , waxaana bannaynta garoonkaasi ay dhabar jab ku noqonaysaa awoodda maxkamadaha Muqdisho. Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa horumar ka samaysay deegaannadii todobada maalmood ay dagaalka kula jirtay maxkamadaha sida magaalada Diinsoor oo gacanta dawladda dib ugu soo laabatay. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  20. Cadaado :Wada hadal ku aadan sidii loo wareejin lahaa hubka iyo ciidamada ku jira deegaanka Cadaado uu u socda odoyaasha Cadaado iyo saraakiisha ciidamada isbahaysiga difaaca gobolka Mudug. Isniin, December 25, 2006 Cadaado (AllPuntland)- Duleedka degmada Cadaado ayaa waxaa ka soconaya wada hadallo ku aadan qaabkii loo soo wareejin lahaa hub aad u fara badan oo ay lahaayeen maxkamadaha magaalada Muqdsiho iyo ciidamadii maxkamadaha ka joogay deegaankaasi. Sarkiisha ugu sar saraysa ciidamada isbahaysiga difaaca gobolka Mudug iyo odoyaasha degmada Cadaado ayaa waxa ay kula ku leeyihin duleedka degmada. Odoyaasha ayaa waxa ay balan qaadeen in ay soo wareejinayaan ciidamada iyo hubka ku jira magaalada gudaheeda taas badalkeedana ay u baahan yihin in ay helaan balan qaad ku aadan sidii loo nabad galin lahaa dadkaasi. Taliyaha ciidamada daraawiishta ee DGPL C/laahi Cali Mire (Carays) oo ku sugan degmada cadaado ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ay doonayaan in ay soo afjaraan dhibaatooyinka ay wadaan kooxaha malayshiyooyinka ah ee taageersan maxkamadaha magaalada Muqdisho. Waxa uu taliyuhu sheegay in aysan jirin wax dagaal ah oo ay kala kulmeen inta u dhaxaysa Cadaado iyo Galinsoor, marka laga reebo kooxo dhalinyaro ah oo aan sidaa u fara badnay oo sida uu sheegay ka soo cararay dagaaladii bandiiradleey. Mudane Carays ayaa waxa uu cadeeyay in ciidamada ugu badan ee maxkamadaha u dagaalamayaa ay yihiin dad dhalinyaro ah oo aad u yar yar. Col. C/laahi Cali Mire (Carays) ayaa waxa uu sheegay in ay jiraan ciidamo aad u fara badan oo iyaga oo aan dagaalamin isa soo dhiibay, ayna u la dhaqmeen si wanaagsan, hadana ay ku hayaan meel xafidan. Isku soo wada duuboo waxaa la filayaa in ciidamdu ay horay u sii socdaan. Mahad Jama Koronto AllPuntland