Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. First Prisoners arrive from the Seychelles to be 'housed' imprisoned in the Bosaso Prison Complex.
  2. The Prison Complex is intended for the Pirates returned from Overseas held by Foreign Countries and expatriated to Puntland. Puntland will treat each Prisoner as a Somali and Equal before the Law. The facilities have been upgraded and are now ready to be occupied by those Prisoners. Custodial Guards are being trained in Garoowe in a brand new training complex. Puntland did accept Somali Prisoners in order to ease the anguish of the Prisoners famliies such as mothers and wifes.
  3. Bossaso: Ururka Hor-Cad oo looga dhawaaqey ''Sawirro'' 4 Dec 4, 2012 - 8:46:20 AM GAROWE ONLINE Hotel Jubba ee magaalada Bossaso ayaa maanta 03 December,2012 waxa looga dhawaaqey urur siyaasadeedka Horumarka iyo Cadaalada ee loo soo gaabsho Hor-Cad. Masuuliyiinta dowladda ,Issimo ,Waxgarad ,Aqoonyahano iyo dhalinyaro ayaa ka qaybgalay wanqalka Ururkan ku soo biirey saaxada siyaasadeed ee Puntland. Ganacsade Cumar Ismaaciil Waaberi oo ka mida ahaa asaasayaashii Maxjarka Bossaso ayaa gudoomiye ka ah ururkan ,waxana dhowaan lagu wadaa inay ururo kale dhabahan ay qaadaan. Dhamaan dadkii ka hadlay xafladan ayaa soo dhoweeyey urur siyaasadeedkan Hor-Cad oo ay sheegeen inuu yahay horumar ku soo siyaadey Puntland loona baahnaa in tiradu badato. Tan iyo Marki Horseed Garowe looga dhawaaqey ayaa shalay iyo maanta waxa soo baxay Ugub iyo Hor-Cad ,waxana dadweynuhu rajo wanaagsan ka muujinayaan hirgelida nidaamka axsaabta badan Puntland.
  4. Hor-Cad urur siyaasadeedka Horumarka iyo Cadaalada ee loo soo gaabsho Hor-Cad.
  5. Urur siyaadeedkii labaad oo Puntland looga dhawaaqay Bosaso,Dec 03 - Urur siyaasadeed cusub oo loogu magacaday UGUB ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, ururka ayaa sida la qorsheynayo u tartami doona xisbiyada Puntland ay xukuumadda madaxwayne C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole sheegtay in loo gudbay. Gudoomiyihii hore ee gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Nuur Dabayl ayaa ururkan kaga dhawaaqay kulan kadhacay hoolka shirarka ee Guul Plaza hotel Bosaso, waxaana kasoo qaybgalay kulanka dhalinyaro, odayaal, iyo masuuliyiinta ururka UGUB. Gudoomiyihii hore ee gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Nuur Dabayl oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay ururkan inuu ka mid noqonayo ururarada Puntland ee u tartami doona xisbiyada dalka uu u gudbay, waxaa uu sidoo kale xusay xafiisyo inay ka furanayaan gobolada Puntland. Md Dabayl ,ayaa ugu baaqay bulshada qaybahooda kale duwan inay kusoo biiraan urur siyaasadeedkan, isagoona intaasi ku daray muwaadin kasta oo reer Puntland inuu kusoo biiri karo ururka uuna yahay mid aan qabiil ahayn. Nabadoono iyo wax garad kale duwan oo ka hadlay madasha shirka uu kasocday ayaa soo dhoweeyey urur siyaaseedka cusub ee UGUB oo u taagan URURKA GOBOLADA UMADAHA BAHOOBAY, waana ururkii labaad ee Puntland looga dhawaaqo iyadoo horay madaxwaynaha Puntland uu magaalada Garowe kaga dhawaaqay urur siyaasadeedka Horseed. Siyaasiyiinta Puntland qaarkood ayaa horay uga horyimid nidaamka xisbiyada ku dhisan ee dowladdu ku dhawaaqday in dalka u horseedayso , kadib hal sanadood oo loogu kordhiyay jiritaankeeda kana bilaaban doonta 8,Jan, 2013. Diiwaanka Wararka Daljir Bossaso.
  6. Somalia: Third Puntland political association announced in Bossaso 4 Dec 4, 2012 - 4:51:56 AM BOSSASO, Somalia Dec 4 2012 (Garowe Online) – A third Puntland political association was announced in the port city of Bossaso on Monday as the democratization process heats up in Puntland, Garowe Online reports. The UGUB party was announced in the commercial capital of Puntland, Bossaso, by the former Governor of Sanaag region Mohamed Saeed Nuur Dabeyl. Traditional elders, civil society members, businessmen/women and youth attended the inauguration on Monday. Former governor Dabeyl thanked the people who attended the event on Monday and the government for their role in initiating the democratization. “I want to thank the people who attended this event marking the third political association in Puntland. I also want to thank the Puntland government for beginning this process,” said former governor Dabeyl. This is the third Puntland political association to be announced and has got the political democratization process rolling. GAROWE ONLINE