Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Wefdi Balaaran oo Ka socda Dawlad Goboleedka Puntland oo Gaarey Sweden Saturday, July 4th, 2009 at 9:51 am Horseed Media News Desk Wefdi balaaran oo uu hogaaminaayao wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose Cali Yusuf Cal xoosh, ayna xubno ka yihiin Duqa Magaalada Bosaso Cabdirisaaq Xareed, Prof.Cabqudlqaadir Siciid Shiino oo ka socda Jaamacada Bariga Afrika ee Bosaso iyo xubno kale ayaa maalmihii la soo dhaafey ku sugnaa dalka Sweden. Wefdiga ayaa waxaa ku soo dhaweeyay caasimada dalka Sweden xubno ka socda maamulka caasimadda Sweden ee Stockholm, iyo hay’adda hormarinta iyo deeqaha u qaabilsan dalka Sweden ee SIDA. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa booqasho tan la mid ah ku soo maray dalka Switzerland halkaas oo ay ku casuntey Hay’adda Qaramada Mideebay waxayna uga qaybgaleen shirar. Dalka Sweden ayaa hadda haya xilka madaxtinimada wadmada yurub, waxaana la filayaa in ay ka wada hadlaan arimo dhanka hormarinta iyo mashaariicda ah, warar aan weli la cadeyn ayaa sheegaya in ay dhici karto in uu gaaro dalka Sweden Madaxweynaha Puntland, oo maalmihii la soo dhaafey safar ku joogey dalaka Maraykanka haddana laga sugaayo qaarada Yurub.
  2. Duqa Magaalada Bosasoo ka warbixiyey safarka uu Sweden ku joogo (Dhageyso) Listen to Audio Sunday, July 5th, 2009 at 1:47 pm Horseed Media Bosaso, Puntland Duqa Magaalada Bosaaso Md.Cabdirisaaq Xareed oo kamid ah wafdi ka socda Dowlad Gobaleedka Puntland oo hada ku sugan dalka Sweden. Cabdirisaaq Xareed ayaa sheegay in hada kahor uu xiriir dheer dhexmaray dalka Sweden iyo Puntland, hadana ay u joogaan sidii loo sii xoojin lahaa xiriirkaasi. Wafdiga ka socda Puntland ee hada ku sugan Sweden ayaa ka kooban sadex xubnood oo uu ku jiro Duqa magaalada Bosaaso, Wasiir kuxigeenka arrimaha guddaha iyo Dowladaha hoose Cali Yusuf Cal xoosh iyo Kuxigeenka madaxa Jaamacada Bariga Afrika ee Bosaaso Prof.Cabqudlqaadir Siciid Shiino. Duqa Magaalada Bosaso oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa sheegay in hawlaha uu asagu u joogo Sweden ay xiriir la leeyihiin sidii magaalada Boosaaso loola mataaneyn lahaa magaalooyin kamid ah dalka Sweden. Mudane Cabdirisaaq Xareed ayaa sheegay in la mataaneeyey magaalada Bosaaso iyo magaalo la yiraaho Örebro oo ku taal Galbeedka magaalada Caasimada ah ee Stockholm. Wuxuu sidoo kale Duqa Bosaaso sheegay in la mataaneyeey Jaamacahada Boosaso ee Bariga Afrika iyo Jaamacada magaalada Örebro ee Sweden in la mataaneeyey, arrimahaasina lagu guuleystay. Duqa magaalada Bosaaso ayaa sidoo kale sheegay inay la kulmeen Wasaarada Arrimaha Dibada ee Sweden iyo hay’adaha mucaawinada ee fadhigoodu yahay dalka Sweden. Cabdirisaaq Xareed ayaa sheegay in sidoo kale la kulmeen Jaaliyadda Puntland iyo Soomaalida ku sugan dalkaasi Sweden. Duqa magaalada Bosaaso ayaa sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ay la kulmeen ay kala hadleen sidii ay dalka ugu soo noqon lahaayeen oo ay u maalgashan lahaayeen. Duqa magaalada Bosaaso ayaa beeniyey warar lagu faafiyey magaalada Bosaaso oo uu sheegay inay been abuur yihiin oo lagu sheegay inaysan dib dalka ugu soo noqon doonin. Duqa Bosaso ayaa sheegay in casumaada rasmiga ah loo fidiyey asaga oo ay u fidiyeen maamulka Dowladaha hoose ee magaalada Örebro isla markaana ay la xisaabtami doonaan cidii ka faafisay wararka beenta ah ee dadka Bosaso isla dhexmarayaan. Duqa Bosaso ayaa sheegay in hay’adaha ay wada hadleen ka dhaadhiciyeen xaalada Puntland gaar ahaan magaalada Bosaaso, asagoo sheegay in dadka ajaanibta ah uun maqlaan dhibaatooyinka ka dhaca dalka Soomaaliya, oo aysan la socon horumarka ay qeybaha kale ee dalka gaareen. Cabdirisaaq Xareed ayaa sheegay maaha waxa ay u tageen Sweden inay mucaawino kaliya weydiistaan, balse ahmiyada koowaad ay tahay sidii ay u muujin lahaayeen horumarka gobalka uu gaaray. Duqa magaalada Bosaso ayaa ku talaabsadey tan iyo markii xilka loo doortay horumar la taaban karo, bilicda magaalada ayuu wax weyn ka qabtey, sidoo kale jídad waaweyn oo horey u xirmay ayuu baneeyay, waxaana lagu tilmaamaa muddadii uu xilka hayey waqtigii ugu wanaagsanaa ee soo mara magaalada Bosaso. Horseed Media
  3. Mayor of Bosaso Md. Abdirisaq Hared speaks about their trip in Sweden The Mayor of Bosaos Mudane Abdirisaq Hared, also talked to HR. Media about this trip to Sweden whereby he aforementioned that Puntland and Sweden already had an existing long good relationship and that they were here to further strengthen those ties and aforementioned special relationship. He further said that they were here in order to make the Örebro muncipality and that of Bosaso's twin cities which they succeeded in, whereby Bosaso becomes the ninth's only city that has been twinned with Örebro City, a large city in the west of Sweden. They also succeeded he mentioned in twinning the University of East African and the University of Örebro which was making a feasibility study in Puntland in the year of 2004 to the possibility of opening a law school within the Universtiy of East Africa. The Mayor also mentioned that they have had constructive talks with the State Donor and Development Organisation short SIDA, which they agreed upon to come and visit Puntland. Overall the meetings and talks have been a success and the parts of the delegation including the Mayor of Bosaso and dignataries of the Universtiy of East Africa will leave Sweden for their home country, whereby Deputy Interior and local governments Minister H.E. Ali Yusuf Ali Hosh will be heading for other countries from which they received similar invitations from. Compiled by HR. Media + Aw Muuse Ismaciil
  4. Large Puntland Delegation arrives in Stockholm, Sweden which currently holds the EU Presidency, to speak about Development Projects and Donar money to Puntland State. HR-Media + SOL Aw-Muuse Ismaciil A large delegation of Puntland State headed by Puntland's deputy Minister for the Interior and local governments H.E. (Mudane) Ali Yusuf Ali Hosh which also inclued the Mayor of Bosaso (Puntland's largest city which is the commercial hub of the State and also Somalia's busiest Port) and lastly but not least Professor Siad Shino of the University of East Africa in Bosaso and other dignitaries who accompanied them. They were welcomed by Swedish government official's as of Stockholms Municipal and local government officials and also Sweden's SIDA, the state's organisation for donor developments. This is part of many invitations received by Puntland State in the last couple of weeks in which part of the above-mentioned delegation where also witness of an invitation by the government of Switzerland and which they attended last week, mainly the delegations headed by Mr. Ali Yusuf Ali Hosh. It is most likely that this delegation which has been welcomed very warmly to go further to other parts of Europe and North America indeed, as Mr. Ali Yusuf Ali Hoosh aslo hinted that there is a possibilty of H.E. Abdirahman Mahmed Mahmoud (Faroole) President of Puntland State in which he could come to Sweden on an visit upon his arrival in Europe this Week. Compiled and translated by Aw-Muuse Ismaciil. Thanks to HR. Media and SOL.
  5. ^He most probably came to Xamar in 1991, with the majority of his clansmen, in order to act as crucial 'operatives' in Aydeed's ugly war. Most probably it is, Abwaan is from the countryside and came to Xamar as 'liberator' and as a 'gunner' for Aydeed's USC.
  6. Faroole is a shrewd politician and I hoped he would develop in that way. Great speech by the way, especially the July 1st one, I bet it was very emotional in there, convention center.
  7. Yes indeed, Happy 49th Aniversary! Garowe: Calanka Soomaaliya oo hada laga saaray Gobalada Puntland. 30. juni 2009 Garowe(AllPuntland)- Calanka Soomaaliya ayaa waqtigan laga saaray Xarunta Madaxtooyada ee Puntland, waxaana saaray cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda Puntland iyo Kooxda Baambeyda ee ciidamada dowladda Puntland. Calanka markii la saaray ka dib waxa ay Wasiirada,Xildhibaan ada, Waxgaradka iyo dhamaan ka soo qeybgalayaasha ayaa isla qaaday Heesta ah SOOMAALIYEEY TOOS, oo ay dad badan qaadeen. Cabdi Xirsi Cali oo ah Gudoomiyaha gobalka Nugaal ayaa hadal uu ka jeediyey goobta wuxuu ku sheegay in loo baahan yahay in la badbaadiyo Midnimada Soomaalida, lagana hortago talaabo kasta oo waxyeelo ugeysan karta Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya, oo uu sheegay in ay gobalada qaarkood gubeen, qaarna ay tureen. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna K/Simaha Madaxweynaha ee Puntland Jen. Cabdi-samad Cali Shire oo ka hadlaya hada goobta xaflada ayaa soo dhaweeyey xuskan, wuxuuna sheegay in ay Puntland utaagan tahay kaalmeynta Shacabka Soomaaliyeed. Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in ay Puntland utaagan saacad kasta nabad ka dhacda deegaanada Soomaalida, wuxuuna Umada Soomaaliyeed oo dhan ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan amaanka iyo daganaanshaha deegaanada Soomaalida oo dhan. Munaasabadii ayaa lasoo afjaray, waxaana lugu soo xiray hadalo ay soo jeediyeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland oo ay ka mid yihiin Wasiirada Haweenka iyo Qoyska ee Puntland Marwo Caasho Geelle Diiriye. F. C. Maxamed AllPuntland, Aqalka Madaxtooyada.
  8. Worthy winners indeed, they improved from game to game and showed in the final what they were made of, a great and unforgettable performance indeed.
  9. Yes it is, its a recent development, which will also in turn help Germany's Senior team I believe. They were for so many years trying to block of those players but now it seems they can't stop the break through but lets not be to upbeat as only a few of those guys will make it at the end to the Senior team, foremost Mesut Ozil and maybe some others of black, mixed, arab and turkish origins.
  10. Germanys first win Ever: Die U21-Europameister seit 1978 1978 Jugoslawien 1980 UdSSR 1982 England 1984 England 1986 Spanien 1988 Frankreich 1990 UdSSR 1992 Italien 1994 Italien 1996 Italien 1998 Spanien 2000 Italien 2002 Tschechien 2004 Italien 2006 Niederlande 2007 Niederlande 2009 Deutschland Unbelievable
  11. A crying Theo Welcott and James Milner: He was only an spectator in the game today, gladly:
  12. Some pictures now of the win: Mesut Ozil, worthy European U21 winner. Here is the cup boys, brilliant:
  13. What a game, Mesut Ozil did it for Germany's U21, that boy is brilliant. Good boys, well done. It's Germany's first win in a U21 European Championship unbelieveable as they're record holders for the senior teams with three times winners. Now they currently hold all three junior titles, the U17, U19 and now U21. Brilliant. Well done to the maestro and trainer Horst Hrubesh!
  14. I've chosen the one above together with one more that is underway depending on final evaluation and details, which is let's say more 'original' and in value and meaning more deeper than the one above. I shall soon reveal it, which is my favourite of the two as it is of complicated style, nature and not so conventional as in the norm but it has got deep meaning. It is a idea one could build on or imitate if followed. I will keep the ideas flowing and coming inshallaah. Stay tuned (friend and foe alike).
  15. Garoowe: Golaha baarlamnka Puntland oo cod u qaday dastuurka cusub Ee Xukuumada! Radiolaascaanood, 28th July 2009 Garoowe:(Radiolaasca anood)Golaha baarlamnka Puntland oo cod u qaday dastuurka cusub Ee Xukuumada. Waxaa maanta Golaha wakiilada Puntland ansixiyeen dastuurka cusub ee Dowlada ku shaqayndoonto sanadaha soo socda kasoo muda 65 cesho ah soo akhrisanayen Golahaan wakiilada inkastoo markii ugu horayasay ee la horgeeyay golaha wakiilada dastuurkaan uu ka dhasahay buuq hadana waxaa markii danbe lugu guulayastay in wax laga badelo waxana maanta oo bishu aheed 29 juun si akhlibay leh cod loogu qaaday dastuurkaan cusub Ansixinta dastuurkaan ayaa kadanbaysay kidib marki ay soo xadireen 54 xilibaan halka 12 xilibaan ay maqanayeen marka loo eego tirada guud ee Golaha wakiilada waxana si isku mid ah qaab gacantaag ah u codeeyay dastuurkan 49 xilibaan halka laba xilibaan ay ka hor yimaadeen sedaxna ay ka amustay waxana intaa kidib ku dhawaaqay Gudoonka baarlamanka Puntland Cabdi rashiid Maxamed Xirse in dastuurka maanta wixii kadanbeeya la ansixiyay shirkaan maanta iskugu yimaadeen Golahaan wakiilada ayaa ahaa mid aan caadi ahyen waxaana dhamaan xubnihii ka soo qaybgalay amaan balaaran u soo jeediyeen gudoonka barlamanka iayygooo ku amaanay sida habsimada leh ee uu u agaasimay / Ugu danbayntii ayaa gudoonka baarlamanka waxaa uu xilibaanada markale ka codsaday in kulan iskugu yimaadaan maalinta sabtida ay soo socota waxana la filayaa in ay kaga doodi doonaan arima ay ka mid yihiin xisaab xirka sanadii la soo dhaafay 2008 oo ay soo gudbisay wasaarada maaliyada Puntland.
  16. Baarlamaanka Puntland Oo ansixiyey Dastuurka cusub maanta! Abdirahmaan Mohamed koronto Isniin 29 Jun 2009 Garoowe-(Allidamaale ):-Maanta ayaa Waxaa Fadhi ku yeeshay Golaha Baarlamaanka ee Puntland xaruuntooda Ku Taala Magaalada Garoowe Ee Caasimada Gobolada Puntland Waxana ay kaga Hadlayeen barlamaanku ansixintii dastuurka cusub. Fadhiga baarlamaanku ayaa Waxaa ka Soo qayb Galay inta badan Xubnahii barlamaanka, Waxana ay saaka u Soo fadhiisteen kulankaan Sidii ay meel u marin lahaayeen ansixintii Dastuurka Cusub ee xisbiyada badan oo ay yeelan doonto Puntland Waxaana Furay gudoomiyaha barlaamaanka Puntland. Gudoomiyaha Oo ka hadlayey Waxa ka Soo baxay kulankaan ayaa Waxa uu Sheegay in 49 xubood ay u codeeyeen ansixinta dastuurka halka 4-na ay ka aamustay ayadoo laba kalena ay diideen Waxaan u halkaan ka sheegay Gudoomiyaha barlamaanku in Dastuurkasi la meel mariyey. Sidoo kale Waxaa halkaasi hadlo ka soo jeediyey Wasiirka Maaliyada Puntland Faarax Cali shire isagoo khudbad kooban ka Soo jeediyey Taas Oo u ku soo bandhigayey miisaniyada Sanaddi aynu Soo dhaafnay Hasse ahaate Golaha barlamaanka ayaa Sheegay in ay dib uga Fariisan doonaan oo haatan anay ka hadli doonin. si kasto oy ahaataba kulankaan ay yeesheen xubaha baarlaanka Puntland ayaa Waxa uu dhacay Wakhti uu Dalka ka maqan yahay masuulkii sarre ee Puntland Madaxweyne Faroole hasse ahate Waxaa uu ku Soo geba geboobey Si heer sarre ah Oo farxadi ku dheehan Tahay. Allidamaale.com
  17. Jeneraale waa yaabe horta nimankani miyaan u shaqeeynaa? Yes, according to Puntlandpost article which came out 26th of this month as of today, confirms that company executive or CEO of RR Peter Landau is in Garoowe together with Michael Fox and the rest of the team with the usual suspects in it. Article RR CEO
  18. ^There's nothing armed about the so-called 'peace caravan' of yours, the reality of the situation is, that the fighting powers in the south of the country are really confused and neither of them, have any long-standing vision or hope for the country that once was but alas not exists anymore: Somalia.
  19. Indeed 'ciyaari waa geli dambe' as you put it Xiin, for that purpose as Sharif and the government got a hell of a beating lately, one suspects, that they'll bring forth new players as substitutions into the game namely five brazilians, in the form of ethiopians. Only then can they (shariif and the no-government) avoid the immiment defeat on their way other than that it's alot of talk without any substance. Welcome to the wonderful world of reality.
  20. Fiqikhayre

    Qardho

    lol@nuune ma afgaab baad ahayd?