Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. ^What is such 'bad news' Ngonge? Sayids 'almost defection'? I didn't know you were so desperate for recognition. SS or boowe 'ari xabadii ma durbaa' saffka gadaal ka mar waryahee adiga iyo wixii kulamida oo beer jilicsan. Raggii reer mudug ahaa baa yimiye dhiiga ku farxalan jirray 'noo baneey meesha'. Hawsha annaga ayaa la wareegayne
  2. Taqriir Arday/Ardayga/Ardada ee Iskulaada/Iskuulka ama Warbixinta/Warbixinaha Tacliinta/Tacliimeed/Waxbarasho Ardada/Arday/Ardayda ee Iskulaada/Iskuulka. Forget there what Nuune told you.
  3. Addis Ababa:Madaxweynaha Puntland oo soo gaba gabeeyey Joogitaankiisii Ethiopia. 6. April 2010 APL Addis Ababa:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ayaa Goordhaweyd oo Caawa ah gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya kadib markii uu soo gabagebeeyey Safar Shaqo oo Todobaad qaatay oo uu ku joogay Dalka Ethiopia. Madaxweynaha oo ay Safarka ku weheliyaan Tiro Wasiiro ah oo katirsan Xukuumadiisa ayaa Addis Ababa kula kulmay Saraakiil ka tirsan Dawlada Wadanka Ethiopia,Midowga Afrika & Qaarkamid ah Safiirada Wadamada Beesha Caalamka ee kusugan Magaalada Addis Ababa. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed ayaa lasheegey in uu Casumaad ka helay Qaarkamid ah Safiiro kusugan Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya,waxaana la filayaa in uu Beri halkaas ka bilaabo kulamo ku aadan Hor'umarinta Deegaanada Puntland & Xoojinta Xiriirka Puntland & Beesha Caalamka. Majirto cid si toos ah u shaacisay Sababta keentay Safarka Madaxweynaha ee Dalka Kenya oo uu Mudo Bil ka yar ka maqan yahay,waxaysa warar hoose sheegayaan in uu Madaxweynuhu helayo Casumaado kala duwan,walow aysan jirin Wax war ah oo kasoo baxay Dawlada Puntland. Wixii war ah ee kasoo kordha Safarka Madaxweynaha ee Kenya saacad kasta Allpuntland kala soco. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  4. Madaxweynaha Puntland oo ka dagey magalada Nairobi (Sawiro) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Maxamaud "Farole" oo maanta 6 April,2010 barqanimadii ka dhoofey Garoonka Addis Ababa ka duuley ayaa ka dagey magaalada Nairobo [Kenya]. Waftiga Madaxweynaha Puntland oo booqasho shaqo ku joogey Addis Ababa ayaa kulamadii ay la qaateen Xukuumada Ethiopia ku dhamaadeen guul iyo is-afgarad. Madaxweynaha Puntland Mud.Cabdiraxman Maxamad Maxamud "Farole" ayaa inta uu joogo magaalada Nairobi kulamo la qaadan doono madaxda beesha caalamka ee daneeya arrimaha Somalia gaar ahaan wadanka Mareykanka. Dowladda Puntland ee Madaxweynaha ka yahay Mud.Cabdiraxman Farole ayaa intii la doortey waxaa culeys weyn saartey sidii codka shacbka ay matalaan loo gaarsiin lahaa beesha caalamka gaar ahaan wadamada daneeya arrimaha Somalia. Xafiiska Madaxweynaha dowladda Puntland
  5. Madaxwaynaha Puntland oo ka dhoofay magaalada Addis Ababa (Sawiro) Dunidaonline, 06/04/10 Madaxwanaha Puntland Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Maxamaud ayaa wuxuu maanta 10:00 barqanimo ka soo anbabaxay Magaalada Addis Abeba ee caasimada Ethiopia, madaxwaynaha ayaa waxaa garoonka ku soo sagootiyay masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Diabadda ee dalka Ethiopia. Madaxwaynaha ayaa mudadii uu ku sugnaa Adis waxa uu kulamo la qaatay madaxwaynaha DKM Sheekh Shariif iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Soun Masfin oo ay ka wada hadleen xaalada guud ee dalka Soomaaliya uu maanta marayo. Madaxwaynaha ayaa isla maanta gaaray magaalada Nairobi waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Qunsulka guud ee somalia u fadhiya Nairobi Edson, Ganacsato iyo xubno ka mid ah Jaaliyadda reer Puntland ee degan Nairobi, sidoo kale waxaa halkaas ku soo dhaweeyay wasiiro ka tirsan dawladda Puntland oo safar shaqo u siijoogay Nariobi, sida Cabdulqadir Hashi wasiiru dawlaha Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah, Dr, Jimacale Wasiiru dawlaha dastuurka iyo xiriirka federaalka ah. iyo shacab kale.
  6. Back in the days we used to call it god-eey, god meaning trench/hole and eey meaning dog'. Dog trench or hole.
  7. Over 1.1 mln people receive voter IDs in Somali state New- ENGLISH NEWS Thursday, 01 April 2010 11:16 Jijjiga, March 30 (WIC) – More than 1.1 million people in Somali state have received voter IDs for the upcoming May national elections, according to state electoral board office. Office Coordinator Mohammed Abib told WIC the people received the IDs in all zones of the state during the past ten days. He said close to 43 percent of those who received the IDs were women. More than 2.5 million people are expected to register in Somali state for the elections, the coordinator noted.
  8. Dear Political Prisoner, We all know the desperate state of ONLF today, whereby hundreds of its former officers within that movement surrender on a daily basis and see the light of the absurdity that is the ONLF today, a bitterly divided to the core and in desperate of urgent life support on the ground where it is needed not the diaspora where they shine. Maybe I should point to the direction of the VOA's Listener phone-in programme of last night whereby the Governor of the SPDP Mudane Cabdi Fatax Sheekh Cabdillaahi gave a splendid performance on the current situations whereby he superbly answered all the questions that were directed to him. Surely he knows better, the people in the Somali National Regional State are preparing to vote now and the voter registration is on 1 million 859,000 people and counting. So all these people have been forced in your uninformative and unintelligent way of thinking? Since Doolaals murder by members within the ONLF and the coming in of many of his comrades the ONLF was on a slow but unforgiving rash decline. I would also kindly ask to present the areas that you control in the Somali National Region State of Ethiopia? Please you could enlighten us on these matters, will you not? ONLF doesn't control one single district or town in the Somali National Regional State but criminals can roam villages and the harsh terrain that is the Somali State up and down, as to justify the American military expenditure to the Ethiopians.
  9. These dreamers think that ONLF is actually capable of doing anything, it is not. It's a patty organisation that wanders aimless harsh terrains and rob to survive from the weak such as the camel-herding boys or water-fetching women in those areas. They cannot amount to a significant challenge and we know the reality. Besides that ONLF is a political party within the Ethiopian contest and who is fighting a government in opposition. Each time they want to surrender or lay out the terms to be re-integrated politically from its isolation, the US tells them to go on and gives them a little incentive to recruit a few youngsters to continue its 'guerilla war' so in order to justify the large Military support the Ethiopian governments gets from the US annually. At least the UWSLF were the ones who braved a fight and could be found launching the most effective operations in killing senior Somali military, politician or police inside cities as they wouldn't shy away of assassination attempts. What ONLF does is rob travellers on the highway so that they could continue their patty lives in the harsh terrains that is the Somali National Region of Ethiopia. ONLF is being eradicated and they're more Ethiopian than the UWSLF will ever be. ONLF is another fitting name for Ethiopian.
  10. ^When will the ONLF see the light? If the religiously-doctrine driven UWSLF can submit to a partial cease-fire with the government of Ethiopia so can the ONLF. Or is the doctrine of 'to die and no to surrender whatever come though' that you said previously was preventing the UWSLF reaching into compromise now inflicting the ONLF? The ONLF is a nuisance now and has no real purpose unless of course to excite in the diaspora living not informant, ignorant and propaganda exposed dreamers who think they're part of a halgan to free a people and a land. Today the people are eradicating this nuisance from thier daily lives and ONLF lives a pitiful and deceiving but rather highly amusing double life of being big and unbeatable in the Diaspora viewings and largely defeated and surrendering on a daily basis real life scenarios that speak volumes. There's nothing holy about ONLF's war over that of the USWLF.
  11. The Western Somali Liberation Front signed a deal of cessation of hostilities with the government of Ethiopia. Gudoomiyaha Golaha Shuuradda UWSLF oo Shaaca ka qaaday inay Xabad joojin la saxiixdeen Itoobiya By Somalimirror on 4 Apr, 2010 6:31 PM in Main, Wararka Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Midowga Jabhadda Xoreynta S/galbeed Sheekh Axmed Cabdi Nuux (Axmed Nashaad) ayaa markii ugu horeysay Shaaca ka qaaday inay Heshiis Xabad joojin ahi la saxiixdeen Dowlada Itoobiya, isla markaana ay Mudo Bil ah ka dib Shirweyne ku qaban doonaan Gudaha Wadanka. Gudoomiyaha Golaha Shuuradda oo Xalay Shir jaraa’id Khadka Taleefanka ugu Qabtay Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida ayaa yiri “Walaalayaal sidaad Ogtihiin waxaan Doonayaa inaan Idiin Sheego Wadankaas Soomaaligalbeed Ururka Midowga Jabhadda Xoreynta Soomaaligalbeed wuxuu ku jiray Dagaal 18 sano ah oo Runtii Xaalado badan oo kala duwan soo maray kana Dhasheen Khasaaro Dhinac walba leh oo xaga Maadada ah iyo xaga Basharigaba ah Daruuradaas 18-ka sano arintaa socotay waxaa lagama maarmaan noqday ama soo baxayay Had iyo jeer Baaqaq Badan oo ka kala imaanaya Dhinacyo kala duwan Khaas ahaan shacabka wadanka ku nool Dhanka Dowlada oo inay Nabad iyo Wada hadal Diyaar u yihiin cidii diyaar u ah arimahaas oo dhan markii ay dhaceen 18-kaas Sanana Xaaladaas socotay Wadankuna Abaaro iyo Xaalado Dagaal iyo Arimo aad u qalafsan ka jireen ayaa waxaan u aragnay inay Khasab tahay maanta Arin Sharci ahna tahay Xagga Diinta Islaamka ku banaana Sida aayadda aan Akhriyay, Nabiga SCW siiradiisa in badan uu Wada hadal iyo Nabad wax ku raadinayay, Ururka oo Siyaasadiisa Asalka ah ay tahay inuu Nabad iyo Wada hadal iyo wada hada xaajood wax ku Dhameeyo ayaa waxaan u aragnay Ururka Madaxdiisu u arkeen inay Daruuro tahay Maanta in arintaasi loo Dhaga Nuglaado sidaa darted waxaa dhacay Kulamo anaga iyo Dowlada na dhex maray oo Meelo kala duwan ka dhacay sida Yurub iyo Afrika Meel ka mid ah, Arintii waxaa ka soo baxay Baaqaqa aan sheegayo oo Dhinaca Dowladda iyo Xagga Duqeyda iyo Cuqaasha Wadanka ka jirta iyo anaga oo xaaladaa Danaynay in aan sameyno Barnaamijkaas oo aan ku qanacno oo Aan Xabad joojin sameyno, ama waxa fiqiga islaamiga lagu yaqaano Hudno oo Mudo waxaa lagu jiraa sida aad ogtihiin hadda aad u qalafsan xagga Dowladana Doorashooyin wadanka ka socda ayaa jira oo aad baa loo mashquulsanyahay anaguna inaan Wakhti u helno inaan Dad kayaga la tashano Shirar qabsano Umada Taladda Wax ka galino haday noqoto Dadka Dibadaha ku nool Aqoonyahanka Culimada Ururka Xubihiisa oo Aduunka ku kala firirsan Hogaamada Ciidamada kala jooga Goboladda kala duwan inaan Fursad u helno ayaan arintaas Hudnada ah u gaadhnay taasi waa qodob”. Gudoomiyaha Golaha Shuuradda ayaa Baaq u diray Kaadirka iyo Xubnaha Jabhadda Cuqaasha Ugaasyada iyo Waxgaradka S/galbeed wuxuuna ugu Baaqey in la isugu yimaado Shirweyne lagu qaban doona Dalka Gudihiisa, isaga oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yiri “Qodobka labaad, Waxaan ugu yeedhayaa Dhamaan Dadka Soomaaligalbeed gaar ahaan Kaadirka iyo Xubnaha Jabhadda Dadka Dibadaha ku nool Dadka Cuqaasha Ugaasyada iyo Waxgaradka iyo indheer garadka Dhamaan in la iskugu yimaado Shirweyne aan ka qaban doono Gudaha Dalka Geed hoostiis inaan ku wada tashano Qadiyada dhinac waliba ka istaagno fulay Xantii ma mooga ayay dhahaan soomaalidu in badan waxaa laga yaabaa inay Dad badan lahaayeen hadaad Ururkii tihiin Talada wax naga siiya Dalkiina waa naga dhaxeeyaa Dantiina waa naga Dhaxeysaa Dantii guudna waa noo wada Muuqataa, Marka in Shir weynahaas la iskugu yimaado insha allaahu Bil Dabadii dhacaya saan filayno, Shirkaas aan kuwada Tashano Mudada lagu jiro Hudnadan laga soo wada faa’iidaysto aan wadankii isugu Nimaadno wixii Danta Umada ahna waxaan Balanqaadaynaa inaanan ka Boodaynin Masalaxadda Umadana ay tahay tan hore, anaguna aan Arintaa Diyaar u nahay Si gaar ahna waxaan ugu Baaqeynaa in laga soo wada qeyb galo”. Mar la weydiiyay Waxa sababay xiligan inay Itoobiya wada hadal la galaan Itoobiya, wuxuu ku jawaabay “Waxaa sababay sidaan tilmaamayba Duruufo badan ayaa ka dhashay Dagaalkii haday noqoto xagga Khasaaraha, haday noqoto xaaladii oo aad u sii cakiran Anaguna siyaasad ahaan waxaa had iyo jeer ajandaha noogu jira haddii aan heli karo Xal Nabadeed hadii aan Wada hadal Xor ah oo aan Tuug tuug iyo waxba ku jirin la heli karo in aan Qadiyadaanada Miis soo dhigno Tii baadna moodaa inuu Baaqaq badan oo soo yeedhaya iyo Cuqaal badan oo is-xil qaantay iyo Dowlada Itoobiya oo intaas oo jeer ku cel-celisay inay Diyaar u tahay iyo Is-badal noo Muuqda oo Siyaasadaanadii horumar u sameynaya oo aan waxba yeelayn oo ah in Wada hadalkii Istiraatiijiga noo ahaa markii horaba uu Diyaar yahay manta, sidaas ayaan u qaadanay Xabad joojinta, xabad joojintana macnaheedu waxaa weeyaan in labada dhinacba laga diyaar garoobo Fursadaan laga faa’iidaysto, Dowladuna Doorashadeedaas inta ay ku jirto ee ay ku Mashquulsantahay anaguna Ummadii iyo Dadkii iyo wixii naga kala daadsan inaan isku soo uruurino si aan fursadda ugu faa’iidaysano sidaas ayaa keentay”. Sidoo kale Mar la weydiiyay Cidda Dhex dhexaadisay labada dhinaca iyo waxa iska badalay Mowqifkoodiii ku aadanaa Itoobiya? Wuxuu ku jawaabay“Walaal nin waliba waa waaya aragoobay, Wakhti dheer baa la soo qaatay, Mindi Mindi ku taagna Macno ma sameynayso ,Muhimaduna waxa weeyaan in Miiska la wada yimaado Duruuftiina waa saamaxday waaya aragnimadaasna waa jirtaa, Hadee Dad badan oo Kheyrka jecel oo Wadankii iyo Dadkii danaynaya iyo Maslaxadda Guudna waa jiraan, Adraaftaas badan bay marka Umadayadii iyo Dadkayagii u badan Baaqaq ka soo baxayay u dhaga nuglaanay, waana sidaan horey u sheegay Istiraatiijiyada Aragtiyadeed oo siyaasadeed oo aan is-badalayn inuu noqon karo xalka in Miiska lagu gaadhi karo oo aan loo baahnayn Xabad haday Dhinaca kale ka suuroobayso Jawigaas oo Muuqda Maanta ayaa keentay”. “Walaal sidaan kuu sheegay Mowqifkii iyo Wada hadalkii iyo hadalkii dheeraa ee ka fool ka foolka ahaa ee arintaa lagaga hadlayay wali lama gaadhin, Iminka waxaan taaganahay Xabad joojin, labada dhinac inay Iltizaamaan waa ka muuqataa waana ixtiraameynaa waana ku dhaqmaynaa kaana waa la gaadhayaa insha allaahu tacaalaa wakhtigiisaana laga hadli doonaa”. Sidoo kale waxaa Gudoomiyaha Golaha Shuuradda ee UWSLF la weydiiyay Goorma ayaad heshiiska Xabad joojinta saxiixdeen? goormase ayay dhaqan galaysaa? Wuxuuna ku jawaabay “Saddexdii Bishan (03-04-2010) ayay ahayd, Markii Barnaamijkaas la isla meel dhigay, Bisha june ayayna Insha allaahu ku egtahay intaa dhaxdeeda in la soo gabo gabeeyo ayay noqonaysaa” Labada dhinac yaa u kala saxiixay Heshiiska Xabad joojinta ayaa Warfidiyeenadu weydiiyeen? Wuxuuna ku jawaabay“ Waxaa joogay labada dhinac rag Madax ah oo ka socday Dhinacayga waxaa joogay Gudoomiyaha Golaha shuurada, dhinaca kale Hogaan ka socda xafiiska Arimaha Dibada ayaa joogay saasayna ku dhamaatay, waana barnaamij sidaan sheegay Hudana ah ama Xabad joojin ah, wada hadalka Miiska iyo Falaqeynta wuxuu ku xidhanyahay ama la iskugu imaan doonaa Xiliga uu Wakhtigaas dhamaado oo la isku soo diyaar garoobo ayaa Wufuud rasmi ah la shaqili doonaa iyada oo Cuqaasha dadka iyo Dalka iyo Umada oo dhan ay u idishahay oo laga tashaday..” Ugu danbeyntii Sheekh Axmed Nashaad wuxuu sheegay in Kulamada labad dhinac dhex maray ay ka dhaceen Yurub iyo Afrikaba, isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yiri “Duruufo jira wax walba in la sheego ma aha labo jeerba waa la is arkay meel yurub ah iyo Meel Afrika ahba waa la isku arkay, howlo fani ah waxaa iska jira dadkii Marti galinta sameeyay iyo saas oo kale in la sheego aan loo baahnayn”.
  12. Ngonge great work there. You've really outdone yourself this time around. I was on the ground laughing when I saw that. Great investigate work, that one managed to pass my attention. I'm still laughing though.
  13. Who is bint hamid? It reads and I quote: bint hamid Xubin dadaal badan bint hamid, a member who is hard-working. Why is Al-Shabab relaying on a women in their media campaigns? Answers please from the Al-Shabab brigade here.
  14. And this operation will be the support to launch the "Fa'is al Khalil" Campaign that was announced by the Emir of the Islamic State of Iraq, the Emir Abu Omar al Baghdadi - may Allah preserve him and aid him, and grant the campaign the greatest of victories. Delusional to say the least. Some qabuur demolished in Mogadishu will aid the Mujahideen in Iraq for their campaigns against the regime there plus the aides and supporters of the US.
  15. This is a bayaan or in English press-release by Al-Shabab from its web-portal regarding the demolition of the graves in Northern Mogadishu and the explanation given. 23-3 Youth Mujahiden Movement//The demolition of tombs in the District of Kaaran in the Islamic Province of Benadir بسم الله الرحمن الرحيم The demolition of tombs in the District of Kaaran in the Islamic Province of Benadir الحمدُ لله ربّ العالمين والصّلاة والسّلام على نبيّنا محمّد و على آله وصحبه أجمعين It is the guidance of the Prophet Mohammed - peace and blessings be upon him - and the footsteps of the Sunnah Khalilullah Ibrahim - peace be upon him - to eradicate the symbols of idol worship in the Lands of Tawheed. Thus on the 7th of Rabi' ath-Thani 1431, corresponding to March 23, 2010, the Lions of Tawheed were enjoined by Allah to destroy the tombs dedicated to the worship of any other than Him - the Almighty who is high above any associates - in the idol worshippng province of Karan in the Islamic State of Benadiir. It is worth mentioning that one of the tombs was for the man named Mahi alDin alAli, who died at the end of the 70's of the last century. He was the author of many myths and innovations and idolatric principles with which he tried to deceive the slaves of Allah. But he lasted no longer in this world than any of the others who came before or after him. Also among the tombs that were destroyed were the tombs of the crusaders who were killed in Somalia at the beginning of the last century. The Knights of Jihad stumbled upon a large cross in the cemetery and they demolished it in the name of Tawheed. Praise be to Allah the Almighty. So we bring the Ummah the glad tidings that - with the permission of Allah - the operation to eradicate the idol worshipper tombs will continue in the Islamic State of Benadiir. And this operation will be the support to launch the "Fa'is al Khalil" Campaign that was announced by the Emir of the Islamic State of Iraq, the Emir Abu Omar al Baghdadi - may Allah preserve him and aid him, and grant the campaign the greatest of victories. We also inform the Ummah that our Mujahidiin Brothers were able - by the grace of Allah Alone - to destroy 99.9% of the idol worshipper shrines in the areas controlled by the Movement. And in this they are following the footsteps of the Salaf who were true Believers and not the idol worshipper heathens. For Allah the Almighty said {Say. Surely, (as for me) my Lord has guided me to the right path; (to) a most right religion, the faith of Ibrahim the upright one, and he was not of the polytheists. (161) Say. Surely my prayers and my sacrifice and my lief and my death are (all) for Allah, the Lord of the worlds; (162) No associate has He; and this am I commanded, and I am the first of those who submit. (163)} {Al Anaam 161-163} ... O God, Revealer of the book, Disperser of the clouds, Defeater of the parties, defeat the Crusaders, and their apostate allies! O God, make them and their equipment easy booty for Muslims! O God, destroy them and shake them! O God, You are the one who helps us and the one who assists us, with Your power we move and by Your power we fight! God is Great! But honor belongs to Allah, and thus to His Messenger, and to the Believers; but of this the hypocrites are not aware (Partial Koranic verse; Al-Munafiqun 63:8) The Media Production Battalions Shabaab Al Mujahidiin Movement The 7th of Rabi' ath-Thani 1431 March 23, 2010 Source: Sada al-Jihad Media Center Global Islamic Media Front
  16. This is good news. I welcome the release of the three imprisoned kin folk. Inshaallaah they will get medical attention and will be treated well. I thank President Farole for given them amnesty earlier and also the VP of Puntland Mudane Cabdisamad Cali Shire for releasing them now.
  17. ^ Al-Sharif is Al-Shabab, his government is full of Al-Shabab not only sympathisers but collaborators who pass on the info to their friends. For example how come new weapons and assault rifles by the US have been seen in the hands of Al-Shabab militia's? Sharif and his entourage have no secrets.
  18. Madaxweynaha Puntland la kulmey Sayoum Mesfin Kulankaan oo ka dhacey Hotel Sharaton halkaas oo ay dagan yihiin waftiga Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole ayaa waxaa labada masuul kaga hadleen xiriirka Puntland iyo dowladda Ethiopia, xaalada guud Somalia waxeyna isku afgarteen dhamaan qodobadii laga wada hadley. Kulankaan kadib ayaa waxaa wada qadeeyey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole iyo Atto. Sayoum Mesfin kaas oo ku dhamaadey jawi wanaagsan. Waftiga Madaxweynaha Puntland uu hogaminayo ayaa intii ay ku sugnayen magalada Addis Ababa waxey kulamo muhiim la qaateen masuliyiin sare ee ka tirsan dowladda Ethiopia, sidoo kale waxaa kulan kooban oo is-afgarad ku dhamaadey la qaatey Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo waftigiisa.
  19. The discussions held in the Presidential compound were on the overall situation in Somalia, the bilateral relations especially economic and security. A consensus was reached on all the talking points and later the Foreign Minister treated the President to a Dinner in his honour.