Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. ^You're welcome brother. Today the Ulumaa who par took in the religious gathering or nadwo met with the Vice President of Puntland H.E. Abdisamad Ali Shire. Culimada ku qayb galaysa Nadwo ka socota Garoowe oo kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeen Puntlland Gen Cabdisamad. Posted to the Web Apr 21, 11:29 Garoowe:-Waxaa shalay kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntlland Jen.Cabdisamad Cali Shire culimo,udiin dhawaan soo gaaray Garoowe iyo kuwo horay ugu sugnaa magaalada ,Culimada ayaa waxaa ay martiqaad ka helleen Madaxweyne ku xigeenka Puntlland Jen. Cabdi Samada Cali Shire iyo wasiir ka tirsan Dowlada Puntlland kulankaan ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe. Culimo,udiinkaan ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen Gobollada dalka Soomaaliya waxaan ay ka qayb galayeen Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka socota masjidka Al-hudaa ee Garoowe,culimada ayaa waxaa ay Nadwo ka sakow ay kulamo gooni gooni ah la qaadan doonaa Isimada ,Ganacsata iyo Ardayda. Kulanka ay culimada la qaateen Dowlad Puntllnad waxaa ka qayb galay dhinac dowlad Puntlland Madax weyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha dowlada Puntlland Gen Cabdi samed Cali Shire Wasiirada,Warfaafinta Isgaar siinta Hidaha & Dhaqanka Cabdixakiim Axmed Guleed ,Wasiirka Cadaalada & Wasiiru-Dawlada Maamul Wanaaga ee Puntland,Wasiirka Qorsheynta & Xiiirka Caalamiga ah, Kulankaan ayaa ahaa is waraysi iyo soo dhaweyn waxaan ay culimadu si gaar ah ugu mahadcelisay Madaxda Dowlada Puntlland sida wanaagsan ee loo soo dhaweeyey waxaan ay ku dhiiriyeen in culimada ku sugan Puntlland ay dowladu wada shaqayn la samayso iyagoo sidoo kale mahad balaaran u soo jeediyey culimada ku sugan Puntlland sida xilkasnimada leh ee loo soo dhaweeyey. Madaxweyne ku xigeenka Jen.Cabdisamad Cali Shire ayaa culimada ka codsaday in ay dhameeyaan khilaafka ka dhex aloosan dadka Soomaaliyeed dhexdooda iyo in ay soomaali isla raadiyaan waxaan uu ka codsaday in culimadu dowrkooda ay qaataan. Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Jen,Cabdisamed Cali Shire ayaa xusay in ay ka dowlada ahaan si wanaagsan ay u soo dhaweynayaan culimada Soomaaliyeed,culimad qaarkood oo ka hadlay goobta ayaa ugu mahad celliyey dowlada iyo shacabka Puntlland sida wanaagsan oo ay u soo dhaweeyeen , culimada ayaa waxaa ay sheegeen in ay arki jireen dowlad culimada col la,ah oo aan soo dhaweyn balse ay soo dhaweynayaan maamul isku xil qaamay in uu soo dhaweeyo culimada iyadoo dalkii Soomaaliya qaybo ka mid ah ay ka soc daan dagaalo. Kulanka culimada iyo dowlada Puntlland ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday jawi aad u wanaagsan kulankaas ayaa waxaa ka qayb galay culimada dalka soomaaliya ugu caansan waxaan ka mid ah:- 1-Sh.Cabdulqaadir Nuur Faarax 2- Sh.Cali Warsame Xasan 3- Sh.Yuusuf Aadan 4- Sh.Dr,Bashiir Axmed Salaad 5- Sh. Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan 6- Sh,Axmed Maxamed Sulaymaan iyo culimo kale M_M_Deeq Halgan.net
  2. Yeed and Ceelbarde's security is linked with that of Baarey district and the larger Afdheer region which are part of Ethiopia. They will not tolerate this assault on their own.
  3. Dowlad Deegaanka is my home where we call it that since generations, Puntland on the other hand is where my ancestral home is.
  4. Maxwaynaha Oo La Hadlay Qurbo Joogta Daafaha Dunida. Monday, 19 April 2010 05:41 Madaxwaynaha D.D.S Mudane Daa'uud Maxamed Cali ayaa baaq u jeediyay qurbo joogta u dhalatay D.D.S ee ku sugan daafaha dunida. Madaxwaynaha oo xusay baaxada tayo, tiro iyo cududa dhaqaale ee ay leeyihiin ayaa qurbo joogta ugu baaqay inay ka qayb qaataan dedaalka horumarka & nabadgalyada ee ka socda Degaanka Soomaalida. Wuxuu Madaxwayne Daa'uud Maxamed Cali uu tibaaxay in dedaalka Xukuumada oo kaliyi uuna ku filnayn in nolosha shacabkeena horumar waara loo horseedo, balse loo baahan yahay in si wadajir ah loogu guntado in laga wada shaqeeyo horumarka. Wuxuu mdaxawaynuhu carabaabay in xukuumada & shacabka degaankuba ay kaalinkoodii ka soo baxeen halka doorka ay lahaayeen qurbo joogtu uu wali bilow yahay. Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in dedaalka ay wado xukuumada oo ay is kaashanayaan ka qayb galka shacabka iyo bulshada rayidka ah ay soo saareen natiijooyin wax ku ool ah. Wuxuu Madaxwaynuhu xusay in is abaabulka shacabka ay iskood isku abaabuleen ay soo saareen natiijooyin ku dayasho mudan. Balse wuxuu Madaxwaynuhu carabaabay in ay doonayaan horumar degdeg ah, isla markaana uu hubo hadii ay iskaashadaan xukuumada, shacabka & qurbo jooga ay horumarkaa degdega ah xaqiijin karayaan. Wuxuu Madaxwaynuhu xusay in shacabka degaanka sida kuwa ku nool todoba degmo oo ay ka mid yihiin Degmada Shilaabo, Xarshin, & Mooyaale iyo 5 degmo oo kale ay iskood isku abaabuleen ayna dhisteen mashaariic horumarineed. Markii ay shacabkaasi ku dhaqaaqeen dedaalkaas waxay dawladuna ka dabartay sidii looga shaqaynsiin lahaa adeegyadaa, waxaana xukuumada ay markiiba u samaysay qalabayn, iyo shaqaalihii loo baahnaa la geeyo. Madaxwaynuhu wuxuu war murtiyeedkaas si cad ugu baaqay in xubin kasta oo qurbo joog ahi uu ka qayb qaadan karo horumarinta shacabka degaanka, wuxuuna tusaale ahaan u soo qaatay in Qurbo Joogu hadii ay xataa degmo ahaan isku abaabulaan oo ay degmadooda u dhisaan dugsi waxbarasho, xarun caafimaad ama maktabad buugaag, ay dawladuna ka caawinayso sidii adeegaa looga midha dhalin lahaa. Wuxuu madaxwaynuhu sheegay in uu qurbo joogta ku boorinayo inay buugaag ugu soo deeqaan dugsiyada degmooyinka ama qabaleeyada ka dhisan, inay mashiinada biyaha tuura ugu tabarucaan beeralayda, inay dalalka ay joogaan uga soo ololeeyaan in qalabka caafimaadka lagu caawiyo degaankooda. Wuxuu madaxwaynuhu sheegay inuu dhawaan samayn doono hanaan fududeeya sidii qurbo joogu uu adeegyada horumarka uga qayb qaadan lahaayeen iyadoo la samaynayo hanaan database system ku salaysan oo u saamaxaya qurbo jooga raba inuu dedaalka horumarka ka qayb qaato uu u mari lahaa. Madaxwayne Daa'uud Maxamed Cali wuxuu gabagadii tibaaxay in Degaanka Soomaalida uu maanta ka socdo neecaw horumar & nabadgalyo oo loo baahan yahay in iyadoo gacmaha la is haysto loo wada guntado in jiilka naga danbeeya aan uga tagno horumar taaba gal ah oo ay dugsadaan.
  5. There in lies the fallacy of your reasoning! ONLF is nothing more but an armed political party in pursuit of power who would have surrendered a long time ago for if it wasn't for Eritrea. Anyhow if they would come back into the fold or not it actually doesn't matter because the people have moved above it and are now focusing on their development. Little time do they have for little men hiding in the inhabitable bushes of the Somali State, their bodies and skins abnormally hardened because of years of exposure to the sun, lack of water for sanitation, starvation and the roaming where animals let alone people do not dare to hide let alone live. I'm from Qabridahar for example it has a large and vibrant Puntland community, Goday has a few, Afdheer has a middle sized community. We live there peacefully and I visit those places every year. The same goes for Bosaso, Galkayo and Garowe there huge OG communities there. When I take the Fokker 50 plane from Addis enroute to Kabri Dar via Jigjiga, Dire Dawa, Gode and finally Kabri Dar I encounter the people and how their mood is and how safe it really is. Kabri Dar is considered a bit of hot plaster because it is said it is where most of the ONLF come from there are certain elements of Nabad-diid there but the vast majority is not pro nabaddiid they're pro-business, pro-education and pro-life. I make incursions into Gode and other places of the region and the people seem happy no one likes the ONLF there. The UWSLF had little support but even they seemed to be fading eventually which of course resulted in their declaration of a cease-fire two weeks ago. The ONLF in the mean-time rob travellers, nomads grazing with their cattle especially young girls and gate-crashing the one time meal orphans eat by taking away their food by the barrel of the gun. They are for no reason called UBO Ururka Bahdilaada OGda or Ururka lagu Bahdilo OGda. You're glad to hear of course that the voter registration is now on a all time high of 2.434,237. This are indisputable facts. The people are gearing to vote and for their voices to be heard. Alone in Jigjiga district have half a million voters registered themselves for the upcoming election. This are indisputable facts on the ground. Not cheap UBO propaganda made in Eritrea or the US or somewhere else.
  6. I don't care for Faroole as of now isku kaaya keen qabridaharay, goday mise jigjiga meel kasta ee dhulka dowlad deegaanka ka mid ahi waan kugu imaani ee igu ballami uun ninyow. Garoowe kaaga adkahay, godey kaaga adki, qoraxay haba sheegin ninyahow, itaal darnidaa.
  7. The real reason for the surrender of the UWSLF except for maturity and xikmah and sense displayed by its leaders is because of the fourth's batch graduation of the Liyuu Boolis who have accomplished a lot since they were first formed in late 2008 by Mudane Cabdi Maxamuud Cumar who is the head of the security and justice department of the Somali Regional State of Ethiopia. you can watch it here:
  8. Sh Cabdinaasir Xaaji oo shalay Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Garoowe(Dhagayso) Posted to the Web Apr 20, 08:42 Garoowe:-Waxaa xalay Muxaadaro diini ah ka jeediyey masjidka weyn ee Al-hudaa ee magaalada Garoowe Shiikh Cabdinaasir Xaji Axmed oo ka mid ah culimada baaca dheer ku leh aqoonta diinta ,Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed ayaa waxaa uu muxaadaradiisa ugu magacdaray Baahida ay mujtamac Soomaaliyeed u qabaan Barida diinta iyo in dhexdooda la Islaaxiyo. Sh.Cabdinaasir Xaaji ayaa waxaa uu muxaadaradiiisa soo arooriyey Axaadiisa fara badan iyo Aayaad Quraani ah ,Shiikh Cabdinaasir ayaa waxaa uu caan ku haya in Muxaadaradaadkiisu uu ku saleeyo daliil fara badan oo uu Shiikhu ka soo dheegto Kitaabka Alle iyo Axaadiista Rasuulka Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee. Muxaadarad Shiikh Cabdinaasir ayaan idiin soo gudbin doonaa insha Alllaahu Muxaadarada Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed ayaa waxaa dhagaysanayey dad weyne aad u fara badan iyadoo dadweynaha kale ay kala socdeen Radiyaasha lokalka ah halka Shirkada Golis ay u samaysay dadweynaha numbar ay dadku garaacayaan oo dadku kala socdaan muxaadaraadka ay culimada ka jeedina yaan Masjidka Alhudaa. Markii Shiikh Cabdinaasir uu dhameeyey muxaadrada ayaa siddii caadiga ahayd waxaa la guda galay in ay culimadu ka jawaabaan su,aalaha ay dadweynuhu ay u soo gudbinayeen culimada ,Shiikh Yuusuf Aadam,Shiikh Cali Warsame iyo Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax ayaa waxaa ay dadweynaha uga jawaabeen su,aalo tiro badan iyadoo dadweynihii ka qayb galayey Nadwada ay aad ugu faaiidaysteen. Halkaan Ka Dhagayso Su,aalo ay culimada ka Jawaabeen Halgan.net Garoowe dhagayso
  9. Sh Maxamed Idirs oo ku biiray culimo fara badan oo ka qayb galaysa Nadwo ka socota Garoowe Posted to the Web Apr 19, 21:08 Garoowe:-Sh.Maxamed Idirs oo ka mid ah culimada Soomaali yeed ayaa gaaray magaalada Garoowe waxaan uu ku biiray culimo fara badan oo ka kala yimid gobollada dalka Soomaali ya , Shiikh Maxamed Idirs ayaa maalinta beri ah la filayaa in uu muxaadaro diini ah ka jeediyo Masjidka Al-hudaa e Garoowe oo ay maalintii 5aad ay ka socoto Nadwo diini ah. Waxaa ka baaqday Nadwo cilmiyeed diini ah oo lagu casumay Shiikh Maxamuud Ciise oo ka mid ah culimada sida weyn looga yaqaan dalka Soomaali ya iyo dibadiisa ,Shiikh Maxamud Ciise ayaa safarkiisa arimo farsamo awgood u soo haleeli waayey in uu ka soo dhoofo dalka Sacuudi Arabia ,Shiikh Maxamuud Ciise ayaa baaqashadiisa waxaa u sabab ah sidda ay noo sheegeen culimada ka qayb galaysa Nadwada isagoo waaxda socdaalka ee dalka Sacuudiga ay ka daahiyeen Khuruuj Al-Cowada. Magaalada Garoowe ayaa waxaa gaaray culimo aad u fara badan oo ka kala yimid Gobollada dalka Soomaaliya waxaan la filayaa in ay wacyi gelin iyo muxaadaraad u jeediyaan dadweynaha ku dhaqan Garoowe iyo Gobollada ku xeeran,Waxaa kale oo jira culimada ku sugnaa gudaha dalka Soomaaliya oo maalmihii la soo dhaafay gaaray magaalada Garoowe waxaan ka mid ah faduulatu Sh.Yuusuf Aadan ,Shiikh Dr.Bashiir Axmed Salaad, faduulatu Shiikh Cali Warsame ,Shiikh Cabdullaahi Daahir Jaamac,Shiikh Cabdinaasir Xaaji, iyo Shiikh Dr Axmed Xaaji , Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax, Shiikh Daahir Aw-cabdi , Sh.Xassan Maxamed Ibraahim ,Shiikh Axmed CabdiSamad ,Shiikh Maxamuud Abusheyba Sh axmed Maxamed Sulaymaan iyo culimo kale. Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay Nadwadaan ka bixin doonaa duruus fara badan waxaan ay dadweynaha u jeedin doonaan muxaadaraad diini ah oo ay dad ku ay kaga digayaan in alle Kitaabkiisa ay ka fogaadaan iyo in ay culimada ka bartaan diinta Halgan.net Garoowe
  10. The history of the dacwah in Somalia. The teachers of the Al-Shabab reminding the young and the gullible teenagers that Islam did not came in 2006 or 2007 when courts or Al-Shabaab first emerged. Now the teachers in their 50's, 60's, 70's and even 80's have been pushed back and the religious knowledge is accumulated by men in their early teens barely in their 20's or 30's the oldest elder the Shabaab can present is someone in their late 30's early 40's whose siblings are still being nursed. Taariikhdii Dacwada dalka Soomaaliya Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax Sh Cali Warsame.(Dhagayso) Posted to the Web Apr 19, 06:58 Garoowe:-Waxaan halkan idiin soo gudbin doonaa muxaadaro ku saabsan taariikh kooban ah oo ay soo martay Dacwadii dalka Soomaaliya waxaa muxaadaradaas qaadaa dhigay Fadiilatu Shiikh Cali Warsame iyo Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax. 2 Shiikh ayaa waxaa ay dhalinyaradii dhagaysanaysay Muxaadarada ay ka faaiidaysteen khibra dacwadeedkii ay 2 shiikh la soo noolaadeen , waxaa xusid mudan in uu jiray Shiikh 3aad oo isagan ku qornaa Muxaadarada Shiikh Maxamuud Ciise oo ka mid ah culimada Soomaaliya ugu waaweyn ,Shiikh Maxamuud Ciise ayeysan u suuroobin in uu ka qayb qaato Nadwada iyadoo arinkaas ay ugu wacan tahay khuruuju Cawada oo Shiikh waqti ku qaatay. Halkan ka dhagayso
  11. Xadgudubka diineed iyo raadka uu ku yeesho Dacwada iyo Bulshada Sh.C/laahi Dahir Jama.(Dhagayso) Posted to the Web Apr 18, 19:02 Garoowe:-Waxaa xalay ka baxay muxaadaradii 2aad Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe muxaadaro uu jeediyey Sh.C/lahi Dahir Jama, Shiikha ayaa waxaa uu muxaadaradiisa ugu magac daray الغلو وأثره في الدعوة والمجتمع Shiikh C/llaahi ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu aad ugu qaadaa dhigay qaab kii uu Rasuulkeena Maxamed Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee uu u fidiyey Dacwada,muxaadarada markii ay dhamaatay ayaa waxaa tacliiqiyey muxaadarad Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo aad ugu dheeraaday ahmiyada Dacwada iyo in ay muhiim tahay in laga ilaaliyey xad gudubka marka la fidiniyo diinta Islaamka. Halkaan ka Dhagayso Muxaadarada Sh C/llaahi Daahir Jaamac guji halkan Intaas ka dib waxaa la guda galay in su,aalo kale duwan la wiidiiyo culimada iyadoo culimada ay su,aalo fara badan ay uga jawaabeen dadweynah dhagaysanayey muxaadarada. Halkaan Ka Dhagayso Su,aalaha la wiidiiyey culimada &Tacliiqa Sh Cabdulqaadir riix halakan sidad u dhagaysatid Muxaadaraakda ka socda Masjika Al-hdaa ayaan suurtagal aysan noqon in aan LIve u baahino iyadoo dhinac Internetka Masjidka Al-hudaa ee Garoowe uu saamixi waayey ,muxaadaraadka ayaan wixii na soo gaara aan webka ku soo gudbin doonaa insha Allaahu. Halgan.net Garoowe
  12. A Nadwo held in Garowe Capital of Puntland has brought various religious scholars together from Puntland, Saudi Arabia and neighbouring regions of Puntland. One late addition to this Nadwo or religious gathering of Ulamaa is Sh. Maxamed Idris a well-known and renowned scholar. This gathering scholars are the fathers of the dacwa in Somalia and in the past many of them were involved in religious inspired coups to establish an Islamic state but many have now laid that aside and are pro cohesion and understanding and work closely together with the authorities as they have seen what many of their past mistakes have lead to i.e. the Al-Shabab youngsters who do not listen anymore to their teachers and educators in Islam who first brought the knowledge of the deen to them. Anyways its a good gathering and hopefully something meaningful for the Somali people as a whole will come out of it. I'm hopeful to that, inshaallaah.
  13. You can watch the video here, scroll down and you will see it: Video of Baidoa Suicide bomber and celebrations for the children and wife's of the suicide bombers/operatives held by Alshabab
  14. The Al-Shabab group held a ceremony to remember the suicide operatives who died in their missions and invited for that occasion the suicide bomber's family i.e. wife's and children. C/salaan Xersi Maxamuud Lugey the first suicide bomber of Somalia who was 27 years of age when he blew himself up on the convoy of interim governments President Abdullahi Yusuf Ahmed on 18th September 2006. His son who Alshabab wants to follow his dad's footpath in blowing himself up as a suicide bomber: Children and wife's of the suicide bombers invited for a fun day and celebrations: I wonder when this two will blow themselves up? Defiant children or deviant? Your call!
  15. I vividly remember that day it was the 18th of September 2006 in Baidoa, interim capital of the TFG. The first suicide bomber on the Somali soil. The news was quick as immediately after the bombing maybe minutes it was realised that the interim government President Abdullahi Yusuf Ahmed came away with light injuries although his car was a blazed and burning from the in as well the outside. There were few casualties such as the relatives and some close friends of the President. That day many here on SOL were gleefully celebrating at the attack on the convoy of the President by an Al-Shabab suicide operative as what they saw an attack on Abdullahi Yusuf's life and demise of his government.
  16. There is no conspiracy but there are a lot of theories of it. Glad that Ngonge has finally owned up that Maaddeey is indeed A&T. We will await our friend A&T to refute this of course. Ngonge thumps up for your courage in revealing that long mystery that has surrounded SOL for the last couple of days/weeks.
  17. Puntland = Somalia. It is the hope for the nation. Insha Allah our people in the South will find the peace that they deserve. An end to the madness, neither the Al Shabaab murderers, nor the clan ****** who are the base for Sharif Hotel are the answer. The people must follow the Puntland plan and take their regions back. True say, General Duke brother! The solution to the problem is that each and every region, province, town and village in Somalia needs to model itself on Puntland and build their own state only then will be peace achieved. Each regions people will be responsible and they will be in charge of their own affairs and through a union of the states can the solution to the problems be found. So other than federalism there is no other option for Somalia. Puntland is a great model and I'm hopeful that the next leadership will push that model for the rest of Somalia and gradually things will then improve but for that to happen it needs a qualified and good leadership in place and I'm hoping that this will be achieved and someone will come to the helm that can make this happen. Ideally of course that someone would have enough practical experience gained in this field and has a true track record of governing whereby he can be judged and no such exist's except the Puntland State of Somalia, where its leaders have proved time again that they're mature and can lead a people, a state and an economy that is in a country that has no government and still manages to keep the state safe from the fire that is engulfing the south of the country. Where else has this proved other than Puntland. Puntland leaders can be get rid off and new one's can replace them as it happened in Puntland four times through peaceful and democratic elections whereby the incumbent lost to the challengers each time although the state is only a decade old. This shows a degree of responsibility, matureness and an urgency that they want to achieve things for the people and the country no where else is this true but in Puntland. Puntland is the only place now in Somalia which has a semblance of governance and where its leaders have a proven track record of ruling and enough experience gained in governing nearly 3 million people and a land mass that equates to 1/3 of that of Somalia.
  18. Great call by the VP and Acting President of Puntland Mudane Cabdisamad Cali Shire. Puntland is the only sanity left in a crazy gone country. The VP not only called for an end of the senseless blood-letting and hostilities of the south but he said that they will do everything possible in their hands to mediate between the warring parties of the south. This is the way to go. Puntland is a voice for reason and sanity. Well done to the VP for this call of sanity to end the craziness that has engulfed the south for nearly 20 years now.