Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Sharif visit's Muna Hotel, the scene of the spectacular attack that was intended to kill MP's from Puntland that were opposed to him but it had failed alxamdulillah to reach it's intended targeted objective. The MP's that died so far two are from Bay and Bakool, two are from Awdal and one is from Somaliland. They were from Sharif's Asmara MP's he brought to the Parliament. However they managed to kill six of the officers from Puntland, Gedo and Jubbaland families. One is from the southern regions. Twenty two civilians were murdered and the wounded number more than seventy.
  2. It gets more absurd by every passing hour. So far we have: Parliamentarians 6 dead Officers 5 dead ]Number of attackers: 7 attackers 34 people were killed overall The duration of the gun battle was 2 hours. The attack took place in what was the most secure/safe area in the whole of Mogadishu with abundance of weapnory and no shortage of men and firing power. The question that arises here is of course why was the gunbattle inside the hotel raging for 2 hours when the attackers only had 7 men at their disposal and Sharif had hundreds The conclusion of this is 7 men from Shabab defeated the whole army of Sharif inside + surrounding area of Villa Somalia, which was supposed to be in the government's hand. It's a total joke and no one can believe this. It will certainly catch up with the Sharif.
  3. Nasir&Ghelle what you saying is that Alshabab only know how to attack Hotel Muna? Other hotels with less risks and security and vast amounts of Parliamentarians have been overlooked? Why kill only the Parliamentarians from Puntland and Somaliland that are opposed to Sharif? Are you telling me that Alshabab only know how to kill parliamentarians from Puntland and Somaliland that were opposed to Sharif? Answer three questions if Sharif wasn't involved. Question one: The intruders had the latest version of the Somali Police uniform that was given to the police a short time ago. Who supplied them with the latest police uniforms? Question two: How did they come so close to Villa Somalia? Someone must have dropped them off in the vicinities of the Villa, so that they could walk to their target place, Hotel Muna. Question three: Why was the action delayed for nearly an hour from Sharif's side when they were clearly in the know that parliamentarians are being butchered/massacred in Hotel Muna? Answer those questions Nasir if you think Sharif didn't have a hand in it. Somebody clearly was in the know.
  4. Somalia: Al-Shabaab kill lawmakers in hotel raid 24 Aug 24, 2010 - 3:03:13 AM Somalia’s Al-Shabaab fighters stormed a hotel in Mogadishu’s government-controlled area, killing many people including 6 lawmakers and officials, Radio Garowe reports. The fighters, reportedly numbering around 8 and disguised as government soldiers, entered Muna Hotel in Hamar Weyne district, adjacent to the presidential palace where government officials and lawmakers frequent. “Heavily armed Al-Shabaab fighters stormed the hotel early morning, and took hostage officials who were inside. Then they later killed all of them,” said an eyewitness. Independent sources told Garowe Onlin that the death toll hit 28 people, including lawmakers and hotel visitors. Later on, government troops stormed the building to quell the situation, which had since taken many lives. The fighters have earlier attacked another hotel called Wehliye but no information is forthcoming. The attacks on the hotels come as fighting rages on in the restive capital. More news about the hotel raid coming soon. GAROWE ONLINE
  5. Atrocity orchestrated from Villa Somalia, Sharif's implications in MP's death who were against him.
  6. It's the second time Hotel Muna is attacked. The MP's who lodge there who are from Puntland and Somaliland were MP's vehemently opposed to Shariif. They lodged in Hotel Muna because of it's vicinity to Villa Somalia which they felt safe in. There are numerous other hotel's in which MP's live but that were not attacked that by far are easier targets than Hotel Muna which is in the safest area and only 20 meters approx to Villa Somalia, where Sharif himself lives. The MP's had to endure an hours battle and massacre before the soldiers waited before they moved in and killed the intruders, which they could have done at the beginning before waiting an whole hour. Mean while Shariif was inside Villa Somalia only 20 meter's away. What was he doing?
  7. Hotel Muna: Xildhibaanada dhintey dhamaan wa Reer Puntland iyo Somaliland Posted by admin on August 24th, 2010 Waxaa naloo xaqiijiyey in xildhibaanada lagu laayey Hotel Muna ay dhamaantood ahaayeen Reer Puntland iyo reer Somaliland,inkastoo Qaraxa ay Al-shabaab sheegteen iney ka dambeeyeen hadana waxaa soo baxaya su´aali dadku isweydiinayaan weerarka loo geystey Hotelkaan oo aan wax saasa ka fogeyn Madaxtooyada. Shan kamida xildhibaanada waa reer puntland sadixna waa reer Soomaaliland, dadka shacabka ah waxaa ka mida dad reer Puntland ah lakiin wali tirada saxda ah lama helin Bahweynta Puntlandi.comw axey tacsi u dirayaan eheladii xildhibaanadii iyo shacabkii ku dhintey Hotel Muna. magacyada xildhibaanada la laayey waan idiin soo gudbineynaa Puntlandi.com Muqdisho
  8. So far only three of the deceased MP's have been named: Xildhibaan Buulle Xasan Macalin, Xildhibaan Sheekh Axmed Buraalle and Xildhibaan Maxamuud Gacmeey. Ilaahay ha unaxariisto dhamaantoodba. "Weerarkan waxaana ku dhintay 33-qof oo ay ku jiraan labadii qof ee ismiidaaminta sameeyay," ayuu yiri Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka badda DKMG ah Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibbi), isagoo intaas ku daray: "Waxay kala ahaayeen 21-shacab ah, laba sarkaal, laba shaqalaha rayidka dowlada, lix xildhibaan iyo labadii qof ee weerarka ka dambeeyay. "
  9. The intruders had an whole hour ravaging through the hotel compound!!! To go from room to room and pick out their targets and massacre the people in there without any aid or rescue coming for them. The Hotel is 20 meters away from the Villa. The raiders had the new police dress on which underneath they wore suicide belts. It's tragic event because the killed MP's are those opposed to Sharif Ahmed and exclusively from Puntland and Somaliland. The merciless killing and attack was instigated from Villa Somalia.
  10. Faah faahin dheerad ah oo ka soo baxay weerarkii lagu xasuuqay Xildhibaanadii Beesha ******* ee ka tirsanaa Baarlamaanka FKMG ee Somalia iyo Al-Shabaab oo sheegtay weerarkaasi Kooxo ku labisnaa dharka cusub ee Ciidamada bileyska dowlada FKMG,isla markaana ku hubeysan Jaakadaha la isku qarxiyo iyo qoryaha daran dooriga u dhaca ayaa weerar qorsheeysan oo laga soo abaabulay madaxtooyada ku qaaday Hotel Muuno oo ay dagan yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa u dhashay beelaha ******* iyo *****. Kooxahaan subxii hore ee saaka weerarka la beegsaday Hotelka ay ku sugnaayeen xildhibaano tiro dhowr jeer oo here ay is qabteen Madaxweynaha dowlada FKMG ayaa si aan cabsi leheen ugu sugnaa mudo ka badan Halsaac gudaha hotelka aygoo markaan qol qol ugalay inta badan qolaalka Hotelka,isla markaana si arxan la aanha qolkasta oo ay galaan rasaasta la beegsanayay cidakasta oo ku jirta aygoo qof qof uga tooganayay madax. Gacan ku dhiiglayaashasi weerarka qorsheeysan qaaday ayaa in kabadan halsac markay sidey doonanba ka yeelen dadkii ku sugnaa hotelka oo ay xasuuqeen intii loosoo diray ayey kadib isku qarxiyeen gudaha Hoteelka,si aan loo ogaan cida soo dirtay, mana jrin wax gurmad ah oo ay u fidiyeen ciidamo beeledka DFKMG ee barta kontarool utaalo Tiyaatarka hortiisa iyo kuwa ilaalada u ah Madaxweynaha ee ayagan saldhiga ku leh isgosyka madaxtooyada ee laamiga dheer dhinac celgaabta xigta oo ay umuuqto Hotel Muuno. XafiiskaWarqabadka Shabakada Allidamaale Muqdisho Edition
  11. AFhayeenka AMISOM oo Xaqiijiyey Geerida 15 Xildhibaan oo Ka Tirsanaa Barlamaanka Soomaaliya. MUQDISHO (RBC) Wararka ugu dambeeya ee ka soo baxaya weerarkii Al Shabaab ku qaaday hotelka MUNO ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen mudanayaal barlamanka ka tirsan ayaa sheegaya in 15 xildhibaan ku dhinteen weerarka. Afhayeenka ciidanka AMISOM oo goor dhoweyd la hadlay telefishanka Al Jazeera ayaa sheegay in Al Shabaab hotelka ku dileen 15 xildhibaan oo ka tirsanaa barlamanka kuwaasi oo deganaa hotelka MUNO. Xoogaga Al Shabaab ayaa saaka ka dib dagaal xoogan oo ka qarxay magaalada waxay gudaha u galeen hotel MUNO oo qiyaastii 20meeyo mitir kaliya u jira xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya.Waxayna la wareegeen hotelka oo dhan Ilaalada hotelka ayaa la sheegay in Al Shabaab ay dileen ka hor intii aysan gudaha u galin dhismaha. Afhayeenka Xarakada Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sidoo kale goor dhoweyd u sheegay Al Jazeera in weerarkan uu ahaa mid qorsheysan oo ay soo diyaariyeen, wuxuuna sheegay in faahfaahinta dib ka bixin doonaan. Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa goobta gaaray iyagoo dagaal adag la galay xoogaga Shabaab ee hotelka qabsaday. WIXII SOO KORDHA DIB KALA SOCO RAXANREEB.COM
  12. Xarakada Al-Shabaab:Waxaan dilnay 60-Ruux oo isugu Jira Xildhibaano Wasiiro iyo Saraakiil Muqdisho RBC Radio: Xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa waxa ay ka hadleen xildhibaanada iyo saraakiisha ay maanta ku dileen Hutelka Muno ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Xarakada Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa saxaafada goor dhow lahadlay waxa uuna ka warbixiyay Arintaan. Afhayeenka ayaa waxa uu sheegay in weerarkaan ay qaadeen cutubyo ka tirsan ciidamada Kumaandooska xarakada Al-Shabaab,waxa uuna sheegay in ay ku guuleesteen weerarkaasi. Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa waxa uu sheeray in ay weerarkaasi ku dileen ilaa iyo 60-ruux oo isugu jira xildhibaano wasiiro iyo saraakiil. Hadlka Afhayeenka ayaa waxa uu imaanayaa xili maanta xarakada Al-Shabaab ay dileen xildhibaano badan oo daganaa Hutelka Muno ee magaalada Muqdisho RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  13. What we know so far: 1.The report on the ground is five to six MP's dead after armed group raided the Hotel in which MP's lodged. Death toll over 30 now including civilians, raiders and the soldiers guarding the MP's lodge. 2.The gunned down MP's only arrived yesterday at their lodge/hotel. 3. The Hotel mainly house MP's, Ministers and Officers from Puntland. 4. So far the dead MP's three are from Puntland and two from Somaliland. 5. The hotel's security could not be impeached so easily as it is only 20 meter's away from Villa Somalia. 6. It is assumed that it was an inside job instigated from the Villa itself as the men who attacked and raided the hotel could not that easily break the security into the hotel/lodge of the MP's as it is only a short walk away from heavily fortified Villa Somalia. 7. Two men managed to get into the Hotel and kill and wound all the people inside after that one blew themselves up in a room. 8. Al Shabaab claim the attack as a suicide mission in which they managed to kill scores of MP's, 'Ministers' and 'Army Officers' (not verifiable yet).
  14. Al-Shabaab Oo Sheegatay Qaraxii Lala Beegsaday Hotel Muna Ee Muqdisho August 24, 20101 comment| leave your own! Xarakadda Al-Shabaab ayaa ka hadashay qarax ismidaamin ah oo saaka lala beegsaday mid kamid ah hoteelada ku yaalla magaaladda Muqdisho oo ay deganayeen Xildhibaano iyo masuuliyin ka tirsan Dawladda Federaalka. Afhayeenka Al-Shabaab Sheikh Cali Dheere oo shir jiraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho saacado kadib markii uu qaraxu dhacay ayaa sheegay in qaraxaas ay fuliyeen guutada Kumaandooska ee Al-Shabaab,isla markaasna ay la beegsadeen hoteelka oo u sheegay in ay deganayeen Xildhibaano iyo Wasiiro. …Maantey rag ka tirsan xarakada al-shabaab kuwaas oo ahaa kumandooska xarakada, ayaa fuliyey hawlgal culus, waxaana ay qarax la beegsadeen Hotel ay si weyn u camireen kuwa xildhibaanada isku sheega waxaana halkaas ku halaagsamay qaar badan oo kamid xildhibaano ku sheegi….” ayuu yiri Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere). Cali Dheere ayaa sidoo kale amaan iyo duco u jeediyey kooxdii fulisey qaraxii Hotel Muna, waxaana uu sheegay in ay sii laba laabayaan qaraxyada iyo dagaalada ay wadaan Wuxuu intaas ku daray in khasaaro badan uu ka dhashey weerarkaas isla markaasna mahadcelin gaar ah ujeediyey dadkii fuliyey. Qaraxii ka dhacay Hoteel Muna ee ku yaalla degmada Xamar Jajab ayaa la ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ilaa iyo hadda ka dhashey,inkastoo wararku ay sheegaayan in ay ku dhinteen Xildhibaano iyo dad kale oo hoteelka deganaa. Horseed Media
  15. Xildhibaano iyo Dad Rayid Ah oo Lagu Xasuuqey Hotel Muna Muqdisho [uPDATED] August 24, 20101 comment| leave your own! Share Hotelka Muna oo ay deganaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxaa galay qof isku soo xirey waxyaabaha qarxa, kadib waxa uu isku dhexqarxiyey hotelka gudihiisa, xili dagaal ka socdo magaalada Muqdisho. Dhegayso Waraysi aan la yeelanay Xildhibaan Saleebaan Ibrahim Axmed oo ka agdhawaa halka weerarku ka dhacay Podcast: Play in new window | Download War ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laba nin oo dabley ah kuwaas oo isu ekeysiiyey Ciidanka Dawladdu in ay gudaha u galeen Hotel Muna waxayna dileen 31 qof oo isugu jira shaqaalihii Hotelka iyo xildhibaano deganaa halkaas. Warka ka soo baxay wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay in dadka dhintey ay ka mid ahaayeen 5 askeri oo ka tirsan ciidanka Dawladda, waxaana ugu danbeyntii labada nin ee Hotelka soo galay ay isku qarxiyeen Hotelka gudihiisa. Wakaaladaha wararka qaarkood ayaa sheegaya in 6 xildhibaan ay ku dhinteeen qaraxaas ismiidaaminta ah, Wasiirka warfaafinta Dawladda Soomaaliya Eng. Yariisow ayaa warbaahinta reauters u sheegay in saddexdii nin ee weerarka sooq aadey mid kamid ah la qabtey. Xildhibaan Saleebaan Ibraahim Axmed oo kamid ah mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka kana mid ahaa dadkii deganaa hoteelka ayaa Horseed Media u sheegay in qaraxaas uu ka dhashey khasaaro kala duwan. Wuxuuna sheegay in dabley hubeysan oo watay lebiska ciidanka Dawladda ay gudaha usoo galeen hoteelka ayna dileen dadkii ku sugnaa gudaha iyo dibada. Xildhibaanka ayaa intaas ku daray in Ciidamada Dawladda iyo ragaas uu dhexmaray israsaasayn,isagoo sheegay in ciidamada ay ku guuleysteen in ay qaar kamid ah raggaas gacanta ku dhigaan halka kuwa kale ay dileen. Mid kamid ah raggi ayuu sheegay inuu isku dhexqarxiyey hoteelka,iyadoo xilliga ula hadlaayay warbaahinta Horseed Media la kala guuraayay dadka dhaawacmay iyo kuwa dhintay. Mudane Saleebaan Ibraahim ayaa ku baaqay Xukuumada Dawladda Federaalka ay iscasisho,kuna eedeyey in ay masuul ka noqon wayday amniga shaqaalaheeda. Dhanka kale Xildhibaan Marwo Saynab Qayaad oo iyadoo murugaysan si kooban la hadashay Horseed Media ayaa sheegtay in xildhibaano gaaraya 6-xildhibaan ku geeriyoodeen weerarkaas ismidaaminta,iyadoo ay kamid ahayd Xildhibaanadii ay badbaadiyeen Ciidamada Dawladda Federaalka. Horseed Media
  16. Xildhibaao lagu laayey Hotel Muna oo ku yaala Degmada X/weyne ee Magaalada Muqdisho Posted to the Web Aug 24, 09:04 Muqdisho:- Wariyaha Halgan.net ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xoog ku galeen Hotel ku yaalay Degmada X/weyne ee Magaalada Muqdisho ka dibna ay dileen qaar ka mid ah Xildhibaanada DFKM. Hotelka ayaa waxaa magaciisa la yiraahdaa Muna waxaana deganaa qaar k mid ah Xildhibaanaa DFKM Kooxda dilka geysatay ayaa ku labisnaa dareyska ciidanka Booliska ee DFKM waxaana ay markii danbe isku qarxiyeen 3 ka mid ah Hotelka. Dhaawaca iyo Dhimashada ayaa haatan lagurayaa waxaana ka jira Hotelka isku dhex yaac tiro badan. Wark oo faahfaahsan waan idiin so gudbin doonaa iyo sawirada hadii alle idmo oo ay suuro gasha. A/Cawale Halgan.net
  17. Faahfaahin: Weerarkii Al-shabaab ku qaadey Hotel Muna, Qaraxa waxaa fuliyey Nin iyo Haweyney, 9 xildhibaan oo dhintey Posted by admin on August 24th, 2010 Muqdisho(Puntlandi.com)Ugu yaraan 9 xildhibaan ayaa ku dhintey Hotel Muna, Qaraxa waxaa fuliyey Nin iyo Haweeney, Xildhibaanada dhintey ilaa hada waa 9, labo waxey kasoo jeedaan somaliland, Sadixna Puntland. Dhimashada Xildhibaanada intaas waa ka badnaan kartaa sida uu noo sheegey askari ka tirsan ciidanka, Warar waxaa jira sheegaya in Xildhibaanada dhintey ay badankoodu Hotelka soo degeen Xaley. 33 qof ayaa ku dhintey ay ku jiraan kuwii weerarka soo qaadey iyo 5 askari Nin iyo qof dumar ah ayaa isku qarxiyey Hotelka, midkii sadixaad oo ah nin waxaa lasheegayaa inay usuura gali waydey inuu isqarxiyo balse uu qol iskusoo xirey, sida ay sheegayaan wararka ugu dambeeya ee aan heleyno. kala soco Puntlandi.com wararka soo kordha Puntlandi.com Breaking News/SMS Center Muqdisho/Nairobi
  18. Muqdisho: 6 Xildhibaan oo ku dhintey weerar 24 Aug 24, 2010 - 2:18:49 AM Kadib markii dagaalo ba'an oo dad badan ku hoobteen ka dhaceen shaley iyo maanta 24.08.2010 magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka koox dabley ah is-miidaamisay gashey Hotel la yiraahdo Muna kaasoo ku yaala duleedka Villa Somalia. Wararka kasoo baxaya goobtaas oo weli yar ayaa sheegaya in weerarkaas ay geysteen koox dabley ah oo sidata dharka Tuutaha ciidamada Somalia kuwaasoo markii gudaha u galeen Hotel Muna rasaas la beegsadey dadkii halkaas daganaa oo u badan xildhibano. Xoggohaan oo weli la xaqiijin ayaa ayaa sheegaya in weerarkas ku dhinteen dad gaaraya 31 qof oo ay ku jiraan kooxdii dagaalkaan is-miidaaminta ah soo qaadey iyadoo ay jirto in gudaha Hotel Muna oo ku yaala halkii loo aqoon jirey Ceelgaabta qarax xoogan ka dhacey. Xildhibaanada halkaas ku dhintey ayaa wararku sheegayaan iney gaarayaan 6 qof halka dadka kale yihiin shaqaalaha Hotelka iyo askarta ciidamada oo tiradooda dhantahay 4. Sarkaal diidey magaciisa ayaa Garowe Online u sheegey in Hotelka gudihiisa dhamaan dadkii ku jirey waxna dhinteen halka kuwa kale tiro aan la aqoon dhawacmeen iyadoo ciidamada amniga isku gadaameen halkaas. Talaabadaan ayaa timid kadib markii shaley galab iyo xaley dagaalo balaaran oo ka dhacey Muqdisho ku dhinteen 30 qof halka dhaawacyadu gaarayaan 90 qof kuwaasoo u badnaa rayid. Magalada Muqdisho ayaa maanta 23.08.2010 waxaa ka socda dagaalo culus kuwaasoo ay weheliyaan duqeymo iyadoo wararku sheegayan in suuqa Bakaraha xiran yahay. Weeraradaan ayaa ciidamada Dowlada iyo AMISOM waxaa ku soo qaadey ururka Al-shabaab kuwaasoo dhowaan iclaamiyey in dagaalo aan kala go' laheyn ku qaadi doonaan xoogaga dowlada. Warsidaha GO ayaa fahansan in ururka A-shabaab dhowaan ka heley saanad iyo hub dalka Eritrea kuwaasoo kasoo dagey garoonka Baydhabo Ururka al-shabaab ayaan weli qiran weerarka loo gaystey Hotel Muna iyadoo warar qaar sheegayaan in halkaas daganaayeen inta badan Xildhibaanada kasoo jeedaPuntland.
  19. Qarax iyo weerar ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen Xildhibaano DKMG ah. Sida ay ku waramayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho caasimada Dalka waxaa goor barqadii maanta qarax lala eegtay hotel ka mid ah hoteelada ay degaan xildhibaanada Baarlamanka ay ku dhinteen tiro badan oo xildhibaano dowlada Ka tirsanaa ah. Waxaa ay wararku intaasi ku darayaan in mudane yaasha baarlaanka ee halkaasi ku sugnaa ay dhamaayeen 60 xildhibaan aana ilaa iyo haatan la xaqiijin Karin meel iyo jaan iyo cirib dhigeen inkastoo ay wararka qaar sheegayaan in xildhibaano 15 dhan ay ku dhinteen qaraxaasi, inkastoo aan la xaqiijin karin Wararkale ayaa ku waramayaa in xildhibaanada badankood ay ku geeriyoodeen rasaas ay fureen rag ku labisnaa dresska ciidanka Dowlada KMG ah oo gudaha u galay Hotelka Muna oo ka mid ay xildhibaanadaasi degenaayeen. Qaraxa oo ahaa nooc ismiidaamin ah oo siweyn looga maqlay magaalada ayaa ka dib waxaa saxaafada muqdisho qaarkood la hadlay afhayeenka Ururka Alshabaab Sh Cali Dheeere isagoo sheegtay qaraxa dhacay islamarkaana ay ku laayeen xubno badan oo Baarlamaka DKMG ah ka tirsan, waa sida uu hadalka u dhigaye. Waxay tani qeyb ka tahay dagaal maalintii labaad si xoogan uga soconaya magaalada Muqdisho iyadoo wararka ugu dambeeya ee muqdisho naga soo gaarayana ay sheegayaan in dagaal xoogan uu ka soconayo deegaanada waqooyiga Magaalada iyadoo ay dhacayaan duqeymo xoogleh oo ay labada dhinac isweydaarsanaya . Sidoo kale madaafiic ayaa lagu weeraray Hotelka Naasahablood oo ka mid ah isla hotelada ay degen yihiin qaarkood masuuliyiinta Dowlada KMG ah ee SOomaaliya lamana xaqiijin karo ilaa iyo hada wax khasaare ah oo ka dhashay, waxaana wixii warar ah ee ku soo kordha wararkaasi dhamaantood aad kala socondoontaan wararkayaga dambe. SBC International Muqdisho.
  20. War Deg Deg ah:Xildhibaano & Shacab lagu laayey midkamid ah Hotelada Muqdisho. 24. august 2010 Muqdisho:(Allpuntland)-Koox hubaysan ayaa goordhaweyd gudaha u gashay Hotelka Muna ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay deganaayeen Wasiiro,Xildhibaano & Siyaasiyiin kale oo ka tirsan dawlada Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Kooxdan ooo dhowr qof ka kooban ayaa ku labisnaa Dareyska ciidamada dawlada Kumeel gaarka ah,waxaana ay Rasaas ku fureen waardiyeyaashii & Ilaalada Hotelka & Xildhibaanada,waxaana ay sidoo kale Baaritaan kusameeyey Qolalka Hotelka halkaas oo ay qaarkood ku jireen Xildhibaano katirsan Dawlada Kumeel gaarka ah. Ciidamo badan oo katirsan Kuwa dawlada ayaa imika ku Wareegsan hotelkan la weeraray,waxaana wararkii udanbeeyey oo lagahelayo Hoterl Muna ay sheegayaan in Kooxdani ay dileen Tiro aanan weli la shaacin oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka & Madax kale oo halkaas ku sugnaa. Weli majiro Wax war ah oo Sugan oo laga heyo Hotelka saaka laweeraray,Waxaana weli Hotel muna & agagaarkiisa ka dhacaysa Rasaas Culus oo ay dhinacyadu is huwinayaan. Wixii War ah oo kasoo kordha weerarkan kala soco APL. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  21. Random numbers it seems they pick carelessly, I truly believe that they're cursing our people by saying that such proportions have been displaced. They're doing a great disservice all because their man Attaam got chased and their ego took a batting. No farms were burned and the government is addressing the problem of the people fled of Attaam's instigated fighting. It was Attam who first pull the trigger on the Puntland troops and calling for a bigger war in which clan's are involved all because of the support of Attaam is insane to say the least. Insane folks should abstain from such wishes 'Lest one' fool get's what he wishes for.' This is no clan war nor a war of resources but a necessity born out of one's man desire to establish an Islamic wilaayah under the command of Shabaab in the hinter and heartlands of Puntland and this we cannot tolerate.
  22. The Dhahar mayor is still an Puntland official, so are the other Puntland officials who took part in the meeting including the Puntland Deputy Minister for State Security Cabdi Jamaal. So the displaced have a meeting with their displacers, it doesn't make sense. But again this is Xudeedi afterall and his fancy interpretation of the his version of the 'news'. He picks a number and then posts an article that refers to the Puntland Deputy Minister for Security and the Puntland Mayor of Dhahar attending the meeting. How strange, what facts is Xudeedi hiding?