Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. MARKA AAN INTAA MEEL DHIGEE AAN SUNAHA MEERSHO MARKA AAN INTAA MEEL DHIGEE AAN SUNAHA MEERSHO AAN MARIYOO MOOR.YAAN GAREEY GABAY MACNAYNAAYAA WAA GABAY MUG IYO MIRA LEH IYO WELIBA MIISANEE WAA GABAY LA SOO MIIRAY OO AAN LAHAYN MIRIFE WAA GABAY MACNAHA LAGA DHEX HELO EREYGA MOOR.YAANEE MOOR.YAAN GAREEYEY MA JIRO MOWQIF KUU QORANE MANA LIHID MITAAL TOOSAN IYO MARIN LA RACAYE LABA MAADO OO KALA FOG BAA KUU MATANA AHEE MID WAA INAAD MAXAAKIIM TIHIYO MAGACA DIIMEEDE MIDNA WAA INAAD MALAG TIHIYO QOON MASUUBA AHEE
  2. Madaxweynaha Puntland Oo Furey Shirka Haweenka Soomaaliyeed(Sawiro) October 25, 20100 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud ayaa maanta furey shir wada tashiga nabada Soomaaliyeed kasoo ay soo qaban qaabisay Wasiirka Haweenka iyo arimaha Qoyska Marwo Caasho Geelle Diiriye iyadoo ay gacan ka geysanayso hay’ada UNDP. Shirkaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Haween ka kala yimid Koonfurta Soomaaliya,Somaliland,Puntland,Qaarada Ameerika,Yurub,Kenya,Itoobiya iyo Jabuuti. Wasiirka Haweenka iyo arimaha Qoyska Puntland Caasho Geelle oo shirka ka hadashay ayaa sheegtay sheegtay in shirkaan ay ugu talagaleen in looga doodo xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii loo soo celin lahaa nabadii ka jirtay. Waxaa ay sheegtay in dhibaatooyinka dalka ay saameyeen haweenka ayna jirin xilligaan Dowlad *****sha xaalada caruurta iyo haweenka. ”…Mudadii ay burbursanayd dowlada haweenka Soomaaliyeed dhibaatooyin badan ayay la kulmeen.inta uu shirkaan socdo waxaa loo baahan yahay in haweenka ay ka tashadaan danahooda iyo xaalada adag ee dalka Soomaaliya uu ku jiro sidii ay haweenka dajintooda loogu heli lahaa xal waara…”,ayay tiri Haweenkii shirkaan kasoo qaybgalay ayaa buraan buro kasoo jeediyey goobta kuwaas oo ay ugu talagaleen in ay kaga qayb qaatan dajinta xaaladaha dalka ka jira,waxaana ugu badnaa haweenka halkaas kasoo jeediyey heesaha iyo buraan burada haweenkii ka yimid Koonfurta Soomaaliya kuwaasoo jeedinayay murti dadku la wada qiiroodeen. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Faroole ayaa ka jeediyey shirka khudbad dheer,wuxuuna sheegay in dhibaatada dalka ka jirta ay dadka Soomaaliyeed ay iyagu sameyeen loona baahan yahay in dadku ay tashadaan ayna dejiyaan dalka. Madaxweynaha ayaa waxaa uu ugu baaqay madaxda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya in ay xaliyaan khilaafkooda mar weliba soo noq noqday loona baahan yahay in wax weliba wada hadal lagu dhameeyo. Dhanka kale wuxuu sidoo kale ka hadlay dagaaladii dhowaan ka dhacay Buuralayda Galgala gaar ahaan halka lagu magacaabo Diin-digle,wuxuuna sheegay in dhowaan dowladu soo afjartay kooxdii ay dagaalka la gashey isla markaana firxadkoodii hada baadi good loogu jiro. Wuxuu ugu danbeyntii mahad balaaran ujeediyey Wasaarada haweenka Puntland sidii shirkaan usoo qaban qaabiyeen. Shirkaan ayaa socon doona dhowrka maalmood ee fooda inagu soo haya. Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe,Puntland
  3. Maashaallaah the Istanbul Conference attended by President Faroole who insisted to be there is showing it's fruits. Visible progress and humanitarian aid is being delivered to the people in conjunction with rebuilding the infrastructure. Garowe Airport has been finished and at the conclustion of this medics from Turkey of all Puntland regions, I hope that Bosaso Port get's the necessary infrastructure improvements it so badly needs.
  4. Listen here to the Minister for Women and Family Affairs at the opening speech
  5. Maashaallaah Duke. This is the first of its kind taking place in Puntland and a great Progress at that too. It's an International Women Conference on Somalia. The opening ceremony was attended by the President, Ministers and guest's such as from the Ethiopia Embassy/consulate etc. Delegates include women from all over Somalia including Puntland, Somaliland, Central regions and Southern regions of Somalia. Delegates from the diaspora such as Asia, Africa, Europe and America were there as well. It is also notable that Djibouti Republic send out two of its female parliamentarians to the conference, the same with Kenya and Ethiopia who have female participant. It was facilitated by Puntland in conjunction with the Puntland Minister for Women and Family Affairs Mrs. Caasho Gheelle Diriye who lobbied for the conference to take place in Garowe, Puntland.
  6. Madaxwaynaha Puntland oo maanta furay Kulan ay iskugu yimaadeen Hawan waynaha Soomaaliyeed kaas oo martigalisay Puntland (Sawiiro). (Garowe) RBC: Waxaa maanta ka furma Xarunta PDRC ee Magaalada garowe kulan balaaran oo ay ka soo qab galeen Xubna ka socda Hawayn waynaha soomaalieed ee ku kala nool gudaha Dalka Soomaalia iyo Dalka dibadiisa . Kulan kaan oo martigalisay Wasaardda Hawaynka Puntland ayaa waxaa furitaankiisa ka soo qayb gala madaxwaynaha Puntland iyo Xubna ka socda Golaha Xukuumada Puntland iyo marti sharaf kale oo ka socda Dalka itoobiya iyo Hay,addaha Caalamka. Shirkaa oo socon doona muda sedax cesho ah ayaa looga hadli doonaa arima la xariira xaalada Dalka Soomaaliya waxaana ka soo qayb galay Hawayn kala duwan oo ka kala yimid Gpobalada Dalka Soomaaliya sida Puntland, Somaliland iyo Koofurta Dalka Soomaaliya iyo Gobalada dhexe . Ajeendaha shirka oo ahaa mid ku saabsan xal u helida Dalka Soomaaliya ayaa Hawaynkii lugu marti qaaday waxa ay soo bandhigeen sida aay uga xun yihiin Xaaladaha wadanka haatan ku jiro waxaana xaaladaha dalka ka jira ay sheegeen in ay yihiin kuwa si gooniya ay u saameeyeen.Hawaynka Soomaaliyeed. Hawaynka kulan kaa ka soo qaybgalay ayaa waxaa ka mid ah tira hawayn ah oo shirkaa lugu Caasumay kuwaas oo matalayay koox la yiraahdo Hilaac waxa ayna halkaa ku soo bandhigeen fan suugaaneed ka turjumaya Xaalada Dalka Soomaaliya ka taagan iyo sida nabdda ay muhiim u tahay . Sahro Siciid oo ahayd Xariiriyaha Shirkaa Caalamiga ah ayaa tilmaamtay in shirkaa uu yahay mid la doonayo in Hawaynka Soomaaliya ay dhaxda u xirtaan sidii ay nabad ku raadi lahaayeen waxa ayna tilmaamtay in taa ay ka go,an tahay. Waxa ay intaa ku dartay Saharo in loo baahan yahay in dhibaatada Dalka laga saaro waxa ana sheegtay in Iminka Hawaynka kulan kaa goob joogyaasha ka ah ay ka yimaadeen Dalal kala duwan oo ku yaala adunka daafahiisa . Haweenka kulan kaa ka soo qaybgalay ayaa ka soo kala socdaalay Dalalka Ameerica Yurub Itoobiya Jabuuti Kenya Runwaanada South Africa iyo wadamada Carabta qaarkood waxana dhamaan xubnaha ka soo qaybgalay ee Dalka dibadiisa ka yimid ay sheegtay in ay u mahad celinayaan.iyo kuwa gudaha. Shirkaa oo xubna kala duwan ay ka hadleen oo ay ka mid ahaaeen Wasiiradda Hawaynka iyo arimaha Qoyska oo halkaa ku soo bandhigtay qudbad dhinacya badan taaabnasay ayaa sheegtay in Hawaynka Soomaaliyeed ay iminka u diyaar garoobeen sidii Soomaali iskugu keeni lahaayeen. Ugu danbayntii ayaa waxaa kulan kaa u furay Madaxwayanaha Puntland Dr Cabdi raxmaan Maxamed NMaxmuud Farole waxuuna amaan balaaran u jeediyay Hawanka Soomaaliyeed meel kasta oo a aduunka ka joogaan . Waxuuna sheegay in Puntland ay soo dhawaynayso wax kasta oo ku saabsan sidii Soomaali xal loogu raadin lahaa islamarkaana ay dhoorayso Xuquuda hawaynka iyo waxa a xaq u leeyihiin.waxuuna balan qaaday in maalinta barita ah ay Xukuumada Qada Sharaf u samayn doonto xubaha kulan kaa lugu casuumay ee goobaha kala Duwan ka yimid. Waa markii ugu horaasay ee Kulna nuucaan ah lugu qabto Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya kaas oo iskugu imaadaan Hawan waynaha Spoomaaliyeed waxaana uu ku soo aadayaa xili Dalka Soomaalia a ka taagan yihiin Dagala saameeyay boqolaal Hawayn ah . RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase
  7. Kulan hawayn waynaha soomaalieed maanta uga furmi doono Magaalada Garowe. (Garowe) RBC: Magaalada Garowe ayaa saakay lugu wadaa in uu ka furmo kulan aay iskugu imaan doonaan Hawan kala duwan oo ka kala socda Gobalada Dalka Soomaalia . Kulan kaa ayaa waxaa soo abaabushay Wasaaradda hawaynka Puntland oo shirkaa martigalinasa waxaana kulan kaa ka soo qaybgalaya hawayn kala duwan oo kala yimid Gobalada Dalka Soomaaliya . Shirkaa oo mudooyinkaa la sugayay in uu qabsoomo ayaa la filayaa in looga hadli doono arima la xariira xal u raadida Dalka Soomaalia iyo doorka kaga aadan Hawaynka Soomaaliyeed nabad u raadinta Dalka Soomaaliya oo dagaalo la dageen. Kulan kaa ayaa horay Wxaa u shaacisay Wasiiradda hawanka Puntland Marwo caasho gelle dirie waxa ayna sheegtay in kulan kaa uu ahaan doono mid muhiimada lugu siin doono sida door muhiim uga qaadan lahaeen nabad ku soo dhabaalida Dalka Soomaalia. Saacadaha soo socda ayaa la filaaa in uu ka furmo Xarunta PDRC ee Magaalada Garowe waxaana amaanka goobtaa sugaya Ciidamada amniga oo aad u adkeeyay amniga goobta shirkaa la filayo in uu maanta ka furmo . Wixii kulan kaa ka soo baxa dib aaa kala socon doontaan RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase
  8. Madaxweynaha DPL oo Xariga ka jaray Shir ay isugu yimaadeen Haweenka Somaliyeed. Madaxwaynaha Puntland Dr C/raxmaan maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray markii ugu horaysay Shir caalami ah oo ay isugu yimaadeen Dhamaan haweenka Somaliya, kuwaas oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo DIbadiisa, gaar ahaan Qaaradaha Yurub, amerika, Afrika iyo Asasiya waxana xusid mudan dalalka sida wayn ay uga yimaadeen Jabuti oo ay soo direen labo xildhibaan, Kenya, itoobiya iyo Gobolada koonfurta somaliya iyo Somaliland, Waxaa barnaamijkaan loogu magacdaray ka wada shaqaynta nabada iyo isdhexgalka bulshada, Madaxwayanaha puntland inta uusan hadalka furitaanka oo uu dhinacyo badan kaga hadlay ayaa waxa hadal ka soo jeedisay Wasirka Haweenka iyo Arrimaha qoyska Caasho geele Diiriye oo iyadu hormuud ka ahayd Shirwaynahan Caalamiga ah oo maanta furmay. Madaxwayanaha Puntland C/raxmaan maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu horayn uga mahad celiyay wasarada Haweenka Shirkaan oo horay uga dhicin puntland ay soo qaban qaabisay, isla markaasna uu yahay mid guula oo dadku uu isku dhexgalayo nabad waartana ay haweenku dhalin karaan Madaxwaynuhu waxaa kale oo ka hadlay buraleyda galgala halkaas oo ay dagaal kula jireen Maxamed siciid atab ciidamo taabacsan, in dowladiisu ay soo afjartay 20 bishan waa sida uu hadalka u dhigaya waxaana si carele uu madaxwaynuhuu hadalkiisa ku adkeeyay in ay firxadkii la si dabo joogo. Shirwaynahan caalamiga ee Haween waynaha somaaliya ayaa waxaa lagu soo bandhigay heeso gabayo ka turjumayey xiliga ay soomaaliya marayso isla markaasna loogu duceeyeyay C/naasir Yaasiin Salaad SBC INtenational- Monitoring
  9. ^What are you talking about? The Minister is well and sound and currently in London. The Diaspora held a meeting last night in West London to welcome him and the Head/Director of the overall operatins against Piracy Md. Cabdirisaak Maxamed Dirir.
  10. ^Adigu tuuga diinta ku soo qaraabtay maxad ku taageertay?
  11. A much welcomed and timely statement by King Cabdullaahi Boqor Muuse.
  12. This is the terrain the troops are fighting in, thick bush part of the mountains a very harsh terrain that's why it was such a convenient hiding place and the troops decided to clear the area first before going in that's why it has been so quite. Today heavy casualties have been inflicted on the Shabab sympathisers hiding on top of the mountain hills in the thick bush.