Fiqikhayre
Nomad-
Content Count
5,341 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Fiqikhayre
-
Sarkaal ka socda UK oo la kulmey odayaasha Sool 29 Mar 29, 2011 - 12:12:05 PM Matt Baugh oo ah qabsanaha arrimaha Somalia ee dowlada Ingriiska iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta 29.03.2011 booqasho ku yimid magaalo madaxda Puntland ee Garowe. Wafitagaan ayaa markii ay kasoo dageen gagida diyaardaha Garowe kulan muddo labo saacadood ah socdey la qaatey madaxweynaha Puntand iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada. Wararka kasoo baxaya kulankaan ayaa sheegaya in labada dhinac wadahadalkooda diirada ku saarayeen arrimaha Somalia gaar ahaan khilaafka u dhexeeya Puntland iyo Somaliland. U qaybsanaha UK arrimaha Somalia ayaa kulankaan kadib booqasho ku tagey xero ay dagan yihiin ciidamada badda ee Puntland kuwaasoo howlo bini'aadnimo ka wada degaano abaar ba'an saameysay. Mr. Matt Baugh ayaa warbixin ka dhageystey sarakiisha hogaamineysa ciidamadaan isaga oo u mahad celiyey howlaha bini'aadnimo oo ay wadaan. Dhinaca kale waftigaan ka socdey dowlada Ingriiska oo isugu jira diplomaasiyiin iyo saraakiil ka socota hay'adahooda amniga ah ayaa kulan casho sharaf ah la qaatey Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenka Cabdisamada Cali Shire. Casho sharaftaan ayaa waxaa goob joog ahaa odayaal dhaqameedyada gobolka Sool iyo Ceyn kuwaasoo hadal ka jeediyey halkaas. Odayaasha ayaa waraaq u dhiibey madaxa waftigaan iyagoo hoosta ka xariiqey in dowlada ingriiska cadaadis ku saarto maamulka Somaliland iney isaga baxaan magaalada Laascaano. Odey dhaqamdeekaan ayaa sheegey in iyagu yihiin kuwa rasmiga ah ee gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn islamarkaana diidan yihiin in maamulka Somaliland sii joogo magaalada Laascaano. Madax dhaqameedkaan goboladaan ayaa xubnaha waftigaan u sheegey in dowlada Ingriiska fiiro gaar ah siiso tageerada ay maamulka Somaliland u fidiso taasoo ay u isticmaalaan cabaurinta dadka dagan magaalada Laascaano iyo nawaaxigeeda. Odayaasha dhaqanka oo ka qayb galey kulankaan ayaa waxaa kamid ahaa: 1- Garaad Saleebaan Garaad Maxamad 2- Ugaas Cabdulahi Ciise Nuur 3- Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamad 4- Ugaas Farah Maxamad 5- Garaad Maxamud Warsame 6- Boqor Cabdulahi Axamad Dhamaan odayaashaan ayaa fariinta ay gudbinayeen waftiga ka socda dowlada Ingriiska ay ku wajahneyd sidii maamulka Somaliland uga bixi lahaa magaalada Lascaano. Dhinnaca kale u qaybsanaha dowlada Ingriiska arrimaha Somalia "Senior UK "representative to Somalia" oo dhinaciisa hadal kooban ka jeediyey ayaa sheegey in been aan sal iyo raad toona aheyd in dowladiisu codsatey in cunaqabateyn dhinaca hubka ah laga qaado Somaliland. Matt Baugh ayaa xusey dhinaca kale in dowladiisu tahay midda ugu badan oo bixisa gargaarka bini'aadnimo ee loogu deeqo wadanka Somalia. Kulankan ayaa ugu dambeyntii kusoo gabagaboobey jawi wanaagsan iyadoo wakiilka dowlada Ingriiska u qaabilsan arrimaha Somalia ka codsadey odayaasha dhaqanka iney soo jeediyaan talo ku wajahan qaabkii loo xalin lahaa khilaafka magaalada Laascaano. GAROWEONLINE
-
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Fiqikhayre replied to General Duke's topic in Politics
-
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Fiqikhayre replied to General Duke's topic in Politics
Puntland Information Minister Axmed Cali Askar, giving a press conference in Garowe with detailed illustrations and reports about the famine situation presented by the Puntland Drought Committee -
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Fiqikhayre replied to General Duke's topic in Politics
Guddiga abaaraha ee Puntland oo sheegay in saamaynta abaaruhu ay gaartay heer khatar ah, loona baahan yahay gurmad joogta ah. Mon, 28 Mar 2011 11:23:55 -0400 am -04:00 -14400 Garowe, Mar 27 - Wasiirka warfaafinta ee Puntland Axmed Cali Askar ayaa shir jaraa'id oo ku qabtay magaalada Garowe ku soo bandhigay warbixin uu soo saaray guddiga abaaraha ee Puntland. Warbixinta ayaa nuxurkeedu ahaa in saamaynta abaaraha ee gobollada Puntland ay gaartay heer aad khatar u ah, una baahan gar gaar deg deg ah oo joogta ah. Md. Askar ayaa sheegay in guddiga abaaruhu ay yaqiinsadeen in abaaruhu ay saameeyeen dhammaan gobollada Puntland, haba sii kala daraadeene. Dhulka ay abaaruhu sida ba'an u saameeyeen ayaa waxaa ka mid ah dhulka ku teedsan xeebaha Puntland, dhulka ayxda iyo soolka ee Toga-fuliye illaa Beyla, dhulka hawdka loo yaqaan ee Buuhoodle illaa Eyl, iyo dooxada Nugaal. Waxaa ay warbixintu xustay in reer miyigu ay u soo haajirayaan meelaha ay bidayaan in ay ka heli karaan biyo iyo baad, gaar ahaan tuulooyinka iyo magaalooyinka. Waxaa uu sheegay in xoolo badani ay u le'edeen biya la'aan, ayna u weheliyaan cuduro ka dhasha nafaqo darro, biyo iyo baad la'aan. Md. Askar waxaa uu tasaafiil ka bixiyey hawlaha biya-dhaamiska iyo qaybinta mucaawino raashin ah oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee dhulka miyiga ah. Dhinaca gargaarka, waxaa uu sheegay in dawlada Puntland ay ugu deeqday 250,000 (laaba boqol iyo konton kun) oo doolar hawlaha biya-dhaamiska iyo dayac-tirka ceelasha ee dhulka iyo dadka ay abaaruhu saameeyeen. Dawlada ayaa sidoo kale qaybisay 800 oo ton oo raashin kala nooc ah oo ay ku deeqday dawlada Imaraadka Carabta. Cullimada, sharikaadka, ganacsatada iyo bulshada ayaa sidoo kale la abaabulay si ay kaalin uga qaataan gargaarka deg deg ah ee loo fidinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen. Hay'ada UNICEF, ICRC, VSF Germany, ADRA, WFP, Safe Corn, Horn Relief & Tadaamun ayaa uu sheegay wasiirku in ay kaalin ka qaateen gargaarka deg deg ah. Dawladaha Kuwait iyo Imaaraadka Carbeed ayaa uu sidoo kale uga mahadceliyey kaalinta ay ka qaateen gargaarka deg deg ah iyo gurmadka abaaraha. Ammaan gaar ah ayaa loo jeediyey hay'adda UNICEF oo si weyn uga qayb qaadatay gurmadka abaaraha. Md. Askar waxaa uu sheegay in biya-dhaamisku aanu kow joogin, ayna ka dhigan tahay dhibic biya ah oo bed weyn ku dhacday. Sicir-barar ayaa uu sheegay in uu jiro. Md. Askar waxaa uu ku baaqay gurmad deg deg ah oo joogta ah. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. -
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Fiqikhayre replied to General Duke's topic in Politics
Maashaallaah -
Dawlada Puntland oo biyo-dhaamis & raashin qaybis ka bilawday degmooyin ka tirsan gobolka Nugaal. Sun, 27 Mar 2011 07:54:12 -0400 am -04:00 -14400 Garowe, Mar 25 - Wafti balaaran oo wata gaadiidka booyadaha biyaha dhaamiya iyo kuwa macaawino raashin ah sida ayaa waxaa ay maanta u kicitimeen dhanka magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal. Biya-dhaamiska iyo raashinka mucaawanada ah ayaa loo qaybiyey dadka ay abaaraha, biyo, iyo baad la'aantu ay saamaysay ee ku nool dhul-daaqsinka miyiga ah ee hoos yimaada Buurtinle. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali 'Qarjab' oo waftiga hogaaminayey ayaa sheegay in biya-dhaamiskaani uu yahay mid laga samayn doono dhamaan gobollada Puntland oo dhan; waxaana sida uu sheegay barbarsocon doona biyo-dhaamiskaan deeq raashin mucaawano ah oo ay dawlada Emaraadku (UAE) ugu deeqday Puntland, Taas oo la gaarsiiyey gobolada Sool, Sanaag, Mudug, Nugaal, iyo Cayn. Md. Qarjab waxaa kale oo uu sheegay in ay ay biya-dhaamiska iyo mucaawanadaba gaarsiin doonaan degmooyinka kale ee gobolka Nugaal. Hawlaha biya-dhaamiska ah ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili abaaro baahsani ay saameeyeen gobolada Puntland, iyo gobollada kale ee Somaliya. Cabdiraxman Xuseen Xasan 'Gaardi', Daljir, Garoowe.
-
The much feared Marine Forces of Puntland (PMF) who have their headquarters in Qaw City outside of Bosaso participated in the Drought Relief of the destitute and famine suffering People and Cattle in Puntland since last Friday. They delivered and distributed much needed humanitarian assistance and relief which were donated by the United Arab Emirates. This drought relief was about 8 Tons in Food. They also brought tanks full of water for the dying cattle and nomads suffering under the drought. General Saciid Dheere the overall Commander of the Puntland Armed Forces said that this troops are not only there to fulfill the tasks they were trained for but to participate also in humanitarian assistance. The PMF were originally trained to fight Pirates and this is their first kind of mission in humanitarian assistance to the drought plagued and destitute nomads of Puntland.
-
A job well done by the Darwiish Mole. I felt for him there. Ina Kaahin proposed for him to talk to some other guy who is a real secessionist activist and the Mole cool and calmly answers that he's already got the phone number of the said guy. Ina Kahin then insists that he phones up that guy if he needs any kind of information and that he shouldn't be 'hesitant' at all in asking any question. It's getting worse and worse.
-
Indeed this is big news. The entire Secessionist outed as amateurs. It's not a surprise really. However what other lessons can we take from this? It shows that Axmed Karaash cannot be trusted at all. He was constantly being wooed by the secessionist even though himself declaring that he has not been given $20.000 by Dhiilood and others recently visiting him outside Tukaraq in his Military camp. This shows it was right not to trust him. But what other fall outs will be there?
-
The same Darwiish called then Cadaami Defence Minister, this time pretending to be of Maakhiri origin. He then would ask important questions such as Siilaanyo's departure date to the USA so that the community might welcome him to Washington and the USA. Cadaami says I have forwarded your recommendations to the President and he thanks you as in the Diaspora there are lots of wise and knowledgeable people. He says then I have your Phone number and 'Nice acquainting you' and I will tell you when a set date is set for Siilaanyo's departure to the USA. Cadaami would give off secret information regarding the whole affairs of the Secessionist enclave and their future aspirations. Military strategies to any imaginable info. It's insane to say the least. But another Job well done to the Darwiish Mole.
-
This is embarrassing for the secessionist and Old senile Siilaanyo fell for the mole's pretence. Gheelle is right after the Mole told him that the Diaspora D-block community all of them collected 1 million USD between them, he couldn't believe it! He was shocked, disappointed and orientated and repeated what the Mole was telling him. The Mole's tactics. 1. From what we gather is that the Mole's accent is not that of the people he was pretending to be. The Mole said he was from Gaboose's clan and that he new Gaboose personally and his family. Maybe as Gaboose was from Mudug himself the Mole outed himself as a Gaboose clan cousin from the same area from which Gaboose was from namely Mudug. 2. The Mole is Darwiish by birth. But the way he asks him the questions and accent gives him away. The accent of 'adeer gacaliye' etc. and the information he was asking made it clear what the objectives were and what he wanted to find out but the secessionist leadership failed to see that. 3. The tactics of the Darawiish Mole was to first ask them how they were, then secondly reaffirm who he was 'Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Gobolka Miami' of course Miami is only a city within Flordia State. But the Mole was saying he was from Miami State. 4. He then would say what he was doing i.e. I wrote a couple of letters to the State Department and we also spoke to individuals from SSC, they are planning a huge demonstration in Washington but we thwarted that objective and dealt with it by sending letters to the relevant authorities. 5. He would then go on saying 'What is new' regarding the conflict. Then when they come forward he would say taking the latest other sides moves out of proportion 'These people are up-to something they're planing and we need to counter them' by doing this he would reaffirm that he deeply cared and was worried about the well-being of the Secessionist project. 6. Then when they drift off in their talk he would bring them back to the same subject namely SSC by pointing out to make belief threats taken out of proportion and by enquiring of who they were dealing with, asking for names etc. 7. Last but not least he would take himself out of proportion so that he might seem like someone important by saying 'I talked to men from our clan who work with the Djibouti Armed Forces who provide me with satellite pictures of the areas'. Taani confirms and the Darwiish says 'You're in Gambadhe aren't you' and Taani then says 'Yes, yes we are'. He would then thank them and encourge them on their duty. Sometimes they tell him about other things such as informations concerning Hargaysa and Burco and the Darawiish would block those information and bring them back to what he actually wants to talk about. The Darwiish although his accent and the way he asks the question giving him away nevertheless he managed to secure much needed data. The only question is 'What were the Secessionists leaders on?'
-
Popular Contributors