Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. War bal ii shub koob shaah ah, waaba kii aan dhakada ku diirin jiraye. Alow Alle, ma anaan garan wiilku ileen ragii aan duleedka Gaalkacyo ku shaahi jirnay buu ahaa. fiiiiiiiiiiq, xxxxxxxx, war shaahu macaan badanaa! Kaalay maad meeshan maqaaxi shaah ka furatid aan maalin walba kaa cabnee! :cool:
  2. ^^ Haa walaal, waan ku gartay. Waxaa tahay Muslim laakiin daciif ah oo iska jecel inuu Islaamka iska dhaleeceeyo, sidoo kalena jecel inuu Americanka waxay sameynayaan iska indhotiro. Marka aniga judgmental maahi, ciraaq waxwalba oo ka dhacana waxaan dusha ka saaray America, xitaa hadaa adiga dad ku dishid meeshaas, waxaa masuul ka ah America. Soo waxaad garatay maaha? Marka sidaas ula soco, arintu maaha dad jidka maraayay maxaa loo dilay, laakiin xaqiiqdu waa in lagu baraarugsanaado dhibatadaas oo dhan iney masuul ka yihiin Mareykanka iyo Mareykan-raaca. Sidaas iyo Nabadgalyo. S/C
  3. jacaylbaro, Which one is better your password or mine? Ok, tell me first your password just to see if you get better than mine!
  4. War maxaa kaa qaldan ninyahow, balo! Xitaa anigaa?
  5. Koley su'aashaas waxay ku fiican tahay inaad weydiisid dadka ceelasha horey loogu qoday, Marka waa ceynkaas ma garatay adeer?
  6. tii gabdhaha aad jilaafeyn jirtay soo maaha? inaad iska deysay baan moodee, haye bal iisheeg, ma tiibaa wali ka shaqeysaa.
  7. Waryaa Jacaylbaro, gabadha haka xishoodsiin, edeb iyo dacas midna ma lihide. Oo waxaad yeeshaa orodoo shaqo raadso, ma aqaan waxaad ku jeclaatay shaqo la'aantaane. :cool:
  8. ^^ Brother, why do you have to make dhaar here for something that you can't prove against? Subxaanalaah, war dhaarta iska daa aad bilaa macnaha u dhaaraneysid, yeeysan xididada ku qalalinee.
  9. Iskadaa kaas, waa mid naloo soo diree. Ii waran waryaa jacaylbaro, xageed ku danbeesay ayaantaan? Soo fariiso bal, aan warka isku dhurnee.
  10. ^^ I think this is more important than yours. So, look at the participants, jacaylbaro, wiilo, simply the best, and so forth. All of them are very respected figures in SOL.
  11. Bismilah, Marrying is a must for an every able Muslim. But marrying a convert will always require taking some risk. I advice the sister to never underestimate the helpful advices of her parents, because her parents' say will finaly come to the process, so consult with them before considering our advices. And Allah knows the best.
  12. ^^^ War meesha iskaga tag ninyahow af aadan laheyn laguma hadlo. Fox News iyo CNN baad inta kasoo dharagtay rabtaa inaad nagu shubtid sheekada raqiiska ah ee Gaaladu la wareegto! Muslim iyo Gaalo waxaa u tahay uma jeednee, ama Islaamka soo raac oo wax fiican ku hadal, ama gaalada la jir oo cadeyso hadafkaaga. Xumaan ha iga fahmin, hadaan qaldanahayna i qabo. Laakiin ninyahow hadalkaaga ma cada ee is cadee waxaa tahay. There is only two sides here. Which one are you?
  13. Element 6, Its funny indeed how you relate your simpleton professor's remarks by saying "our biggest problem is the denial of our condition"! If that is what you believe then you are far beyond the foolish professor who squared the Somalia problem with one simple word, 'denial'. By the way, there is no denial here, I saw the fact that Pace Magazine and its previous contents were lewd and total gross obscenity. Your writings imply how uncultured you are especialy when you asked for the definition of obscenity from the standpoint of our culture. A girl showcasing her body with tight clothing, appearing on a publicly distributed magazine is not only unIslamic but very unsomalian, whereby the same applies to men who disregard the proper manners of our culture which directly pertain to our religion. Do you wish your daughter (if any) that way? Are you openly advocating the sell-out of our culture? I don't understand how you want to address a problem by standing with the very problem in terms of promoting an allien culture through pretentious obscene clothing and so forth. I think the spoilers of our culture are those who always think off themselves as highly civilized by taking the footsteps of Gaalo and western sociaties. The so-called Reer Magaal, suffer from many weaknesses, including that of esteem and confidence. They believe eating baasto is the way for civilizations. Acting exactly on the western likes is their deeply felt reermagaalnimo. You never find them relate or take an example within the intellectuals of their sociaty. They have total dissatisfactions of their culture, origin, nationality and values. They are nothing but major boothlickers. They enjoy for being fake members of another sociaty. Those people do have alot of attributions that I can count here, but am afraid some people (mainly the defenders of the west) will start complaining as a result of uncovering their weaknesses. I believe one can pretend any culture, but being authentic is the question. Once you lack an authenticity from a culture, then your loyalty to that culture is meaningless. Meaning should have an authenticity before its transformed, therefore an unauthentic loyalty (meaningless reermagaalnimo) is the reflection of a pure ignorance and the outcome of a hard-tried immitation of western culture. Anyway, am here to condemn any deviant and sycophant western pretenders. Do you have a problem with that, speaking about the atrophied confidence of reermagaal? Come on, you can't hide that, or else you are the denialist here. Please, don't justify the apparent cultural breach of Pace Magazine, because they did that in favor of another Dhaqan, the Dhaqan Gaalo!
  14. I think Pace Magazine is nothing but total obsenity and vulger to our culture. I've seen indecent girls on the first issue's cover page with a punch of American-wanna-be Somali kids! Such things doesn't deserve to be called anywhat cool!
  15. Luuq iyo law-school wax ma taraane, ilaahoow u naxariiso intii Muslim ah oo dhimatay, anagana towfiiqda nahaleeshii. Aamiin. Geeridu waa xaq, waana cibaaro loo baahan yahay in laxasuusnaado marwalba. Ee ilaah hanoo fududeeyo imtixaanka aakhiro iyo shidada siraadka. Aamiin.
  16. Go ahead and hast with your condemnation, I guess its only you running around with an empty condemnation. Why can't you be a sharp critic to the invading forces and their perpetual atrocity and major brutalities on Iraqis? You are the coward here, aren't you?
  17. raula, Sug bal maandheey, waxaan ku weeydiiyay aaway alaabtii aan miiskaas saartay shalay? Adigaan kaa rabaa cidkale gurigaan ma joogine, keen hadii kale waa ogtahay waxa aad muteysaneysid!
  18. Maxaa lagu qoslay anigana aan wax ka qoslee ?
  19. Oday Jacaylbaro, Waan ku salaamay walaal, oo habeen wanaagsan. ii waran adiga iyo cidii aad ka timid. Boor badanaa lugahaaga, ma boosaasaad lug uga timid, lol.
  20. ^^ May be the useless people are largely concentrated in here, lol. There used to be sometime when the Somalis had shortage of useless people. Time has probably changed, as you can see!
  21. Haye wiilo waan qaatay xaalka, wiilal baana kuugu duceynay. raula, haye adi miyaa qofkaan aad moodid karaasiidada camal, alow alle, maxaay is dhuujisay gabartu!
  22. Me wondering that, as well. My nick Alle-ubaahne was taken, so I have this one (Ibros-bros) which I rarely use for paltalk chattings, but the whole rooms are so filthy except the religious one, The Islamic School.
  23. Camera-da ilaaheey ayaa mudan in laga baqo, taas aad ka hadleysaan waxay tahay ma jirto. Marka is jira meel walba aad joogtiin, ilaaheey camera-diisa waa badan yihiin, qof ka dhuuman karana ma jirto. Soo sax maaha?
  24. ^^ Dawaco, Caqliga ilaah kaama qaado, waxay fahmi waayeen baad fahamtay, haa sidaas baan kugu ogahay waligaa. Aloow ha iga kaa qaadin, fariid baa tahay diracad ah.