Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. Checkmate, War magacaa jiryee xageed ku maqneyd intii reer (Masku-cadayde-Soomajeeste-Looma-ooyaan) ay hadba dhinac igala soo galayeen dulmi iyo ujeedooyin aanla garan hadafkooda. Horta ina adeeroow aan war kusiiyo, gabadhaas la leeyahay dhuubo waligeey masawir ay leedahay iyo bildhaanteeda wali ma arag. Waxaana igu maqaal ah in cidda aan raadinayay iyo reer (masku-cadayde) inay kala yihiin laba qoys oo aad u kala duwan. Marka Baashi oo aad ku taqaanay qoryo-lacagnimo iyo wax loo kala garan waayay inay yihiin (Af-miishaarnimo horor ah) ayaa markuu arkay baahideyda ila beegsaday hadal aad iisoo jiida oo ah "fariin ayaan kaaga hayaa qoftii aad raadineysay Ina Dhagaxtuur". Hadalo yar kadib, waxaa dhacday in Jamaal-11 oo aan waligeey moodayay Oday Soomaaliyeed oo ku caan baxay nabadeynta iyo xalinta dhibaatooyinka Deegaanka Reer Warasame-Afey ee magaaladan (Habaas-Geel) ayaa hoosaasin igu sameeyay, isagoo leh geedka garta waa xaaran yahay, goobtana odayaashii waaku dhan yihiin, gartuna waa cadahay in Reer Dhagaxtuur-lamood loo gafay. Cadeyn la iguma hayo ilaa hada inaan gabadhaas dhuubo ah u gafay. Laakiin soo ceeb maaha in Reer (masku-cadayde) ay naf ka raadiyaan libintii Dhagaxtuur usoo hoyiyay Soomaaliweyn? Oo xitaa kaaga daran ay rabaan inay dumarkooda amaan kaga dhigaan guul aysan ragooda keenin! Checkmate, walaal arinta hadeysan reer (Masku-cadayde) ka fiirsan cawaaqib xumada ka imaan karta iyo ceebta waa u joognaa dabcan wixii ka yimaada. Aniga garna diyaar u ahi, dagaalna koley waxaan u nahay cidii Aflibaax dalxiis u aadi jiray. Marka waxaan kala helno ayey leeyihiin Reer Warsama-Afey oo ku magacdheer (reer masku-cadayde). Waa Alle-ubaahne oo soo wata odayaashii Beesha uu ka dhashay (Reer Waran-kama-hakade). Waxaana balan ah hadii aan garta helno inaan Tuulada Habaas-Geel aan sinaba u wada daganaan doonin anaka iyo Cidaas Reer (Masku-cadayde). Sheekadu waa socotaa........ Gartuna Rabi ayay taqaan!
  2. Originally posted by pearl: this topic is going no where....for one we all agree its halal....but thats not the issue here...the main cause for this whole topic is trying to remove our stand on preference.... the amount of effort that is put in by bother nur and those alike in trying to take away our god given right of personal choice is just ridiculous..... bothers let me say it for one last time..."stop forcing this down ur throats" Abaayo, there is no better time to do this than now. So don't worry, we gonna rock on you ladies!
  3. Jaamac dheere maa hadana soo baxay mid la dhahaayo? Waxaan sugeynaa marka Jaamac Gaab inuu sanadkaan bartamihiisa soo baxo, is reereebka xookaha kugabada dagaalka sokeeye! Ar horta kaalay aniga qabqable ma noqon karaa hadaa dhowr ari ah iyo xeyn geel ah meel ku laayo, intaan soo qaato dabamiishaar? lol maxay idinla tahay horta fikradaas?
  4. Hey, i love the love love is you loving is living, but love gets bad when you get bad. hey, I hate you hate is me living is hating but hate gets bad when it originates from me. Hey, English is english Englishing is bad becease its Gaal langague Only when you don't know you think of saying 'Waxaa i tiriba lagu yiri' Hey, this is me the owner of the few, girls don't like a poor man selfish is their motto fishing the big fish is what they want in life. Hey, my Jacbur is ending please find out the exit door because usually at the end gets worse worser than ever, but never will I try to do this again! _______________ Bal ilaah aan idinku dhaarshee ma luuqaadan baa macno leh, caku iyo af aadan aqoonin ku hadalkiis iyo ku gabyidiis!
  5. The term BAARINIMO comes to mind when one deeply ponders at the words of Allah as well as the pictures depicted on the above! I salute my only living parent with humbleness and a complete low in rank of trembling love, HOOYO .
  6. Farxan said, but the dignity of every family lies between the legs of thier ladies!! I thought it was the paradise of every Muslim that lies beneeth the legs of his/her mother, not the dignity. But what about if the ladies of our family don't have any legs? That surely will make you to find out where our ladies have the dignity, lol. Waxaan xasuustaa waagii aan ciyaalka ahaa, markii ay is dagaalaan ciyaalka xaafada in qaarkood ay iska ceyn jireen gabdhaha walaalahood, marka waxaa la inkiri jiray marmar ineysan gabar oo dhan kula dhalan. Tusaale ahaan, hadii uu cunug kugu yiraahdo walaashaa anaa waxaas ku sameeyay, kan kale wuxuu ugu jawaabi jiray gabar oo dhan ilama dhalan, laakiin adiga kuwa kula dhashay anaa sidaas ku sameeyay! What a sick childhood is that!
  7. Libaax sankataabte, koley adiga Hobalada aala jirtaaye iiga waran meesha sheekada ka dhacday habeenkaas maxaa niyadaada kusoo dhacay, "ilaahoow yaa wadaadadaan Bush u keena, guantanamo haka tuuree". Saaxiib soo lagama yaabo meesha waxaad ku gaadeyseen iney ahaayeen gabdhihii la dhashay nimankaas wadaadada ah? Anigaba ma yeeleen saaxiib hadaan ahaan lahaa wadaadadaas, laakiin Ikraan ma eysan sheegin sababta ay wadaadada ku baxeen. Soo macquul ma ahan inay goobtii heesaha intey wacdi ka qudbeeyeen markooda kadibna dadkii oo dhan ay horey usii wateen? :cool:
  8. Baashi, Horta nin caaqil ah oo alle ma qaade ayuu ilaah kaa dhigay, anigana waad ogtahay inaan oday ahay, kana fogahay waxyaabaha jaa'ifada iyo xumaha abuuri kara. Waxaan rabay inaan hadalkaas idinka daaweeyo hadaa tihiin Reer Dhagaxtuur Soomajeeste. Marka hore gabadha aad ii sheegtay waxay igu noqotay qof la yaqaan, runtiina isma laheyn dhinacaas ayaa Reer Dhagaxtuur Soomajeeste kaaga imaan karaan. Been ilaah baa caayay oo wax la sheego maaha, gabartaas waa inan fiican laakiin qasadkeygu ma aheyn Reer Dhagaxtuur-kii aan raadinayay inaan dhaafsado dad ey iskaga magac egyihiin oo kaliyah balse aan shaqo isku laheyn. Baarintaan qotodheer kadib, waxaa ii soo baxday iniidnaan aheyn dadkaa aan islahaa waad heshay. Si kastaba ha ahaatee, arinta xodxodashada iyo baabkeeda waxaan oran lahaa aniga wali xadgudub ma anaanan sameynin oo gabadha Dhuubo ah waxaan rabay inaad na iskeen barto oo aan halkaas arinteyda kasii wato, adoo waliba dabcan fikrad yar iga siinaya waxyaabaha ay Dhuubo jeceshahay, sida tusaale ahaan, Miraha Yicibta, ama Dhaggashiga dumarku xirtaan oo hadiyad ku haboon. Nin yahow Baashi, arintan kuma haboona gar iyo geed hoostiis inaad rag iskugu yeerto. Waa midee, waxaa suuragal ah inaan gartaas kaa helo, gabadhana ay ceebo kusoo baxaan oo aan hada meesha oolin. Waa marka xigee, waxaa laga yaabaa inaad dhogorta iga qaadid oo aan sumcadeyda ku waayaa gabar aanan arag oo waliba aad lacag iiga cuntay, taasna cadeynteeda waala haayaa oo afkaaga ayaad ku qiratay. Koley xaal rageed waa kii maslaxo iyo isfaham lagu dhameeyo. Hadaba walaaloow eedahaas aad ila beegsateen hadaa tihiin Reer Dhagaxtuur Soomajeeste iga daaya, hadii kale gabadhiina wax xille ayaad la dooneysaan. Jamaal-11, Xaaji horta waan ku salaamay. Waligeey waxaan ku moodi jiray nin igu ehel ah, balse maanta waxaa soo baxday inaad balaayo hoos ka maleegeysid oo aad damacsan tahay in maryaha iyo cimaamadaha iga dhacaan oo aan kusoo baxo Qoor iyo Xero Beele aan rabi iyo rag waxna ka aqoonin. Walaaloow waan ku ogahay inaad Totti iyo gabadhii ay Xaawo Taako dhashay kala eridee, bal aniga ha igu darin oo waxaad rabtid qaadoo halmar iga daji kacdoonkaas igu soo fool leh. Koley Reer Soomajeeste waan ogahay inaadan caqlina ugu filneyn, colna aadan ka celin karin. Soo waxaad garatay maaha, ina Caana-ku-kaadiye? Sheekadu waa socotaa.....Gartuna Rabi ayey taqaan!
  9. Bishaaro, Ninbaa wuxuu yiri "ninkii rabaaba ha i rartee aniga raashin baa rabaa", therefore, I understand your Gaalo loyalty, laakiin ha xanaaqin markeey kugu mooleestaan banooni camal.
  10. Baashi, Horta marka koowaad waxaad iga gudoontaa salaan diiran oo walaatinimo. Waxaana aad ugu farxay dhambaalka wanaagsan ee aad iiga soo gudbisay Ina Dhagaxtuur. Shuruudaha meesha ku yaal dhamaan waxaan aamin sanahay inaan buuxin karo, maadaama ey daacad iga tahay ujeedada iga soo tuurtay 'Keynta SOL', waad sidaad u dhagtay hadalkee. Walaal Baashi, arinta isma saarna, gabadha sida aad kasoo warisay kama duwana heybta aan raadinayay ee reer dhagaxtuur, marka ugu horeysana waxaad iiga gudbisaa hambalyada ah inuu awoowgeed 2 Talyaani ah daqaro aad daran ku dhigay mudadii halganka gobonima doonka. Waxaad kaloo iga gudoomeysaa marka hore adiga lacag aan kuugu talo galay oo ah inaan kugu quruxsado xidid ahaan intaan la gaarin munaasabada sooryada, nikaaxa, arooska iyo howlihii aan ku hanan lahaa gabartaas qiimiga iyo qaayaha u saaxiibka ah. Waxaana jeclahay Beri, haduu alle idmo, inaad na iskugu kaaya keentid xarunta fadhi-wanaag si aan u sheekeysano labadeena, oo aan isla meel dhigno qaabkii aan Ina dhagaxtuur u qaabili lahaa. Sababta aan midaan kuu weydiiyay waxay tahay marka hore waxaan ahay nin lafa-hore ah. Waxaana intaas ii wehlisa inaan ka madoobahay shukaansiga casrigan socda oo la yiri shumiska iyo jilaafada ayaa u laf-dhabar ah. Rag waa kii tashada ee ninyahow bal wixii faahfaahin ah aad i siiside na isku kaaya keen sida ugu dhaqso badan. Waa Alle-ubaahne oo farxad darteed laga yaabo inuu dhaanteeyo
  11. Dawaco, ilaahoow haku qaadin, maxaad caqli badan tahay oo aad ka diracsan tahay dad badan oo ey Femme Fatale ku jirto. weeynoow adeer, oo caano ka dharag Femme Fatale, Adiga horta waxaa ku sifoowday magaca Fatale la dhahaayo. Waagaan Soomaaliya joognay waxaan fatale u bixin jirnay qofka hadalka iyo bootada badan oo aan caqli badan lagu tuhmin, yacni laga fiican yahay. Marka sidee ku keentay inaad gaalo xun xun oo aan sanka ka qabsano qurunkooda tiraahdid Racist ayaad tihiin? Haa waa runtaa racist ayaa nahay, laakiin racist-yaal fiican baa nahay taas ogow. Gaal wax la jeclaado maaha, midhaa adigaa noqday gabdhaha caqliga uu kaga lumay Schoolka oo cadaanka mooda inay dad wax dheer yihiin, hoqey hooqay! Ar iga leexo gabar fiican aan ku moodaayee,
  12. juxa, waan ku salaamay walaashiis. Ameeyba adiga aheyd qoftii aan raadinaayay. Oh My Allah, tanoo kale waxaa la dhahaa fursad ILAAH KU SII. Waxaan ka gartay magaca duqnimadiisa iyo sidaad iigu qalbi dulcoon tahay. Dawaco, Abaa adiga wax ila raadi nooh, dhibka iga daaye. Mise waxaad rabtaa inaanan xaajadaada aroos iyo tan shukaansi intaba ka qeyb qaadanin? Ila wad dee halganka aan ku raadinaayo ina dhagaxtuur. Ilaah waxaan ka baryay dhagax ey ina dhagaxtuur soo tuurtay inuu lugta kaaga dhacaaye
  13. Bisharo, Thanx abaayo, indeed. I think that is a great offer and an alternative, but let me make sure to settle down my first ambitions, and then come back to that Siyad Maxamed family descedents. I still have the options to marry more than one woman. Waa socotaa sheekada.... aqyaarta!
  14. Sorry guys, I forget to say, xitaa hadeey naag weyn tahay, oo waliba foolxun tahay, waa OK. Inkastoo aan maqlay geesi CIYAAL foolxun ma dhalo! Kaliyah waxaan rabaa dhashii ama awlaadii dhagaxtuur mid ka mid ah. Iyo dabcan wax cadeyn kara arintaas, ileen la iskuma aamine karee dadkaan aad beenta moodid in loogu duceeyay. Sug bal, horta ma ku daray sheekada iney Soomaaliya iga go'an tahay inaan ku guursado? Waliba meesha Xaafuun la yiraahdo, Mar dhow aan arkay Sawirada BBC kasoo qaaday, Ala meesha qurux badanaa! Ilaahoow ha i dilin anoon dhagaxtuur gabadhiisa kula aqal galin XAAFUUN, aamiin.
  15. Hasna, Is daji hee dagaal ma fiicna mugoo!
  16. I surely appreciate for all of those who responded to my post. Indeed, my actual intention for this thread is to find out the girl I would trust on my future kids, and that is not bad. Though some of you are concerned whether I am serious on this or not, I think its better to genuinely consider my words for it. I am very determined to find that girl. I know Dhagaxtuur was a historic reality that existed, and if so, there is no doubt that the descendents of Dhagaxtuur are alive today, at least some of them. I am very optimistic in finding one of the possibly living granddaughters of Dhagaxtuur. I am for the goal to better streghten the future and the type of family structure I will have in the short term, insha allah. Courage and heroism is something that is extremely attributed to my family. Therefore, preserving the futuristic genes of my family should take a supportive wife of and from Dhagaxtuur family backgrounds. Am I wrong for embarking this mission to find the supposedly mother of my future children? Please, ladies and Gentlemen, help your brother for succeeding this crucial mission. One of my significant objectives is to bring out, by the will of God, the type of kids who will confront the stinking Ethiopians as well as the Kenyans, as previously did by the likes of Dhagaxtuur and the other great Somali heroes. I know the need for heroes will become an alarming crisis in the short period to come as the foriegn pressures on our country overlaps extensively as it unfolds now. This is an important strategy, and please remember the famous saying, "wiilkaaga hal mar ayuu hiilo kaaga baahan yahay, markaasna waa xiliga aad dooraneysid hooyadiis". I believe this is a doible strategy, and I invoke to the Almighty to ease out for me this struggle, aamiin. Mahadsanidiin Alle-ubaahne
  17. I am talking about Dhagaxtuur, the great Somali hero who fought against the colony. I would like to help his family. Not only do I want to help Dhagaxtuur's family, but I want to make sure that I marry one of his great granddaughters for the benefit of my people, because I am from the family of one great somali hero. Though I don't exactly know which somali hero I descended, but I heard my uncle saying one time that we are the greatest people in the horn. I think I am a hero, as well. But I worry about my future children, because I am afraid if I marry a girl from non-hero family, the possibility is that my kids could end up being cowards. Who wants a coward child in this dangerous world! Come on guys, help me out here. Where are the family of Dhagaxtuur? I need to find them soon. If you lead me to the family of DHAGAXTUUR, I will offer you a great reward. Five-thousand U.S. dollars! This is the quest to appreciate the heroes of our sociaty and become part of their family members to streghten the future of our children. Marrying for the blood of a hero is the ticket to a successful begining of the future.
  18. Originally posted by -Femme Fatale-: quote: Hence its ok for a woman to want to strive to be a man in gender or work because it will be seen as an achievement or an 'upgrade' but not acceptable for a man to want to be like a woman? What do you mean like a woman? I myself have never seen anything more disgusting than a man acting like a woman. Sickens me to my stomach. Esp. The ones who cry and giggle and they they are being sensitive. I feel embarassed for them walahi. Aqas! *spits* This is the only historic time I ever agree with Femme Fatale, who happen to be my worst enemy of words! Sax waan kugu raacsanahay eedo.
  19. Jacaylbaro waa qaldan tahay saaxiib. Adiga maxaa ku geeyay meesha ey ku noqdeen dad "waxay qabtaan waayeen"? Mideeda kale, dad lama yiraahdo waxay qabtaan eyey waayeen, aduunka shaqo ayaa ka socoto, nin walba subaxii howl ayuu u kalahaa, laakiin waxa lagu kala duwan yahay ujeedada howsha la qabanayo. Ugu danbeyntii, aniga iyo adiba shaqo la'aan baa naga badatay, maad naga deysid qoraalka aan jawaabta kaa daayee?
  20. Oo kaalay meesha sidaan gabdhihii ugu xoonsan yihiin ma gaalo feero qaawan baa!!! Alow na baxso, Femme Fatale, walee wax kalena waan kaa sugayaa. Ilaaheey waa awoodaa inuu wiil soomaali ah kugu aamusiyo!
  21. Aaway dhulkii NFD oo aan ka imid aniga. Aaway Dhulkii Soomaali Galbeed oo uu aabaheey ku dhashay, aaway dhulkii kale ee Francis-ka naga xoogay uuna Djabouti u bixiyay? Kaalay Puntland iyo Bajaqland inta naga deysaan ciyaarta hala soo bilaabo hada, dowladaana hala dumiyo.
  22. Brother Nur, I agree with your solution making strategy to ease out the burden of our girls, but I think its better for us to wait another fifteen years to see their position change from the current arrogant stage they are obbssesed in. Somali girls are the best, and I am one of the single males who appreciate to be the descendants of this extremely beautiful human species, but for them to maintain their identity through marrying us, I think they have to grant us the consent to expand the family by marrying those of their likes who happen to be unmarried due to the shortages of somali males. lol Shortage of somali males! this is not a predication, its a reality that exists now. But one thing I know of my personality is that I can't bear with a Somali girl having an affair with a non-somalian. This is not us, this is almost against anything we hold dear, in terms of our culture. Please girls don't ever look for a solution by marrying nin aan Soomaali aheyn, please! hadii kale waa ogtihiin maseer ayaa nagu kacaya halmar
  23. Raula, remember the silk garmet, and the balcony. huuuuuuuh, that is somewhat a major part of the resort life. lol But trust me, you are the girl for English poetry! I salute you once again, for your artistic creativity!
  24. Sh. Boqolsoon has famously said one time that believing in Gaal would always result its own fatal consequeces. What else do you expect, dude?
  25. Yasmin, Abaayo inaan Soomaaliga aqoon u leeyahay ayaan mooday, laakiin waxaad ii cadeysay inaad iga badisid. Runtii hooyadeey, kheyr alaha siiyo, waxay aad ugu dadaashay inaan la dhihin "war ninkaan xaguu kasoo bartay soomaaligan qaabka daran" ..... ehehehe, laakiin adiga sidaad iigu sharaxday ereyga Sooryo waa mid aan aad ula dhacay, runtii. Waad ku mahadsantahay sharaxaada iyo macnaha aad soo bandhigtay intaba. Laakiin maku weydiin karaa su'aal? Waliba mid gaar ah, dabcan su'aal kugu saabsan?