Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo fool leh gudaha Soomaaliya & ciidamadda milateriga oo sheegay in ay ka hortegayaan Muqdisho Warar aanu ka helnay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in 3000 oo ka mid ah ciidamadda Itoobiya in ay ku soo fool leeyihiin gudaha Soomaaliya, waxaana la sheegay ciidamadaasi in ay qeyb ka noqonayaan ciidamadda dalalka IGAD ee la sheegay in ay Soomaaliya ka sameynayaan howlgalo lagu sugayo ammaanka, isla markaana lagu uruurinayo hubka. Ciidamadii horee xoogga dalka kuwooda Muqdisho ku sugan oo shalay shir ku yeeshay Ex. Xaruntii XHKS ayaa afhayeen u hadlay wuxuu sheegay in ay ka hortegi doonaan wax uu afhayeenku ku sheegay faragelinta ciidamadda Itoobiya ee gudaha Soomaaliya, isagoo xusay in faragelintaasi ay bilow u tahay gumeysi cusub oo la doonayo in Soomaaliya la geliyo. Ciidamadda milaterigu waxey sheegeen in ay kaalintoodii qaadanayaan, ayna difaacayaan dalkooda. Sidoo kale, ciidamadii ku naafoobay dagaaladii dhexmaray Itoobiya & Soomaaliya 1977, kuna xareysan isbitaalka Mertiini ee degmada X/weyne ayaa sheegay in ay ka horimaanayaan ciidamadda Itoobiya haddii ay gudaha Soomaaliya u soo galaan. “Waxaan u sheegeynaa dowladda Itoobiya haddii ay ciidamadeeda soo geliso gudaha dalka in ay qaraxyo is-miidaanmin ah la beegsan doonaan†ayuu yiri afhayeenka ciidamadda naafadafa ee ku xareysan Mertiina Cabdi Mahad. Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho Qaraxyo is-miidaanmin = Suicide Bombers
  2. Xalkii Kama Danbeysta Ahaa: Ethiopia Waa Mideyn Kartaa Soomaaliya! Dhibaatada Soomaaliya heysata waa mid aad ugu kooban arimaha gudaha. Qabyaalada iyo qabiilka ayaa ah siyaasad ay qabqablayaasha marwalba uga faa’iideystaan umada Soomaaliyeed, isla markaasna dib u dhac weyn ku keentay bulshada siyaasad ahaan iyo fakar ahaan. Waxaa jahwareer culus ku yimid shacabkii Soomaaliyeed ilaa uu kala garan waayay cadowgiisa dhabta ah iyo kan beenta ah. Waxaa luntay siyaasadii arimaha dibada oo loogu tala galay in ay midnimada bulshada marwalba ilaaliso. Bulsho walba waxay leedahay cadow shisheeye oo ka ilaaliya inay dhexdooda isku soo laabtaan, ama midnimadooda burburto. Hadaba su’aasha aan weeydiinayo dad badan waxay tahay, Ethiopia masoo celin kartaa midnimadii Qaranka Soomaaliyeed? Waxaan u arkaa fursad qaali ah keenista ciidamo shisheeye oo wadankeena cagta soo dhiga, gaar ahaan, ciidamada Ethiopia ama Kenya ka socda. Waxay shacabka siyaasad ahaan u sahli kartaa inay xinka, colaada iyo cadaawada ka dhexeysa u wareejiyaan dhanka Ethiopia. Waxaa arintan lagu gaari karaa iyadoo dagaal dhexmaro qeybo ka tirsan shacabka Soomaaliyeed iyo Ethiopian-ka. Dowlada Ethiopia waa cadow bulshada Soomaaliyeed ay aad u hilmaamtay iskajirideeda, waliba mudadii 14-ka sano ee dagaaladii sokeeye. Waxaa daraasaad iyo baaritaan farabadan kadib la'ogaaday qubarada qiimeeya “iskudhaca bulshada waxyaabaha lagu xaliyo†in iskuxirnaanta iyo midnimada umada ay ku xiran tahay hadba intuu le’eg yahay dareenka bulshada ee ku aadan qatarta kaga imaan karta cadowgeeda shisheeye. Baqdinta shacabka ee cadowga shisheeye waxay keentaa dareen aad u mideysan oo u suurta galiya in waxyaabo madan laga midoobo. Hadaba shacabka Soomaaliyeed maanta wuxuu u baahan yahay cid dibada weerar kaga soo qaada si ay u helaan midnimo oo ah shayga kaliyah ee ka maqan siyaasadooda Qarannimo. Hadaad eegtid xiliyadii dagaalada Sokeeye, waxaad aad u dareemi kartaa inay aad u hooseysay dareenka ah in Soomaaliya ay cadow shisheeye leedahay iyo in kale. Waxaa taas ugu wacan waa jahwareerka laga dhaxlay qabyaalada. Qabyaaladu waxay afduub ku sameysay cadaawadii loogu talagalay in loo jiheeye dhanka dibada. Madaxweyne C/laahi Yuusuf inkastoo uu qalad siyaasadeed sameeyay, isagoo niyada ku haya in wadanka ay Ethiopia u qabato, hadana waxa nasiib wanaag ah in qaladkaas si fiican looga faa’iideysan karo hadii la keeno asbaabo dhalin kara dagaal dhexmara guud ahaan shacabka iyo Ethiopia ama Kenya. Muhiimadu waxay tahay in lasoo celiyo midnimadii shacabka si qaranimo loo gaaro. Waxaa laga yaabaa dad badan inay is yiraahdaan qoraaga maxaa ka qaldan oo uu dagaal kale inoogu saadinayaa. Dabcan markii loo laabto culuumta bulshada, gaar ahaan arimaha quseeya midnimada, waxaa aad usoo laalaabta ahmiyada gaarka ah ee uu leeyahay in cadow shisheeye la helo. Laakiin aan is weydiino marka hore shacabka Soomaaliyeed cadow ma leeyahay? Taariikhda casriga iyo midii horeba waxaa ku cad in Soomaaliya cadowgeeda kowaad uu yahay laba wadan ee dhulka iyo dadka inaga heysta. Aqoon yahano iyo waxgarad Soomaaliyeed ayaa aad u xanuujineysa faragalinta joogtada ah ay dowlada Ethiopia iyo Kenya ku heyso shacabka Soomaaliyeed. Hub iyo taageero kala duwan ayaa arxan-laawayaasha ku caan baxay xasuuqa ummada uga furan dalka Ethiopia. Ujeedada ay marwalba leeyihiin waa marqaati madoonto: kalaqeybinta Soomaalida iyo hurinta cadaawada qabiil ee dhextaala. Hadii ay Ethiopia iyo Kenya xal u arkeen in aan dhexdeena is gumaadno, anagana waxaa waajib nagu ah inaan xal u aragno la dagaalanka Ethiopia iyo Kenya si aan u helno midnimo iyo isku duubni. Siyaasiyiinta aalaaba waxay bulshada ay madaxda u yihiin ku cabsigaliyaan jiritaanka cadow, iyadoo qasadku yahay xoojinta midnimada iyo sidii ay iskugu soo dhawaan lahaayeen. Laakiin suuragal maahan inuu yahay cadowgaas mid dhab ah, sababtoo ah waxaa dhici karta wadankaas inuusan laheyn daris ama wax xuduud la wadaaga. Waxaa la ogaaday in cadowga dhabta ah iyo kan qiyaaliga ahiba ay isku si ugu adeegi karaan ilaalinta midnimada bulshada. Hadaba shacabka Soomaaliyeed waxaa la gudboon inay isku si u dareemaan qatarta kaga imaan karta ciidamadaas shisheeye ee kusoo wajahan Soomaaliya. Lagama maarnaan waxaa ah in cadow shisheeye la helo si loo helo iskuduubni dhexmarta Soomaaliya, laakiin muhiim maahan in natiijo laga gaaro colaada loo qabo Ethiopia iyo Kenya, waa inay ahaataa qadiyad looga taxadarayo inaan dhexdeena isku soo laabano, (valve safety). Dhacdooyinka siyaasadaha waxay leeyihiin inta badan arimo ka weeciya ujeedooyinkii loogu tala galay inay gaaraan. Siyaasada Ethiopia kuma jirto tuhun ama shaki ay ka qabto midnimo soomaaliyeed oo dib u soo laabata. Waxaa taas laga dhadhansan karaa qaabka ay Ethiopia iyo Kenya ula dhaqmaan Soomaalida. Inta ay taas jirto waxaan aaminsanahay in laba arimoodba guul weyn laga gaari karo, (1) waa marka horee in la isku dayo helitaanka midnimo wadada u xaarta kalsoonidii lagu yaqiinay Soomaaliya, iyadoo la tixgalinayo ol’ole balaaran oo saxaafada iyo siyaasiyiinta daacada ahi ku wacyi galinayaan shacabka, (2) in mudada dagaalka iyo kadiba la joogteeyo sidii looga hortagi lahaa wax walba oo soo celin kara siyaasadii qalafsaneyd ee qabyaalada iyo qabiilka. Hadaba Madaxweyne C/laahi Yuusuf haduu keeno Ethiopian waa suuragal in midnimo la helo, hadii uusan keenina waxaa laga yaabaa in xalna uu yimaado iyo heshiisiin beelaha Soomaaliyeed, ama ay dowladaas burburto oo qabyaaladii iyo qabiilkii uu hoos inoo celiyo. Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya waxay u baahan tahay in cadaawada dhexdeeda ka taagan loo jiheeyo meesha ay ku haboon tahay oo ah wadamada afuufayo colaada qabiilka iyo qabqablayaasha.
  3. I wonder why the SOL Adminstration AND certain elements within the moderators are so tolerant to NGONGE when they are harsh enough to others? Am just asking this question, because some of the regulations of this site (if I recall them well) were not to offend anyone under any circumstances. But now due to the popular and fork-tongued influence of NGONGE, it seems we can blatantly read from somebody (surmisingly as you can know) who is proclaiming the right to offend and mock by ridiculing everyone, and sometimes targeting certain tribes and people. Isn't funny how many of these people are ignoring the root causes of the problem in this thread. I think the people of my kinds should not persist to question such an invisible superiority and previledges. We must be patient and act passive to observe the moron mentality in action. Otherwise will end up on a systematic terminations from our artificial membership.
  4. Originally posted by Duke_Valantino: ^^^^^ Spare me the hot air brother. You speak for only yourself and no "Somalis". The people of the state of Puntland need this type of project that will improve their livelyhood. As for the tribe thing, we are clans not tribes and these types of projects would help all the clans of Somalia. And please stop refereing to the Somali President as a warlord you are getting silly now. Not only do I call him a warlord, but I consider him as criminal and traitor. To me, he has this sub title of 'Ethiopian Secret Agent'. I won't digest what you trying to convince us about the criminal.
  5. A_Ladiif, I completely oppose your one-sided judgements on me. Everything I said to those people were in reaction to some major insults they thrown at me. So, you trying here to play an smart game by insinuating their insults and magnifying what I said as an unbearable remarks. Saaxiib, I don't know what you are to this forum, but I can tell you one thing: I stand with those remarks as long as others remain on the attack. I don't care whether you compile the entirety of my responses just to make a case, but look, what you doing is no different than the behaviour of those tribalistic renegades. You better come so explicit without cherishing the insult of others, because that makes you utterly weak.
  6. War iga raali ahaada maba ogeen in sanadkii cusbaa ee Islaamka aan galnaye. Haye, koley gabdhaha waan maqlay party ey ku tuurteen oo kaligood ah, ee wiilasha maxaa talo ah: u kaadi bal, dhaanto aan soo dhajineenaa caawa. Waxaa isku baxaayo Ciyaal Baraxleey iyo Ciyaal Guriceel. Dhaanto = Ciyaarta boodboodka ee Reer Baadiyaha Kasoo qeybgal wanaagsan dhamaantiin. P.S. war sug waxaan hilmaamay kii durbaanka tumi lahaay.........., yaan ka dhignaa? Ooooooooh, ar Nuune aa joogay, waaba hilmaamay xariifkaas!
  7. Ms. Xu, Are you serious? Then you must be so xuuuuuuuux, i guess. why are you not generous to providing your fellow sister out of kindness, just to display a sense of sisterhood? That is a good thing, indeed. We, Somalians, practice this aging but nice culture of paying out the bills and the minor expenses of others, for instance, at restaurents, cafes, transportaion fares, shopping at times, and so forth. I absulately believe that you would appreciate the beauty of our culture if you were less individualist and shiid/broke at the same time, lol. I understand, you are probably the only girl at the house, or may be (to cause your calm blood for splashing) you are somewhat too stiff to talk to at times.
  8. Oh my Allah, look at her, Xu! That was me, nooh, and you are trying here to gossip me. Oh, I didn't know you would narrate the story this way. By the way, why do you have to distance my kinship to you and make me of a total stranger? Does having the same nationality automatically make you family? ehehe, let me tell you abaayo, if we are somalians, we all relate to each other since the begining of Somalia. We don't want to change that culture, but am sorry to hear that from you, I wonder if you are one of the people who eat alone while your starving somali sister is sitting next to you? Xitaa majirto Soo dhawoow haye! Ar dhuunisanidaa adiga, abaayo! Sometimes an older Somali "uncle" comments openly on my looks, telling me I should watch my hips or whatever Haye warka isii bal, muxuu dhahay odaygaas kkkkkkk, amuu ujeedo kale lahaa, lol. Fiiri, I think you can be so beautiful while covering your impressive charm and beauty, walaahi, trust me I like more often those girls who offer me no opportunity to detect any eye-pleasing spots. That is how our girls should supposed to be, right? I know, if you're wearing as much metal chains as I am, you're bound to get weird looks and comments Haye, metel chains aaaaaaaa! waaba naxay waxaan is dhahay tan kuwii la sheegi jiray oo qoryaha hoos ku watay miyaa, ar iga leexda fadhi iima yaalo meeshaane! Yaala baroominaa saacadaan.......qash qac..... yac ka dheh areey aan kuu duceeyee ha i dilin maandhaay
  9. Xamar is my city, why are you guys bad mounting xamar, like you've got a better city! Waryaada, aren't you aware that your grandfathers in the countryside come to Xamar for treatment, and your high-schoolers join the best university institutions in Xamar! What happen to your conciousness, did you lost your capacity to act as fair as possible due to the civil war, or the good news from Xamar adds up your tribalistic animosities! Now, let me tell you, if we are the people of Xamar, we're preparing a major assault on the Stinking Ethiopians, along that traitor and so-called leader C/laahi Yuusuf who is willing to invade the country for the interest of Ethiopia. We will never let that to happen. Let me advice you kids, go and take up your arms by joining with the Ethiopians, because it seems you are withdrawing the Somalinimo for the hatred of your fellow brothers in Xamar. Waryaada, you are either with us or against us, as the dumy bush said. Dadku wuu dagaalaa Dabeetana Heshiiyaa Inaad Raacdo Ethiopian Ma Wax loo Dulqaataa? If Ethiopia burns me, it will toast you next! iga qora hadalkaas, bilaash yeeysan qabiil naceyb idinla tagin.
  10. ^^ Saaxiib, Tsunami ilaah ayaa keenay, laakiin Gaalka wadanka raba inuu bililiqeysto yaa keenay is weydii? Reer Xaafuun can't decide the fate of that land by their own, even a legitimate Somali Government can't misuse the national treasures. You are probably led by the emotional interest of the tribe who reside in that particular Island, but I am telling you a wide spread believe of all Somalis. We will never let a warlord to sale our country for few dollars, never to happen in our five eyes! Wake up brother, that company will soon face an international condemnations from all Somalis in the daispora.
  11. Nuune, saaxiib Usaamihii East Africa waa joogaa, Sh. Xasan Dahir Aweys, wuuna dhaartay inuusan cafindoonin Ethiopian. Been makuusheegaayo saxiib dagaalkaan dan iyo faa'iido weyn aa noogu jirto, waan ku midoobeynaa, insha allah. Walaahi, saaxiib sheekada sidaad mooday maaha, is badal weyn ay soomaaliya ku jirtaa. Waana arki doontaa waxa dhaca! Aniga mugoo waxaad iga fiirisaa CNN ama idaacadaha dagaalka soo tabindoono, waxaan galaa ciidanka la dhahaayo (Kun Qarxiye). Waa taatiko cusub oo isqarxiska ka mid ah, waana ogtahay nooh Amxaaro wax ka fuleysan ma jirto. Ii kaadi bal ninyahow yeeysan bootada iga dhamaanine! :mad: ciyaal badanaa anoo maanta nool wadankeyga Amxaaro qurun badan hasoo haweysato, walee idinkama yeelo dheh. waligeey dagaal dhiig ku daatay ma galin, laakiin markaan balan waaye inaan wadankeyga difaacaa, insha allah.
  12. Originally posted by CHECKMATE: [QB] ^^subxaanal llaah Waa run ilaah waa kii xumaan oo dhan ka nazahan. Laakiin maxaan bi'iyay walaaloow. Ma dadbaan dilay, mise qofbaan jaa'ifo u geystay? Sidee wax u jiraan Gacaliye? Marka hore ninyahoow see wax u araktaa mise wax fahanka ayaa kugu yar Waa suura gal inuu fahamka igu yaryahay, oo taas bini'aadam ayaan u ahay, laakiin waxaan qabaa inaad adiga faham ahaan aad ku sidbatay meeshaas aad garta ku eexisay. laakiin cawatoole ayaan ogaadey in aad tahay nahaab iyo diradiraale sxb Saaxiib hadaan qaladka kaa qabto ma waxaan ahay Nahaab, hadii aan gartii aad eexisay toosiyana ma waxaan ahay Dirdiraale? Aniga maku fahmin runtii, laakiin waxaan soo dhaweynayaa arinta ah "barasho horteed yaan la is nicin". Waxaasa iga go'an inaanan kugu dayan oo aan marwalba noqdo walaalka ween ee loo gafay, insha allah. Qofka ibni aadanka ah waxaa xil weyn ka saaran ilaah ka cabsi iyo cadaalad nimo alle-u-baahnoow Ilaahoow kheyr ku sii saaxiib, wax fiican baad na xasuusiay aniga iyo adigaba. Waan qaatay ilaah u laabashada, taas car aan hadal kasoo celiyo. Codsi: ma aqaan ujeeda daada iyo dheefka aad waxyaalahaan ka helayso, laakin maandhoow aanu is cafino Ujeedadeedu waa nabad raadin, oo waxaad ka dhadhansan kartaa erayada aad kahsatay mooyee kuwa kale. Nabada iyo islaaxinta dadka wadadhashay waa waajib diini ah oo qof walba oo muslim ah saaran. Hadaad arintaas dhaliilsan tahay, koley adiguba waxbaad is laheyd xali, inkastoo arintu meel kale kula aaday. Laakiin adeeroow aniga xageyga cafis iyo masaamax, meel la isku soo jiro lama oga. Waxaana intaas si geesinimo leh kuugu raacinayaa inaad ka raali ahaato wixii gaf ah, oo aad xaal iyo cimaamad qaadato. Wabilahi Towfiq
  13. ^^ Is that supposed to be an stinking Ethiopian Gaandhari, who can't even bear with the hell that is coming from the warriors in Somalia. I think Ethiopia knows us if we are the true Somalians. I mean the true Somalis who are deepened the sense of animosity towards the imperialistic mentality of the thugish Xabasho. I am ready to join the army as soon as our Shiekh X.D. Awayes declares the jihad against those wolves who want to finish up the remaining heroes of our country. There is no way I could ever forgive the Ethiopian governments, esp. what they did to our people in the Soomaali Galbeed.
  14. War heedhe waxaan ku qoslay Hilqadaha , balo! ileen cidii reer waqooyi aheyd waxaad moodaa markii luuqada Soomaaliga la qeybinayay intii ugu xumeed inay kusoo aaday iyaga! waxaan maqli jiray " waxaas iyo waxaas baan ku hinqaday.. " Xagee nooga timid HILQADAHA la sheegayo..
  15. Checkmate, Saaxiib Soomaalida waxay ku maahmaahdaa Gaal dil Gartiisna Sii, sidaas darteed, hadaan saxanahay fahamkeyga luuqada English-ka, erayada bareerada ah isla markaasna sida ula kaca ah uu NGONGE ugu af lagaadeeyay dad dhan oo shiiq iyo shariif leh waa mid runtii laga dhiidhiyi karo. Waxaan qabaa in gabadha Juxa ay wado gar ah ku taagan tahay, waana in arintaas uusan galin qof adoo kale ah, sababtoo ah Ninkii dhibka waday ayaad ka dhigtay dhibane, qofkii la dhibayna waxaad ka dhigtay kii Wax bi'iyay. Arintaada koley aniga waan ka shakiyay, waxaana laga yaabaa inaad juffo ahaan aad is xigtiin ninka la yiraahdo NGONGE. Taasna ma beensan karo oo dhowr jeer baan waxaan aqriyay NGONGE oo meelaha qaarkood ku faanaya "Somaliaonline.com waxaa leh dad aan wax isku nahay, moderators-ka badi waa ilma adeeradeey oo isla meel ayaan kusoo kornay" iyo hadala noocaas oo kale ah. Marka midhaa kuwaas ayaad adigu ka mid aheyd uu sheeganayay. Anigase waxaan ku caan baxay qof cadaadala u hiilaya, waana iska cadahay inaanan heybtooda aqoonin labada qof ee dhibtu ka dhex aloosan tahay. Waxaan usoo dhexgalay meesha Islaanimo, iyo anoo jidkaan iska maraayo inaan arkay qoraalkaaga ku saleysan hiilada iyo garbinta eexda ku dhisan. Koley waan iriba iri, waxaadse yeeshaa adeer intaad cidihiina isku laabatiin orodoo ninkaan umada jaa'ifeynaya ka qabta, hadii kale dad ayaa isku go'i doona sida ii muuqata! NGONGE DHIBKIISA WAA BATAY, WAXAANA LA QARIN KARAA MAALINTII UU QOF SACABADIISA KU QARIYO QORAXDA! Caawadaan waxaan meesha ku qoray qoraal aan leeyahay dadyahow iska daaya ninkaan aan xaalka iyo ceebtu qaban, English baan ku iri, qof aan ogahay baa intuu aayar soo dhuuntay halmar wixii aan meesha ku dhagsaday xagaf ku siiyay laad iyo darbo. Hadaba anigoo nin oday ah arintaas ma i qabataa Soomaali Maxamadeey? Taas waxaa iiga daran, meesha Alle-ubaahne lagu aamusinayo NGONGE-gana uu yahay afkeey furan! War iyo dhamaantiis, Nimanyahow ciyaalkaan laba xidiglayaasha ah hanalaga qabto oo waxaad yeeshaan awooda qofka loo dhiibaya yuusan noqon mid dadka ku amar-taagleeya. Nabadeey Alle-ubaahne Gudoomiyaha Nabadeynta ahna Agaasimaha Is-gacanqaadka Heshiisyada
  16. Somebody in support of NGONGE has deleted my post!
  17. Its better to present this Test for C/laahi Yuusuf, so that many of us would come to believe that he is not Somali. The difference between the regular criminal Qabqablayaal and Mr. C/laahi is that warlords like to create havoc whereas C/laahi likes to sale our country for Ethiopia.
  18. If every tribe sales their part of the Country for some financial reasons, what would the remaining be in the long run. Walaahi its becoming apparent that certain tribes in Somalia don't understand the importance of our country. The likes of C/laahi Yuusuf don't care about the future fate of our sociaty, he simply thinks for the interest of his few renegades, if not for Ethiopia. Too bad, waan ka xumahay runtii.
  19. DinkiWinki, Let me tell you this, I know you sound somewhat dissatisfied with Islam due to the extent of your Jahli (extreme ignorance), but don't you think its Ok for you to make a comparative studies among all spiritual faiths in the world, so that you can appreciate the excellence of Islam? I have so far alot of suspicions on your true identity. I think its OK to believe that you are an spy or an agent for the British government!
  20. Baashi, Saaxiib waa runtaa rag waa kii isqabta oo aan qaladka isku fiirsan, laakiin Character Assassination wax la yiraahdo ma qabi inaan sameeyay, balse waan ku ogahay inaad jeceshahay xaal marinta iyo in Dumarka Reer Darxumodiid aad la necebtahay dhibka. Waxaan ka xumahay sida qaladka ah ee la ii fahmay, inta aanan dood iyo arimo kale sii galin, waxaan kuu sheegayaa horta wax walba oo la igu xukumo inaan qadanayo, laakiin Gabadhiina Femme Fatale dacaayada ay igu furtay diyaar ma u tihiin inaad igala xaashaan, oo hadii aan garta ku guuleysto, iyada xaal marin ma ii siineysaan? Taas waa iga su'aal, marka hore. Waxaa intaas ii raacda horta waxaan kala garan la'ahay in Femme Fatale iga heshay iyo inay rabto hada ka dib iney i jeclaato. Koley wixii jiraa marbey soo bixi, laakiin u maleyn maayo anoo u jeeda Ina-Dhagax-Tuur inaan Femme Fatale dooranayo. Baashiyoow, mar labaad waxaan leeyahay inaan howshaas fadhigeeda iyo gogosha aan qabno, isla markaasna wixii nalagu soo cadeeyo aan xaalmarinteeda diyaar u nahay. Wabilaahi Towfiiq.
  21. The Somali Conflict has deeply affected those who fled out of the country, and for those who remained in the country might probably have seen the affect of the war in one way or another. But I think its very important for us to refrain from the practise of tribalism, or the same pattern of vicious cycle will come to play. Thanks to Allah, I never fled as the result of the war, I departed home for the sole reason of education.
  22. BOB, Saaxiib adiga maa sameeyay waxaas? Dad aan ku jiro ayaa waxay dhahaan markeey qof ka yaabaan: Walee nin loo gali karo maahid, muxuu karti iyo xaniinyo muujiyay! Marka saaxiib halkaas ka wad howlaha culus oo aad hooyooyinkeen ku amaaneysid, waxaa la dhahaa HOOYO-AMAAN .
  23. Originally posted by Xoogsade: Alla-U-Baahne, Sexual ethics waxaa la dhahaa "Hab dhaqameedka galmada" in other words, "isutagga iyo Aqlaaqda waafaqsan" between a husband and a wife Get it saxib? Femme_Fatalena Waa wadaadad fiican. Very civilized indeed. She is cool One of my favorite galz in here lol. Ma galmadii baa hadana dhaqan loo sameeyay, haye hada wax kalena waan sugeynaa. Femme Fatalena hadaad wadaad ku sheegtay, anigana waxaan leeyahay NGONGE waa shiiq kale! "Favorite girls!!", haa bal favorite-ka ii macnee maba fahmine, ayaantaan qoftii hoos loogu dhigo waxaa la leeyahay 'haa qoftaan waa gabadha dadka ugu heysato wanaaga'. Femme fatale koley aniga kheyr ayaan u rajeynayaa, mana is dhihi laheyn meel aan duco ku leeyahay ayaad uga yeeran laheyd si ey faataxada ama Quraan noogu aqriso,
  24. Unlike many of you, I was probably 13 years or somewhere there, and the war started in Mogadishu when I was sitting for the grade 7th examinations in an afternoon. The school was M.W. Ziyo in the district of Hurwaa, Muqdisho. I came to home, and suddenly realized my father having some constant meetings with some other elders, mainly freinds, anti-govt. folks, and neighbors. An hour later, I heard a major artelary gun thrown from villa Somalia, where Siyad Barre was stationed. I could very much understood the atmosphere and the political turmoil in which our country was going through. My aunt from father side suggested to flee the family to Kismayo, but my father opposed because he believed in the strenght of the Jabhad will overturn Siyaad's Govt. as time goes. In the course of two days, the Police Station in Hurwaa was stormed by some youths and armed guarrilas. Clearing Hurwaa from anyone who has a link to the government has allowed the district to become a place where people of Reer X shelter and support the struggle for toppling the govt. I was witnessing some of the worst attrocities that has led our country to where its now. I regret to undermine onething that I will never forget in my life, and that was the repeated sayings of my mother, "maandhoow waxaad qortaa dhibaatada dhaceysa, ama jaraa'idada soo baxa guriga meel fiican iigu keydi". She knew an unforgettable history was to unfold before our bare eyes. I never did anything until now, because I was so bussy and still more bussier. Oh, I lost a good country, walaahi!
  25. I personaly realy oppose the entirety of this Constitution or the one to come, because they are all against the will of Somali people. I mean, our people need the Quran to become the Constitution of the country as well as the law of the land, period. Qabiil and Qabyaalad can't be tackled unless we use our religion as an immediate solution to resolve this chronic cancer-like deceases of Qabyaalad. I support the campaign of Sh. Axmed Daahir Aweys. So far, he is the Falluja-like soldier who strongly stood in defence of the interest of the Somali people. Ii kaadi bal, waala arki doonaa markii ay xabada dhacdo inaan meesha iska xaadiriyo! :mad: