Alle-ubaahne
Nomads-
Content Count
2,077 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Alle-ubaahne
-
^^Anigu waxaan iri tuug la qabtay talo maleh , ee ma oran waxbaan soo xaday oo gabay ayaan ishiisii marrin habaabiyay. Marka iga daaya kudhaga-hadalka aad igu wadaan, hadii kale hadeer ayaan bilaabayaa sidaan gabayadii la tirshay oo dhan hoostooda ku saxiixo Alle-ubaahne! Waa hadiinaan deyn eeda aad ila beegsaneysaan :mad:
-
War ma anaa ii hanjabeysaa, ^^, waxaan maqli jiray Caruur war la'aan baa cadaabka looga xoreeyay! haatan waa adiga ku hayee ishii gabayga laga soo xigtay sheeg, ma hubtaa inaanan aheyn ninkii gabaygaas yiri, mise waxaa tahay kuwa aaminsan gabyaaga inuusan Internet iyo computer gali karin? Baashi, waan ku salaamay awoowe. Been kuu sheegi mahayo, gabayga waan holiyaa saaxiib, laakiin iskuma shideeyo, inkastoo aan u baahanahay inaan suugaan badan boorka ka jafo. Ee bal noo sheeg, xagee ayaantan ku maqneyd, mise waad labeysatay?
-
Ehehehehehe, war xiinoow, awoowe waxa kugu duuggan iyo waxa aan ku hadaaqay kala weyn, ee adeer halkaas suugaanta nooga sii qumi!
-
^^Ina adeerow sidaas ha dhihin, waa intaas oo saaxiibkeey xiinfaniin yara caroodaaye! Koley haatan waxaa meeshan koobka u sita Xiinfaniin, maadaama aan gabayga sidiisaba iska taagay mowqifka ah: Gabayada hadaan shubi lahaa, amase geeraarka Wuxuu iga galaafanahayaa, garasho diimeed'e Cibaadada ninkii gaar ka mara, guuldaraa heli'e Gabaldhiciyo waagii barya, iyo gooriyo ayaanba Galin dhexe habeenkii, wardibaan galow kasiiyaa'e Gafkii iga dhacaa maanta, waa geeri oo kala'e Inuu godob islaameed ibado, woowga gaabsaday'e Marka Ducaqabow, arintu waa sidaas, ragna gabay u tafa xeyday, ragna gees iskaba beyr oo goobtii holin waaye!
-
Originally posted by xiinfaniin: Where's Alle-ubaahane ? i tought you were gonna take my artistic dual, saaxiib. Awoowe soo noqo, oo adoo gabay wada soo noqo ! War waa i kanaa, ehehehehe, iga raali ahow waan yara mashquulsanaa baryahane! Awoowe, waxaan la yaabay sida goobtii suugaanta naloogu cidleeyay, mise wax kale ayaa jira, oo dadkii baa gartay inaan fooda is darno, oo suggaan hilfaha iskugu qaadno?! Waxaan oran lahaa, Nin hadii aftahan loo yaqaan amuu abwaan sheegto Ilaaheey hadii uu yaqaan iyo awoodiisa Islaamnimo hadii lagu dhalay iyo tirada iimaanka Umadiisa waa inuu sinaan ugu adeegaaye'eee! Asalnimada sooyaalka waa inuu abaaraaye Waa inuu iqyaar daacad ahoo jira ahaadaaye waa inay oraahdiisu tahay abshirtoo kale'e Inkastoo yaryahay waa inuu oday u muuqdaayee! Sidii nabi ayuub waa inuu samir adkaadaaye awliyo sideed waa inuu aragti yeeshaaye sidii ugub haween waa inuu u asturnaadaayeee Xaqa waa inuu ku adimoo oo ku arimiyaayee! Horta intaas waa iga afeef, laakiin aniga waxaan door biday intaan suugaan kugu jaa'ifeen lahaa oo halkaas ceebi iga raaci laheyd, waa inaan samaha ka doortaa, oo gabayga kiisa aan xanafta laheyn kuwada maraxabeenaa. Laakiin waxaa intaas ka horeysa, war ninyahow aniga Castro ayaan guubaabiyee, maxaad iila soo raadsatay gabayga?
-
Castro, it is not unreasonable that the same protection be afforded to the sacred beliefs of others . This time its us , sxb, not others ! Ee maad iska deysid aashuunka aad ku adimeysid, xaajadu waxay mareysaa ninkii dhiig lahoow kac!
-
Wuxuu yiri: Wixii geela lagu qeybsan jiray gabaygu sow maahan? Wixii gamaan faras looga dagi jiray, gabaygu sow maahan? Wixii guurka loo dooran jiray gabaygu sow maahan? Wixii guubaabo iyo nabadba gala gabaygu sow maahan? Xiinfaniin Yare waxaan ku gubay gabaygu sow maahan? Gantaalaha wixii kaga darnaa gabayga sow maahan? Ilaahey wuxuu nagu galaday gabayga sow maahan? Nacam, walee Castro hadaadan xiinfaniin gabay iskaga dhicin, waligaa soomaali waxaad ka joogeysaa meesha uu ngonge dhex mutaxan yahay!
-
SOMALIA: Gov't welcomes AU backing on peacekeeping force
Alle-ubaahne replied to SOO MAAL's topic in Politics
Is there anything to rejoice about the deployment of deadly diseases, such as HIV and AIDS? -
Originally posted by ibtisam: maturity and old age come hand in hand ^^^loool paranoia is part of old age. i have made no assumptions of anyones age. just an "expression" which you read too much into. i can't read Somali so i have no idea the last part. possibly just saying bye i guess. cheers Another victim of the English language and the new wave of immigrants who sacrificed everything for gaining an excellence in english! Bal kaalay walaaleey aan ku baree sida farta loo qoro ama loo akhriyo.
-
^^That Arabic you know, dear Mutakalim, haven't yet enabled you to cultivate from your Islamic religion! Oh I say, woe to you, for you bewildred in the most fruitless world of language amusements! :mad:
-
This is not a problem, its a blessing from Allah. You become a father of a new baby, all you need to do is to praise Allah for His gift to you. Your problem arises from management aspect, not family issues. At first, you had all that courage to initiate with such investments, not its your turn to take the returns. Be frank about it, for truth will take you closer to Allah. And for now, you should be acting as the late tireless dad of mine who strived to win every possible sustanence for his two families, (xaasas). If not, please sacrifice one for me, I assure you to take care of her, indeed.
-
I've seen the heydays of my youthful past. the playful period of the joyous era, the peak of a child's happiness. But I wonder what it will look like when I leap into my sixties, and reflections of my wasteful past in America told me that I was deprived of the best experiance to gain from homeland events. Assorted experiences, the ones ingrained with the wise elders I used to see in Somalia. At one sitting, he can lecture about the essence of life, the meaning of life lived in its fullest. Well, at sixty they speak in poem, they pause with proverbs, and present themselves with all kinds of examples. Its the unique intellectual embodiments that shaped and differed a Somali elder from the rest of humanity. That is, indeed, the inclination I seek to exist in, but its going to be an inevitable reality that Alle-ubaahne will be deprived off as he lives in the confining world of the west. He can only be silent while other elders are narrating about their epoch. He could wish that he was a bystander of the events and history that disqualified him true elder. Woe to him, for he was the wrong spectator in the wrong arena, for the wrong events!
-
^^Ducaqabe, saaxiib Ngonge meeshan wuxuu ku heystaa hal CARD, that is the notion of comprehension. Everytime he wants to knock someone out, he uses the card of comprehension, like English was his own handcrafted language. Much of the time he speaks with certainty that you can't understand anything unless you possess what he terms, higher knowledge of liberalism! Take that always as a sign of failure from his side. My advice to you, ducaqabe, never reason with the liberals, learn their gullible tactics and approaches of debate. Watch out, as well, you see how Castro plays as the good cop, when Ngonge is shaving your hair with the broken beer bottle! Soon you will find your self in a net of conspiracy, with a bunch of die-hard supporters, accusing you of wrong doings. Don't get intimidated, they impress at first sight, but lose the will to continue fighting. Ducaqabe, I know you are the lone fighter, but with my good spirit, you will find me backing your just jihaad against the unjust aggressor. Our understanding to this problem is that there are persuasive lobbiyists, mainly liberals, who can loudly convey their messages to the head of the site, after they subdued all the moderators in every section of the site. Remember, liberals can earn wide range of artificial supporters, but can hardly attain it with anything. Now, from reliable sources, or leaks, I heard about, these liberals have formed in black list of people to get rid off this year, and suprisingly, you and I are the top of their list. But you know, sxb, I have nothing to lose, since I am Alle-ubaahne. Liberals are like chicken, they can't overcome us except using the vicious bird-flu they recently have accumulated. With the help of Seyfulaah-Alle-ubaahne, you have all the vaccinations at your tip. For now on, you can use your long-range missiles, and downsize the conferrence of the liberals. Go ahead, make them like, fajacalahum kacasfin ma'kuul sida bal la xaskulay oo kale ka dhig!
-
^^War xagee kaga maqneyd dalka waagii barisamaadka?
-
Laba Xiniinyood, Waxan kaloo idinka Codsanlahaa brother Nur, Alle-Ubaahne iyo Xiinfaniinow, inaad Gabayadan hadaad haysaan ii sheegtaan idinkoo ku mahadsan! Saaxiib gabayga la yiraahdo hurgumo waa mid ku taxaluqa arimo colaad ah oo laba qabiil ka dhexeeyay, sida aan sheekooyin badan ku maqlay waa gabay horudhac u ahaa dagaal ka dhacay gobolada dhexe ee soomaaliya. Ma xasuusto, laakiin gabayga uun wuxuu ku saabsanaa qabiil markaas itaal iyo awood is badi jiray oo maalin inta qolo yar kusoo duulay, hadana laga libin helay, oo goobtii dagaalka lagu warjeefay. Waan isku dayi doonaa inaan baabkaas si fiican u dhex maquufno, haduu ilaah idmo. Koley Sh. Nur baa raba inuu keydka gabayada wixii duugnaa soo qufee.
-
Indeed, Mr.Integrationalist NGONGE was enough amusement for me. His absense has obviously decreased my contribution to the site. But I bear witness that he was a true ultra-liberalist, more than the flimsy Castro. As of this day, I withdraw from the pact I signed with the liberal representative for ceasing the fires during the sacred Islamic hollidays. Now, I declare a full, all-out war against the liberals, conducting it under the flexible rule of engagements. :mad:
-
I am asking the authority to ban and expell NGONGE since he mocked our religion, and insulted particular tribes of the Somali people. Those are gross violations that deserve nothing but harsh punitivities. If you don't ban him, then we're going to question the existance of the golden rules in SOL. Let Ngonge fly out of here, that is an ultimate protest from the real masses of the site.
-
blonde bombshell, ravishing redhead or blah burnette?
Alle-ubaahne replied to - Femme -'s topic in General
I will never be dhaqtarka jinoolayaasha, ee maandheey suntaan aad madaxa iskaga shubeysid iska jooji, anaa walaalkaa ah oo kaa naxaayee. -
Gabaygaan wuxuu ka turjumayaa madax kusheegyada shacabkii Soomaaliyeed wadna-qabadka ku noqday, oo aan tayada laheyn, balse been abuur ku jooga jagooyinka iyo kuraasta ay hayaan. Waxaa tiriyay sidaan jeclahay gabyaaga caanka ah ee Dhoodaan, hadaanan ku qaldaneyn. Wuxuuna yiri: Hadba waa tilmaam muxubaloo yaraba muudsoone Maskax waaya aragbaa koleey maaxatoo furane Makrigiiyo xusuustaa qalbigu mowjad soo furane Soomaaliba masiibada heshee kaga madluumsiisay Wax kamida maqaar saara iyo Minister Beenaadeee! Hadaba, dowlad kusheega kenya lagu soo dhisay ma weysan aheyn Minister beenaadyo?
-
^groupkeena caanka ah nooh, oo kutaabada ku yaal. hadaadan kusoo biirin kooxdaas, waxaa macquul ah inaad ka harttid siyaarada shiiq macoow ee sanadkaan la qaban doono, iyo waliba tii shiiqa biyooleey ku duugan! I sound more historical than ever, speaking about the peak of suufi dominance in our homeland!
-
I have a simple question for the nomads. When it comes to Somalia politics, why does it matter to internationalize it and allow other nations to have their say on our internal affairs, when domesticaly everything can be resolved by us?
-
^^If you don't listen from Al-Azhar type of fatwa, then I guess you are on our side, the Council of Alle-ubaahne Scholars. Don't worry sister, you are in the safe group. 65% of our policy is against the liberals, and the rest is against the moderates and Suffism as well. We are for anything against the fasahaad-makers.
-
ehehehehe, walee waala yaabay! wuxuu yiri ninkii, ma waxaan ku mooday mise waxaad igu noqotay, mise waxaan loo laaban doonin. Marka hore waxaan mooday topic uu qofkale leeyahay bilowgiisa, wuxuusa igu noqday Castro, waxaanse loo laaban doonin qoraal danbe inaan wax ku darsado anoon marka hore ogaanin qolada bilowday iyo wuxuu yahay intaba.
-
Popular Contributors