Alle-ubaahne
Nomads-
Content Count
2,077 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Alle-ubaahne
-
Good article, indeed. We welcome such fair reportages from Somalia. May Allah make that peace a model for the Islamic world to follow by establishing Allah's rules on His earth.
-
New Islamic Court announced in N/Gaalkacyo; Cade reacts
Alle-ubaahne replied to Paragon's topic in Politics
Originally posted by Paragon: ^^^ Juje, the man spoke of the political interest of the beesha. Anyone who isn't clear of his/her political interest and what political decisions would gain them doesn't know what is good for his beel. The time for clanist warlordism is over and thus the time for real politics is here. usheeg saaxiib, adaa dadkaan ka caqli badnaan jiraye! Waa inaan danta beesha kusoo dabaalnaa diinta iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka. Insha-Allah. -
The Official Jihaad Against Ethiopia to Conduct This Week!
Alle-ubaahne replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
Onkod News, Novembe-01-2006Wararka ka imaanaya magaalada khartoum ee dalka Sudan ayaa sheegaya in uu bur buray dhamaan shirkii ka socday magaalada khartuum iyadoo saacadha soo socad la filayo in ay Wafdiga Golaha Maxaakiimta islaamka ay u soodhaqaajiyaan Caasimada Soomaliya Wariye Madax banaan oo la yiraahdo Cabdi raxmaan sheekh ayaa u sheegay Shabakada Onkod News in uu bur buray shirkii oo halkaasi lagu arkayay labada qolo oo mid walba midka kale ku eedeenayo in uu bur buriyay shirka waxaana laga yaaba ain saacadaha soo socada ay u soo dhaqaajiyaan qola walba meeshii ay markii hore ka soo duuleen Warar madax banaan aya sheegaya in laga yaabo in 15 Bisha soo socota la is kugu soo laabto shir kale inkastoo ay Qolooyinka Dowlada KMG ay is ka diideen in ay wax jawaab ah ay ka bixiyaan in ay soo laabanayan iyo in kale inkastoo qolada kale ee Maxaakiimta Islaamka ay sheegeen in ay ka soo qayb galayaan shirka kale Maxamad Cabdi Afeey oo ah safiirka Kenya u qaabilsan dalka Kenya oo aanu wax ka waydiinay Bur burka ku yimid shirka ayaa noo sheegay in uu aad uuga xun yahay in labada dhincba aysan rabin in ay wada hadlaan oo ay gaaraan heshiis dhab ah wax uuna niyad xumo ka muujiyay hakadka ku yimid shirka Afeey oo isagu u matalayay shirka Dowlada Kenya ayaa sheegaya hada ka hor in talaabo laga qaadayo qoladii ku xad gudubta shirka loo balan sanyahay inkastoo markii danbe ay Golaha Maxaakiimta islaamka ee Soomaliyeed ay diidmo kala hor imaadeen in shirka laga soo qayb galiyo Dowlada Kenya ama Maamul Goboleedka IGAD Wakaaladaha wararka ee Caalamka ayaa maanta qoraya in hadii uu bur buro shirka Magaalada khartuum uu Dagaal qaraar uu dhex mari doono Laba dhinac oo qolo walba ay qolada kale ku eedeenayso in ay ayagu aysan rabin in uu la heshiiyo waxaana muuqata in Maalmaha soo socda in dagaal qaraar uu ka dhici doono goobaha ay is ku hor fadhiyaan labada dhinac. www.onkod.net -
The Khartoum conferrence has failed. Ethiopia is there inside our Islamic territory of Somalia and the ISLAMIC COURTS OF SOMALIA are staging their strongest attack against Allah's enemy. Before the end of this week, insha-Allah, we will hear from our Mujaahideen reporting inside Ethiopia and making our people victorious in their quest to establish Islam on the land of Allah. Allah Akbar! May Allah make them victorious over the weak Ethiopians, Aameen.
-
President Yusuf flies out to visit China...
Alle-ubaahne replied to General Duke's topic in Politics
^^Ninyahow kama daashid miyaa hadalada ay qoraan website-yada beeshiina? Cajiib -
Garowe: Reer Nugaal support the exploration deal..
Alle-ubaahne replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^Saxib you are depressed because of the progress of the state, insha alah we will get our oil, gas and other minerals and benefit the people by creating jobs and developing infustructure. Puntland has its system, its courts, its parliment and its army. You need to go back and fix your areas before you lecture us. Surely, we will do that after we clean the Ethiopian aggressors from all Somalia, especially Puntland and Bay region. Insha-Allah. -
Originally posted by Cara: What is clear is the tragedy looming for us if the UIC abandons what worked for them (social services, local enforcement of law within a willling and desperate population) for grandiose expansionist "Jihad" on fellow Somalis. fellow somalis! Do you mean that the ethiopians had become our own fellow Somalis? You hatred for the concept/practise of Jihad against the aggressors had really shocked me, indeed. May you die in the Jihad against the Melez Regime, Aameen!
-
Garowe: Reer Nugaal support the exploration deal..
Alle-ubaahne replied to General Duke's topic in Politics
All of them have one thing in common: Depressive-ridden faces. Murugo iyo qalbi jab ayaa ka muuqda sideey ummada xoolahooda ugu tagri-falayeen, oo gaalo baas u adeegayeen. Ilaahey hasoo hanuunsho inkaar-qabayaashaas, aameen. -
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Cambarro: One needs to take responsibility of his actions/words. We need to be careful of what we say without any evidence. Very good, you are at least better that those saying 'waad habartameysan'. Typical Somali, you touch a nerve of reality and they take cover in the 'Deen'. Evidence you asked my sister, and that is what am after apparently. As you may have understood my 'layman' analysis of the situation as a 'rumour mongering'. It was rather a query more like it. Evidence as you say, who should provide me or the maxakamiin. Now if I may rebound the question to you, who killed the swedish journalist? Isnt that a question whose answer should be provided by the ICU since it was their rally, and the city in total,except for few portion, was under their control. Plus that the following day on record and in press the defense secretary Indhacadde said they are holding suspects. So where is the answer, where are the held suspects and who did it, and why has it been put under the carpet by the ICU? My dear there are many why's that meet the eye. So before you accuse me of rumour mongering look at the facts I presented and see if you have answers to it. Ilaahey diintiisa iyo dadka hogaamiya waa iney burburaan, oo diinta gaallada iyo Tigreega hogaamiya ay guusha helaan, adigana aad kabo-qaad iyo nacamle u noqotid, anagana aan gumeysi galno! Caligaas foosha xun ayaa kaa buuxa, ee ogow inaa tahay mid ka mid ah kuwa aan waxna ogeyn oo aduunkooda noqday mid ba'ay intaanba aakhiro la gaarin. Cajiib!
-
^^Waa runtaa saaxiib, inta aad sheegay oo dhan. Waxaan la yaabanahay inaad tahay nin caqli badan oo aan caqligiisa internet-ka mooyee aan lagu arkin goobaha caqliga looga baahan yahay, sida Puntland iyo Somaliland. Islaamka iyo dadkiisa waa in la xoreeyaa, lagana xoreeyaa kuwa afduubka u heysta oo raba iney gaallada ka iibshaan. Cabdullaahi Yuusuf iyo Ina Qeybdiid waa in la dilaa. Cali Geeddi waa in la khaarajiyaa. Baarlamaan-ku-sheega waa in la kala diraa. Dowlad Caadil ah oo Islaami ah waa in la dhisaa, oo kitaabka iyo sunnada ku shaqeysa. Ugu danbeyntii waa inaan taageernaa xaqa iyo diinta, taas ayaa na qancin karta inta aan noolnahay, markaan dhimanona ciid ayaa afkeena qancisa.
-
Originally posted by sheherazade: quote:Originally posted by Alle-ubaahne: quote: Originally posted by sheherazade: ^alien abduction ayaa la qaatey. Thank you abaayo. I've got your PM. I just want to say to you Ciid Mubaarak. I wish you a happy marriage before this time next year, insha-Allah. But Alle-ubaahne is not probably going to be any longer single at that time, insha-Allah. Good luck, and May Allah make you settle on me, Aamiin! LoL @ PM. If I were sending you PMs you wouldn't have been resorting to this public attempt at abduction. Ciid saciid. LoL. A woman always denies the existance of the relationship she has with a man more than many times, for privicy grounds. I understand that abaayo, and keep denying it, you are only saving my relationship with the other woman before you. Now, I am happy to pronounce you to be my Minyaro of this year! Now, you need to celebrate for it with your friends, like Val, and Femme, so that they will die off jealousy for winning the honorable Sh. Alle-ubaahne.
-
^^We defeated the Ethiopian Army in 1977 with less people and talent than what we have now. It is the easiest job for us to defeat the Ethiopian Army now than ever. And you will see it with your own eyes as the war drumbeats unfold into real calamities, insha-Allah.
-
Originally posted by General Duke: Ciidamo soo gaarey Muqdisho 28 Oct 28, 2006, 20:55 Garowe Online, Muqdisho Garowe Online, woow! You are the very reason that I always feel suspicious about anything Garowe and Puntland, just because of your exaggerations and their highly baised news coverage in the current issues.
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Facts about Somalia Total population (2003): 9.9 million (WHO) Life expectancy (2003): 46.5 (UNDP 2005) Internally displaced people: 400,000 (UNHCR 2006) Refugees: 350,000 (UNHCR 2006) People in need of emergency health care: 2 million (WHO 2006) People in need of food aid: 1.7 million (WFP 2006) Doctors per 100,000 people: 4 (UNDP 2005) Population with access to safe water: 30 percent (UNICEF) Population at risk of malaria: 87 percent (UNICEF) Children stunted: 23 percent (UNDP 2005) Under-five death rate: 225 per 1,000 live births (UNICEF) Children attending primary school: Boys - 13 percent; Girls - 7 percent (UNICEF) Number of polio cases: 200 (WHO, March 2006) source: Reuters AlertNet Are you saying we are in no way position to fight against our enemy who are doing everything possible to make us under their boots? What is so sad about those statistics is that you happen to believe in them! The whole of the U.N. branch organizations are the true enemy of Somalia. And believing in their reports of Somalia is among the grave sins one could make against his country.
-
^^Abti why are you not submitting yourself fully to the pure cause of Islam, against Ethiopia and our enemy without reservations?
-
^^And that makes the my abti in you a Coward!
-
The Puntland Administration of Cadde Muse must be dealt with very swiftly as we defeat the Ethiopian army who are staging their threats to Somalia from Puntland regions. Hopefully, this will clear the path towards reaching the northern parts of Somalia who have been shaked by the Islamic movement in which the northerners are waging against their currupt and anti-Islam leaders.
-
By the will of Allah, the Islamic Courts Union of Somalia are going to be the main reason of Ethiopia fall in the war that is looming on the horizon thesedays. Let's pray to Allah, ladies and gentleman, to see our enemy fall before our eyes in the next battle between our forces and their losing army.
-
Gen Galaal advice to courts...Defend L Shabbele
Alle-ubaahne replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: JEN. CAAN AH OO TALO U GUDBIYAY MIDOWGA MAXAAKIIMTA 28th, 2006 Abdikarim Ibr. Adan E-mail: ampacalin@hotmail.com Jen. Galaal Jen. Soomaaliyeed oo caan ah ayaa lagu soo waramayaa in Maxaakiimta uu kula taliyay kulan uu xalay la qaatay madaxda sar sare ee Maxaakiimta in ay wax ka beddelaan qorshaha dagaalka oo ay kula jiraan dowladda federalka KMG iyo ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan qaar ka mid ah gobollada dalka. Jen-kan oo lagu magacaabo Maxamed Nuur Galaal ayaa Maxaakiimta u sheegay in ay sameeyaan istaraatiiji militeri taasoo noqonaysa is aruurin, isagoo intaa ku daray in Maxaakiimta ay habboon tahay in difaacooda isugu geeyaan laba goobood oo aad u adag iyo hal meel, labadaas meel ee ku taliyay Jeneralka ayaa kala ah Kalabayrka Gobolka iyo degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/hoose iyo 15-km ka sokeyso degmada Buurhakaba, maxkamadahana ay ka soo baxaan deegaannada Jubbooyinka. Kulankan oo ka dhacay xarunta Midowga ayaa warar hoose waxa ay sheegayaan in ay ka goos adeegeen in ay qaataan talada Jen. Galaal, iyadoo uu kulankaana uu ku soo beegmay xilli ay Maxaakiimtu jihaad iclaamiyeen, qofkastoo Soomaali ahna ay ugu baaqeen in uu ka qeyb qaato difaaca dalka iyo diinta Ummadda Soomaaliyeed. Question General Duke: What is your role going to be if the looming war between Somalia and Ethiopia happens? Are you going to be an spy for Ethiopia or you will side with the fighters of Islam against Allah's enemy? -
Originally posted by General Duke: Alif waxmaleh iyo waleyahey man mantey oo dhan ku jireyna Jenerale. Ana waxan raba in aan TFG'da ka dhigo mid dadka oo dhan matasha haba iska tabar yarate adna widayo waxaad rabta in aad toleysiid Turki,Afgaduud iyo Barre Hirale. Marka saxiibo isku meel maka misono because cadawad kale a ku muqato. You made me laugh, I give you tha much. Saxib we have had the period of talks, in Nairobi, we have been through the waiting game, now it is time for the TFG to defend itself using any means necessary. Lets leave it at that.. And you are going to lose not only Somalia and its contents, but also your Aakhiro as well.
-
Originally posted by Valenteenah: PS: Nitisa , don't pay attention to Caqli-Ubaahne. It's exactly what he is looking for. I really appreciate your wonderful tactics of how you are trying to protect me from those desperate ladies who are vying to win heart. You are such an smart girl, masha-Allah! But I think you should drop your feminism if you want my undivided love for good.
-
Originally posted by Nistisa: You are obviously talking like a feminist who had no regard to the dignity of men. You can't speak off your mind, since the western propoganda against Muslim men had sipped into your little mind. What a sad creature! Excuse you, if I am a feminist what is the mufti? I don’t need western propaganda to know what is wrong with Muslim men today. It is as clear as light. Dignity, What dignity are you speaking of? Do men even have dignity these days? Left and right women are being abused, on one half as sex-slaves and on the other half as the blame-carriers. This mufti is comparing me with a piece of meat. Be a man and take responsibility for your own actions. Western propaganda is fed by your mufti friend who is taking islam out of context, not women. And you are the sad creature who thinks it is perfectly fine to rape women just because they show little skin and agree with this lunatic mufti! Pitiful...ufff I think you losing your hearts and minds with the CNN shows on fashion and Beer Ads, because they persuaded you that freedom alone (according to western interpretations of freedom) is what you need to strive on. I can say, the western propoganda owns you for good. Too sad, that you can't even look like a typical white chick with the usuall western characteristics. I think you need to peel off your skin just as Micheal Jackson did to make him acceptable to the white man. I have to send you my condolence for your loss of Somali way of life, and the pride that your great mother has taught you during childhood! May you die a heart-attack in an Islamic state and then go to Jannah, aameen!
-
Originally posted by Xoogsade: ^ Your bias it too encompassing. Are you saying the entire clan conspired to have Abdirashid killed? Xaasha-lilaah, xoogsadow! War nin noocaas maskaxdiisu u shaqeyso maahi. Una maleyn maayo in reer hebel ay isku raaci karaan xumaan, oo ummattu Muxamed horaa loo yiri qalad iskuma raacdo. Marka walaalow waxaan sheegay oo kaliyah wixii laga aaminsanaa dilkii Sh. C/rashiid Cali Sharma'arke, oo ummadu isku raacday inuu ahaa hogaamiye daacad u ah diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisaba. Laakiin adigu ma waadan qabin in reerka uu ka dhashay ay ku jiraan dad xun xun oo cadaaladda neceb iyo dadka ku dhaqma? Waxaa tusaale u ah arinta aan ka hadlayo C/laahi Yuusuf, waa nin eex iyo qabyaalad badan, hal qof oo usoo baxo qabiilkiisa oo qaarajiyana waala la'yahay ilaa iyo hadeer. Maxay ku dhacday taas, oo ninka xun faraha looga qaaday, ninka fiicanna loo dilayaaa, bal taas iga jaahil bixi, caaqil Xoogsadoow?
-
Originally posted by HornAfrique: Alle-Ubaahne, Duke abti ayaad u tahay, gabadhiisana u tahaye ka xishood. Ninka dhan ee aad abti u tahay gabadhasiina aad tahay inaad binaanka isku qabqabsatiin so lagama fiicno? Abtiyow, hadii arintaas la iga soo hubiyo, waxaa General Duke ku waajiba inuu xaal i siiyo, maadaama uu nin xididkiisa ah uu si xun ula dhaqmay. Waxaan ka rabaa inuu igu xaal marsho in uu mowqifkiisa c/laahi yuusuf ku aadan wax ka badelo.
-
Originally posted by General Duke: ^^Ubahane is that what you said? I like you so I will let it go, also I dont want to embarass my kin.. General Duke, don't dislike me, if Madaxweyne Sh. C/rashiid cali Sharma'arke was alive today, he would be the first to attack that vicious and criminal cum warlord C/laahi Yuusuf, because he had no faith in his heart for Somalia. You really hate extremely your good people, and love the bad apples among my Reer Abti, that you are part of them. Ilaahey ha naga qabto C/laahi Qaa'in. I will go soon to Baydhabo to qaarajis him, IA.
-
Popular Contributors