Alle-ubaahne
Nomads-
Content Count
2,077 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Alle-ubaahne
-
^^You must be there soon to have your share of the booty, the war spoils of the enemy. You never know, you could have as many Tigree girls as possible!
-
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Sophist: kuwo misiyooni dhaleen oo hooyooyidkoodna gaalada ufuuli jireen ayaa loo yaqaaney marwooyin in xamar cadeey!!!!! wa dheshey widayo...wala isku hos gelina hadalka yah..? Horta benta mahiin Xamar misiyoni bux aad iyo aad..hal aa mesha ku jirto lakiin minaad ka jawabi kartiid...anaga reer Xamar wa siney gabdheheni galada weyna naga gursadeen... ceeb mahiin taas , o bulsho meel wada degta wey is dhex galan...lakiin idinka sual weyn a idin dul saran...galada wey idin dhex galeen lakiin gabdhihi idin kama gursan wa cajiib. Waxaa sual ah marka widayo hadeysan gabdhihi idin ka gursan yey idin ka gursadeen marka? wa sual da' weyno madaxa dalineysa..! War duf kubaxee, ma waxaad wanaag ku sheegeysaa gaal buuryo qab ah in gabar Muslim ah loo guuriyo! :mad: :mad: Wallee inaad qashiin tahay oo aan damiir diineed iyo mid Soomaalinimo intaba lagu dhibcin! He really terrorized my day with such a repugnant statement! :mad: :mad: :mad:
-
Some sources from the front line are reporting that the Ethiopian army in Baydhabo are preparing to flee back to their country before the Islamic Forces of Allah caught them in the battle field. This news is going to disappoint alot of the Mujaahideen who were seeing such fight as the best opportunity in thier lifetimes. But Allah's forces are determined to go after the enemy to deter them any future infringement in the sovereignity of the Islamic Nation of Somalia.
-
Originally posted by Juje: Masakinta kabo la'anta wa dhib qaban...maliina Muse Sudi ayey uu gardinayaan maliiun maxakinta.... wey dulman yihiin Walahi. OAP rights is not in the 'maxakinta's books. Qorax kuleyly ayey odayashi ku gardiseyeen. Dulli ayaa tahay hadaadba raggii xornimadeena iyo sharafta diinteena usoo dagaalamay aad wax ka sheegeysid! :mad: :mad:
-
L Xalane I don't deserve to be in the nationality you claim to be in the same time! 65% of Somalis death will not happen without the 85% death of Ethiopian populations. Doqon, don't miscalculate the power of now united Somalis who are determined to defend their religion and country by all means doible. Sophist Dhaqan xumo inaad igu caaysid waa kuu garaad lihi kugu jirto saaxiib. Aniga ma dhaheen qof soomaali ah oo cadow shisheeye uu dhulkiisa ku dilay waa Argagixiso. Laakiin arinta ah inaad ku hadaaqdid kalmadaha gaalada ay Islaamka u adeegsadaan waa mid runtii fajiciso igu ah, waana mida iga keentay inaan tuhmo danta aad ku heysatid cadowgeena iyo, ama inaad u la tahay xidid, sababtoo ah ixtiraam xidid qaldan kaa galay waa qoor iyo xero la'aan, runtii. Marka Adeerow waxaa iga talo ah inaan ku xirxirno maadaama aad qadkii fayoobida ka dhacday, ka hor intaan jaraa'idada caalamka laguugu soo qorin!
-
Originally posted by David_Letterman: they captured Somaligalbeed and Harar in the 70's and occupied it for a year they like my uncles right now should be sitting in their little chairs with the somali flag badge on their right arms and a koob shaah held with the left and talk about the good ol' days and how they conquered vast territories of a foreign country like real veterans should and let the new generation do the fighting and conquering very sad That is right, indeed. But sometimes it is an honor from your people to show again how you practically did it by leading another assault against the stinking Ethiopians. But I believe it is totally a responsibility on the young people's shoulder that must be embarked soon.
-
^^War maxaad noogu soo bandhigtay gaalkaan xun ee marna caayaya diinteena, marna raba inuu naga caqli badsho oo na tuso inaan dagaalku diin aheyn! Kan iyo kuwa kalaba aniga waan necbahay waana gaal, gaalna isma dhaamo oo col ayaa naga dhexeeya, waliba gaalada madoow ee dariska nala ah, Kenya iyo Ethiopia. Dagaalka wuu bilaawan rabaa saaxiib, ee yaan lagaa weyn xaga hore ee jiidda dagaalka, I'A.
-
^^War maxaad noogu soo bandhigtay gaalkaan xun ee marna caayaya diinteena, marna raba inuu naga caqli badsho oo na tuso inaan dagaalku diin aheyn! Kan iyo kuwa kalaba aniga waan necbahay waana gaal, gaalna isma dhaamo oo col ayaa naga dhexeeya, waliba gaalada madoow ee dariska nala ah, Kenya iyo Ethiopia. Dagaalka wuu bilaawan rabaa saaxiib, ee yaan lagaa weyn xaga hore ee jiidda dagaalka, I'A.
-
Originally posted by bambo: Let the game begin inshallah , they are ready to defend their land and relegion and will win . abdualhi will be captured inshallah and hanged in xaamar I can't wait saaxiib when I will visit the Ethiopian Capital, Addis Ababa, under the Islamic Courts of Somalia, and Islam is ruling all over Ethiopia, making the Oromo and Canfar people the ruling class of their country. Oh Allah, destory them by the hands of our strong Mujaahidiin who are about to engage with the cowards of Ethiopian army, Aameen.
-
Originally posted by Lieutenant Xalane: quote:Originally posted by me: Yeps so it begings. Lets wait for the dabadhilifs reaction and how they try to hide this and make it seem like the innocent man that got killed was a 'terrorist'. Dude i don't consider myself as a dabodilif or whatever but soldiers die.Whether killed by an enemy or by his men don't matter at all.When killed by his enemies,he falls in battle and when he is killed by his allies or fellow comrades,then its a friendly fire.So it doesn't matter at all for Soldiers die.. You idioticly said nothing but mention a couple words to define an event. No reasons, no mentioning why you are not a Dabodhilif-Amxaaro, no nothing whatsoever. If I were you, I would consider suspending myself from Soomaalinimo for ten years, and claiming to be an Ethiopian citizen, if not Dabodhilif! :mad: You really need to suffer from Diarhea to lose the hypocracy in your stomach. And then, May you die with a hatred against the Ethiopians, Aameen!
-
Originally posted by Che-Guevara: So, when are you going there? Home dat's. Alle-Ubaahne ha isku haleen. Afkalay ka nool yahay. War ninyahow ma waxaad igu qaldeysaa General Duke, wiilkii ina adeerkaa ahaa ee caadeystay inuu afka kaliyah wax ka sheego. War aniga waxaan ahay nin sheekada afka looga fiican yahay oo adinka ku fiican iyo inuu ficilo geysto. Waliba arintaan oo kale waa mid runtii aan aaminsanahay in waxwalba oo maal iyo naf ah loo huro. Hadaanan maanta difaacin diinteyda iyo dalkeyga, goormaan difaaci doonaa saaxiib? Wallee ima taqaanid awoowe, waadse arki doontaa wacdaraha aan ka dhigo markaan seefteyda iyo warankeyga la soo galo goobta dagaalka, I'A.
-
Originally posted by Sophist: My relatives who have an informed ear in Somali politics told me this guy was a known TERRORIST! God bles him!!! :confused: Ninyahow edeb xumo badnidaa! Ma qof uu gaal dilay oo dhulkiisii lagu dilay baad leedahay wuxuu ahaa argagixiye?!! Waxaan u maleynayaa in qolo mareykan ah aad xidid tihiin oo ay waxyaabahaas kaasoo dhaadhacsiiyeen, sababtoo ah ayagaa inta dad Muslimiin ah dalkooda ku duulo hadana oran jiray waa argagixiso aan dilnay! May you die many times as a good terrorist, Aameen!
-
Originally posted by M.M.: ^Adeer waad xujowdey oo waa inaa luggu karbaasho. War ninyahow wax isku fal oo gabadha dhareerka dhinac kalamar! Waad i amaantay runtii, waxaadna qirtay in gabarta aan jeclahay ay u qalanto in darteed la ii karbaasho. Waa gabar fiican runtii. Mahadsanid saaxiib. Laakiin adigaa mudan runtii in geed lagaa soo laalaadsho maadaama aad kala dhex gashay dad is jecel oo guurkooduna dhowyahay. Sheherazede , please come out of your Ausie Cave and make sure Alle-ubaahne is defended against his jealous enemy! I give you a permission to kill on my behalf to wage a Jihaad for protecting our love for making a good Islamic Family and children who will help Islam in the future.
-
We will smoke them out of our country, IA. Let's all concentrate the enemy, not their stoogies, for now.
-
SOMALIA: Parliament to hold next session in Mogadishu
Alle-ubaahne replied to Jumatatu's topic in Politics
this time, the whole of the parliement will come to Mogadishu as the rift between Col. Abdullahi Yuusuf and Shariif Xassan is worsening. The good spirit of Shariif Xassan of the parliement is still active! -
^^Ninyahow adiga ma is tiri waxaad u baahan tahay Quraan saar? runta sheeg hee, pliiiis!
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^Xaal baa ku qabtay adeer. Dhan walba ka fiiriyey oo garawsha kuu waayey. Waa midda koowaade haddaad ogtahay inaan gabadha awowgeed ahay asay ku yeeshay (saad sheegaysid) maad i weydiisatid maxaad bannaanka uga ceyrsanaysaa? War ninyahow waxaan ku moodi jiray inaad caqli la tiiceyso, laakiin waa nasiib darro inaad aaminsan tahay sheeko runtii waqtigeedu uusoo dhamaaday. Ma waxaad u fadhidaa in gabarta iyadoo aan shukaansan kaa soo doonto? Middeeda kale, hadaanba banaankii kaaga baxsan waayey, maxaad moodaa hadaan gurigaaga imaado anoo gabartaas ku raad joogo? Walee ul iyo bakoorad baa ila dhici laheyd ugu yaraan! Ninyahow waxaa iga talo ah inaad weydiisid gabartaas aad adeerka u tahay iney aaminsan tahay waxaad sheegeysid iyo inkale. Koley aniga waxaan qabaa iney tahay qof jecel in la xaq-dhowro anshaxa shirta iyo 'privicy-ga' oo aan cidna lala wadaagin inta ay howsha shukaansiga socoto. Waxaan ku jiifay inaad farxad darteed cirka xabado u ridi laheyd markaad maqashay inaan gabartaada la socdo, maadaama aad ogtahay sharafteyda iyo wanaaga aan bulshada ku dhex leeyahay, laakiin waxaad noqotay dameerkii malabka xambaarsanaa ee aan ogeyn wuxuu sito macaankeeda! Adeerow dhibka iyo fowdada jooji, hadii kale laba gabdhood ayaan si darandoori ah kaaga wadan doonaa adoo indhahaagu shan yihiin!
-
Originally posted by Jimcaale: War ninkii Alle Ubaahne waayadaanba ma fiyoobeen. Dabeel baa ag martayoo inantan ayuu ku khafiifay. War ninyahow waa runtaa, oo waa jirtaa inaan jeclahay Sheherazede inanta la yiraahdo, laakiin iyadana waa i jeceshahay, oo si ay iigu sheegato jaceelkeeda ayey la'dahay. Waxaan maqlay bishii soonqaad oo dhan iney igu duceysan jirtay si aan ninkeeda u noqdo, anigana waxaan leeyahay ilaahow ducadeeda aqbal, waa gabar runtii aad u wanaagsan. Xiinfaniin ayaa adeer u ah gabarta, waana nin oday ah, marka waa inaan wax la qabtaa gabartaas, insha-Allah. Adinkana noosoo duceeya bal, hadiidnaan xaasidiin aheyn!
-
Abdullahi Yusuf can’t rule Somalia By Jerry Okunggu
Alle-ubaahne replied to Wiilo's topic in Politics
Originally posted by Caamir: Old article. Let us just say that ICU have learned from "Somaliland" how to hire professionals that would draft for them petitions, write articles or whatever to advance their agenda of secession. You guys need to show dates of articles because it matters as current issue. Waxaad kaloo sheegto markaad weyso ma taariikh iyo 'date' baad marmarsiiyo ka dhiganeysaa?! Ninyahow waxaad ku fiicnaan laheyd intaadan dhiman ka hor inaad iska dardaarantid, koley taariikh la sheegaa malihide! :cool: -
Abdullahi Yusuf can’t rule Somalia By Jerry Okunggu
Alle-ubaahne replied to Wiilo's topic in Politics
He spoke the truth, I think. General Duke must listen to this Gaal, rather than listening to those gaalo. An Excellent Article, indeed! -
Originally posted by xiinfaniin: What is this? A trolling phenomenon, may be? War gabadha ka har! Abtiyow maad iga xishootid gabadhaan iyo aniga wax naga dhexeeyo ma ogide! Waxaan ka baqayaa ceebtaada adoo sidaas iila hadlay inaad hadana bariis usoo raadsatid munaasabada aan ku guursan doono gabadha! Xiinow, laba arrin midkoodna wax kama taqaanid, waa mida horee, rag wax kama taqaanid oo waakaas gabar aad adeer u tahay oo aad u jeclaatay Alle-ubaahne baad u diidan tahay; tan kale, jaceel wax kama taqaanid oo arin soo dhamaatay baad rabtaa inaad isku daydid inaan baajisid dhameystirkeeda. Waxaad igu kalifeysaa hadaba inaan kuu Gabyo oo aan kadib noqdo ninkii Gabayga ku riday caruurtiisa awoowgood, laakiin waxaan oran lahaa kuu gabyi maayo, adaase hortaada ka helaya kuwa kuu gabya hadaad sidaan ku socotid!
-
Originally posted by Allamagan: ^^^ you wrong mate, they are united than ever. Barre has now proved wrong those (of his ppl) who were against him and believed this so-called maxkamadaha - an umbrella organization for 1 clan- has a noble cause for us all. Abti, horta waxaa iska saartaa qabiilkaan oo ilaahey ka cabso. Aniga abtiyaashey M.R. waxaa lagu yaqaan iney dagaalamaan, laakiin hadii laga raayo waa niman dagaalka yaqaano oo iyagana reyn jiray markooda. Soomaali oo dhan wey qirsan tahay gobanimada reer Abtigey ee M.R. iney tahay mid ku dayasho mudan, laakiin waxaad ku hadleysid waa gef iyo diin ka dheeraansho oo aan lagu aqoonin qof u dhashay reerkaas. Marka Abti aniga ayaa ku waansanaayo ee inta xishootid orod oo magaceena kor uqaad, oo yaan lagaa maqal diinta Ilaahey ayaan la dagaaleynaa. Midnimo aan diinta aheyn ma shaqeyneeso maanta, waa dhamaadeen wixii qashinka ahaa ee dadka lagu dagaal galin jiray. Mar labaad, abtiyow koley midhaa M.R. reer Geddoodka ah baa tahaye, faham meesha aan kaala hadlayo. War aaway Hornafrique, ninkaas baa wallee Abtinimadeyda u qiray soo abti aad u dhaga-nugule. Wallee reer Abtigey iney caqli badan yihiin saa Barre Hiiraale meel cidla ayaa inta lagu war-jeefay baan loona gurman waliba. Fiicanaa jabka ku dhacay Barre Hiiraale, inkastoo aan jeclaa in wiilashii ku dhintay dagaalkaas aysan xanaf soo gaari laheyn, maadaama uu dhagray oo lagu soo qalday dagaalka.
-
^^True Soomaali and Muslim. I really love this brother of ours and his true sense of Soomaalinimo. He was the author of the book Qiimaha Dhulka iyo Qadarin La'aanta Soomaalida . I salute you, indeed! [ November 01, 2006, 09:38 PM: Message edited by: Admin ]
-
C/Waaxid C/hi Khaliif London, UK cabdulwaxid@hotmail.com Ma Magaalada Gaalkacyood baa Maxkamad Islaami ah laga Furay! BISMILLAAHIRRAXMAANIRRAXIIM ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATHU Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Waqooyiga Gaalkacyo waxay hoostagtaa dhulka la yiraahdo Waqooyi-Bari Soomaaliya oo hadda loogu yeero “Puntland”. Sidaan la soconno, dhulkaas wuxuu ka midyahay meelihii diinta Islaamka ka soo gashay Soomaaliya sidoo kalana meelihii isku xira caalamka Islaamka iyo Soomaaliya. Waxaa intaas u dheer, dhaqdhaqaaqyadii dhalay Midowga Maxkamadaha waxaa kaalinta ugu weyn ka qaatay dadka ka soo jeeda degaankaas. Wuu fahmayaa qofkii xasuusta dhacdadii Araare iyo Waqooyi-Bari Soomaaliya, kaalinta ay dadka halkaas dega ku lahaayeen arrimahaas. Xitaa kii Luuq iyo qeybo Gedo ka mid ah waxay ka galeen kaalin fiican. Nasiib-darro waxaa dacwadaas la dagay farsamo-xumo iyo degdeg ka yimid xarakooyinkaas iyo dibindaabyo ay maleegeen cadowga dibadda iyo kuwa gudaha. Waxaa fursad helay niman askar ahaa oo la’aa meel ay xukun u soo maraan markaasay intay Xabashi iyo dadkii reer baadiyaha ahaa kaashadeen bey cagta mariyeen dhaqdhaqaaqaas. Sida caadiga ahba, muslimiintu waxay ka faa’iidaan khaladkoodaas waana taas keentay in wadaadadii ay xoogga saaraan iney wax ka qabtaan waxbarashada, ganacsiga iyo ugu dambeyn iney inta is kooxeystaan wax ka qabtaan nabadgelyo-xumadii ka jirtay Xamar iyo meelo kale. Arrintaas ayaa u soo jiiday iney si dhaqso ah uga kasbadaan ummada Soomaaliyeed dhexdeeda magac iyo sharaf. Qofkii arrintaas shaki uga jiro ha fiiriyo siday ku bilaabmeen Midowga Maxkamadaha. Wadaadadii Puntland joogay iyagu xoog ma saarin xagga nabadgelyada iyo iney isu habeeyaan si ciidan ee waxay dhinacaas u wakiisheen qolyaha horbooda Puntland. Arrintaas waxay keentay in wadaadadii Puntland u ekaadaan wadaadadii hore ee Soomaaliyeed ee tusaalaha loogu soo qaadanjiray: wadaad iyo waranle ama toban nin iyo wadaad baa ila dhashay! Laakiin arrintu sida la moodayo maaheyn oo wadaadadu xal bey u arkeen arrinta laakiin waa ogaayeen in mar uun xaqu soo noqon doono oo dabkii ay daareen uu mar Soomaaliya oo dhan uu saameyndoono. Waxaad mooddaa iney arrintu u ekaatay sida uu gabyaa u cabbiray mar uu lahaa: geedihii la gooyaa marbey geydho bixiyaane haddii aan guntoodiyo engagin goborta hooseysa inkastoo la gubo xididadeey goror ku heystaane gurmo-go’antu waa soo fuftaa guux hadduu maro’e gu’ sooraan ahaaneed haddii gibilku seymeeyo mar uun buu galoolku is xiraa gubatadii Soole wixii Guullaheey korinayaa garab ma waayaane inkastaad nakala gaasirtoo nagu galeyryeysay Rabbi baa guddoonsaday inaan gacan sarreynaaye Hadda Ilaah baa u gartay in wadaadadu yeeshaan gacanta sare kaddib markey u hiiliyeen xaqii ayna shacabkii tuseen iney yihiin dad wax ka qabankara xaallada lagu jiro. Sidoo kale waxay isugu dhurteen iney yihiin dad waddaniyiin ah oo aan ka raalli ahayn fara-gelinta Itoobiya. Arrintaas darteed ayaa rajo fiican gelisay wadaadadii Puntland. Waxaan aad ugu faraxsanahay in magaalada Gaalkacyood oo dhib iyo dacaayad laga sheego ay haatan noqotay magaaladii ugu horreysay ee looga dhawaaqo maxkamad Islaamiya marka laga reebo Laascaanood oo si aan toos ahayn u sheegay iney furteen maxkamad la yiraahdo Al-Caddaala. Inkastooy maxkamaddaas ka soo horjeedaan qolyihii Cabdi Qeybdiid Waqooyiga Gaalkacyo ku soo dhoweeyey iyo shaqsiyaad fiirsanaya dano shaqsi laakiin shacabka magaalada Gaalkacyood intiisa badan waa la jiraan. Waxaan warar hoose ku helay in qolada Cumar Maxamuud ka dalbadeen jufada Maxamed Cumar Maxamuud iney iyagu bilaabaan arrinta, intooda kalana ay ku dayanayaan. Waxaa ku garabistaagay in jufadaasi furato maxkamaddaas kumannaan dhallinyaro ah oo ka soo jeedda jufooyinka kale ee Cumar Maxamuud. Waxaana la isku afgartay maaddaama qabiilkaas uu yahay qabiil weyn iney furtaan dhowr maxkamadood. Insha Allaahu kuwooda ugu horreeya waa na soo hayaan. Diinteennu waxay na faraysaa ineynaan mar kasta dadka dhaliishooda keliya sheegin. Maaddaama aan marar badan dhaliilay dadka dega Waqooyi-Bari Soomaaliya khaasatan kuwa maamulka haya ayaan hadda arrintaas ugu hambalyeynayaa. Maaddaama aan ogahay in magaalooyin badan laga diyaar yahay sida Boosaaso, Qardho, Garoowe, iyo Laascaano oo iyadu horay si aan rasmi ahayn ugu dhawaaqday maxkamad, iney sidoo kale furtaan maxkamado kuna dhawaaqaan. Sidoo kale ma xuma inaad reer tolkaa ugu yeertid kheyrka marka haddii la arko magacyo qabiil ama gabayo nin gebyaa tirshay yaan loo qaadan wax kale. Waxaan marka xasuusinayaa in qolada Maxamuud Saleebaan oo aan xitaa u kala harijirin dagaalka qabiilka aysan maanta u kala harin furashada maxkamadaha. Waa tii gabyaagu lahaa: Maxamuud Saleebaanku waa miro saafiyahe waa miro xalaalo ka badan maadha geedaha e mid wixii ku dhaca labada kale kama maqnaadaane Qabiilku seddexdaas lafood ka badan laakiin gebyaaga uun baa sidaas doortay. Marka naacoowdaan meel kasta oo Soomaaliya ah waa gaareysaa haddii Ilaah idmo. Aad baan ugu farxay in nin qabiilkaas ah uu BBC-da ka sheego in arrintaasi dhacday uusanna ninna uga heybeysaneyn. Marka waxaan uga digayaa nimanka ka tirsan Maxamuud Saleebaan ee jufooyinka kale ah ineysan arrintaas faraha la gelin. Waa la is yaqaan oo dadku waa wada jufo, dhaqanna uma lihin in jufo afka la gasho jufo kale. Haddii arrintaas laga waantoobiwaayo waxaa dib usoo cusboonaanaya falal ay dad hore sameeyeen loo eeday. Waxaan aragnaa in maalin kasta laga soo fakanayo Feerfeer oo dagaaloogayaashi u galay Xabashi ay ka soo huleelaan. Cabdi Qeybdiidna wiilashuu heystay kala soo fakadeen ugu dhowaan hubkuu heystay oo dhan iyo weliba intaas oo hogaamiye-kooxeedyo u dhashay Digil iyo Mirifle ay u baxsanayaan Xuddur iyo meelo kale. Marka ma maqasheen hub iyo rag kasoo fakaday maxkamadaha? Miyaan taasi tuseyn in nimanku yihiin kuwo mabda’ iyo diin leh? Ugu dambeyntii waxaan bogaadin iyo hambalyo usoo jeedinayaa ehelkaas furtay maxkamaddaas waxaana u sheegayaa iney naga furteen xil noona soo jiideen magac iyo sharaf. Qofkii raba inuu arko Soomaaliya oo Islaam lagu xukumayo, qofkii raba inuu arko Soomaaliya oo mid ah waa inuu taageeraa maxkamadaha. Marka waa innagoo sugna reer Puntland iyo Soomaalida kale oo maxkamado wada furtay. WABBILLAAHI TOWFIIQ ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATHU. C/Waaxid C/hi Khaliif U-hadlaha shacabka Puntland. cabdulwaxid@hotmail.com
-
Originally posted by sheherazade: Wrong diagnosis, though they would die indeed if I quote unquote won thee. I really appreciate your too-late love for me, but I am sorry that you will never be a priority for my real love! May you faint with my love million times, Aameen!
-
Popular Contributors