Alle-ubaahne
Nomads-
Content Count
2,077 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Alle-ubaahne
-
CADDE MUUSE: “War Ilaaheey Qalbiga ha idiinka qaadee miyaan iska difaaci karin afartaan keliya, dagaalkana ma aha mid diineed ee waa mid Qabiil” November 6th, 2006 Abdikarim I. Adan E-mail: webmaster@goobjoog.net Gen. Cadde Muuse Madaxweyanaha Maamul Gobolleedka Puntland ayaa ka hadlay xaaladaha ka soo cusboonaaday gobolka Mudug, isagoo sheegay in ay ka hor tagayaan weerar kasta oo kaga yimaada Maxkamadaha Islaamiga oo uu ku tilmaamay dad ku gabanaya kitaabka ALLE, markaasoo uu ugu baaqay dadweynaha reer Puntland in ay ka hor tagaan Maxkamadaha. “Waxa keliya ee laga rabo Puntland maanta waxay tahay in laga abuuro qalalaase, dagaallada lagu soo qaadayna ma aha mid diineed ee waa mid qabiil, daqiiqad ka hor ayaa ley sheegay, waxaa la igu yiri waxay ka soo baxeen Gelinsoor, waxay u soo socdaan Bandiiradleey, Galkacyo ayaa loo socdaa, War Ilaahay Qalbiga idiinka qaadyayee. War afartan keliya miyaa la iska celin waayay, xagga iyo xagga ayaa nalaga soo socdaa war xageed tiigsanaysaa” ayuu yiri Cadde Muuse. Madaxweynaha ayaa fasiraad dheer ka bixiyay dhaq-dhaqaaqa Maxkamadaha Islaamiga waxa uuna si carro leh u yiri “Dagaalada ay nagu soo qaadeen ma aha mid diineed ee waa mid qabiil” wuxuuna ugu baaqay ciidamada Puntlan iyo shacabkooda in ay u istaagaan sidii ay u difaaci lahaayeen nabaddooda iyo deganaanshaha gobollada Puntland. Source: www.goobjoog.net
-
We need more like those projects and more military Schools for the defense of our religion and country against the next door vicious enemy of Ethiopia and Kenya.
-
Dowladda Mareykanka oo hub soo gaarsiisay Dowlada Kenya.. Warar ka imanaya Kenya ayaa waxay sheegayaan in Dowladda Mareykanka ay hub soo gaarsiisay Ciidamada wadanka Kenya, hubkaas oo xoogiisa laga dejiyay gobalada W/Bari ee Dalka Kenya. Dowladda Mareykanka ilaa iyo haatan lama oga sababaha ay hubkaasi u gaysay Kenya, balse warar ayaa waxay sheegayaan in dowladda Mareykanka ay ugu talagashay sidii loola dagaalami lahaa waxa loogu yeeray kooxaha Argagixisada ah ee ku sugan Dalka Soomaaliya. Sidoo kale Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay soo gaarsiisay Dowladda Kenya doomaha dheereeyaa si loola dagaalamo kooxaha Burcadda ah iyo kooxaha kale ee argagixisada ah ee ku sugan Dalka Soomaaliya. Dowladda Kenya horey ayey u beenisay in ay duulaan ku tahay dalka Soomaaliyeed, waxayna sheegtay inay ka shaqeyneyso sidii ay Soomaaliya mar kale cagaheeda isugu taagi lahayd, hase yeehsee waxaa arrintaani wax kama jiraan ku tilmaamay Maxaakiimta Islaamiga ah oo sheegay in Dowladda Kenya ay noqotay dowlad u adeegeysa caddowga Soomaali-yeed ee Itoobiya. Source: www.somalitalk.com
-
Dowladda Mareykanka oo hub soo gaarsiisay Dowlada Kenya.. Warar ka imanaya Kenya ayaa waxay sheegayaan in Dowladda Mareykanka ay hub soo gaarsiisay Ciidamada wadanka Kenya, hubkaas oo xoogiisa laga dejiyay gobalada W/Bari ee Dalka Kenya. Dowladda Mareykanka ilaa iyo haatan lama oga sababaha ay hubkaasi u gaysay Kenya, balse warar ayaa waxay sheegayaan in dowladda Mareykanka ay ugu talagashay sidii loola dagaalami lahaa waxa loogu yeeray kooxaha Argagixisada ah ee ku sugan Dalka Soomaaliya. Sidoo kale Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay soo gaarsiisay Dowladda Kenya doomaha dheereeyaa si loola dagaalamo kooxaha Burcadda ah iyo kooxaha kale ee argagixisada ah ee ku sugan Dalka Soomaaliya. Dowladda Kenya horey ayey u beenisay in ay duulaan ku tahay dalka Soomaaliyeed, waxayna sheegtay inay ka shaqeyneyso sidii ay Soomaaliya mar kale cagaheeda isugu taagi lahayd, hase yeehsee waxaa arrintaani wax kama jiraan ku tilmaamay Maxaakiimta Islaamiga ah oo sheegay in Dowladda Kenya ay noqotay dowlad u adeegeysa caddowga Soomaali-yeed ee Itoobiya. Source: www.somalitalk.com
-
Dowladda Mareykanka oo hub soo gaarsiisay Dowlada Kenya.. Warar ka imanaya Kenya ayaa waxay sheegayaan in Dowladda Mareykanka ay hub soo gaarsiisay Ciidamada wadanka Kenya, hubkaas oo xoogiisa laga dejiyay gobalada W/Bari ee Dalka Kenya. Dowladda Mareykanka ilaa iyo haatan lama oga sababaha ay hubkaasi u gaysay Kenya, balse warar ayaa waxay sheegayaan in dowladda Mareykanka ay ugu talagashay sidii loola dagaalami lahaa waxa loogu yeeray kooxaha Argagixisada ah ee ku sugan Dalka Soomaaliya. Sidoo kale Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay soo gaarsiisay Dowladda Kenya doomaha dheereeyaa si loola dagaalamo kooxaha Burcadda ah iyo kooxaha kale ee argagixisada ah ee ku sugan Dalka Soomaaliya. Dowladda Kenya horey ayey u beenisay in ay duulaan ku tahay dalka Soomaaliyeed, waxayna sheegtay inay ka shaqeyneyso sidii ay Soomaaliya mar kale cagaheeda isugu taagi lahayd, hase yeehsee waxaa arrintaani wax kama jiraan ku tilmaamay Maxaakiimta Islaamiga ah oo sheegay in Dowladda Kenya ay noqotay dowlad u adeegeysa caddowga Soomaali-yeed ee Itoobiya. Source: www.somalitalk.com
-
Maxaakiimta Islaamka oo ku sii siqaya Magaalada Baydhabo Posted on Saturday, November 04 @ 20:14:34 EST by editor Onkod News, November-05-2006: Sida ay qoreen Wakaaladaha wararka iyo qaar ka mid ah Warbaahinta Carabta sida Al Jazeera ayaa Sheektay in ay Maleeshiyo aad u fara badan oo ka tirsan Maxaakiimta Islaamka Soomaliya ay ku suagn yihiin meel 22KM u jirat Caasimada Baydhabo oo xarun u ah Dowlada KMG Iyadoo isla Galabta ay ciidamada Ethiopian ay Magaalada Baydhabo ka bilaabeen Fatashaad ay raadinayaan Ciidamo ka tirsan Maxaakiimta Islaamka oo ku sugan Baydhabo Wararka uugu danbeeyay ee hada ka imanayo jiida hore ee dagaalka aya sheegay in saakay la dilay laba ka tirsan ciidamada dowlada KMG ee soomaliya oo markaasi ku sugnaa meel u dhaxaysa baydhabo iyo goobta ay joogaan ciidamada maxaakiimta islaamka ee soomaliyeed Shilkan ayaa dhacay xil ay ciidamada Dowlada KMG oo ku sugnaa xerada manaas oo 8 KM u jirta magaalada baydhabo waxaana ciidamadan tooktay dad dagana deegaanka inkastoo ay sheegeen Boolaiska baydhabo in ay ka dabeeyaan Ciidamo daacad u ah Maxaakiimta islaamka balse ilaa iyo hada lama garan karo in uu warkaasi uu sax yahay iyo in kale Dhinaca kale, Sheekh Mukhtaar Roobow, waxa uu sheegay inuu Jeneral Ethiopian ah mas'uul ka yahay Ammaanka Guud ee Magaalladda Baydhabo, wuxuuna sheegay inay Ciiddamadda Ethiopianka meel kasta oo ay joogaan la dagaalami doonaan Waxaa kaloo sheekhu xaqiijiyay in uu jiro gaari nuuca cabdi bile ah oo ay lahaayeen itoobiyaanka oo lagu gubay afka hore ee magaalaada beydhabo kadib markii ay rasaaseeyeen ciidamo kuwa deegaanka ah oo kasoo horjeeda joogintaanka ciidamada xabashida ah ee kusoo gar******ay ciidda soomaaliya Dhinaca kale wararka ka imanaya Baydhabo ayaa sheegaya Galabnimidii Sabtida in ay ciidamo Ethiopian ah ay fatasheen qaar ka mid ah Guryaha ay dagaanyihiin Shacabka baydhabo iyagoo raadinaya wax ay ku sheegeen niman calaaqaad la lehe golaha maxaakiimta islamaka ee soomaliyeed oo wax wayne ka qabtay xaaladii murugsaneed ee soomaliya Wasiirka warfaafinta Ee Eretariya Cali Cabdow ayaa waxa uu ku eedeeyay Xukuumada AdisAbaba in ay qas iyo fowda ay ka wado gudaha dalka soomaliya waxa uuna uuga digay in ay joojiyana wax ay ka wadaan soomaliya isagoo ku eedeeyay dowladaha Maraykanka iyo Ethoobiya in ay joojiyaan hadalada ay ku tuurayaan Xukuumada Asmara Dhinaca kale wasaarada war faafinta ee Dowlada Ethoobiya ayaa waxa ay ku eedeesay Maxaakiinta iyo Eratariya in ay wadaana qorshe ay damacsan yihiin in ay Gudaha Dalka Ethoobiya ay ka dhex abuuraan dagaalo ay ku taageerayaan Oromada iyo Ciidamada Soomaligalbeed oo tagaeero ka helayo ONLF Ugu danbeen waxa ay qabtaa Dowlada Ethoobiya in laga hor tago Maxaakiimta islaamka oo la taageero Dowlada KMG ee tabarta yar waxana fikirkaasi qaba dowlada Maraykanka ,Biritan iyo wadamo kale oo reer halbeed ah oo ka soo hor jeeda In wadanka Soomaliya lagu xukumo shareecada islaamka ayagoo ka baqaya in geeska africa ay ku fidaan xoogaga maxaakiimta islaamka Warbaahinta Onkod News Xafiiska Baydhabo ee ay ku leedahay Waxaa Diyaariyay Wariye Nuur Macalimow Nagala soo xiriiir Onkod@London.com Ama Onkod_news@Hotmail.Com
-
The supporters of the Islamic Courts of Badbaado in Mudug with the help of Al-Furqaan Court are going to rock the region by showing the people the true taste of justice in Islaam, IA. ________________________ Ciidamada maxkamadaha oo dhaqdhaqaaq Milateri ka bilaabay deegaano ka tirsan gobolka Mudug iyo dagaal laga cabsi qabo inuu dhexmaro iyaga iyo… Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in shalay ilaa xalay uu halkaasi ka jiray dhaqdhaqaaq ciidan oo aad u xoog badan, kaasoo ay wadeen ciidamo ka tirsan maxkamadaha Islaamiga ah, gaar ahaan deegaanada Bandiiradley iyo Gelinsoor oo ay ku kala sugan yihiin ciidamo ka kala socda Col. Qeybdiid iyo Puntland oo dhinac ah iyo kuwa maxkamadaha. Wararku waxay sheegayaan in ciidamo ku hubeysan ilaa 30 baabuurta dagaalka ah oo ka socda dhinaca maxkamadaha ay xalay gaareen halka loo Farcaano oo ku taala deegaanka Bandiiradley, iyadoo la sheegayo iney ku sii wajahan yihiin magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaasoo dhowaan qeybta hoos tagta maamulka Puntland looga dhawaaqay maxkamad Islaami ah oo la magac baxday (Badbaado). Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in cabsi aad u fara badan ay halkaasi jirto, taasoo salka ku heysa suurtagalnimada dagaal ay fooda is daraan dhinacyada maamulka Puntland iyo Col. Qeybdiid oo dhinac ah iyo ciidamada maxkamadaha ee halkaasi ku sii siqaya, iyadoo mas'uuliyiinta ugu sareysa Puntland ay haatan ku sugan yihiin Gaalkacyo si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa ciidan ee ka jira gobolka Mudug. Nasrudiin Ceydiid Salaad (Diini), Muqdisho, Somalia diinicadde@hotmail.com Source: www.dayniile.com
-
Abshir Bacadle iyo Safarkiisii Jiida hore ee difaaca maxkamadaha!!! Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo saaka nagu soo booqday xafiiska boggan ee Muqdisho ayaa ka war bixiyay safar uu muddo 2 cisho ah ugu maqnaa jiida hore ee difaacada ciidamada golaha maxkamadaha islaamiga ee dhinaca gobolka Bay wuxuuna isagoo ka sheekeynaya hadalkiisa ku bilaabay sidatan:- “Waxaan Muqdisho ka ambobaxay subixii khamiista ee ay taarikhdu aheyd 2..11.06 abaara 7:30-kii subaxnimo, anigoo xiran Dareyskii Milateriga oo ka kooban Tuutaha, Kabaha Buudka ah, Qoriga, Booshashka iyo nooc ka mid ah Bambooyinka qarxa, waxaana aheyn koox Mujaahidiin ah anagoo horey u sii raacnay Gaari noociisu yahay (Runnet-ka), dhulka aan sii mareynay indhahayagu waa ku raaxeysanayay, xareeduna waa warneyd, shibiruhuna waa heesayeen, geedahana dabeyl qabow ayaa luleysay, laamigu qeyb jajabana wuu lahaa qeyb wanaagsana wuu lahaa, tuulooyinka caanunuhu iyagoo beecjaban ayay warnaayeen, xooluhu wey dhogor qurxoonaayeen, dhulkuna waa howd geedo badan, markii aan gaarnay Bali-doogle waan ku hakanay, muxaadarooyinbaana ka jeedinay, gaari kale oo waxaan halkaasi ka helnay rag culumo ahi ay wataan waan raacnay galab dheer-baan waxaan tagnay Buurhakaba, buurahaasoo aad u quruxbadan laguna faani karo, dhulkuna waa dalsan, waana kala midab midab, ciida cas iyo dibirka iyo caru madowda iyo caro cadka, waxaan ka gudubnay waxaan sii marnay Buundooyin yara jajaban oo u baahan in waxa laga qabto, dadka deegaanka waa dad aad u quruxbadan wax abaar ah iyo wax weji xumo ah kama arag, waxay nagu soo dhoweynayeen kelmeda (ALLAAHI AKBAR) iyagoo noo garanhaya inaan nahay ciidanka maxkamadaha. “Dadku waxay noogu bishaareynayeen xogag na farxad geliya oo ay ka hayaan magaalada go'doonka ah ee Baydhabo, ciidamada Mujaahidiinta meel kasta oo aan kula kulano waxay naga codsanayeen fasax Sheekh Shariif laga helo, sheekhadooduna waxay u badneyd magacyadii Asaxaabihii nebi Muxamed (NNKH), sida Tobankii Janada loogu bishaareeyey, iyo Khaalid Ibnu waliid, iyo Abuu-dujaana, iyo Jacfar Bin abiidaalib, iyo magacyadii dagaaladii Diinta ILLAAHEY lagu kor yeelayay ku soo coanbaxay, Soomaalida waxay ka til tilmaamayeen sida Mujaahid Axmed Gureey, Sayid Max'ed C/dulle Xasan, Sheekh Bashiir, iyo weliba Suldaankii Biyamaal ee Marko kula dagaalamay ciidamadii Fashiistaha ee Talyaanigu watay, sidoo kale Sheekh Xasan Barsane, Aas aasayaashii Leegada ( SYL), Sheekh Axmed Gabyow oo loo yaqaanay (Sheekh Axmed Wacdiyow) aadna ugu gabyi jiray mustacmaradii Talyaaniga, waxay aad uga sheekeynayeen dagaalkii 64-tii lala galay ciidamadii xabashida, waxay ammaanayeen C/rashiid Cali Sharmaake oo erey bixin yaable ku hadlay berigaa oo aheyd (Gacana waan ku codeyneynaa, gacana xabishidaan isaga difaaceynaa), waxay ammaanayeen dagaalkii 77-dii, iyo ciidamadii ka qeyb galay, waxayna u soo duceynayeen ciidamada Martiini ku jira ee ku lixaad beelay dagaalkaasi. “Waxay noo sheegeen dadka deegaanku ciidamada dowladdu inay mar walba Baydhabo gadaal ugu gurtaan, maxkamaduhun habeen walba ay ka daba dhowaadaan, waxay kaloo noo sheegeen dadka deegaanku dadkii reer Baydhabo ay hubkoodii, baabuurtoodii, hantidoodii iyo weliba caruurtoodii ay tuulooyinka ula sii dhowaadeen, iyagoo ka baqaya inuu dagaal ku dhex qabsado magaaladaasi go'doonka ah, ugu dambeyntiina wararka aan dadka deegaanka ka heleyno waxay lahaayeen Baydhaboo Shariif Xasan weyday waa kumeel gaarkoo Tigree waayay. Raxmadi iyo nabadii Rabiggey nooma kala reebin Maraakiibta raranoo marsada rogaya saabaanka Diyaaraadka raxan raxan u degi raacid iyo keenis Roob nagama koco tuugadii sidaan u raacdeynay INSHA ALLAAH rajadu waa Tigraha inaan ka reynaaye Iyo sidoo kale, Badiiney rabaanoo Tigruhu baaqan mahayaane Hadaad beder jecleydeen kufrigii Baydhabuu yimide Buryuhuudka noo soo duboo baraxa soo qaada Ugu dambeyntiina wuxuu ku soo qatimay Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle, gabay uu ku soo hal qabsaday Sayid Max'ed C/dulle Xassan. Sayid Max'ed-baa nooga digay damaca Gaalaade Wuxuu yiri dalka-yagey rabaan duumo leysaguye Wuxuu yiri Dekedaheena waa durugsanaayaane Wuxuu yiri markii loo dabcaba wey ka darayaane Wuxuu yiri dagaal waxaan aheyn kuma dawoobaane Dabra weerarkaasaan ku jiri daa'in abidkeeye Dabka u baxaya anigaa ifiya ina daraawiishe Muslinka iga dambeeyana kufriga wowga digayaaye Inta ruuxu iga deynayana diidaybaan orane Kala xiriir wixii aragti ah Abwaan Bacadle Source: www.dayniile.com
-
^^Laakiin adiga kuma jirtid, waxaa tahay maskiin lasoo qalday, barrina waxaa suuragal ah inaad nagu soo biirtid anakoo ah Xulka Xoreynta Soomaaliya
-
Xoogsade, waa runtaa saaxiib, walaahi anba goortaan iyo mar u dhow filimaayo heshiis labada dhinac dhexmaro, iyadoo la ogyahay sababaha jira. Laakiin waxaan qabaa in dagaalka uu yahay oo kaliyah inta aysan bishan dhamaanin maadaama ay Itoobiya na dultaagan tahay, raggii ilaahey iyo diinkiisa difaaci lahaana ay sugi la'yihiin Jannada iyo Shahaadadooda. Ilaahey kheyr ha siiyo walaalaheen Soomaaliyeed ee jiida hore ee dagaalka heeganka ku ah, ilaahey guulna sii, adaa weyn oo waaxid ahee, aameen. Xoogsade, aniga iyo adiga waa inaan meeshaan qabqablayaasha jooga halmar qabqabanaa intaan IP Addresska ka qorano, guryahooda ugu tagnaa, lol.
-
US troops arrive in Garisa on route to Somalia..
Alle-ubaahne replied to General Duke's topic in Politics
^^Good to see your changed avater. You are safe from my mistakes for now, as long as I don't see any girl posing a nice smile at me. lol N.B. Soomaaliya is good to go with the TFG Parliament aiming to change their constitutions to make sure a compatibility in Islamic Law and system for the country. -
Wafdiga waxaa kaloo ku jira Geesigii Weynaa ee Jinni Boqor! Walaahi ninkaas waa muwaadin soomaaliyeed oo dhab ah, ilaahey kheyr ha siiyo. Waa shaqsi aan runta ka gaban, oo qabiilka iyo qabyaalada ay ku yartahay qalbigiisa. Welcome Shariif to the capital, and doom to those stoogies in Baydhabo.
-
Gabdhihii oo dhan waa guursadeen, inta soo hartayna waxaan u rajeyneynaa iney iska daayaan internet-kaan oo ay nin fiican soo qabtaan, inteysan cajuusooyin noqon!
-
Unity of All Somali Tribes Against Ethiopia!
Alle-ubaahne replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^You do protest too much dear Ubahane. I was just correcting you ok. But keep it up, have the Eritreans arrived yet? I will be very shocked in the day when General Duke would admit his traitorship against his people and country. Would he be blaming that for his ailing uncle? Doqoney magacaa ba' -
Saaxiib Nayruus ninka aad la hadleysid waa jiran yahay runtii, cudur waxaa ku dhacay la yiraahdo 'C/laahi yuusuf mooyee yuusan qof kale soomaaliya wax ka noqonin' the sad thing is that he is very determined in a dead end way.
-
Unity of All Somali Tribes Against Ethiopia!
Alle-ubaahne replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
^^You have no clan, nor can you speak in your void clan membership, since you have no loyalty to either your clan interest or Islam. Adiga maba ku jirtid waxa laga sugaayo taageerada, oo waxaan ku leenahay ilaahey haku soo hanuunsho, aameen. -
^I watched and it was nothing but an utter bull$hit. Caku iyo tabarxumidaada, rag maahid saaxiib!
-
Brother and Sisters, I am writing you here to inform you an agreement between all Somali tribes to cease our political squabbling among us and start focusing the outside enemy who is penetrating into our Islamic Territory. We can fight each other tommorrow, but let's first and foremost engage with this common vicious enemy by teaching an unforgettable lesson. Remember, if the common enemy kills some of us today, then it will surely be the rest of us tomorrow. So, we must prepare for this war and make peace among ourselves. All we want is a war that can project our violent energy to that enemy who has gained more weight since 1977. Now it is time to show our unity by sticking with one another. Again, we are one family who are highly enter-linked with one another and our solidarity in this war must become the utmost asset we have for winning and defeating against our enemy. Allahu akbar! Soomaaliyeey toosoo, toosoo isku tiirsda ee... Hadba kiina taag daranee....Taageera waligiinee!
-
Abdullahi Yusuf can’t rule Somalia By Jerry Okunggu
Alle-ubaahne replied to Wiilo's topic in Politics
Originally posted by Fanisha: quote:Originally posted by Xoogsade: I realize one thing, if you related to a warlord, even islam in your heart won't help you see the light. Qabiilka waa sixir. Inabti Xoogsadoow afkaaga caano lagu qabay. Example : Ala ubaahne iyo G Duke. Naa ma anaa qabiil igu sheegay, iyo qabyaaladii dilatay General Duke? Wallee ima jeclid gabaryahey, oo waxaa tahay gabar aan xishooneyn, inaa anoo shiiq ah igu tiraahdo waxaas, waxaan ka xigaa habaar iyo asmo inaan kugu soo tuuro. Hadii kale ka laabo oo arintaas iga maslaxee! Walaahi abaayo aniga xamar aan ku dhashay, mana aaminsani qabiil haba yaraatee, kaliyah waxaa igu soconaayo waa diinta Ilaahey as a system of governance. So chill out, my dear single-mother! -
SOMALIA: Parliament to hold next session in Mogadishu
Alle-ubaahne replied to Jumatatu's topic in Politics
Originally posted by Paragon: quote:Originally posted by Alle-ubaahne: ^Oh, sorry, I taught you were a girl, walaahi, because of that picture! War waan ceeboobay maanta, ilaahow na baxso! Waraa ookiyaalaha xiro . See camal adiga yaakheey, nin David la dhaho maaba geber kuula ekaadey Alle-Ubaahne, waa dhacdaa mararka qaarkood, aniga imisaa PM ii soo dirtay cinwaankiisuna yahay 'Abaayo waan ku salaamey' War saaxiib jab iyo naaso-beel ayaa iga raacay meesha! -
Clan court leader Inda Cade...Drugs, occupation
Alle-ubaahne replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^Saxib Somali's are all sheep, they follow who ever they percieve to be the strongest. Actually most masses can be described as sheep. This time, your ailing uncle Abdullaahi Yuusuf is among the sheep, making the honorable Islamic Courts of Somalia the leading wolf (i.e. per your analogy). -
SOMALIA: Parliament to hold next session in Mogadishu
Alle-ubaahne replied to Jumatatu's topic in Politics
^^that picture was, btw, too hot to ignore the visibility f your name! lol change it, saaxiib, before we get another collateral damage. -
SOMALIA: Parliament to hold next session in Mogadishu
Alle-ubaahne replied to Jumatatu's topic in Politics
^Oh, sorry, I taught you were a girl, walaahi, because of that picture! War waan ceeboobay maanta, ilaahow na baxso! -
SOMALIA: Parliament to hold next session in Mogadishu
Alle-ubaahne replied to Jumatatu's topic in Politics
Originally posted by David_Letterman: i was confused as hell when i read that article untill i saw the date Are you a girl? because girls are easily confussed before they marry!