RedSea
Nomads-
Content Count
8,187 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by RedSea
-
jacaylow, How much did it cost to get in?
-
Al Shabaab another fake dawn for the confused: [Galgaduud]
RedSea replied to General Duke's topic in Politics
lool...u guys are so bad. -
Duke lool...did you forget the pirates are desperate fishermen as well? lol
-
Man Alshabab are doing alot of cleaning these days. Masha Allah. lol Alot of shid went up in this house, it takes extreme measures to clean it up. Thank God allahii noo diray this firm and unapologetic group.
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
RedSea replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Gheelle.T: Ma in runta lagu weydiiya dagaalka keenay? Ma anaa ku caayay walaalow maxaa ii caynaysaa? See how many contradictions you have in last couple of posts. You said Al-shabaab's policy waa inay dhulka Soomaliya oo dhan ah gaarsiiyaan. Kuwana xoog ayaa lagu gaarsiin kuwana maslaxo. Ok, then SL way dagaalmaysaa haddii koonfur looga yimaado, haddana waxaa waa inay Al-shabaab hearts and minds dadka SL heshaa, hadda waxaad raacsiisay Sl meelbay ku wada dhimanaayaan. Then again PL is part and parcel of Somalia, but Somaliland is not.. War ninyahow haddii ay tahay sheekadaadu wishful thinking waa meesheeda, laakiin Al-shabaab iyo diplomacy don't go hand in hand. So does your stand, if there is anything that needs a baby sitting, it is certainly those 2 opposite ideologies that you so firmly hold. #1. I don't think you even understood what I was talking about did you? it would help if you read the replies to xaajixundjuf. 1st. Wax inaad fahamto ma rabtaa? mise waqti lumis ayaad wada iyo inaad soo caan baxdo. Wax inaad fahamto hadaad rabto, hadalkaan idhi waxba ha ka badalin ee dhagayso. a. Jubada hoose ilaa Hiiraan intii dawladii siyad barre dhacdayba waxay ahaayeen meela dhibato ay ka jirtay. Marma nin warlord ah ayaa utalin jiray. Somaliya meesha ugu dhibaatada badan weeye. b. waa meesha maanta ciidamada ethiopia ay somalia military ahaan u joogeen. Maanta laga bilaabo jubba hoose ilaa Hiiraan xoogaga alshabab ayaa ku sugan. Badanaa dagaal ayey ku qabsadeen. dagaal ayaa loo baahna in ay ku qabtaan, dimplomacy ahaan kuma qaban. Taasi waa mid. Waa dagaalka aan sheegayo. Waa lawless ayey ahaayeen. Yaa markaa diplomacy lala galaa, ma warlordyada, ma ciidan soo duulay who take no for an answer? A. Puntland waa maamul gobaleed iyadu ka baxsanayd gobaladaa koonfureed xaga nabad ahaan iyo maamul ahaan. Maadamo aanay ahayn goob dagaal hada, looma baahna in dagaal lagu galo. waa mid kale: waa maamul gobaleed laakin meey sheegen in ay somaliya ka g'day. sidaa owgeed somaliland way ka duwan tahay. Oo madamo oo ay somalia wali ka tirsan tahay, way fududay (faham from Alshabab prespective ayaan ka hadlaynaa) in ay Alshabab ay hoos yimaadaan waayo. Xamar hadii maanta gacan ku haynteeda ay lawaregaan alshabab, Puntland way la wareegeen by default. Obviously, the TFG is in Xamar, at the same time they are automatically have authority in Puntland. Same would go for Alshabab. If they control Muqdisho, they could call the shots since puntland still considers its central capital to be Muqdisho (at least for now). Now, can the same be said about Somaliland? Ila soco hada: Waxaan ka hadlaynaa runta jirta. Maaha dhalanteed iyo ciyaar. a. Somaliland iyana waa meel maamul uu kajiro, kana dhalasho horaysay Alshabaab. waa meel shacabka ku nooli ay aaminsan yihiin qadyada ay ku taagn tahay somaliland oo ah goosasho. hada siifiican ila soco halkani waa muhiim. Hadii dawlad laga soo dhiso koonfur iyo hadii awliyo siradataa ay ka timaado, somaliland marna ma ogala. Somaliland TFG waxay u aragtaa dawlad shisheeye, Alshabab urur shisheeye. Puntland hadii la eego TFg waa wax khuseeya, Alshababna waa urur internal ah(hada faham). Somaliland on the other hand considers both the TFG, Alshabab an external parties. Now, maxaan ula jeedaa? From Lower Jubba all the way to Hiiraan.They require same solution, in awood militari looga saaro ethiopianka. Kabacdina nabad iyo maamul lagu dabaalo. From Galgaduud iyo Puntland waxay ubaahan yihiin different solution oo ka duwan kuwa aan kor kusoo sheegnay. Dagaal marnaba hada option maaha waayo destablization ayaa ku dhacaysa. Hence gobalada kor aan ku sheegay already destable ayey ahaayeen oo xoog ayaa stable looga dhigay. Puntland iyo kuwii la mid ahna waa stable oo waxay ubahan yihiin different approach oo ah wada heshiis iyo madax qaboob. #2. Somaliland ayaa timid: Somaliland ayadu waxay ubaahantahay xaajo kale. Waayo intaa aan kor kusoo sheegnay way ka duwan tahay. Waa beentaa car idheh? Waayo? a. Somaliland wadan gooni ah ayey sheegataa (Puntland maleh). b. Somaliland TFG, Alshabab, ICU intaba waxay u arkaan shisheeye (Puntland ayadu waxay u aragtaa sokeeye laakin anay ku raacsanayn). Macnaha ma fahmaysaa halkan ku socdo? Sidaa awgeed, Somaliland dagaal hadii maanta lagu galo. Maxaa imanaya ayey kula tahay? maxayse koonfurta kale uga duwan tahay? 1st. expect a bloodshed in which majority oppose Alshabaab's motives to bring the former Somalia under the sharica. - expect, international outcry thus further delay of any future rebuilding, or perhaps a backfire.(same goes to puntland). 2nd: Somaliland differs from the south. In the sense that it's already stable and does not require a military intervention or liberation from anyone. It simply requires patience, systemetic change from within. ps. hadalkii hore 'edit' ayaan ku sameeyey. Qaladkaygi hadii aan gartay, maxaad kaga soo cel celinaysaa? pss. xiin. Nin wuxuu yidhi maxaad ka aaminaysaa. Runtu markay timaado, runta ayey ku shaqaynaysaa Alshabab. hada xeelad dagaal ayey ku jiraan oo waxii kasoo baxa members ka mid ah lama odhan karo waa mawqifkooda. markay somalia ethiopian kabaxo. Ee la isu soo hadho. alshabab waxay kala dooran doonta in ay caqli xumo sameeyaan oo ay dagaal sii wadaan ilaa inta la isku dhamanayo, ama meeshii markaa uu cadawgu ka baxay ayey dawlad intay ka dhisaan tusaale fiicana uga dhigi doonaan dad intiisa kale. Waynu arki hadii allah ka raali ahaado. -
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
RedSea replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji, laa khawf. -
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
RedSea replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gheele, Apples and oranges. You chose to be illogical thus you won't get further discussion out of this. You just need to understand where there requires a fight, there will be a fight. The south is occupied by foreign forces who are killing, supressing the population. The Ethiopians have already choked the peace talks in Khartoum in '06, they invaded somalia, therefore force is only means to get them out now. Who is there to sit down with may I ask? sheeko caantaynta meel lafadhiiso. So plz let me discuss with these other lads if you dont' mind. -
lool@xaaji. ma qirtay hada in ay duuleen.
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
RedSea replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ayoub, Micnaha dagaal la'aan ayaan ka wadaa 'system' change. or what the western termed as 'wining the hearts and minds of the locals'. Somaliland ama Puntland maanta xoog hadii lagu dayo waxaa laga yaabaa dhiig badan in uu daato. Siiba Somaliland. Rer Somaliland waxay mar kasta diyaar uyihiin in hal meel ku wada dhintaan oo ay difaacaan qarankaas ay dhisteen. Taas waa problem wayn oo calqalad ku ah hadafka ay wataan alshabaab. Ta labaad rer Somaliland waxii xagaa(koonfur) ka yimaadaba waxay xasuusinaysaa dawladii hore ee facist ka ahayd. Markaa waa la hubaa in ay reject gareeyaan oo gacan bir ah kala hor imanayaan iyagoon ufiirsan waxba. Markaa Alshabaab waa in ay isku dayaan ayey noqonaysaa in rer Somaliland ka dhaadhiciyaan, si dimplomasi ah, in ay hada dawlada meesha ka jirtaa oo ah dowlad liberal ah in ayna ufiicnayn mustaqbalka umada somaliyeed ee diinta Islamka ku dhaqanta. waxay noqonaysaa diinta aad loogu wacyi galiyo oo dadka la tuso cadaalad darada iyo corruption ah wadaan rag aan cadaalad iyo sinaan mid u tudhayn sida Rayaale kaahin, Cawil oo xoolaha dadka jecel in ay af udhigtaan. Runta haday noqoto rer somaliland way ogyihiin maanta somaliland in aanay meelna usocon. Dadka xukumaana in ay wada yihiin nahaabiin waxma tarayaal ah. Nin ama laba nin oo daacad u ah dadka waa laga helayaa laakin awood badan ma leh. Rer somaliland iyagu mar walba wanaaga, horumarka iyo sinanta ayey jecel yihin. Laakin tan maanta ka taagaan Ilaahay ha naga soo gaadho ayuunbaa leenahay. Sharaf daro, dhaqan dooris ayey wadankii ku abuureen. ps. Puntland iyadu somalia ayey awalba ka mid ahayd, markaa mar hadii ay Alshabaab koonfur qabsadaan Ethiopiankuna lasaaro, xamar ayuunbaa laga maamulayaa oo hoos imanayaan. -
bal usheeg dadkan 'somali men iyo women this and that laga racay. Iimaansada dadyahow.
-
Somalia had no leaders that is all I have to say. Gen. Daud and Igal were only the two I admired the most.
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
RedSea replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Xaaji_xundjuf: ha waa run uu jeedada loo dagaalamayo wa muhiim laakin dee maa is weydiiney waxay shabaabku oo dagalamayaan. wa inay xabashi dalka ka saraan laakin markay xabashi dalka ka saraan ummada somaliyeed ama dadka reer somaliya gaar ahaan reer konfureedka. wamxay future plans koodu wamxay mustaqbalka ay doonayan inay somaliya ku xukumaan noo mey sheegin. waxanu ka maqalna uun inallah ashtara minal mumunina an fuzahum wa an wala hum bi analahumul jannah yuqatiluna fii sabililah . Ayada xata no mey minceeyn fikirka ka danbeeya. Quraankiinga saasad ushabaysaa! Masha Allah. In ay dhulkii 'somaliya' la isku odhan jiray oo dhan ay policy gooda gaadhsiiyaan weeye hadafkoodu. Kuwana xoog ayaa lagu gaadhsin i.e gobolada ethiopianku iyo kuwa lashaqeeyaan haystaan. Intii nabad ay ka jirto sida Puntland iyo Somaliland, waxay aaminsan yihiin wanaag iyo systematic change lagu sameeyo. Oo instead of dhuuni in Rayaale waxaa loo doonaya Sh. Mustafe x. Ismail ama rag isaga la mid ah oo cadaalad iyo kala danbayn wax ka yaqaana. -
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
RedSea replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
lol@wadado tikniko saaran. Abti sidaad usheegtayba maaha hub iyo tiradada ama tamartaadu inay wax tarayso. Hadii hub iyo tiro ay ahaan lahay SNM waa la tir tiri lahaa. Laakin waa ujeedada aad udagaalamaysid. Ragaan ujeedada ay udagalamayaan ayaa ah mid bir ah oo lamari karin. Dagaalkuna waa niyida. labaad: su'aashaydu waa hypthetical. In case of emergency ayaan ka hadlayey. -
marka iyo Muqdisho, Kismayaao iyo Beledwayne intaba wadadadu way ku tukadeen. So yaa cararay?
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
RedSea replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^lool somaliland ma iska celin kartaa alshabab ayaad umalayn? -
Everything you speak, I've experienced in Hargeisa. So far nothing that I hadn't had has been mentioned. Besides, is this the time of the yr. where everyone claims to be from Xamar?
-
Cara good point. Russians were not convinced that Ethiopians alone plus the S.Yemenis were good enough in breaking the somalis. Thus sent more help. You gotta be a darn good army to be jumped on like that. Cuba aka "somalia1", The somali army were at their worst shape when the intervention came.
-
Cuban1, I don't get it. You are arguing with people yet you wana learn something.
-
Cuban1, I don't get it. You are arguing with people yet you wana learn something.
-
Cuban1, I don't get it. You are arguing with people yet you wana learn something.
-
"somali" this is all you need to know. Somalia's military couldn't have been defeated by Ethiopians and their the 15 thousand additional cuban troops, The Southern Yemenis and the Russian advisors and what have you. had there been no internal frictions, and if the supply-lines were not over extended, and finally the military wasn't in bad shape due to months of fighting into deep hostile territory. You're talking about a force that has been fighting for months, was deep in ethiopian terrirotry, low morales due to government friction back home. With all those factors, the defeat of the somali army was imminent. Their spirit and iron determination was the source of their fighting at the end. They had nothing else. Our forces did their job by crushing their oppostion in stuning fashion, leaving the EThiopians fearing for their lives in their own capital. That my friend cannot be said was a military defeat. However the factors that I had mentioned were due to the failure to put the finishing touches on complete control of the Okaden.
-
http://www.youtube.com/watch?v=DpWbYc2vvSU
-
Originally posted by Afr0 GirL: LooL Kk gacan aan kuu taagay Af somali aad meel kusaartay beesaanigaan ^^^
-
So duke's argument is Pirates can't be stopped? lol. The nato warships couldn't stop them, because they never knew where these pirats operate and how . SL having better luck doesn't surprise me at all. SL navy may not be the answer to all piracy, but this Maydh we talking about here. That is our backyard. I am pretty sure the SL navy, however powerful or otherwise can man handle them.