RedSea
Nomads-
Content Count
8,187 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by RedSea
-
waryee Jacda, adigu nin citizen fiican ayaad tahay. laakin siyaasiyinta inta danta gaarka ah wadata ayaan macnaha tilmaamaya.
-
ahahhahaha
-
I won't be disapointed even if Udub wins but they must do it FAIRLY. If I suspect that Udub plays dirty game then alot of shid is gonna go up and you know it. I just hope that these morons don't jeopardize nabada meesha ka jirta.
-
norf maya jb waan iskaga camirayey ee wali may duulin somaliland runta hadii lasheego. The one who installed the engine in this bird is needed. He is the pilotka qaranka and the engineer of SL. IF he comes to power then expect this thing in ay daruuraha ka cawayso forreal! lol
-
jb adeer tana anaa ka taliya. Markaa ii raaxayso hadii kale xero awr ayan visit kuugu imana diintana farta kuu saari.
-
Sii xun ayuu ugaga baxay laakin ninba mar ayaa la bartaa waxa uu kasamaysan yahay. If you aint gonna finish what you started, then why start in the first place? ps. yes he looked better in khamiis iyo gadhkii. sharaf ayaa ka muuqatay maraa.
-
Jb i support no one that kills another Muslim. I support a movement that fights against an occupying force. Offcourse they probably have done some questionables, but that does't take away the overall goodness of the group and the struggle. I am pretty sure anyone can be put on the spot like that. You supported snm, support somaliland. tell me somaliland or snm never done anything that is questionable or even hazardous to one's faith? see how the world works. markaa adeer cut the crap and this 'gotcha'stuff.
-
JB so how is what you want better than what I want? I want change through siilaanyo given the man's long standing as an outstanding polatician and leader. He has been proven as finance minister for somalia in the early years, as chairman of SNM during the height of the war, and currently as leader of very good and inclusive party that has members and organization across the globe. This man though old is very dynamic and genious politician. what does rayaale and his fooxle vp good for other than begging the world to recognize them, playing cheap. adeer we need to restore respect and the dignity we had as people. we can't keep doing this. whilst you want something new out of the current regime. It's like what Obama use to say "you can't keep doing what you doing, and somehow expect a change to come". Udub is off the table in my books. they failed in every way possible. they suck. they blow. I offcourse want Maxamed warancade and Mudane Ducaale to still hold their posts after Kulmiye comes to power. they have served SL gallantly.
-
character assasinations ha la iska daayo ragoow. dad Muslim ah ha lalaayo ma odhan waligay mana odhan doono.
-
THE ill EVEN ASKING TO BE REGISTERED FROM THEIR BED TOPS. Dadka Bukaan Jiifka ah ee Cusbitaalka Hargeysa Oo Komishanka ka Codsaday in Loo Sameeyo Hab gaar ah oo lagu Diiwaangeliyo. Hargeysa Dadka Bukaanjiifka ah ee ku jira Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ka Codsaday in loo sameeyo hab gaar ah oo u fududaynaya Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Qaranka, Maadaama aanay Awoodi Karin inay Tagaan goobaha la iska diiwaangelinayo Caafimaadkooda oo kala dhantaalan awgeed. Bukaankani waxay sidaa sheegeen mar Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo xog-haya Warfaafinta ee Xisbiga UCID Md. Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) uu booqasho ugu tagay maalintii Ciidii ee shalay. Gudoomiyaha oo booqashadiisan ku soomaray qaybaha kala duwan ee waadhadhka ay dadku jiifaan, waxa uu ka ballan qaaday in Xisbi ahaan intii karaankiisa ah wax ka qaban doono , komishankana gaadhsiin doono arrintaas. Gudoomiyaha UCID ayaa Komishanka Doorashooyinka u soo jeediyay in dadka jilicsan ee aan awoodin inay is diiwaangelinta loo sameeyo qorshe gaar ah oo u fududaynaya inay qaataan labada kaadh ee dhalashada iyo ka cod-bixinta. Gudoomiyuhu waxa uu tilmaamay in dadka aan awoodin qaadashada labadaas kaadh haddii aan la diiwaangelin ay hoos u dhigi karto cadadka rasmiga ah ee dadka ku nool Somaliland, taasina ay dhantaali karto himiladeena Qaranimo iyo hayaanka dimuqraadiyadeed ee aynu ku jirno. Ugu danbayntii gudoomiyuhu waxa uu bukaanka oo uu qol qol ugu galay ka waraystay xaalladooda Caafimaad isagoo illaahay uga baryay inuu xanuunka ka dul qaado, caafimaad sareecan ahna siiyo. Bukaanka ayaa dhinacooda Gudoomiyaha uga mahad naqay salaanta uu ugu yimi iyagoo tilmaamay inuu mar kasta ka war hayo xaalkooda, wixii uu karona u qabto. Iyagoo uga xaal waramay sida ay yihiin iyo in shaqaalaha Cusbitaalku intii karaankooda ah ugu adeegaan waxna aanay ka hagran. Bukaanka ayaa sidoo kale ka cabanayay inaanay awoodin qaadashada labada kaadh, isla markaana itaalkoodu u saamaxayn galida safafka dhaadheer. Waxaanay komishanka, xukuumada iyo Xisbiyada Qaranka u soojeediyeen in fiiro gaar ah loo yeesho maadaama ay kamid yihiin bulshada. Gudoomiyaha UCID waxa kale oo uu booqasho ku soo maray xarunta xanaanada Agoomaha ee magaalada Hargeysa isagoo gaadhsiiyay deeq Qalab isugu jira agabka ay caruurtu ku ciyaarto, iyo Cabitaano iyo Karaatoon nacnac ah, kuwaas oo uu sheegay inuu ugu talo galay in ubadkaa yaryar kaga farxiyo munaasibada Ciida awgee. Masuuliyiinka Xarunta Agoomaha Hargeysa ayaa dhinacooda uga mahadnaqay I gudoomiyahay deeqdan uu ugu deeqay oo ay tilmaameen inay qayb ka qaadanayso farxada Carruurta ee maalinta ciida. Masuuliyiinta ayaa tilmaamay in gudoomiyuhu ka ajarsaday Ubadkan yaryar oo aan lahayn cid gaar ah oo wax siisa ummada Somaliland mooyee.
-
lool ^^^zack he is not my immediate causin mr. smarty pants.
-
Summary of the 14 April 2003 Somaliland presidential election results Candidates - Nominating parties Votes %: Dahir Riyale Kahin - (Udub).. 205,595 42.08 Ahmed M. Mahamoud Silanyo - (Kulmiye).. 205,515 42.07 Faysal Cali Warabe - (Ucid)..77,433 15.85. Only half- million voted in last election. Already, Hargeisa alone registered more than that number. This election will be massive.
-
The single biggest accomplishment to this date, aside from the successful end to the internal scuffle in the 90s has been the power change to Rayaale as a result of the death of AUN Igal. And then Somaliland topped that off with reelection of Rayaale by margin of 80 votes(though many blv it was rigged). That event raised the confidence level in Somaliland. If Somaliland can follow that with another smooth general elections that lacks drama, then only the sky is the limit for SL. Caadi ayey u duulaysaa! This will only happen if totally new party, say like Kulmiye, comes to party whereas Udub staying in power might not excite alot of people or even may lead some to believe that this elections were regid. It doesn't happen much in Africa where a party gives up the leadership through the ballot. Think about it that way sir.
-
If they win, that will be a change itself. think of this: right now many are very spectical that somaliland will see smooth transition of power. Kulmiye by winning, will strengthen the democratic process in SL. Don't you agree on that? Bad move you say? well for Udub that is(: but for Kumiye its' sweet victory.
-
lool..Yh its' kinda boring. Everyone is getting along just fine.
-
BURCO!! <<< I think that man in front center is Suldaan cali.
-
^^ gabadhu put alot of effort to find those and then to post them. Mahadsanid ma u quudhi wayday?
-
SAWIRADII.
-
Qaran whatever it intended to do for somaliland was subdued by somaliland' ruling party. It would be waste of time for them to continue to push to become a party since this current admnstration will not allow the constituion to be amended; the constituion only allows three parties. In addition, they have joined Kulmiye, because Kulmiye, unlike Udub, is a party striving to bring change about the current difficult situation in somaliland. They have more common ground with Kulmiye than with Udub since Qaran itself is fueled by frustration steming from the lack of progress from the sitting party.It makes heck lot of sense to transfer their base support to boost Kulmiy'e chances. I think this was smart move by Qaran. And more than likely Kulmiye played huge role in recruiting them. Dito Kulmiye. :cool:
-
Nin fiican ayuu ahaa. Aad iyo aad ayaa loogu xiisay gabayadiisi . causins isku dhawna waanu ahaynee bal soo radiye. And if you are reading this shar'maarkee fadlan soo noqo.
-
that is really expensive in Hargeisa. Haye how was it?
-
Naah you can't tell rer burco to calm down. It's their nature to be energetic and outspoken. Just make sure you stay out of their way. lol
-
This is a great news I think. Kulmiye is playing a smart ball here. No amount of rigged elections can overshadow Kulmiye's landslide victory this time to come. I feel green and gold babyy. Heshiiska Iskaashiga Xisbiga KULMIYE Iyo Urur Siyaasaddeedka QARAN December 10th, 2008 - Ka dib markii xisbiga KULMIYE iyo Urur-siyaasadeedka Qaran arkeen duruufaha adag ee siyaasadeed, Nabadgelyo, Dhaqaale iyo Bulsho eek u gedaaman dalka JAMHUURIYADA SOMALILAND, guud ahaan dunida. - Ka dib markii labada dhinac ku wada qanceen in hoggaanka Maanta dalka ka jiraa uu ummada u horseeday dib u dhac dhinac kasta leh, isla markaana aanu lahayn karti iyo daacadnimo uu dalka kagaga saaro xaaladan cakiran. - Ka dib markii ay u muuqatay in si weyn loogu baahan yahay isbedel siyaasadeed oo la yimaada barnaamij dalka hore loogu marinayo iyo qiyam toosan oo dib u soo noolayn kara rajada Qarankan; Waxay isla qaateen inay ka wada yeeshaan iskaashi, xoojinta hawlaha doorashada musharaxiinta Madaxtooyada ee xisbiga KULMIYE, kuna heshiiyeen qoddobadan; Xisbiga KULMIYE Wuxuu balan qaadayaa; 1. In uu ka dhaqan-gelin doono JAMHUURIYADA SOMALILAND furashada ururada siyaasadeed, laga bilaabo tartanka doorashada dawladaha hoose ee ugu horeysa, iyada oo la waafajinayo xeerarka doorashooyinka qaranka, haddii uu KULMIYE ku guuleysto hoggaaminta dalka (2009). 2. In mabda’a furashada ururada siyaasadeed uu ka mid noqdo rukumada barnaamijka lagu gelayo doorashada Madaxtooyada ee xisbiga KULMIYE. 3. Si loo xoojiyo iskaashiga labada dhinac, xisbiga KULMIYE haddii uu doorashada ku guuleysto waxa uu dhisi doonaa dawlad cusub oo ay qeyb ka yihiin urur-siyaasadeedka Qaran. Urur Siyaasadeedka Qaran Wuxuu Dhiniciisa Balan-qaadayaa; 1. In uu si mug leh oo niyad-sami ku jirto ugu biirin doono cududdiisa iyo codkiisa musharaxiinra xisbiga KULMIYE ee Doorashada Madaxtooyada, si looga midho-dhaliyo rajada isbedel doonka ee ummaddu u baahan tahay. 2. Urur siyaasadeedka Qaran markii uu si qoto dheer u qiimeeyey xaalada siyaasadeed ee dalka JAMHUURIYADA SOMALILAND, waxa uu ku qancay in maanta halka dalka lagu badbaadin karaa ay tahay xisbiga KULMIYE, sidaa darteed wuxuu ururka Qaran ugu baaqayaa taageerayaashiisa iyo ummad-weynta Somaliland in ay cududooda iyo codkoodaba isugu geeyaan sidii uu u guuleysan lahaa xisbiga KULMIYE. Magacyada xubnaha KULMIYE u saxeexay: 1. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) 2. Muuse Biixi Cabdi 3. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir 4. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle 5. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Seylici 6. Keyse Xasan Magacyada ururka Qaran u saxeexay: 1. Maxamed Cabdi Gaboose 2. Maxamed Xaashi Cilmi 3. Jamaal Caydiid Ibraahim” Liibaan Maaweel Shire, Somaliland.org, Hargeysa
-
Allow iidaa rer togdheer! fariidnimo iyo karti ayey la fudud yihiin ee waali kama aha. I am sure they can top Hargeisa no problem at all.
-
I think togdheer voters are more motivated this time than marodi jeex . they feel the obligation to vote for siilaanyo, the hero of togdheer. If togdheer could top Hargiesa's 60% turn out, then look the number of registration to be right around a half mill.