RedSea

Nomads
  • Content Count

    8,187
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by RedSea

  1. June 26th is forgotten. I think it deserves to be given equal attention as May 18th. As for July 1st hmmm.
  2. Fair fight. As long as they dont bring xabashi troops who will do more harm to inncent people than Alshabab.
  3. Gabbal, Somaliland is poor and you know that. So save your time in asking question you already have answers to. Somaliland is prospering on HornAfrican standards. (: JB, what this means? are we finally ready to roll the ball.
  4. Somaliland foreign minister Ducaale holds press conference in Hargeisa today: Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Faah-faahin Ka Bixisay Sababaha Ay Uga Baaqatay Shir Maraykanku Ku Wada Martiqaaday Soomaaliya iyo Puntland. Xukuummada Somaliland ayaa markii ugu horeysay maanta ****olka ka qaaday sababaha ay uga baaqatay ka qeybgalka shir balaadhan oo si wada jir ah loogu macsuumay Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland,kaas oo 25-juune oo maanta ku beegan ka furmayey dalka Mareykanka.Waxaanay Somaliland ku dooday in shirkaasi yahay mid sumcadeeda qaranimo wax u dhimaya Wasiirka arrimaha Dibada Somaliland C/laahi Maxamed Ducaale oo isagu shirkaas sadex geesood ah ka qeybgeli lahaa ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Haregysa faah-faahin kaga bixiyey sababta ay Somaliland shirkaas uga baaqsatay inay ka qeybgasho iyo dareenada ku xeeran. Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland C/laahi Maxamed Ducaale waxa uu ugu horeyn u mahad-celiyey warbaahinta Somaliland siday uga soo qeybgaleen Shirkan jaraa’id oo uu ku dooday inuu laba qodob kaga hadlayo, waxaanu yidhi “Waxaanu shirkan u qabanay oo aanu idinku yeedhnay laba arrimood, midi waxa weeyaan arrin maalmahan jaraa’idka Somaliland oo lagaga hadlayey Xukuummada Somaliland, Maamulka Garoowe,iyo qolada Dawlada Ku Meel Gaadhka Soomaaliya oo uu congress-ku mareykanku u yeedhay oo shir lagu wada hadashiin doono ka dhici doono Mareykanka. Ta kalena oo ah waxaanu u tagnay Dalka Nairobi” “Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka u qaabilsan Africa Congress-ka Mareykanka chairman donel Brayck oo laga soo doorto mareykanka oo runtii saaxiib la ah Somaliland oo horena innaga inoogu yimi 2001-dii isaga iyo nin kale congress man ah oo California laga soo doorto. waxa uu inaga inagu soo macsuumay oo uu warqad si official ah oo uu leeyahay waxaan jeclay inaad noo timaado oo aad ka hadashid, isla markaana Su’aalo lagaaweydiiyo, waxa kale oo aan soo macsuumay ayuu yidhi qoladaa maamulka Garoowe iyo qolada TFG-da Soomaaliya, markaa waxaan ku idhi maasuuliyan waanu qaadanay,laakin qaabka farsamada, baratakoolka iyo hawsha loo tagayo meesha waa in la isla eego waan jecelay markaasna waxaanu ku wada hadalnay Tilifoon isaga oo jooga Koonfur Africa. Intii Madaxweynuhu Gobolada wareegayey oo maalin jimce ahayd”ayuu yidhi C/laahi Maxamed Ducaale. Mar uu Wasiirku ka hadlayey Sababta ay Somaliland u diideen inaanay Shirkaasi ka qeybgalaan waxa uu yidhi “Iyada oo aanu qaadanay mabdi’iyan inaanu shirkaas ka qeybgalno ayaa waxa wax is-bedelay go’aankii iyo farsamadii, markaa waxa uu u xil saarnay qoladiisa farsamo, anniguna waxaan u xilsaarnay Wakiilka Somaliland ee Mareykanka Dr. Sacad Sheekh Cusmaan, waa la is-arkay tiraba laba jeer iyada oo weli sidii farsamadii loogu jiro ayaa waxa na soo gaadhay war odhanaya U jeedada ugu weyn ee Shirkaas laga leeyahay waxa weeyaan wada hadal Sadexda qeybood ee ay magacaabeen iyo arrimaha ay dan-wadaag uwada noqon karaan sadexdaas waxay uga jeedaana ma garan karo, markaa arrintaas waanu liqi-kariweynay markii aanu xukuummad ahaan kawada tashanay, markii aan Madaxweynaha iyo maamulkeena kula noqday waxaanuna u aragnay inay xukuumad ahaan sharaf dhac ku tahay, codsigayaga Somaliland-na waxa uu ahaa innaga inay gaar u arkaan, waayo waxaanu nahay dal xor ah oo hawshiisi dhameystay oo dastuur leh oo dawlad leh dimuqraadiya, wixii dana iyo xidhiidhka mareykankana diyaar ayaanu u nahay, laakiin ha nala arko annaga [somaliland]”. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland waxa uu intaa ku daray oo uu yidhi, “Qolada kale ee isku Federalka ah [soomaaliya iyo Puntland] waxay doonaanba ha kala sheegtaan iyagana gaar waxooga ha u arkaan, hase ahaatee waxa arrintiiba isku soo xooriyey ta ah wada hadal ayaa meeshi imanaya, mana hubo inay ka socoto dhinaca Guddoomiyaha guddi-hoosaadka Congress-ka, meel dhexe inay wax ka soo baxeen ayaan filayaa laakin waxaanu gudbinay mahad-naq aanu ka mahad-naqayno martiqaadka ay noo fidiyeen Guddoomiyaha iyo guddidiisu, waxaanan ku nidhi arrintaasi wakhtigan noogama suura-gasho,diyaarse waxaanu u nahay oo aanu idinka codsanaynaa inaad si gaara noo aragtaan, kaasi waa kaas oo halkaas ayey joogtaa.” “Shirkuna maanta oo ay bishu tahay 25/6/2009 ayuu ka furmayey dalka Mareykanka, wararkan aad warbaahinta ku ar-arkayseen, sidaa aan sheegay oo uu yahay ayaan jeclaa inaad u maqashaan, run ahaana maanta oo ay bishu tahay 25 ayuu dhacayey oo uu furmayey, anigana tikidhka ayaa I go’anaa wax walibana diyaar ayey ahaayeen, laakin waxa yimi wax aan la liqi-karayn, naanaystaana waanu iska diidnay. Markaa si gaara ayuu Mareykanka u tagaynaa Somaliland ahaan qeybaha Dawlada Mareykankana waanu arki karnaa ilaa heerka ugu sareeya ee markaa jooga ee balanta na looga qabtay ee ay suuragal tahay hay’ado badan oo kale-na inaanu aragno ayaanu doonaynaa.” Ayuu yidhi oo hadalkiisa sii raaciyay Wasiirka Amuuraha dibadda Somaliland Cabdillaahi Maxamed Ducaale. Mustafe-Janaale Hadhwanaagnews.com/O ffice Hargeysa/Somaliland Email:Janaale94@gmai l.com
  5. loolz I didn't expect you to fight your way to the top of the political spectrum to become unreasonable man. Trying to downplay other opinions will not make you seem that important. But sure it seems you have alot to deal with here. So I'll let it be. carry on.
  6. Xiinfaniin, saaxib whats with the personal attacks? Are you mentally breaking down..
  7. Xiinfaniin, Stop the hatred. Alshabaab are no foreigners, they will get their shot to rule their country.look at Kismaayo, merka, Baydhabo et el and how peaceful and progressive they are. People who rely on foreigner pawns to tame their own citizens and cities do not deserve to run anything.
  8. Duke, I don't know what your standards you use to measure success or failure, but every TNG/TFG entity failed including the one that was led by Col. ina Yey if not prove me otherwise.You never critized the TFG under yey and bombarded us with cut and paste nonsense on daily bases for more than 3 yrs but as soon as new leader takes the helm you were quick to demonized him despite Sh. hotel doing nothing close to what ina yey did in causing the deaths of thousands of innocent somalis.
  9. Somaliland is sending the signal "Southern Somalia and Buntland state are the trouble spots; we are totally different nation as such address it seperately". Somaliland is maturing. :cool:
  10. Duke you and former TFG supporters all fall under the same category of double standards. You supported the TFG under AY, but oppose it under Sh. hotel. You have defended and called Ethiopia as an ally nation, but now cry about it. Even your fellow Buntlanders who recieved Ethiopian troops in Galkacayo to pave the way for 2006 invasion are now openly protesting about EThiopia's upcoming invasion. :confused: Take a good look at yourselves before you pass judgments on others of your calibre.
  11. ^ He's been in office for about the same time as Bush. Time for him to go.
  12. Those are not pirates just land moory@@ns who are stealing people's property. It's them who are taking advantage of the situation and there is no wrong time in dealing with thiefs.
  13. Insha Allah it will be held and alot of people who wish not will be disapointed. Somaliland ha noolaato!
  14. Originally posted by MoonLight1: LOL I am sure Omar Binu Khitab never wore NIQAAB in the battlefield. Those are alshabab unis unique to them only. And i'm pretty sure you've now understand that these guys dont hide from the bullet.
  15. LOOL. That was not an statement from Alshabaab top leadership. Alot of things have been said but it's not their policy. Their spokesperson made it clear that they seek to govern their country free of foreign intervention. few thousand Alshabaabs are no threat to Ethiopia nor Kenya they know. But everytime one of these transitional goverment leaders is beaten in the battle field, they scream for help. It's so typical.
  16. RedSea

    Honorable Exit

    We hear time and again that somali people in the south would rather prefer anarchy over a government. I think that is entirely not true. If the people get an honest entity that says what it does and does what it says then I think dadka way u hogaansanaan lahayeen. It's not so much that s. somalis have rejected and destroyed every transitional govt in the past, there just hasn't been any new leadership with fresh ideas. They just keep recycling over and over the very same people who started the destruction. The latest one is led by a man with clean slate as far as we know of, but his entire goverment structure and the way it opts to operate is just carbon copy of the past failed transitional govt. A movement like that of icu in 2006 is needed. People are Muslim, they want muslim govt. If they cant get that, they want at least honest leadership that harbors their needs in mind. Not tribally motivated warlord or immature politician who seeks fame.
  17. Originally posted by Najmudin: Belial, If the country is invaded again it is totally Shabaab's fault! If they keep attacking the government then the neighbors have no option but to come for the help of the government. What a nonsense! neighbors have option, staying out of somali problems.
  18. Neither! We are somali(s) as race. And Arabs haven't thought us anything.If anything I'm thankful for the Arab scholars who crossed waters to deliver us the Messege, Islam.
  19. Allahu Aclam(hey might not b answer ur looking for, but it's right).
  20. Allaha Unaxariisto intii dhimatay. Kolay in laga doodo mafiicna mar haday shacbi meesha ku dhinteen. Intii kalena Ilaahay ayey is arki doonan waxay galeen ee danb ah. Markaa lets leave it to the Master, the Almighty.
  21. lol@kobtan riix. Ma rer galbeed ayaan ahayd. thanks for posting man.
  22. He was a traitor that is why and he brought Ethiopia in a time peace and tranquilty was finally taking shape in southern somalia. Sh. Shariif on the other hand has no sense of purpose waa iska socdaa uun.
  23. Originally posted by Paragon: It's called Wacad, right? Indeed a classic. Do you have Soomar Soomar Soomar? For some strange reason I hear myself humming that song lately. lool Soomar soo mar saafiye &luuley soomaar soomaha? Kala saar gacmaha oo saydhiyoo hadba sin udhaqaaq oo hee something like that. That song use to come on the radio every morning while I was getting ready to go to school back in Hargeisa. It was 1992 I think. :cool:
  24. Hargeysa(HWN):;-Shir kada Isgaadhsiinta ee Telefoonada ee Telesom ayaa maanta markii ugu horeysay suurtagelisay adeeg cusub oo casri ah,oo la yidhaahdo ZAAD SERVICE oo kuu sahlaya in aad lacag ku shuban kartid,ku xawili-kartid,waxna ku iibsatid,adiga oo isticmaalaya Mobile-ka TELESOM. Munaasibadii loo sameeyey furitaanka Technolajiyadan Casriga ah oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, waxa ka soo qeybgalay Madaxweyne Kuixgeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasin, labada Guddoomiye xigeen ee Xisbiyada Mucaaridka ah ee [KULMIYE iyo UCID]. Muuse Biixi Cabdi iyo Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan, Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasin Faarax, aqoonyahano, Culimaa’udiin, masuuliyiinta shirkada Telesom, iyo marti sharaf kale. Masuulka u hadlayey Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom waxa uu yidhi“Markii ugu horeysay ee la maqlo magaca Mobile Money wuxuu ahaa ATM machine yar oo la qaadi karo oo la geyn karo meesha ay dadku ku badan yihiin oo ay dadku si fudud lacagtooda ugala bixi karaan.Farsamada Technolajiyadan waxa markii ugu horeysay bilowday 1996-kii Shirkad Mareykan ah,laakin in telefoonka Mobile-ka loo adeegsado adeega noocan oo kale ah waxa markii ugu horeysay bilowday sanadkii 2000 shirkad magaceeda la yidhaahdo Smart oo laga leeyahay dalka Filibiin,oo ay wadashaqeyni ka dhaxeyso Shirkadaha waaweyn ee Master Card-ka ah,Shirkadii 2aad ee hawshan bilowdaana waxay ahayd Shirkad magaceeda la yidhaahdo Veda phone oo ka bilowday Shirkad ay ku leedahay dalka Kenya oo magaceeda la yidhaahdo Safari Phone waxaanay hawshoodi bilaabeen sanadkii 2007-kii.” Isaga oo sharaxaad ka bixinayey heerkii ay soo martay adeegan casriga ah ee cusub waxa uu yidhi “Nasiib wanaag sanadkii 2009-kii waxa adeegyadan bilaabay laba Shirkadood oo kale oo aanu annagu [Telesom] sadex ku nahay oo magacooda la yidhaahdo NTN oo Koonfur Africa ah iyo S.Kuwait Sidaa daraadeed waxaynu noqonay dalkii afraad ee laga hirgaliyo farsamada Tiknoolajiyadan casriga ah ee noocan oo kale ah,waxa kale oo aanu ku guulaysanay in aanu noqono shirkadii shanaad ee is-gaadhsiineed ee caalamka ka jirta ee suurtagelisa Technolajiyadan,runt ii waxa wax si weyn loogu farxo ah in cida suurtagelisay ay tahay Shaqaalihii Somaliland-derka ahaa ee Shirkada Telesom”. “Waxa kale oo Xusid mudan marka laga yimaado tiknoolajiyada Computer-ada mooyaane in inta kale oo dhami ay tahay mid dalka gudahiisa lagu sameeyey (Local Made), waxaanan amaan u soo jeedinayaa Engineeradii suurageliyey”.Ayuu yidhi. Masuulka u hadlayey Shirkada Telesom mar uu sharaxaad ka bixinayey Sida loo isticmaalayo Habkan casriga ah ee Zaad Service, waxa uu yidhi “Habkan cusub ee zaad Servica waxa uu qabanayaa inaad ku xawlitid lacagtaada,waxna ku iibsato bilashaadana ku bixiso Air Time-kaagana aad ku iibsan karto,marka aad rabto inaad lacag dirto waxaanad ku xawilan kartaa kuna diri kartaa lacagta wakhtiga aad doonto meelkasta oo aad joogto. Marka u horeysa ee aad doonaysid inaad lacag dirto waxa Mobile-kaaga ka soo baxaya Option ku kala dooransiinaya oo kuna tusaya Zaad Service ah,kadibna gudihiisa ayaad sii galaysaa waxaanad markaasba dalbanaysa Option-ka lacag dirista ah ee Money Transfer, kadibna waxaad gelinaysaa qofka aad lacagta u dirayso, kadibna lacagta ayaad gelinaysaa,kadibna waxa uu ku weydiinayaa si xafidaada ama amaanka lacagta loo ilaaliyo wuxuu ku weydiinayaa Password-kaga marka aad sheegtana waxa uu ku odhanayaa waan aqbalay [Confirm,sidaa awgeed daqiiqad gudaheed ayuu qofkii aad lacagta u direysay uu ku helayaa],taasina waxay kaa baajinaysa inaad Kuyuu dheer gashid ama aad Banki aad gashid, Sidoo kale waxaad adeegan ku bixin kartaa biilasha Telefoonada, I.W.M, Waxa kale oo aad wax kaga iibsan kartaa Dukaamada, Hudheelada, iyo Sumper market-yada ”. Masuulku waxa uu sheegay in Faa’iidooyinka adeegan ugu jira dadka macaamiisha ah, dawlada, hay’adaha caalamiga ah iyo Shirkadaha “Faa’iidooyinka adeega Zaad waxa ka mid ah: -Inaad u isticmaashid lacagta kuugu kaydsan Mobile-kaaga inaad u diri karto qofkasta, -Inaad ka kaaftoonto lacag aad jeebkaaga ku qaadatid: Ku dukaameyso lacagta kuugu kaydsan Mobile-kaaga. - Uma baahnid inaad timaadid Telesom, Biilkaaga Telefoonkaaga ku taagan u tebi Telesom meelkasta oo aad joogtid.” “Adeega Zaad Waa lacag jeebkaaga kugu jirta oo marka aad doonto aad sarifan kartid, wax ku iibsan kartid una kala diri kartid ehelkaaga iyo Asaxaabtaada”. Waxa halkaasi ka hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasin, Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Xisbiga UCID Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan iyo Xoghaya Guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasin Faarax, waxaanay dhamaantood ku amaaneen Shirkada Telefoonada ee Telesom fursadan Taariikhiga ah ay u soo kordhisay dalka iyo dadka reer Somaliland, waxaanat ku tilmaameen inay tahay Guulo wax ku ool ah, maadaama aynu noqonay dalkii afraad ee dunida laga hirgeliyo adeeg noocan oo kale ah. Si kastaba ha ahaate, waxa maanta aad looga hadal-hayey adeegan casriga ah ee cusub goobaha ay dadku isugu yimaadaan ee laga shaaheeyo, waxaanay dhamaantood carabka ku adkeynayeen inaysuurtagal tahay in laga maarmi karo Xawaaladaha lacagta la soo dhigto, maadaama ay Shirkada Telesom keentay wakhtigan Hab ka hawl yar oo u fududeynaya dadka inay ka nastaan qaabkii hore ee ay lacagta u Xawili jireen. Mustafe-Janaale Hadhwanaagnews.com/O ffice Hargeysa/Somaliland.