RedSea

Nomads
  • Content Count

    8,187
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by RedSea

  1. RedSea

    Miss Somalia

    lool...I was being generous walibana. I have seen better looking gals(to be little superficial).
  2. Mr. Buntland, Ina Cigaal nin u dhigma siyaasad miyaad haysaa? Ina Cigaal wax tar wuu ka tagay oo maanta nin wax kasheeganayaa majiro. In fact Somaliland waa ninkii ka badbaadiyey civil war. Waa ninkii SNM disarmament ku sameeyey, wiilashii xunbada afka kasaydhayey oo markaa soo cunay Siyad Barre iyo cadhaagisii waakii intuu madaxa iskula dhacay kadib walaaleyey kana dhigay ciidamo Qaran oo midaysan kuwaaso aad maanta aragtid halkay ay marayaan. Sidoo kale, Ina Cigaal nin wax garad ah ayuu ahaa oo maskax iyo siyaasad wax ku dhacsada, muu ahayn nin shisheeya soowata oo shacabkiisa ku laaya. Taas Adeerkaa ayaa laga hayaa. Mudada 20 sano ah ee aad sheegayso ninkasta oo si daacad ah wax u eegi karaa waxa uu ogaanayaa Somaliland in ay maanta faa'ido wayn gaadhay 18 sano. Hor mar ma ogiyey marnaba dib uma guran. Aqoonsiga aduunwaynuhu hadii uu yimaado wanaagsan, hadii iska maqnaadana kolay anigu waan jirayaa maalin maalinta ka danbays xoog iyo tayo ayuunbaad sii yeelanaynaa. Markaa yey wax ka halabeen? Ma ciil qabo. Alxamdulilah for Somaliland. Faan madhan oo glass buuxin mo ogiye maxaad igu dhaanta. Hadii aan isbarbar dhigno Somaliland io Buntland; Somaliland ayaa meelkasta kaga horeysa dhaqaale, waxbarasho, nabbada, sharciga, ciidamada, policke, infastracture. Waxkasta oo maanta aad magacawdid waan leeyahay waana kaasii horeeyaa. Markaa ummada haku maqashee maxaad ku faanaysaa? Ma laba nin oo wasiir ahaa 60kii. lool inaalilaah. Allow hana cadaabin. Taas kasoo gudub, anagu waxanu haynaa dad badan oo si daacad ah Somaliya ugu shaqeeyey hadana Somaliland ugu shaqeeya. Laakin idinku Somalia inaad wax yeeshaan ma ogiye wax tar malihidin. Adeer, faanka uun iska sii wada. Kolay nafkale malihidin eh.
  3. Waxaan aaminsanahay meesha Somalia nabadeeda laga haystaa inay tahay Buntland. Hadii aan la iska qaban Somalia talaabo dhaqaajin mayso abidkeed. Waxana lagu jiri doonaa this vicious circle 20 sano oo kale iyo wax kabadan. Puntland waa warshad soo saarta hal wax uun, musuq maasuq iyo dad aan wadanimo ku jirin i.e Abdullahi Yusuf, Cadde Muse, Faroole. Waa dadka kaliya ee tageeray TFG markii ina Yey uu haystay isagoo taakulaysanaya xoogag shisheye laakinse qaadacay bilo kadib markii Sh. Shariif jagadii ina Yey loo doortay. Taasi waxay ku tusaysaa inay yihiin oppurtunist ee aanay ahayn dad Muwaadiniin sax oo ka fakaraya danta guud ee Wadankooda. Buntland nabada kajirta haba yara jilicsanatee waa mid lagu farxo laakin, waxay geed dheer iyo mid gaban u korsan tahay sida ay Koonfur ay uxukumi lahayd. Hadii taasi dhaci waydana ay markaa jecel yihiin in aanay waxba aanay kala socon. Waa all or nothing policyga Buntland. Hadii la is barbar dhigo, Somaliland waxay cadaysatay in aanay Koonfur ama Somalida inta kale wax laqaybsan, laakin ficil aan AF madhan ka ahayn wali Koonfur uma gaystaan. Halkaa ayey ka joogta dhibta soomalida waxna kuma kordhiso waxna kuma darto. In fact, dad badan oo aslan reer Somaliland ah ayaa si daacad ah ugu shaqaynaya dawlada sh. shariif iyo walibana tii Ina yey. Marnaba Somaliland ma lobbying in ay hor istaagto ama ay wax u dhinto dawlad ka abuurmaysa Koonfurta Somalia. Waana dad jecel wax qaybsiga iyo walaaltinimada ahna wadaniyiin daacad ah....waxaase nasiib daro ah in intaa midna laga heli kari waayey Maamul gobeleedka Buntland tan iyo intii uu dhismay. Bal ila eeg midan. Abdullahi Yusuf wuxuu ufuulay kursiga aargoosasho kadib markii qabaa'il taagersan Caydiid sr. AUN ay gaysteen dil badan una gaysteen Ina yey rerkiisa. Waxaa cad in aanu kursiga u fuulin si constructive ah in uu wadankiisa wax ugu uqabto balse isagoo hiigsanaya waxii dhacay dagalaadadii sokeeye.Waxa kaloo jira isna Faroole. maanta mr. Faroole sidoo kale waxa uu lawareegaa in uu Dawlada Sh. shariif uu banjiriyo. Waxaa layaab leh in uu Faroole uu diido lakulanka Sh. Sharif laakinse uu yeelo casuumadna ufidiyo Ina Sharmarke. Taasi waxay ku tusaysaa xaasidnimada iyo nacaybku inta uu ka gaadhay rer Buntland. Calaa agreement Buntland(unlike Somaliland) waxay cadaysay in ay tahay qayb ka mid ah TFG. Waajibkii saarnaa ilaa hada kama aysoo bixin. Waxa kaliya ee maanta Buntland ay ku fakartaa waxa weeye sida ay naafayn lahayd Sh. Shariif iyo intiisa yar ee uu Meesha ku habaystay...waayo? xaasidnimo uun. Waxaa kaloo lasocotaan Buntland maanta in ay noqotay meel laga qaniino ama laga kufsado magaca Somaliyeed intii ka hadhay. Magaalada ugu wayn maamul gobaleedka Buntland waxaa maanta ka socda human trificking kaaso muddo dheer soo jiray. Sanad walba intaas oo ruux ayaa waxay hoobtan bada cas via Buntland. Ilaa maanta awood iyo tayo ay Buntland arinkaa wax uga qabato waa la la'yahay ayakoo walibana udhaga nugul inay falalkaasi jiraan. Waxaa kaloo jira oo lasoo cadeeyey in uu madaxwaynaha hadda buntland haysta iyo kii kasoo horeeyayba ay haystaa machines lacagta faalsada ah lagu daabaco taasoo saamayn wayn ku haysa baayac mushtarka wadanka gudihiisa ku nool. Waa tuugnimo cad. Sheekada Buntland meel aan ahayn lagama soo sheegayn. Maxaa ku kalifay Buntland dhacan, tuugnimadan iyo boobkan ay wadaan? Sidoo kale, maanta xeebaha Buntland waxaa kasocda Budhcad badeed loo badheedhay in maraakibta dunida ukala gooshta in lagu dhaco iyadoo lagu gabanayo magaca Somaliyeed. Aduunka oo dhan markaana uu nagula yaaban yahay masiibadan ka dhacaysaa xeebaha Buntland. Warar badan sida ay sheegeen, Mr. Faroole laftiisa ayaaba u dhuun daloola Budhcad badeed. If that is true, then truelly we have one hella ova place in our hands. Waar meesh musuq maasuq badana. Waxaad ogsoontiin, Somaliland oo ay daris yihiin Buntland in ilaa maanta ay iska yar tahay falalka piracy oo kale. Somaliland waters are safe, maxaa keenay Somaliland marabto in ay la macaamisho fool xumo aduun soo kordha. Waana udaacad(inta badan) ilaalinta sharciga. Kasoco: Waxaa dhawaan soo kordhay arin aad loola yaabay oo ah in rer Buntland ay ku faanan magaca Xabashida ayagoo leh Waxaan nahay Tigray ibn Jaberti inkastoo aanu og soonahay in ay yihiin Somali khaas ah laakinse ku xumayn ay ka tahay maadamo uu ahaa Ina yey(buntlander) kii horseedka u ahaa in Ethiopia ay usuurtowdo qabashada Xamar; taaso awal hore u ahayd ethiopianka nightmare amase riyo uun ay arki jireen markay seexdaan . Taas Ina eye al buntlander ayaa rumeeyey. Dulli ayaanu nidhaahnaa, Buntland laakinse waa ka hero. Sawirkiisu guryaha ayuu sudhan yahay. Buntland sidoo kale waxay go'aansatay tolnimo waxii loo yaqaanay in ku tumato. Waxay bilaabeen in ay soo qab qabtaan dad udhashay Soomali Galbeed una Gudbiyaan Cadawga Ethiopia halkaana lagu ciqaabo. Kaaga daran, markii dadkii ay ka qayliyeen ceebtaa wayn, waxay indho gabax ah kala hor yimaadeen dadkii iyagoo dafiraya amase fadeexad ugudbinayaa Somaali Galbeed ummada ku dhaqan ee haatan la halgamaya Cadawga axmaqa ah. Markaa Somali Muhammed eey! waxaa iswaydiin leh, maxaa sababay in rer Buntland ay qaadan tallaaboyinka ka baxsan sharciga bin'aadnimo iyo Islanimo. Waayo? Maxaa keenay Xasdigan ilaa xad dhaafka ah iyo musuq maasuqan? Sidoo kale waxaan idin waydiin lahaa. Ma idinla quman tahay in wax laga qabto oo hal meel looga soo wada jeesto dad qalata Buntland?
  4. When a country fails, the blame usually lies on the leadership or lack thereof. So thank you very much for exposing those who let Somalia down. If anything, this should be no source of faan. You have utterly failed and thus should never again lead anything by golly anything you touch turns into a disaster. Just look at Somalia and look at Pirateland erm Buntland. Waxaaba tihiin saancad lasoo diray: Balaa idinka daba higleh. Now, if anyone could suggest how we should deal with this curse.... I like to hear it.
  5. RedSea

    Miss Somalia

    Did I offend the sister, hodman? I wanna closer look that is not offensive I hope.
  6. Norfsky, wow aduunkii waxba kuuma dhinee. I bet you been to the those places before you were married man or perhaps on bussiness trips.
  7. RedSea

    Miss Somalia

    lets see a clearer shot of her face. Jidhkeeda xooga wuu iska fiicanyahay definately a 7.5/10.
  8. Originally posted by ThankfulSP: What about Laasqoray? In 2007, it was what about Las Anod? now it's what about las qorey and then what about Bosaaso? Car halkaan yimaada miyaa sheekadu. If larger towns of Erigavo and Las Anod have been easily absorbed back into Somaliland proper, then I have no reason to believe Las qorey would pose any further danger. Waan soo socdaa, waxna waa soo sidaa ee be patient adeer. Pirate statekaa yar ee aad umada ku dhacdaan inaan kala daadsho waa balan.
  9. Originally posted by NASSIR: On the update of Maakhir , its unwritten constitution now says it has agreed to form consociational democracy model with Puntland. Do you have a rough draft of how it might look like? Until Allah salvages another way out, it shall remain survival of the fittest in which you being such a tiny little fish would not fair well against Somaliland so you and your delusional little maakhirians step aside and stop being such a noisy little weasles will ya?
  10. JigJiga ayaa ka aragti quman Gal-kacayo. Just a thought. xiinfaniin, Reer bari cidina ma nacdeen hadaanay ahaateen dhaqan xumo, af lagaado aad ka wada siman tihiin(intiina badan).Sidaan horeba kuugu sheegay nin walba meel wuu kasoo jeeda, mana ogala sidoo kale in gobolkiisa ama maamulkiisa wax laga sheego. Taasi mid aniga iyo Abtigiis nagu kooban ma'aha. Taasi waata adiga maanta meeshan ku keentay. Sowtan maaha aad seefta galka kalasoo baxay oo isla markaa aad safka hore kaga jirtid threadkan. Ta ku keentay soomaha Buntland ayaa wax laga sheegay. Maxaad redsea ama Abtigiis ula yaabantahay. Bal intaanad waxba soo qorin horta ponder on it. Maskaxda ku rehearsal garee; waad dareemi doonta. Intaa kadib waxaa layab igu noqotay nin keenee abu kaluun ee rer Kismaanyo ahaa oo noloshiisa inteeda badan Kismaayo ahaa in uu maanta Galkacayo difaaco? hmmm talow maxaa wacay arinkaa? Meesha ku dhaq dhaqaaqaysa waa xinjirtii qabiilka soo maaha oday xiinfaniinow? Mida kale, Markaanu reer bari aanu leenahay badana waxaanu ku base garaynaynaa intiina SOL ka qayb qaadata. Sidii kolba aad u dhaqantaan ayuunbaa noqonaysa reflection on the wider community. Adeer, Wallahi ayaan ku dhaartay Soomali way is baratay...si fiican walibana. Qiiq la isku qaris is no longer an option. Intaad dadkale iska dhaa dhici ay kugu jirto waxaa dhaami lahayd xaqa siduu yahay in aad uga hadashid. Taas ayaanu ku rayn lahayn Xiinow. Af tahanimadaada inaad u adeegsato meel fiican ayaan hoboonayd. maalin walba wiilshan madax ku socda oo ra'yi dhaanti, ka aragti dheertay hadii aad garab carartid, dhibaatadeeda ayey leedahay. Muxuu yidhi JFK "dont ask what your country can do for you, but what you can do for your country". Bal meel iska dhig anaga taayada laakin, Odaygii SOL ee xataa anaga markaanu yara siibano laga rabay in uu noo caqli celiyo hadii asagiiba uu noqday qabiil warrior xagee loo kacayaa? Markaa rer Ocadenia waa la dulmay, waa qalad waxa ay maamul goboleedka Buntland uu goystay adba waad ogtahay. Hadii nin kastaba uu yidhaah do "anagu shacabkiiba nahay, ee waxba kama ogin"You're quick to defend it and advance Puntland's strategic interest, however you must also equally quick in your reaction when in comes to correcting and explaining any error the Puntland authority makes.
  11. Sool and Eastern Sanaag waa Somaliland: Yaa ka dhigay? xoog iyo xiniinyo ayaa laguu sheegtay. If you wish to get it back, something tells me it's going to take little more than yapping in SOL.
  12. in Somaliland, Sool never makes out of the first round. Reer Bari were never any good in soccer anyways.
  13. dj, a single drop can leak out. That alone is enough in resulting pregnancy.
  14. Firstly this is the Duke we been hoping to see for some time now, not the heartless who only exploits the suffering of others. Anyways, Allahu unaxariisto aabahaa iyo saxibadaa; your mentour as you said. Anyways, hows your little daughter doing. I remember mr. Sophist anouncing her birth here few yrs back. Aisha was her name I believe. lool iska raxeeso and the weather in MN gets little harsh at times, but the Spring and summers are great here.
  15. Nice flag. Now they should make the obvious name change from puntland to pirateland. And adeero far laawe should wear an eye batch. Arrrrgh boowe!
  16. Inta Starbucks dhooban uun weeye kuwaasi. laakin inta kale waa dad dantooda yaqaan ah oo warkaa mar hore ka tagay.
  17. What a nice little mind boggling examples that was At&t. I have to say that was brilliant.
  18. JB, You're right. But I dont want just short visits Insha Allah I want to move there, but meeshan ayaaba noqotay black hole aan wixii galaa kasoo bixin. Anyways, saaxib miyad meesha doomaha soo caariday bada kasoo jiidaan. Bilicda ayey wax u dhimayaan.
  19. Allaha wayn ha unaxariisto. Samir iyo Imaan ehelkiisa iyo qarabadiis.
  20. qudhac, dee Minnesota. Thought everyone knew that. Ever heard of Cedar. JB, lool lets hear it. Maxaad haysaa? adaaba war haya.
  21. Maadey haltaa tada hay xaaji. Kolay no one will give a chance to explain but keep proving these people wrong.
  22. Originally posted by Qudhac: red sea you in trouble hadaa... do you eat too much fish Once or twice. I can't find the gaashamo camel meat here, so I have gone vegeterian.