RedSea

Nomads
  • Content Count

    8,187
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by RedSea

  1. that is what I like to see,Masha Allah. Thanks MMA.
  2. Xisaab qoran : Gabay Baroordiiq Iyo Xisaabtan ah Inj. Maxamed Cali Cibaar Mohamed_ebar@hotmail.com Our poeple, dal dad waayey iyo dad dal waayey: Our enemy is determined to make us eveporate right out of the history books. Nin Soomaaliyeed oo yaabban ayaa laga hayaa “Warkii hore war soo dhaafyoo waayeel qolof lahaa yimideey !!” Wallee maanta warkii hore war soo dhaaf. Xitaa xoolihii waa argagixiso, waana in la dabarjaro oo diyaarado lagu duqeeyo, walibana loo adeegsado hub casri ah oo aan waxba hambeyneynin, AC -130 !!! Waxaa maanta cadaatay in Gaashaanbuur aan arxan laheyni ay ku soo duushay shacabkii Soomaaliyeed, lagana soo weeraray cirka, dhulka iyo baddaba. Waxaa maanta nalagu duqeynayaa hubka ugu casrisan caalamka ee wax gumaada, kasoo lagaba yaabo in qaarkiis uu adeegsigiisu adduunka mamnuuc ka yahay. Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay kaliya, waxaa lagu xasuuqay degaanno ka mid ah J/Hoose dad boqollaal gaaraya, dhaawaca iyo burburka hantiyeedna Alle-Weyne ayaa loo sheegtaa. Waxaan nahay looma ooyeyaal !! Caalamka laba Cali oo waxa na haysta iska wareysanayaa ma jiraan, waase gar. Sababtoo ah, Soomaalidii ayaaba ka daman dareenka jira iyo dabargoynta lagu hayo. Waxaa taas ka sii daran in ay jiraan qaar ku faraxsan oo u mashxaradaya xasuuqa socda, una hambalyeynaya oo u mudaaharaadaya cadowyadii falalkaas argagaxa leh geystay. Ma aha markii ugu horreysay taariikhda ee dad dhulkooda loo quuri waayay la isku dayo in la dabarjaro, ka dibna dalkooda la dego. Arrinkaasi wuxuu dhacay marar badan, wuxuuna ka dhacay dhammaan qaaradaha adduunka. Waxaa kale oo aan iyaduna cusbeyn dagaal diimeed oo dunida ka dhaca. Waxaa markaa la dhihi karaa duullaanka qaawan ee Gaashaanbuurta ay horkacayaan Mareykanka iyo Itoobiya waa dullaan maangal ah, dulmiba ha ahaadee!! Arrinkase la yaabka iyo amakaagga lihi waa in dad mas’uuliyiin Soomaaliyeed sheeganayaa ay eheladoodii ku soo hoggaamiyaan cadow ma naxe ah si loo xasuuqo! Kuwa kalena ay u mashxaradaan ! Gabaygaan Baroordiiqda ah ee Xisaab Qoran oo soo baxay 11/06/2007da, wuxuu ka curtay xasuuqa lagu hayo shacbiga Soomaliyeed, gaar ahaan kuwa lagu dabarjarayo degmooyinka ka tirsan Jubbada Hoose, wuxuuna soo baxay 11kii Jannaayo 2007da. Gabaygu, Wuxuu musiibada dhacday eeddeeda dusha ka saarayaa dadka Soomaaliyeed oo cudurka qabyaaladdu aafeeyay, asaagoodna ka reebay. “Laxiba shillalkey is dhigto ayaa lagu gowracaa” ayayna Soomaaliyi horay ugu maahmaahday. Waa hubaal in farsamaxumidii difaac iyo isdhexyaacii maamulkii maxkamaduhu uu door muhiim ah ku lahaa musiibada dhacday, wax badan oo wanaag kale ahba ha qabteene. Waa hubaal in ay bannaanaatay kaalintii indheergradka iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed oo ay u muuqato in ay sahladeen khatarta halista ah ee ku xeeran dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Waxayse dhabtu tahay, in aafada ku dhacday maanta umaddeennii ay mas’uuliyaddeeda ugu culus qaadanayaan kooxahaan sida aan gabashada laheyn dadkii iyo dalkiiba u geliyay gacan gumeysi, waxayna kala yihiin: Daagaal-oogeyaasha kala ah G/Sare C/laahi Yuusuf Axmed iyo Dr. Cali Maxamed Geeddi oo sheegta Madaxweyaha iyo Ra’iiuslwasaaraha Soomaaliya, kuwaasoo dalka u soo horkacay ciidamo calooshooda u shaqeysteyaal ah oo dadka u geystay dambiyo gumaad ah, diintiina ku tuntay . Koox lagu sheego Xildhibaanno, oo iyagoo u xilanaya dufan aan badneyn, si toos ah iyo si dadbanba u ogolaaday in dalka uu shisheeye cadow ahi maamulo, siduu doonana ka yeelo. Waxay Qarannimadeennii qaaliga aheyd dhaafsadeen qado iyo qaad. Koox Dulmi-taageerayaal ah, oo labadaan kooxood ee hore ku taageerta dulmiga iyo tacaddiga ay ku hayaan umaddooda, waxayna isugu jiraan kuwo dulmiga u taageeraya qabyaalad. Kuwo u taageeraya xildoon. Kuwo u taageeraya hunguri. Kuwo u taageeraya xaasidnimo iyo xiqdi iyo kuwo ujeeddooyin kale u taageera. Kooxahaan ku eedeysan khiyaamada Qaran ayuu ka hadlayaa gabayga Xisaab Qoran, waana kan gabaygii ee akhris wanaagsan:. Adduunyadan aan xasileyninee samada xiimeysa Adduunyadan xalaashii yartahoy badatay xaaraantu Adduunyadan xishood ceeb yahoo lagu xikaayeysto Adduunyadan xumaantii gar tahay oo xaq lagu diimo Aduunyadan ninkii Xaramka taga kuba xujoobaayo Adduunyadan midkii reerka xada loo xadreynaayo Adduunyadan xannaannaduba tahay xaalufkiyo boobka Adduunyadan xadiidkii bir uu jebiyo xaabshaanku Adduunyadan nin xuutaan ahaa xoog ku faanaayo Adduunyadan Xabley iyo Injiri Xamar ka tookheyso Inkastoo xurgufo hoose iyo xadgudbkeen keenay Mar haddii Quraan iyo Xadiis xukuntan loo diiday Dullinimo intaan kuwo xagjira u xiri leyn taajka In xabaal la aadaa ka roon ku dhex xashaashkeede !! Waa laga xanaaqaa gunnimoo wey xaraartahaye Sida Gureygii xaqiraad nacee rabay xuquuqdiisa Sayidkii xawaareynayee Xiinfaniin laliyay Bashiirkii xanuunjiyay Smith ee xisaar geliyay Xasankii Barsane joogayee xabsiga loo jiitay Xalanihii xadgudub diidayee Xayle(1) samirsiiyay Xarbigii Jabuutiyo wixii geesiyo xijaabtay Iyo wixii xiddigo nuuri jiray xawda laga gooyay Gobonnimo inaan xajisannaa noo xarrago roone Mar haddiiba xaafaddii Muqdisho uu Tigree xulayo Intii aan xarriir u gogli leyn xabashi soo duushay Waa inaan Jihaad xaadirnaa lana xanjeertaaye Waa inaan xag walba ka jilcinnoy xananka jiirane Waa inaan xaluulasho galnaa xaskey ku dhuuntaane Jidadkooda waa inaan xirnoy ku xabbisnaade Xasharaadka waa inaan gubnaa xarunta tooda ahe Waa inuu xanuunku ku batoy xummad hunqaacaane Waa inaan xorownoy mar kale xowli cararaane Xadka waa inaan dhaafinnoon xaaqno gabigoode!! ( Insha-Allaa). Xuunshada sideedii qof cuna xaabka soo uraya Xayawaanno duni waa jiraan xoor wax dheeryahaye Kan xaraarad hooggeen u qaba xasarad sii socota Ee xaseyso weli maal lahow xaasid baad tahaye Xaakada bukaannada ildaran xiito waayeel ah Xaamilada ilmeyneysa ee uu kufrigu xaydxeyday Xaafidul-Quraannada gubtee xaabo laga yeelay Ubad xabadka laga toogtay iyo xiidmahaa daadsan Xinjiraha qulqulayaba haddaad xilal ku dooneyso Yey kaa xargagin ee intaad xaabsatoo kariso Meydkooda xago oo ka dhereg xaalku kaa murugye !! Xaqirnaan ammaan loo qabiyo xiqdi qof maangaab ah Kuwey ceeb ku xoontaa jiroo xiiray sharaftiiye Odaygaa xakaaraaya ee cidlo ku xuurtooday Oo cadow inuu noo xirxiro noqotay xeeshiisu Iyo gacal xasuuqaha kibraye afku xumbeynaayo Oo xaashee xooluhuu daweyn ay xis dhaamaanba Xujadeysan furiddeeda Karin xeebta gadiddeeda In ujeedku xilahooda yahay xume in loo geysto Xaqiiqdii waxay moogyihiin xarfadda khayrkoode Haddey xikmad in uun leeyihiin xodxod ma yeeleene Xornimadeennii qaaliga ahayd xanjo ma siisteene Xiisuu Tadhase noo qabaa xubbi ma sheegeene Xulufadey dhulkii soo gasheen waxay xasuuqeyso Iyo ilmahey xabbadeynayaan waa xisaab qorane Mar buu Xaakim aan eex aqoon xukun ridaayaaye Xarbigii dhamaa kii qabow xaalku waa waliye Xeeladna Ilaah baa iska leh xoog la mahadshaaye Xaq- u- dirirka guushiisa iyo xilliga aan dhowrno !! Kuwaa maanka laga soo xadeye xeradii Doofaarey Xiisado damiirlaana iyo xaqdarro loo meershay Nacabkuna uu noo soo xulee xaajadiis fuliya Xubno rooni inkastoy jiraan xabbado kow labo ah Xildhibbaano kii moodayow waa xis li’ idaaye Haddey xeerinayaan dadnimo nama xaraasheene Xaajiyaal ma dhoofsheen intey culimo xaabshaane Xuseenkii xuduudaha inkirey ma xarrakoodeene Waa kuwo xusuustood yartoo xaaran gabigoode Waa kuwo xafiis aan lahayn laga xog qaataaye Waa kuwo is ximin iyo u nool iney xil gaadaane Waa kuwuu jahligu badi xayiray oon xayi aheyne Waa kuwa xabkeystoon ka nixin xaal siduu yahaye !! Waa kuwo la xuuxuuxiyoo xaax la leeyahaye Waa kuwo u xaadiri yaqaan gunno xariifeede Waa kuwo xayaatada u jecel xamasho jaalkoode Xoogaa yar meeshey ka heli wow xaluushaane Shacabkoo xayeysiya ayay xayr la jabayaane Xalustey salaaxaan markaan xagal ka daacnaaye Xididkoodu waa kuwuu bukoo ka xoqan iimaane Mar haddeysan lafaheenna xagan waa xamdi Ilaahe Waxba yaysan xamxameyninoo u shirin xaynxeyne Waxba yaysan xasillooni iyo nabadna xaaleyne xulufadey dhulkii soo gasheen iyo xasuuqeeda Iyo ilmahey xabbadeynayaan waa xisaab qorane Mar buu Xaakim aan eex aqoon xukun ridaayaaye Xarbigii dhamaa kii qabow xaalku waa waliye Xeeladna Ilaah baa iska leh xoog la mahadshaaye Xaq-u-dirirka guushiisa iyo xilliga aan dhowrno !! Deriskoo xaqdhowr badan leh iyo xaafadaha jaarka Xidid iyo haddii gacal u jiray la is xigaaleysto Soomaali xeerkeedii iyo dhaqan xushmeyntiisii Waxa jira *** soo xoorayoon xaajo ka lahayne Kuwa nacabka soo xamaalayee sida ximaarkiis ah Oo xaqiran xaqna aan lahayn iskana xayraansan Beentuna xadaaradba u tahay xigasho huuhaa ah Kuwo iney dhashoodii xasdaan u xusul duubaaya Oo xijaabka dumarkii dhig loo xerada gaal aada Kuwo fikirku xaflad qado ah iyo xeeradaba dhaafin Oo xaanshiyaha lacag u qaboo baryo xabeebsanaya Xalku kuwuu u daranyahay xareed lagu harraadbeelo Taageerayaal xiiqsan iyo Xaarwalwaal badane Kuwii xaawaleydii qataloo xalwadahow dhiibay xulufadey dhulkii soo gasheen iyo xasuuqeeda Iyo ilmahey xabbadeynayaan waa xisaab qorane Mar buu Xaakim aan eex aqoon xukun ridaayaaye Xarbigii dhamaa kii qabow xaalku waa waliye Xeeladna Ilaah baa iska leh xoog la mahadshaaye Xaq-u-dirirka guushiisa iyo xilliga aan dhowrno!! Mar buu Xaakim aan eex aqoon xukun ridaayaaye Xaq-u-dirirka guushiisa iyo xilliga aan dhowrno!! Xarbigii dhamaa kii qabow xaalku waa waliye Xaq-u-dirirka guushiisa iyo xilliga aan dhowrno!! Xeeladna Ilaah baa iska leh xoog la mahadshaaye Xaq-u-dirirka guushiisa iyo xilliga aan dhowrno!! -------------------------------------------------------------------------------- Inj. Maxamed Cali Cibaar Delft, The Netherlands E-mail: Mohamed_ebar@hotmail.
  3. ^You knew she was just an individual who had no authority to change the status of her respective country..correct? then what on God's creature compelled you to puke that much nonsense?
  4. ^June, God willingly. u?
  5. Empty flag waving isn't an ideal thang yaa Odkac lover. These few can be optimistic all they want,however,the system which they seemingly support is a huge failure.Too bad,they dont' have anything else to smile about other than a puppet so called government which functions on foreign interests such as Ethiopia. Moving along? how are they, have you not observe the real messy situation in Southern Somalia.The biggest challenge facing the puppet so called govt. is itself,simply bunch of Budhcad with different interests and outlooks will not settle for one thing.Disaster is always the outcome when you intermix warlords who lack the basic human dignity and vision.The biggest reason it won't succeed though, the majority of the somali people appose for they are Allah's enemy and criminals united for their own corrupt interests. So yeah, let them be excited about the warlords whom are backed by Allah's enemies and the enemies of the somali people.The warlords along with their helpers are the enemy of Allah, anyone who gives them the least amount of support will be regarded as one of them and thus should expect painful consequence in every way.
  6. Lol@North, you have updated..we know.I think we are all aware of your change of address.Good to know though inadeer. I will soon move from snowy minnesota as well to the west coast. Princess, how exciting it must be for you.It's the best feeling especially when you have been away from home for a long period of time,I am sure you will have a good time.Just don't set your expectation to high.Remember it's Africa, so you should expect everything. Whenever I go to Hargeysa or Burco or Ceerigabo, I usually go there with the state of mind that I will be seeing the place that I call home,walk amongst my poeple,that more than anything is what makes me proud.Regardless of how poor the poeple are,one thing is always for certain,that the people have peace which is hard to come by these days in Africa.that is something that we have to thank Allah for and wish others the same as well. that is my dardaaran to you Princess Insha Allah. Salamu calaykum.
  7. Aisha, Don't mind this dude,do what others do when they see him around, and that is just to put him in your ignore list.Simply think as of he is non existant. As for the petting part...just kidding.
  8. So MMA, we were the first Somalis in the West to Protest? when I say 'we',I am refering to the Somalis in MPLS,MN.That day was really cold as well.I was holding messege boards,my hands were freezing by the time I got inside the car. Kudos to the Somalis everywhere regardless of where they came from who came out to express their opposition to the illegal occupation of their land. Jacaylbaro, saaxib, waxkasta oo aad qaban karto waa loo baahan yey,xataa hadaa qalbiga ka dhibsanaysid.wax wayn ayey taraysaa tani. Big up to them, Kanaxoo nafta waa.
  9. Jim, O yes Somaliland does have potentially good farmlands.There are good farming lands around Gabiley district,Awdal, Cadaadley, some areas in Saaxil, further East in Sanaag.If you haven't been there,well then you are okay to ask that sort of question,but hey dont' doubt it,. Hadaa madaa san yar? haa awoow anaa san yar,taa miyaa la'isku haystaaba.Whether I like the game or not, I don't want our ladies to participate in it. :cool: If the evicted farmers are white, no worries,because we could slave Whities for once.It would feel good. Lt.Xabashi,I expected that statement from someone else,but you,it's bit wicked for you to be the one to utter that.
  10. Mystic and Castro,well said.If only the dark hearted people could grasp the merits of what you two have scripted above. As for Duke,what strenght is there,you are being occupied by the Xabashis,is that your strenght,the strenght for Xabashis is their strength,they are using you,they are stationed in your capital,is that something to be excited about? Anyways,it's waste of time to even try to prove anything to brick minded individual who always bypasses every good saying. so long,may Allah guide you. You will never learn will you?
  11. ^GOOD AH,waar taayadii baan meel u'la'nay ninyow,markaasaad leeday good intiative.Balo sangudhuudhi ahi marabno in ay beeraha noo falaan,maxaa yeelay barina magalada ayey soo galayaan,and you know how much somali ladies love those ugaali eating creatures.Waar ninyow suuqa jiq hanagaga dhigin sxb.
  12. Man gone wild.Do we have any pychaitrists in this building?! Aisha,can I pet you too?lol..
  13. Originally posted by General Duke: [QB] Mujahid SNM MMA can defend himself, our exchange is there and available for all. As for you what have you to say for yourself, I knew your stance was fake, and based on the wish to see the south in flames in order to get your clan fiefdom its coveted recognition. Howver the only recognised government is the one in Mogadishu. Led by H.E Abdullahi Yusuf Ahmed. Is that all you can do,I expected a better explanation of your stance mr.Doorknob.I wont' even get to the idiocy of other parts of your statements,because they lack the least amount of sense. It's well assurd that MMA doesn't need my defense,however,could you disaprove the claims he has up there,without you going fake smiles. If you think that I want the south to be in misery,then definately everyone esle,even those from the South itself ALL want their regions to be in mess.Because all I see in here is you and few handful who have the same stands,while the rest from the south or whatever are against it,so either I am crazy,or my mind tells me the right thing,and that is your creature without a damiir. p.s,that is Mujaahid ICU supporter,not Mujaahid SNM. thanks doorknob.
  14. col.Barre Hiiraale was the warlord in charge of Kismayo,before he was outsted.Now he is back under the disguise of defense minister of the doorknbo political chunk of TFG.It's really funny,but then sad to see warlord pretending to be for peace when he himselves fits in the same category,warlord.
  15. Azmaya, bit of advice my dear sister,do some research,compare and contrast the differences,think about it,then reach a conclusion.However,relying on Fox news channel,then coming in here with that type of mentality will put you in the same tracks as the disgrace lot,the hall of shamers,the doorknobs.Na'mean. so be careful out there sis.
  16. Maxay kaaga talaa, If only that was Shiekh city.
  17. RedSea

    Arabic Language

    ^I will insha Allah,wanaa me teach me some of that good stuff you showed off there.
  18. On behalf of myself(Red Sea),I would like to grant you this diploma for graduating from my school of Somali(written only).May the future stay bright for you dear. Your righ hand please,there you go>>> Kadanaa=Daran(Extreme) . Trying to embrass me eh,never.
  19. RedSea

    Arabic Language

    Arabic language is almost near required for every Muslim to learn how to speak(I can only read and write it).It's a language of the Quran,therefore,we should put a priority for us to learn it. p.s,I don't speak Arabic.lol
  20. ^NO, p.s.I didn't watch wahever you posted.
  21. RedSea

    NBA

    lol..Dont' forget the topic in discussion is the the 'nba',talk about that. I don't blame mr.Just a brotha,cuz,the NBA and foul language come together don't they?Northerner,you must realize that.lol
  22. ^harmless indeed.I actually just carried on as I see him in here,business as usual,even haduu cabaadayo caawa iyo bariba.
  23. Beautiful...but is it TO or T.Dot? just wondering?
  24. doorknob Duke, you know by pretending to be laughing at this matter isn't going to convince anyone that you have anything to defend against the very true and valid evidence which exposes the ugly truth of the political chunk of the TFG,the points which were raised by MMA.Do you have anything to discredit them,because pretending to be all smiles isnt' going to fly,come up something to prove it otherwise. Forget about MMA's stands,what do you think of the evidence he scripted above? yeah what do you think of it,don't be all fake smiles now.
  25. ^Well excuse me for telling you those I like the most and listen to the most. And yes the Zayid was my awoowe.chew on that son.lol Salaan Carrabay did mix qabiil here and there,but not too much.Even that is acceptable,because it's almost impossible to find a Poet who didn't intermix Qabiil and poetry,even the Zayid did offend some people.However,Mr.Cali Dhuux was in a different league of his own,when it came to qabyaalad.is that not right mr?