RedSea

Nomads
  • Content Count

    8,187
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by RedSea

  1. Originally posted by Jimcaale: Ina-wajadnaa aabaa'anaa & Shahaada banner don't go together. Get it! [/QB] Khalaf saaxib, To make it simple. I think the question that is posed to you hear is about your stance of the issue in Xamar. You are saying you are Not in supportive of the TFG,then again you defend it. So they want you clearify your position in that regard. Secondly, your position of whether you are against the illegal invasion of Ethiopian forces into somali territory, whether you support that or not is also another question being posed here as I understand it...
  2. ^kkkkkk saaxib haa laakin badalay. Waxan ku waydiidyey maalin dhawayd anoo kujiray qolka darondooriga loo sheekaysto (chat room) ayaa waxaa soo galay yar aan umalaynayey adiga. Wuxuu ii bixiyey magac iga qosliyey, Kuusow...ma adiguu ahaa qofkaasii? kkkk
  3. RedSea

    Pictures :D

    ^^^ Ala Fanaxow adna dabay duufaan kula duuli wayday baan ku oran, goormaad bilawday in aad tartan ila gasho? Saaxib, runta hadii laga hadlo lahjadiinu way naga yar qabowday laakin jacaylku ama waxa loo yaqaan (romantism) kuma xidhna afka aad ku hadahsho laga yaaba in 5% oo kaliya afka aad ku hadashaa wax taro. Lakin wixii kale waa udhalasho iyo adoo fahma sirta gabdhaha iyo wax yaabaha ay ka helaan, taasi cilmi ayey ubaahantay. Waxa dilay Abtiyo Cilmi wax siyaroo fudud loo heli karo ma ahan Mudane Che, waa inaad geed yar iyo mid dheer isku taagta, lahjad reer xamar waxba kuu qaban mayso fanaxoo. Takele waaba iga su'aale waa halka uu sheegay mudane Che ee maxaa Hodmaneey reer xamar diiday, reer woqooyi diiday, maxaa udhaxeeya?
  4. RedSea

    Traditional

    Woooow cajiib runtii. Dabshid, Miskiin Macruuf Akhyaar, waad iga saxan tihiin, dab qaad weeye, dad ayaan way diiyey. Girgire waa nooca ka yar wayn kaas. Sii wada sheekada. Mudane Dulqarnayn, haye xageed hawshii isla maraysaan? waxaad mooda in aan dhaqan ururista badan aad ku jirto. Sii wad dadalka Ilahay ha ku daayo inader. Mahadsanidin.
  5. Su'aashada sifiican uma fahmin laakin. Ilaahay dadka masimin, caqligoodana ma simin. Sidaada shantaada farood usinayn ayaan loo sinayn. Sideedaba, Dadku kala akhyaarsan, kala caqli badan, sidaa. Laakin dadku waxay ka siman yihiin xaga xuququl aadamaha ay isku leeyihiin, iyo xaqa ilahay uu nagu leeyahay oo ah in aan Caabudno. Hadii aan si kale kuugu dhigo, dadku waxaa laga yaabaa in ay waalidiintoodu ay akhlaaqda iyo asluubta bartay markay dhasheen laga bilaabo, sidaa awgeed waa la odhan kara qof reer fiican ka dhashay oo sifiican loo soo ababiyey wuu ka fiican yey qof aan si fiican loo soo korin oo gadaal ka xumaaday taas awgeed. Mahadsanid.
  6. It's BETTER to reach A conclusion than to keep yappin guys.
  7. Abti Awlugeeye macanow, sida aad iila kaftantay ayaan ana kuula kaftamayaa. Haba yaratee wax xumaan ah ma odhan ujeedadayna ma ahayn. 'Waa maxay Kiniyaatigani' wax xumaan ah kama wadin, hadii aad xumaan iga qaadatay, abti macanow raali iyo nus iga ahow. Kiniya waa daganaa, waana jooga in sanad gaadhaysaa, Somalida halkaan ku dhaqana sharaf iyo ciso ayey agtayda ka mudan yihiin.
  8. ^Af somaliga waan isku daya inta aan karo, mar mar ii dul qaata waan is ilaawayaa, laakin inta aan laqabsanayo, ii dul qaata. Mahadsanid. Usbuucii hore ayaan ka qadeeyey Safari, waa meel fiican, laakin darbiyada waxay ku sawireen sawiro aan nah lahayn, meeshuna waa meel aad u yar. Cuntudu laakin waa eesh calaa. Trevor waar ninyow, haltaa tada hay. kkkkk
  9. RedSea

    Pictures :D

    ^^^ Haa runtii, waantaan ku waayaa abtigay run ah ayuu ahaa, yacnii hooyaday inadeer 2aad. Ma runbaa Somali juliet Hodan in ay wali nooshay?
  10. Pi, You said why wouldn't they go and fight in empty fields so in that way woman and children woulnd't be hurt in the act. I agree, however, could you come out from hiding behind Xabashi tanks, stand alone and fight with your own strengh. It's utter embrassing to act manly on a force which doesn't belong to you. Let me know when the Xabashis leave the country, then give the UIC a week, this so called TFG thing would be history. No kidding. The cowards are the ones who are crying for foreign help. Stand up and fight alone like men.
  11. So we admit that the first offensive was a disaster and that the Ethiopian soldiers were crying inside the Muqdisho staduim trapped and hungary. By the way, weren't the Xabshis the ones who cried for ceasefire? Another wada jiid jiid, awaits them, bring it on....
  12. Waryaa that is great stuff. My brother which his name is Mukhtar was there over the weekend, he had meher lunch there, you probably met him?
  13. Good for Silaanyo. Silence would have meant that Somaliland doesn't care of whta is happening in Southern Somalia. I am glad that someone finally stood up and said something.
  14. Everyone can see what is going wrong here people. However, it's rather absurd to think that one from Somaliland can NOT feel sympathy towards the people in Southern Somalia. To think they are doing it in order to gain something from it, is really weak. As there are Planders (majority) supporting in Yey, we also do have Planders supporing the UIC or are simply against it. The same goes to Somaliland. We have many Somalilander against the Xabashi invasion of Southern Somalia, and we also do have some who don't. It's really foolish to think that human being is faking when they feel bad about the situation is Southern Somalia, it's human norm unless you cover it up to get the chils when seen a blood or other human suffering.
  15. kkkkkkkkk@ Ahlul Xaq. !!! maanta news update kan idiin haynaa wuxuu yahay mr. Pi oo sheegay in ay Ehlul xaq ay xabashida lagu sheegi karo!!! dhagaystayaal, waan ognay in layabtay, laakin waa waxyaaba kasoo yeedhay ama kasoo gurxama maskaxda foorarta ee reer xabashi daba dhilif. Horaa loo yidhi nin qoyani biyo iskama dhawro.
  16. Waan soo noqday, Marka hore salaan sare oo ah tii Islamka. Ta xidga waamaxay Kiniyatigan meesha qabsaday, waryaadhaheen ordoo Ugaali ii keena. Waryaa Jacaylbaro, Magacayga in aan badalo ayaan doonayaa laakin waxaan raba in uu ii noqdo xasuus. Ma aragtay marka dad wax tuurayaan, had iyo jeer waxay lahadhaan wax xasuus ah, kana wa sidii oo kale. DAgaalo badan ayaan kusoo galay magacan isaga ah, markaa iska daa, ha iska joogee. Ebonique, Ala hayay, waa xabadii yarayd ee ubaxa yar ee soo baxayey ahayd, inabti kawaran xaaladaha aduunka iyo halka aad isla maraysaan. Namelesschick, Salan maleh, ma i xasuusataa, in aan ahaan jiray macalinkaagii farta Somaliga ah, salaan iyo shaahii aaway inabti? Northerner, Inadeer, hadii Eebe nafta ii sugu waan tagayaa, calaf iyo wad mooyee, wax iga xigaa majiraan wadankii. Sida aad sheegta bisha Julaayo ayaan tagayaa ramashadii Hargeysa, Docda Zeylac ilaa wabiga daaciisa (timacadee ayaan kasoo amaahday fikradaas). Hunguri, Adiga wali sawiradii Hargageys ayaan kaa sugaynaa awoow. Lasoo dhakhso, andale andalee. Waad mahadsantiin, intii aanan qoraalkayga ku xusin, Markale ha inoo haato. Mahadsanidiin dhamantiin.
  17. RedSea

    Pictures :D

    Salamu Calaykum, Ibtisam,kkkk Ubaxeey inabti, meesha ayaan kuu sii diiranayey inta aad maqnayd. Thread kan waxaan rabaa in ay baryo dhan meesha korka uga taalo. Hadi sidaas loo eego, adiga ayaan ku caawiynayaa. kkkk Hodman, Inabti, mar mar waan tuurtaa, Abtigay inan ayuu jeclaan jiran Hodan layidhaahdo, malasocotaa?kkkk Laakin marabo in aan halkii abtigay maray in aan maro. Ujeedo waxay ahayd in aan smile yar wajigaaga ku dhigno, tiina way timid waana ilaahay mahadii. Hada waan sii socon, ee Macasalama inadeer. kkkk Salamu calaykum.
  18. Sanka ka qabso oo waxaad ku dhahdaa, nacalaa shaydaan kuyaal waa shiiraysaa ee ceebtaada astur. kkkkk
  19. Mahadsanid inabti. Maanta dhan magacaaga ayuu xaga kale ka rogayey miyaa? kkkkk ....ileen ana yaabay oo idhi...
  20. The second picture looks like a city in Malaysia.
  21. Jaylaani said the other day, even when things are going terrible in Xamar, they speak of trees being planted. Here we have Xamar going through one of the worst violence in last decade, and this guy talks about a so called PM who by the way was given a new nick, the 'unidentified man' after reuters couldn't recognise him as 'looking sharp'... Duke commenting on man's looks at a time of war, there must be something up? wassup? Where is the propaganda update?
  22. ^Who has gone hiding? I was here except for the last few weeks, I think you have been missing for the last few days and your propaganda news update has been missed dearly also by those who rely on it. As for Muqdisho, peaceful my shoes? The Ethiopian are shelling inncoent people, the invaders and their helpers will be dealt with Insha Allah, the only time Muqdisho will be peaceful is when they are kicked out of the city, the invaders that is, the residents and citizens of that city will remian intact Insha Allah. As far as peace goes, Xamar was peaceful to begin with, it was the Xabashi puppet and their masters who disrupted the peace that was in place before them. And by the way, tell your uncle to get back to Mudug where he is confortable the most, he shall peace there and take his xabashi helpers with him. Then, you shall see peace...
  23. Ilaahay Naxariistii Janno haka waraabiyo, samir iyo Imana ha ka siiyo ehelkoodii iyo qarabadii...Ilahayow xabashi gaalada ah ee Muslimka laynasa jabi. Amiin.