RedSea
Nomads-
Content Count
8,187 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by RedSea
-
Jacaylbaro, saaxib, you are confusing us. Who is back? you mean Somaliland security forces are now in control of the city? or you mean they have returned to their former bases and let this whole thing go.
-
Inncoent blood must not be shed because one wants to control the city.
-
Hadii ay dhab tahay in ciidanka Somaliland uga soo baxeen Dhahar kabacdi amar ay ka qaateen odayaasha beeleedka, waa wax lagu mabsuudo sida nabada ay ulaaliyeen.
-
In dhiigyacabkii Siyad Barre iyo wixii ushaqayn jireen dad dileen muran kama taagna. SNM iyana dad way laysay oo may ahayn sida lasheegay culimo awdiin. Markaa wixii dhintay ee dad masakiin ah Ilahay ha unaxariisto. Intaas ayaa qofkasta uga eeg in kaga baxo.
-
Cilmi Boondheri ayaa yidhi bari hore iga raali ahaada hadii aan qaldo gabayga. 'Dadka waxa qaarba nooc looga dhigay' 'Ha is cajabiyeen'
-
Jaan dheer, waa ciyaarteenii. laakin waxan ay kuwani kabalaq balaq siinayaan ayaan sanifayba, Jimaykayga ayaa nacay. lool Ibtisam. You mean Buraanbur perhaps? Go to youtube and type the above phrase....do your own lil 'dirty' work.
-
Runtii, You folks gathered here seem to be bright enough to unvail a new state, Danwanaag. Then ku kacadee, constituion kiina dajiya. Mar hore ayaad dhamayn leedayn. Hadal haamo lagama buuxsho ayaa layidhi.
-
Allahu Aclam, but Insha Allah for the better.
-
Wallahi waan dhagaystay, odaygaa xumi wuxu ku hadlay way iga yaabisay. Ninkasta oo waalan intuu wuxu rabo ku hadlo, ayuu hadhow leeyey 'I wasnt' normal, I am sorry'....he should be held acountable, two weeks of suspention isn't enough at all.
-
Reer Australia waan idin Salamay dhamantiin. I am happy for you all, haltaa tada haya.
-
^Haa ma wadankii ayaad kawadaa, sax sax saas anaa kusocdayba saaxib. Laakin, ogow in aan waligay sii dayn doonin My landis slang.
-
^ Okay Ibtisma, laakin Ibaado anaa kuu bixiyey, you gonna have to like it. A Police without guns, how will they make an arrest? If the police had guns, I don't think you would all be dead, maxaa yeelay here in the U.S the Police armed to the teeth. They have guns, tear gas, and now a tazzer gun..oh just great isn't it? ^note, I am writing in English, because this lil girl above won't understand me, therefore I have no choice but to write in the freaking Af jinni jaan. lool
-
Runtii dad badan ayaa imooda Metro sexual, ma ogi sababta waxay tahay. Dhar igu dhagan ma xidho, laakin talow ma hadalkayga jilicsan baa ma ogi?
-
Waryee Che Guevara, Anigu Minnesota aan jooga. waa Qaxooti land, the land of 100,00 maryooleys, markaa waayo aragnimo kale uma baahni. loool
-
Ala beerka... Inabti iska qor inta aad taqaanid, wixii kale waynu ka heshiin doona. hadaan doono isku jir (Af ingriis iyo Somali) aan soo qori doona. Carabi mataqaan? Khatari sanaa, laakin computerku Carabi ma qori karo, adoo mid saas haysta mooyee.
-
:eek: Ala....wadiga showgii dilay. Mr. Woqooyi aka show stopper.
-
^Mahadsanid...laakin, hore ayaan u aragnay intaas. Waa wax dadka iskaga qafilan. Hada Drama TV series layidhahdo 'Lost' ayaad ah tusaale fiican.
-
Paragon, Ala fikradaas dad badan ayaa baryahan wax kawaday. Adigu 5 sanee soo socda hadii Ilahay nafta inoo daayo, dad badan ayaa kutala jira sidaas. Anigu se, marabo in tourist iyo waxyabahas keeno dhulkeena, Ilaahay danbigooda faraha iima galiyo. Jaylaani, lool... Talow magaceeda Hodan ma layidhaa? Anigu Cilmi wiilkii abti uhaa ayaan ahay eh?
-
Lily..kkkk Ilaahow miyaan jil jileec ahaado, hadii aan 'okay' ahay, nin ayaan ahay. Dadka gay ga ah way kabaxeen 'manly' maxaa yeelay, ma isticmaalan hub kooda meeshii loogu tala galay. lool ^Acuudu Bilaah. nabaday.
-
Haye ila fiiriya waatan qoftan kawada ee. Bal eeg gabadhaas ninyow, quruxda ilahay idinka indha saab baan idin odhan. ^Ubaxii Berbera.
-
Mr. Woqooyi...lol waan lasocdaa, raganimo waa udhalasho. Lily, Anigu waxay ila tahay, as long aad waxkasta kugu rakiban yihiin in ninimo jirto. lol
-
Ala hayaay ma intii aan maqnaa ayaa laygu camirtay? Talo fara ka haaday. Waar inanta (duq imika) waxan islaha markale sawir classic ah oo sidii oo kale ah ka qaad markale. Iyadii haday gabowday, ciyaalkeeda ayaan isleeyey. Laakin hada fikrad kale ayaan helay oo ah, iyadoo gobowday ka qaad sawir, isla meeshii, isla dharkii iyadoo xidhan oo isla wixii gacmaha ku haysa. Kawarama?
-
^girly man..lol ^kaftan yaakhii, leesh idaji bal.
-
Popular Contributors