RedSea
Nomads-
Content Count
8,187 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by RedSea
-
Break qaado laakin sonoqo adoo nabad ah, ha ilaabin yaah. Good luck!
-
^Great news, it's self explanatory I gues. Ethiopia is getting weakened, time is runing but on our our side. Thanks,
-
^GJ, I am just amused wallahi. Only if he knew what celebrating means. I gues in his lala land, the thousands who have perished as result of the blazing powder from the Ethiopiam BM rockets doesn't count? Good riddance!
-
Muqdisho ayaad moodaa in Somali loo soo diray in ay badbaadiso. Xabashi in badan ayey dadku ka nasan kariwaayeen meelkasta oo ay somali ku nooshahay oo ay u awood sheganayeen ilaa iyo ay galeen caasimada iyo halbawlihii Somalia, Muqdisho. Waxaase maal mahan soo ifbaxay in Ethiopia ay kusii socoto jab iyo halaag inoo wada muuqata, taaso u ah guul ninkastoo Somali ah oo xabashi dhib ku haysay. Mujrim Melez Zenawi waakii uqaylo tagay aduunka oo yidhi ciidankiisu way ku go'doomeen somalia. Maalin walba waxaa laga dilaa ama laga dhaawaca ciidan fara badan. -Awal hore Ethiopia daqaale shisheeye oo kayimaada aduun waynaha sida U.S, EU ayey ku joogeen meesha. Laakin waxaad moodaa in EU ay aragtay xaqiiqda dhabta ah oo ah in Ethiopia ay meesha kawado dhib, dil iyo xasuuq shicib aysana ujoogin nabad sugid. -Faalo kale: Doorasha soosocda ee Maraykanka kolba kii qabsada wahaa hubaal ah in aanay 'Bush's Policy' sii wadi doonin, ay halkaas ku lumi doonto taageeradii Maraykanka ee Ethiopia ku wajahnayd. Sidaa awgeed. -Ethiopia wiiqantay awoodeedii military inkastoo ay aduunku taageero siiyaan. Taasina hoos udhacday, hadii ay istagto tagerada dunidu ama se qaarkeed, waxaa looyaaba Ethiopia. Waayo? waxay markaa noqonaysaa in ay iskeed ubadbaado iyadoo kujirta 'hostile enviroment' oo markaa dadka iyo ciidibu ay ku dhaqaqaan. -Awoodii xoogaga wax iska caabinta iyo dibu xoraynta way sii kobcayaan, walina sifiican may uhawl galin. -Waqti wuxuu lajiraa sokeeye oo ah xoogaga dib uxoraynta somaliyeed. Hal sanaa wali lama gaadhin inta ay hawshu socotay. Dad badan dhibaatoode, laakin wixii kadanbeeya waxa somali meelkasta ay joogta ku noolaan 'Ethiopian free somali affairs'. Siyaasad bilaa Ethiopia ah iyagoon ka warwarayn xabashi iyo dhibteeda. Maanta waxaa gacan kuhaynta buula burte iyo degmada Matabaan lawareegay kooxaha dib uxoraynta. Taasi waxay kutusaysaa sida Ethiopia loo jilciyey ilaa ay daba kajadeesi oo kabaxdo somalia waalagu wada dagaal hadh iyo habeen ah. Siiba habeenkii. Cadowgu hajabo. Sharaf iyo ciso kudhimo, Shaydaan madow adeec ayey dhaanta. Allahu Akbar!!!
-
Riyaale iyo xukumadiisu ceeb ayey usoo hoyiyeen dadka fiican ee Somaliland. Waxan ogahay in dadku ay soo dhawayeen wariyaasha oo aanay ka raali ahay amarkaas.
-
Originally posted by -: Awalba Soomaali Hargeysa kuma noolaan karo. I wish them the best, Che, Your off the mark sentiments are just getting out of hand. You have never been to Hargeysa. So iska aamus saaxib.
-
Xiin faniin, Most of us know that you are sincere about your stances. However, we need to use logic when it comes to unity. You should already KNOW that Somaliland has alot of things gone wrong. It's offcourse being influenced by Ethiopia, there is no way of surviving that at the moment, when you are poor, unrecongnized by anyone. That is just no brainer. Trust me we all know and understand that. Secondly, as far somali unity goes. It's said maah maah, barasho horteed ha inicin. Somaliland and delegations from Southern Somalia (Puntland+further koonfur) have not YET sat down in a table and discussed anything. That hasn't happened as of yet, therefore how would you how somaliland wants to deal with the rest of Somalis if they haven't even talked yet. As I said many times before, poeple have to talk and discuss before they start accusing. Somaliland is being accused of secceeding from other somalis, which is absurd. They bash 'em, they dislike them, they curse them, that is only going to motivate Somaliland. Division could have several meanings. Puntland and Southern Somalia could be in 'unity' or might be sporting the same flag. But do you really think that an ordinary Joe from Galkcayo has alot to do with one from Muqdisho. The people's hearts aren't even connected, each dreams of how he would destroy the other, mind you that is even happening today. So all these things have to be taken care of, before we really can talk about anything else. Let us not be so superficial, you are wise man. So open your mind little bit to these points and understand our side of opinion. 1. Areas that are under suppression from Ethiopian regime MILITARILY have to be freed. 2. Those areas have to find a way to settle things between them and bring peace about. 3. They have to have 1 voice that represents them. But right now, it's like sitting in a office where there are papers all over the place, out of order and unorganized but yet you complain about that little corner where there is organization and order in place. What would you most likely do, complain or perhaps suggest or do ways to organize the rest? Think deeper xiin.
-
reer U.S: Faarax Brawn, Xiinfaniin, Baashi, Khalaf, Libaax sankataabte, Chevuara, Hodman, Clever Trevor, Maakhirian, Caamir, General Duke, Red Sea. The rest are from UK, Australia, and middle East.
-
Waar Zack, Miyaad xoogaa kayar laydhidasay?(:
-
Originally posted by J.11: ^^Reer Maakhirland soo iyaga irsaaqad Eeba ugu talagalay ma laha? Mar unbay calafkooda hanan doonaan sxb. I must agree on the kid scenario, balse schoolka iyo hospitalkaba waa waxa kuwa hardamaya u diiddan yihiin ninyow. Sax qofna arsaaqada loo qoray seegi mayso waa runtaasi. Waana caqiidadeena. Waxaad ogataa laakin in loo bahanyahay dhaqdhaqaaq xaga shacabka ay oo iskaa wax uqabso ah. Somaliland inay sugaan maaha, Buntland maaha. Biyo sacabadaada lagaga dhargaa. hadii ay xataa noqoto ciidan samaysta dheh oo san buruqda jabiya wixii afka idin lasoo gala.
-
Originally posted by J.11: ^^Reer Maakhirland soo iyaga irsaaqad Eeba ugu talagalay ma laha? Mar unbay calafkooda hanan doonaan sxb. I must agree on the kid scenario, balse schoolka iyo hospitalkaba waa waxa kuwa hardamaya u diiddan yihiin ninyow. Sax qofna arsaaqada loo qoray seegi mayso waa runtaasi. Waana caqiidadeena. Waxaad ogataa laakin in loo bahanyahay dhaqdhaqaaq xaga shacabka ay oo iskaa wax uqabso ah. Somaliland inay sugaan maaha, Buntland maaha. Biyo sacabadaada lagaga dhargaa. hadii ay xataa noqoto ciidan samaysta dheh oo san buruqda jabiya wixii afka idin lasoo gala.
-
Well they were anti Ethiopian occupation and they are not safe anywhere Ethiopia is considered a friend, so yes not a bad idea at all for them to go to Asmara.
-
Originally posted by The Zack: Zenawi, the master, made a call to Riyale and clearly and loudly told him to kick them out. Its bau nothing new. Waar heedhe okay okay we get it.
-
They came and now chased out...loool..waar adunyo.
-
Well I got an idea. They should just leave and come back. Instead of Hargeysa, they should go to places like Burco or work from Ceerigabo.
-
^waar dee, aduunku wuu dhamaan ee bal xagaa iyo Maakhirland usoo duwa dheh waxan lagu qaybsanayo meesha. Inanka yar ee maanta ku dhashaa Las Anod, ama Badhan qabiil dan kama leh ee wuxuu dan kaleeyey schoolkiisa, hospital iyo meel uukunasto oo guri ah.
-
^waar dee, aduunku wuu dhamaan ee bal xagaa iyo Maakhirland usoo duwa dheh waxan lagu qaybsanayo meesha. Inanka yar ee maanta ku dhashaa Las Anod, ama Badhan qabiil dan kama leh ee wuxuu dan kaleeyey schoolkiisa, hospital iyo meel uukunasto oo guri ah.
-
Originally posted by J.11: Gentlemen (Baashi, Gediid and Faarax Brown), all your facts, save few accusatory points, are technically rightly stated. It is only that you are all singing from different hym sheets. Thats all. I think what would greatly help is if we all base our factual priorities in concentration on the bigger bigger, especially the consequences policies (inspired directly or indirectly by Ethiopia), might have on the welfare of the general Somali populace wherever in the region they inhabit. To be quite honest, after undergoing some thorough soul-searching in the past few days, I have come to the political of compromising in my ideas to give dialogue a chance. I don't know how an acceptable dialogue between the different rivaling Somali entities and groups can be initiated, but considering the scale of suffering prevalent in our lands, I believe that forsaking dialogue is no longer a wise thing to do. Can we start over again? At least between us here on these boards. PS: A comment from J.11, sleepless in London. You are in the wrong thread, the thread you looking for is that way>>>>> J-baro, kawaran xaalada qaxootiga ayaka iyo qiyaas ahaan tiradooda?
-
LOL...anigu runtii waxaan odhan lahaa nimankaasi in ay si yaroo tartiiba ay uyimaadaan oo ay is qariyaan. Lakin wargeysyada ayaa kashifay nimanka. Anyhow, magan galyo way inaga mudan yihiin. Waxay wataan waa qalin ee maaha qori.
-
Saxib, Dadku dad dhib kasoo orday ayey ahaayeen oo magan inawaydiistay. Waxay rabaan ha aaminsanadaan laakin in aan soo dhawayno oo magan siino ayey ahayd in aan afka ugalino maaha bahalkay kasoo ordeen. Teeda kale, Somaliland can win the hearts of many people if they simply help out in these kind of scenios.
-
Originally posted by Dhulqarnayn -alSumaale: My mother struggles with the English language but she speaks more languages than me, i read somewhere a story about a Linguist who spoke 77 languages and then proceeded to learn his 78th which resulted in the loss of the 77 other languages I think some people have the ability to process and store more than others or maybe it's the environment cause my parents socialize with other Somali families more and less so with non Somali families( so Somali will always be the language used in discussions) A Legend like Jackie Chan is still struggling with the english language after 20 years in Hollywood and he is multi-lingual or maybe it is because Bruce Lee hit him too hard on the head lolol lol...I agree. But hey I didnt' know Bruce lee and Jackie ever started in the same movie? which movie is that?
-
What are priorities that Gediid speaks of. 1. All occupied parts have to be freed by any means. 2. All of them have to be stable. 3. Must have some sort of voice that represents each party. If those are had, then simply the only thing remaining to come together on round table discussion and discuss whether one wants to stay, go or whatever. But for anything to be done or to move forward the above list is essential. As far as the reporters, it's very Unsomaliland like to do this. Yes it seems to be that Ethiopia is really behind this. But Insha Allah Somalilanders will rise up and stop excepting crap from the Riyaale adminstration. The people need to give these reporters homes and flip the middle finger to those who try to harm them. Somaliland is losing reputation from these kinda of things.
-
Layzie, Am human first then a man afterwards. Which means I have feelings, and I can't bare the things that are happening. - No HOPE.
-
Popular Contributors