RedSea
Nomads-
Content Count
8,187 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by RedSea
-
It's so beautiful, I want to eat it. My home state of Maroodi jeex (formerly W. galbeed) is famous for the goodir. It use to be the sign of the local government, before they switched into the 'naaso hablood'.
-
um. I am pretty sure sxb. Buulo burde near Beledweyne.
-
Dawladda Djibouti Oo Ku Dhawaaqday Inay Somaliland ka Qaadan Doonto Alaabada ay Samayso. Dawladda Djibouti, ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Somaliland ka qaadan doonto oo ay u suuq gayn doonto allaabooyinka ay samayso oo ay Djibouti hore uga keensan jirtay wadamo dibadda ah. Guddoomiyayaasha labada rug ganacsi ee Somaliland iyo Djibouti Siciid Cumar Muuse iyo Cabdiraxmaan Faarax Sugaal, ayaa shalay Djibouti ku yeeshay kulan, waxaanay isla garteen qodob dhawr ah. “Shacabka Somaliland dad midaynu nahay, haddaad baayac mushtarka eegtid, labada dhinacba waynu ka wada shaqaysanaa, runtiina ganacsiga u dhaxeeya Somaliland iyo Jabuuti waa mid aad u wayn, wayna adag tahay in lagu sheego Somaliland iyo Jabuuti waayo waynu is dhex soconaa, dadna waynu iskugu dhownahay.” Sidaas waxa yidhi guddoomiyaha rugta ganacsiga Djibouti Siciid Cumar, oo shalay u waramay saxaafadda Djibouti, waxaanu intaas raaciyay “Inta badana Somaliland, waxay nooga baahan tahay qalabaynta, waayo waxa uu Guddoomiyhu sheegay in Alaabta Dubai Somaliland uga imanaysay ay fog tahay oo ay Jabuuti uga dhowdahay, markaa dhinaca Jabuuti ahaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland, waanu ka wada hadalnay dhinaca baananka iyo in waxa la yidhaa (Logistic-ga), qalaybta, oo aanu kaga horaynu ay halkan (Jabuuti), u soo maraaan ilaa Berbera, waayo waanu kaga horaynaa taageeradeedana way naga helaan.” Guddoomiyaha rugta ganacsiga Djibouti, oo ka hadlaya waxyaabaha ay Somaliland samayso ee ay Djibouti suuqa gelin doonto waxa uu yidhi. “Iyaga geestooda waxay leeyihiin Warshadayn badan oo yar-yar, waxyaabahan ay sameeyaan haddii aad eegto xataa aroosyada Djibouti Hargeysa, ayaa loogu safraa oo looga soo iibiyaa qalabaynta Guriga, markaa waxay iyagu inoo hayaan sida khudrada, maadaama khudrada Itoobiya inooga imanaysa aad loo dhaleecaynayo, markaa halkan baa inooga dhow inoogana Jaban. Guddoomiyahana, waxaan balan ugu qaadayaa wixii dibada nooga iman jiray oo hadda qaali garoobay, in aanu iyaga suuqa u galino oo aanu u samayno suuq gayn.” Waxa kale oo isna warbaahinta la hadlay guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Cabdiraxmaan Faarax Sugaal, waxaanu sheegay inay jiraan waxyaabo ay sameeyaan wershadaha yar-yar ee Somaliland oo ay Djibouti ka keensato dibadda, “Waxaanu u aragnaa in waxyaabaha Warshadaha Somaliland soo saaraan jabuuti looga baahan yahay, oo aanay kuwaasi oo kale Djibuuti lahayn, laakiin dibada looga keeno.” Ayuu yidhi Mr Sugaal. Source: Xaraf net.
-
looooooool Faarax. This duke dude is pure joke wallahi. He doesn't keep track of what he says.
-
^This is getting more redicolous by the moment. What has this admintrations taken from Awdal to give to others bal noo sheeg walal?
-
Apparently Somaliland doesn't exist because the UN hasn't said so. :rolleyes:
-
Duke, The TFG is nothing. The battle isn't against them at the moment that is. The battle is against the Ethiopian military hardware. That is the only obstacle to the TFG being slaughtered like lambs okey brother. So an entity which is weak, non functioning, composed of ex-warlords and recent add-ons is no big deal to the resistance. Thus you being a supporter of an entity that claims to have a President which is a puppet of another so call leader in Addis means you shouldn't be mouthing off much. You are under Ethiopian army watch, without it the TFG will be stripped and huanted down in broad day light. Common sense really.
-
Oh please ppl. you wasting your time and money on falsehood on screen. "on no we need entertainment though"...loool gimme a break. How bout get your butt up and stroll in the park.
-
soo dhawoow saaxib. Express yourself freely and don't mind anyone.
-
Castro, saaxib I know you have nothing against the ppl. Some dont' know that. But I know trust me. I need no explantion there bro.
-
Originally posted by Castro: quote:Originally posted by General Duke: Somafia land and its leaders need to leave the people of Awdal alone. enough is enough already. The people of Awdal may not be unanimous over Somaliland but they're certainly unanimous in rejecting the collaborator gangland you lovingly refer to as Pirateland, I mean Punt land. Ouch! Castro manaxo wallee.
-
Originally posted by Che -Guevara: ^I guess you wanna piss Red even more. Not really saaxib. Afxumo will only down grade his character. Negative thoughts=bad words=negative action=bad character. What he said yesterday just shows what kinda individual he is. Tolka, Xoolo waan lenahay anaguba. Dal resource fiican lehna waan leenahay.Yaa kugu yidhi carabta ayaa naquudisa. Adeer adoo kaba la', oo xaalkaaga Ilaahay ogyahay sidee somaliland saboolnimo ugu sheegi kartaa. Somaliland for last 17 years wataa isku filan. Bilaa aqoonsi, bilaa carab, bilaa xoolo somali galbeed. Somali galbeed somaliland ayaa ka aduunyo badan. Si kastaba. Puntland somaliland ayaa ka aduunyo badan si kasta. Somali koonfured somaliland ayaa ka aduunyo badan. Marka laga reebo mooska iyo canbaha. Kaasina Western Africaba wuu kabaxaa. Hadii uu wax utarayo. Dadka maanta dhibtu haysato ee aan isku filnayn Ilaahay waa ogyahay, adna waad ogtayhay. Dadka maanta ubaahan in aduunku wax uqabto ee waxba qabsan karin waad ogtahay. Ethiopia ayaa idin haysta ku sheeg somaliland, laakin runtu waxay tahay waad ogtahay. Adaana iska indha tiray. Hadii aanad iska indh tirin runta, maybe both Jigjiga and Muqdisho wouldnt' be under Ethiopian military hardware. Somalis from Somali galbeed come second when it comes to Hargeysa population of various somali clans. Markaa ma anaa wax kugu qaba mise adiga? Somali koonfurna waad ogtahay in ay anaga nagu soo qaxeen oo soo dhawaynay. Taasna taas ayaa lagaa yidhi. Iska hadal, kolay nafkale malihidin oon hadal ahay. bTW....dont' forget Somali galbeed is landlocked, therefore you need us more than we need you.
-
Xiin, NG is from Burco.
-
99% of members here chit chat in af Angiriis too. Let us not pick on the Arabs, at least they are Muslim. But these mr.me's, red sea's are all English names. They got to go.
-
My mom use to live in Bulo burde, Hiiraan in late 70s. It's nice place. Will do what we can Insha Allah. thanx sxb.
-
are these the men duke refered to as alshabab members?
-
Ciidamo uu horkacayo abu mansuur oo gaaray baardale
RedSea replied to Member-sol-'s topic in Politics
Allahu Akbar! -
NAIROBI, Kenya July 16 (Garowe Online) - Somalia's interim Prime Minister, Nur "Adde" Hassan Hussein, told reporters during a Wednesday press conference in the Kenyan capital Nairobi that he is "willing to resign" if it will bring lasting peace to the war-torn Horn of Africa country. "I am holding this responsibility for the [somali] people, but I will not claim to have power," Prime Minister Nur Adde said, while adding that genuine reconciliation will bring peace back to Somalia. Somali PM Nur Adde He appealed to all opposition groups to join the negotiation table and "talk with the government." Asked about the militant group al Shabaab and its alleged links to al Qaeda, the Prime Minister stated: "I will talk with anyone who works for the peace of our country." He indicated that he is willing to pay a high price to achieve peace in Somalia, after nearly 18 years of war, saying: "I am willing to resign if it results in peace for Somalia." The Somali Prime Minister also spoke about the June 9 agreement he signed with the Islamist-dominated opposition Alliance for the Re-liberation of Somalia. "The Agreement was originally supposed to be officially signed in Saudi Arabia, but because of delays, I hope it will be signed soon," he said, while answering a question about why the ceasefire clause has not been implemented. Source: Garowe Online
-
^Yeah he is watching us. *Waryaa Jacaylbaro nala hadal, waryaa waan ku arkaa*
-
SANAAG- another failure for Secessionists -update
RedSea replied to General Duke's topic in Politics
Get Laas canood back hadaad nin tahay loool -
Originally posted by General Duke: lool. Girl dont be angry with me sis, aint Riyaale who can not even give a water hole to the likes of Castro nor defend them in Hargaysa. Good luck with the secesionists my heart goes out to you. You couldn't even convince reer Laas Canood to join you what makes think you could have a better go at Awdal. Silly duke.