RedSea

Nomads
  • Content Count

    8,187
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by RedSea

  1. Maalin jimce ah ayaan dhashay. Waa maalintii aan dhashay.
  2. ahahahah I just realized this. But check out Mo dheere' plate compared to the other man. Man this guy xaasid weeye. Inyar meel ugu guray sidii bisadii. Aar hoy qandho kudishay minahaas ku eeko. lool
  3. Madaxweynaha Dawlada Embagathi Cabdilaahi Yuusuf Oo Canaan Kulul Kala Kulmay Ra’iisal Wasaaraha Dawlada Ethiopia Melles Zenawi -------------------------------------------------------------------------------- (wasaaraha Itoobiya Melles Zenawi) hadhwanaag 2008-08-04 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN):- Kadib markii uu soo if baxay khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhex galay madaxweynaha dowladda Embagathi C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’isal wasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa waxaa arrintaasi soo fara gelisay xukuumadda Melles Zenawi ee dalka Itoobiya. Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxweyne Yuusuf qadka isgaarsiinta uu kula soo xiriireen Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Melles Zenawi iyo wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Siyum Musfin iyagoo kala hadlay khilaafka cusub ee soo kala dhex galay isaga iyo Nuur Cadde. Waxaa la sheegay in madaxweynaha lagu cannaantay in uu howlaha xukuumadda Nuur Cadde faraha kala baxo, isla markaana uusan isagu noqon ninka fashilinaya xukuumadda federaalka dowladda Embagathi lagu soo dhisay. Madaxweyne Yuusuf ayaa la sheegay in uu ka madax adaygay cannaanta madaxda Itoobiyaanku u soo jeediyeen, wuxuuna sheegay in isagu yahay madaxweynaha dalka Soomaaliya, sidaa awgeed wixii aan u cuntameynin uusan aqbalaynin. Waxaa madaxweyne Yuusuf loo sheegay in horey looga yeelay xil ka qaadistii Ra’isal wasaarihii hore ee dowladdiisa Cali Maxamed Geeddi, balse haatan aan laga yeeleynin wax kasta oo uu sameeyo inuu carqaladeeyo xukuumadda Nuur Cadde. Siyim Musfin ayaa la sheegay in Ra’isal wasaare Nuur Cadde uu kula taliyey inuu howshiisa sii wato, isla markaana uu buuxiyo wasiiradii is casilay booskiisa, halka warar kale ay sheegayaan in madaxda dowladda Itoobiya ay xiriir la soo sameysay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe, loona sheego in uu la hadlo xildhibaannada Baarlamaanka dowladda KMG ee wada ololaha ka dhanka ah xukuumadda Nuur Cadde. Madaxweyne Yuusuf iyo Guddoomiyihii xilka Guddoomiyenimada Gobolka Banaadir laga qaaday Maxamed Dheere ayaa iyagu qarashaad fara badan ku qarqiyey xildhibaannada Baarlamaanka si loo rido xukuumadda Ra’isal wasaare Nuur Cadde, iyadoo Ra’isal wasaaruhuna uusan Nus shillin lacag ah ku bixinin si Baarlamaanku ula saftaan. Cabdifataax Maxamed Hilowle Xafiiska Wararka Hadhwanaagnews Media Muqdisho/Soomaaliya Submited By hadhwanaag : 2008-08-04
  4. ^Listen here what I think of you. No offense. What is stup1d person online? - Rather than positively contribute to a community, they prefer to attack people who are smart and successful. -They spend their lives wishing they were someone else ( often letting jealousy take root). -Instead of acting, they wish. -They have a hard time thinking outside of a binary mode (either you are for us or you're against us). What do they intend to accomplish from insulting others? The point of all this is twofold. First, it should be clear that stup1d people will ultimately fail. Stup1d people either have nothing to offer others or they have more poison to offer than solid food. In either case, they will become isolated and alienated. How should we deal with them? The way smart, friendly, good-willed people react to Stup1d, disgruntled, mean-spirited people are... -Ignore 'em. -Engage 'em. -Insult them. I will ignore you for the simple fact that you are behind your PC, however I doubt you are a big enough jerk to say any of that in front of anyone let alone me and feel good about it. ps. make no mistake you are still entitled to your opinion, but don't insult others, you never know when you might be caught off guard. Jacaylow, Saaxib Hargeysa hanaqado the bussiness capital, laakin important government offices and posts should be relocated to areas like Sheekh. Hargeysa waa meel aad dadku ugu badanayaa.
  5. JB, we need results. Nimanka Carab iyo waxa yihiinba oo nasoo booqday waxba naguma jiraan. Show me the money.
  6. Remember he is the same man that refered to the Xamar refugees in Afgoye town to be terrorist. Also remember his type. I am not suprised by this at all. These people are as ruthless as you can't imagine. He did this to perhaps to continue to hold his post.
  7. Duke, You don't how way off you are with your sentiments here. If you truely believe Alshabaab would want to kill innocent women sweeping street corners and not fully armed invasionist, then you need to think twice. Alshabaab' objective isn't to kill women, it's to kill the Ethiopians and their puppets. Simple.
  8. One of the guys looks like mohamed dheere, the so call Muqdisho mayor. wow@ caanaha..that is nice.
  9. Originally posted by Ducaysane: Couple years back, I contributed money into Edna's hospital in Hargaysa. I hear now it is a private hospital and all the revanue goes to Edna's pockets. Somalis will always find a dishonest way to make money. How much did you contribute? I will refund you to keep your words away from Edo Adna. @Burco Masha Allah. ILahay mid dadka anfaca hanooga dhigo.
  10. ^Those bleebs are there for reason sxb. Dhulqarnayn let this be a warning to you, don't ever insult RS again.
  11. Nicely put. The west is far fetched from ever understanding Islam or Muslims. They just think anyone who associates with Islam can make up his/her own opinion eh.
  12. Qaxoonti Soomaaliyeed Oo Ku Dhibaateysan Wadanka Thailand Markii Ugu Horeysay Mudaharaad Sameeyey. South Africa(HWN):-80 qof oo isugu jira rag iyo haween Soomaaliyeed oo qaxoonti ahaan ugu nool Wadanka Thailand ee Bangkok ayaa mudaharaad balaadhan oo ay kaga cabanayaan inaan waxba loo qaban ka dhigay Wadankaasi. Dadkan qaxoontiga ah ayaa ka cabanayey inaan la siinin Guryo ay degaan iyo Sidoo kale & Caafimaad Darro Soo foodsaartay oo aan waxba laga qaban, iyo In hadh iyo jeer xabsi lagu gurro qaxootigan, iyaga oo badanaaba aan helin Wax sharci ah ama sharciga wadan ku jooga ah marka uu ka dhacsanyahey, kadin Cabashadaasi waxay hay'adda UNHCR iyo JRC, si wadda jir ah uu sheegeen in laga caawin doono Dhibta ay sheegeen qaxoontiga Soomaaliyeed inay haysato. Hadaba Qaxootigan ayaa shabakada Wararka ee hadhwanaagnews Media u xaqiijiyey, dhibaatadan haysata dadka soomaalida ah. Mid ka mid ah Qaxootigan oo lagu magaacabo Mohamed Nuur oo arrintaa sharaxaad ka bixiyey ayaa waxa uu yidhi “Hay'addaha ka dhisan guud ahaan wadankan waxay qiil ka dhiganayaan in aanayshuqul ku laheen wax African ah, Islamarkaana ay Qaabilaan oo kaliya qaxootiga ka yimadda qaradda Asia” Sidoo Kale Hay'adahan waxay ku dhawaqeen in soomaalida ku soo baddaneysa guud ahaan wadankan in ay ugu danbeyso inta hadda ku sugan wadanka. Hadalkan ka soo yeedhay haya’adaha ayaa waxa uu ka cadheysiiyey Soomaali badan ku nool halkaasi. Si kastaba ha ahaatee Waddankan Oo ah waddan Aad u horumarey, Islamarkaana maciishadiisu qaali tahay, siddee soomaali qaxooti ah Ugu nolaan Karaan wadankaasi? Haddaba soomaalida oo ah dad aad rayid ugu ah marka loo eego qaxootiga kale, Inta ugu baddan maaha kuwo dibadda wax looga soo dirro waxaana mushahar siin jirrey waa Hay'addo. Inkasta oo ay siiyaan Qaxootiga lacag ka yar inta ay ku noolaan karaan. Ma jirraan Hay'addo Caalami ah oo kale oo wax u qabta Somalidda aan ka aheyn hay'aadda UNHCR iyo JRC oo ah labaduba kuwo ka shaqeeya gudaha dalkaasii.. Wadanka Bangkok waa xarrunta ugu weyn Ee qaxootiga laga Maamulo guud ahaan Qaarada Asia, Waxaana ku nool Qaxoonti Aad u fara badan kana kala yimid waddamadda kala ah Cambodia, Laos, Sri-Langa, Bangladesh & India, Wallow ey jirraan Africa-an baddan sidda wadamadda Liberia, South Africa, Somalia, sir Leon iyo waddamo kale Oo Qaradda Africa ah. Reporter Hassan YeeY Hadhwanaagnews.com/Office South Africa-Johannesburg; Emil; yeey18@hotmail.com -------------------------------------------------
  13. You may respond to any topic anytime you want, however you must do it in respectable manner. Don't insult me in my own topic and what to do with my own city. is that too much to ask? If you want to insult me then this isn't the place to do it.
  14. take your anger on the invaders. The Somali fighters fight for the freedom of their people, the people who are doing this are most likely the puppet militia or the Ethiopians so that the blame can be laid on the shoulders of Alshabaab and other fighters in order to get more money from the west. Why would Alshabaab kill women and children when he has bigger things to worry about? it doesn't add up.
  15. Maybe it's the same blogger.
  16. they couldnt' be more wrong as this isn't a democracy.
  17. ^kkkkk NG ayaa carab ah ayaan umalayn. It's just funny when she says 'the affairs of somaliwayne don't concern you' which ironically includes somaliland. Saaxib Beledwayne mamada ayaa bussiness kulahayd sootaan ku idhi. markaa walalkayna truck ayuu wadi jiray. Mar ay noo timaado iyo mar aan utagno ayey sheedu ahayd. laakin waligay majoogin wax week kabadan. Maba kahelin meesha. meelyaroo Fiiltaro layidhaa ayaan qorfad yar kulahayn. Kolay la iska qaaday.kkk
  18. All you need to know is if you are speaking on behalf of somalia then do so when spoken about somalia. In this case, I said somalis which includes me therefore you have no more right to defending them then the next person. Markaa be little more reasonable. ps. WE barely even exchanged few liners, how quick for you to claim the award? If it means that much to you. Take it. You win. pss. am not carab walal. am full somali blooded. am just worried dad halkan jooga in ay Zanzibar wax ugali doonaan. ...and then who is the real somali.
  19. Dhulqarnayn, Waar ninyow hadaan capital of Somaliland meesha aan rabo u raro maxaa kaagalay waa yaabe? Dhuusomareeb ayaad kasoo jeeda ayaan umalayn, markaa bal meeshaas magaca kabadal horta. As for Ibtisam, she is my fellow citizen, we stick together like nothing else. I am sorry if you have no people to stick out for you. She can man handle you by herself as she has proven many times you wouldn't make much of an oppenent. But I doubt you will be man enough to reason well rather than foamin in the mouth.
  20. LayzG am getting bored. Respond ASAP.
  21. This one was very special. dunno know why.
  22. LazG, Let us just say he is from my qabiil, the shooter or the victim that is. Then wouldn't that sort of put off your point in me attacking somalis? besides, I am more somali than you are hadii DNA lafiiriyo. Adigu dadka waxaad tahay Rift valley kasoo jeedaa. Just teasing ya. ps. Buulo burde is a district village, the capital of hiiraan is Beledwayne.