Blessed

Nomads
  • Content Count

    6,106
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Blessed

  1. LOL. NG. Runtii, you've had it so easy with your three but well done--- you've done us proud, ayeeyo. : D
  2. Siciid1986;716298 wrote: Madaxweynuhu waxa uu faahfaahin ka bixiyay noocyada mashaariicda horumarineed ee dalalkaasi ka fulin doonaan Somaliland, isagoo arrimahaa ka hadlayana wax uu yidhi, Madaxda wadamadaas waxaanu u bandhignay inay inaga caawiyaan mashaariic kala duwan oo ay ka mid yihiin dhinacyada nabadgelyada, biyaha 150 ceel iyo 23 dhaam, caafimaadka waxbarashada iyo wadooyinka, inkastoo uu ahaa kulankaygii u horeeyay ee aan la yeesho madaxda carabta hadana waxay noo soo ogolaadeen mashaariic waaweyn oo noqon kara 15 milyan oo dollar About time! Good fariid. Insha Allah khayr! p.s Mashaaric ma Air Line cusubaa?
  3. Way buxaane ha u baqan, gabdhaheenu are made of a different matter altogether. LOL. Buuqa ka jira waa waxa keena baahida dadka. It takes great guts to do what these ladies do walaahi. It's easy to go back when there's peace but to remain in a warzone like Hooyo Xaawa for instance and forsake your comforts for your people waa wax cajaaib ah.
  4. Aaliyah, that's a good idea. Odayaasha in la hurgu aya u baahan yihiin. LOL. I don't like siyaasad though waa balaayo, laga yaaba in aynu labadeeno diruucda tafta isu qabsano oon illownaa sabataan hawsha u galnayba. Waxaa roon sida Faadumo, Xaawa iyo Adna in aynu dadkeena wax tayo leh u qabano. Sayidka.. LOL@ qardho iyo qaraami. Qardho beel! This is a nice shooli one.. http://www.heesta.com/hees.php?id=1725 I was surprised. I mean shocked to hear Qardho mentioned in this one..
  5. Waa runtaa. Hadaan khayr isu wadin, waxaa wacan in aan kala hawl yaraysano oon wanaaga isu ogolaano. I think most of us average Somaali taas waan ku dhaqanaa. As for siyaasad, waxaan leeyahay, dadnimadeena, dhaqanka, walaaltinimada aynu wadaagno ayaa ka qaalisan dawladaha aan taageerno. Dawlad way kacda oo dhacdaa laakin waxyaabahaa kale mar walba way jiraan oo waa waxa Somaalida isku xidha meel walba ay joogaan ba.
  6. Qaranki, Thanks walaalo, that's a gem of a video. AbdiNasir is another favourite of mine. Aaliya, mahadsanid yaa qalanjo. Ameen to your duca, laakin Somaalinimo siyaasad ka wayn saa ula soco.
  7. LOL. Cute. Makala maarano waa dhab, laakin dee in sanka la iska galo maaha walaaloyaal.
  8. ^SL maxaad ka rabtaa waryaa? Can't have a laugh without injecting politics can ya? Anyway, Aaliyah. Good night, walaalo, it's back to work for me in the morn.
  9. LOL. The daacad ii noqo bit hore umaan maqal. Anyway, waa caadi Sayid needs to learn what proper Somaali music sounds like. Karaoke qalalan sawka nagu harawsaday. I loved the second part of that song--it's the sweetest Somaali song ever. LOL. For some reason I like sad songs. Haye, bal tan iga hoo. Magool rocks. http://www.heesta.com/hees.php?id=140
  10. Wali (wadaad) siraad (jidka toosan). I heard that this was a love song nin reer miyi ah oo ay Ilma Mooge ilmaadeer yihiin loo qaaday. I liked that one too. Throughout my teens I listened to nothing but Qaraami. EDIT-- ma mid kalaa? Never mind, found another : http://www.heesta.com/hees.php?id=207 Mahiigaan Khadra Daahir
  11. Anigaba wakhtiga qaar, sida weli siraad baa warka la iga guri jirey. LOL. I jacayl this song! That's a lovely site Nuune, shame you can't download from it. This one of my all time favs. http://www.heesta.com/hees.php?id=786 Waxay dan sheegta iyo Kalgacal baa ila durkoo Dan iyo duunyoba ka go'ay Wax baa deris ii noqdee Dugaagaan weheshedaa LOL Dul meerayaa kaymahoo Hal kaad iga dayday iyo Halkaaan haye, haye halkaan degay kala durkee Illaah baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa ka daa Doorashada caashaqa ka daa
  12. Waar miyaad waalatay, kan qaareen-ka la yidhaah baan isleeyahay yaa jar ka tuura adna qaar kale baro i leedahay. Meeshooda ha iska joogaan. Laakin, miyaanad ka baqayn? This is like playing with fire. My friends aabo was sheikh who sepcialises in jins and it's a scary world, waa wax laga ducaysto. BTW, Nuune weligaa jin paralysis waxa la dhaho ma kugu dhacay? It's a word phrase I've discovered recently.
  13. Ma dhici karto! Wax maskaxda galaya maaha. Qaashaanbiir LOL.
  14. Maxaad ka wadaa 'quruumo aan ishu arag'? Maaligta iyo jinku inay jiraan ma shaki baa kaaga jirah? Runtii, sheekadan dhankaan u qaado garan maayo, laakin anigu jinka waan aaminsanahay innay mar mar dadka la xidhiihdaan na waan aaminsanahay.
  15. Blessed

    Xeedho

    It's changing a lot. I like it though. The xeedhos I went to were in the late 90s - 2000 but no does it traditionally anymore. Even the weddings are different. Mainly because most brides refuse to be part of it.
  16. Leila Xiis Fashions : http://leilaabdullahi.weebly.com/biography.html Normod www.normode.com
  17. Blessed

    Xeedho

    Haa dee. In the xeedho -- xeedho ayaa la furaa. In the shaash saar gabadha ayaa shaash loo saaraa. LOL. Xeedho is mixed, shaash saar lady only affair. But both are done on the 7th day (todoba bax) and more or less celebrate the same milestone, except us northerners are a little more graffic about it. LOL.
  18. Blessed

    Xeedho

    ^Iyo shaadhkaagu imisa badhan buu leeyahay. LOL. It's just one of those sub-culture things. I used to love xeedho parties, the quizes and the askariyad beating faaraxs. Hada it's so boring -- you get naago furanaya - it's pointless. In the South ppl have the Shaash Saar, which celebrates the girls transition to 'marwohood', it's my favourite of Somaali aroos celebrations.
  19. Cool! The channel hopping expression is so familiar one LOL.
  20. Nuune, anigu weligay dhegtaag baan ahaa. LOL. Waxxan u malaynayaa in ay sheekadan ama mid la siman ay BBCda ka soo gali jirta, musasal camal. Laakin, sheekooyin jineed in ugu filan waan maqlay. Acuudu billaah. Anigu sidaad ula xididaanan fahmin? LOL. Showqi, Fulay is nacay. Ma saas aad reer miyi ku ahayd. Buus dheh. LOL. I kid. Amba kaligay baan ahaayoo markaan 10 mins gaadhay ayaan iska xidhay. Cawaan khatimayaa. Bismillah.
  21. Kolay nin sacadiisii loo qoray guur awgii ku dhaafayaa ma jiro. Waxa ka maqan raga waa halkii in Haybad Lambad eh, jacaylkaanay cilmi u lahayn.
  22. Ma dilaal baad u noqon? Badhkayga ha ilaawin. LOL. Laakin meesha wax waalan baa ka socda baryahan. Bal nin sadex mar qudha meheriyay meel kale miyaa lagu arakay? Imaanka Alleh idiin toosi!
  23. Haha. Haa siiba hindida. Actually, polygamy is an accepted norm back home, so you might get to live longer in Hargaisa but reero Ingriis yaanay run moodin oo kiiska iska waalin baan ugu talinayaa. EDIT TO ADD: Imika hadaylkayga ha qaadin oo ha odhan Blessed saa baa tidhi. Hadaad naag kale keentid, intaan dumaashiday garab istaago ayaan ku shiidaya. LOL.
  24. Eh, Bob? It doesn't make difference to me. I'm true geeljirad, miyic, cabasho iyo calaacalka waan ka jidhidhicoodaa. I don't see a difference between people like the poster who repeat hateful mantra and the racists who make them. I also don't feel accountable or representative of the 11 Million Somaalis on this earth. We have the good, the bad and ugly but as it happens where I live in the ME heer sare ayaanu nahay, so the poster needs to stop generalising.
  25. Astaaqfirullah. Haye, anaad diintayda u soo jeesatay hada. Kula ma yaabo but ameen. As a documentary maker, she is talented. Her relationship with Allah iyada iyo Illahay bay khusaysaa. I'm not going to join in with your shameless gossip and insults of someone aan aqoon u lahayn oo is difaaci karin. A Muslim leaves that which does not concern them.. AlMaskin shared some words of hikmah when he said that Idils Islam is assumed because we should think the best for her. I think we need extend this by assuming that she is not a zaaniyah or someone who is delibirately caasi. Islamically, you can not accuse a person of zina unless you have four witnesses. Waxii noo dhan waa huu haa.