Blessed

Nomads
  • Content Count

    6,106
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Blessed

  1. ^Aha@JB. Juxa and Ngonge, way fiicnaan lahayd in dhakada laga qaraaco but with a town full of Alpha oo miidhan, this could easiy turn into a reer feud. Tit for tat waa waxa in dilay dadkeena, luuqad cusub in la baro ayuu baahanyahay.
  2. No offence Carfaat but you seem confused and easily swayed, bal isla yara hadal intaanad caalamka kale afkaaga u furin, waa iga talo. Seems like Alpha dhowr bool ayaa ka dhacay in those qaad sessions. According to Islaamo news, qaadka Ethiopia laga keenaa wuu fooraraa oo raguu foorariyaa, waad liicaysaa ee bal is ilaali. Ibts. As much as that xayawaan pissed me off, you did good. We can't all resort to uncivilised behaviour.
  3. I love, love, looooove Edna Aadan, yadaa dowland calan leh ah. Allow Dhowr. I loved this talk of hers..
  4. LooooL @ waad ku uncle la dihiin. Kan Carafaat marna qabiilka daa'ya ayuu ku xaadiriyaa dadka hadana he seems to know everyone qabiils and injects it into every discussion. Ibts.. sorry didn't get back to you xalay. I was told I'm not allowed but have friends who are interested, so send me the info if you can.
  5. I know someone who considered calling his unborn child Istanbul because his beloved Liverpool won the Champs league there. He argued that Steven Gerard would be frowned upon.. :D Anyway, well done to WWSP.
  6. ^Actually, this dabo wareeji malarky is also part of Somali dhaqan...
  7. They seem to be missing the point, it's not so much the sect one belongs to but feelings of despondence, hate and anger in young people are usually the products of oppressive politics and lack of opportunities. I'm not too familiar with Ethiopian politics, I was wondering if there is unity among the Muslims groups, i.e the Somali and Oromos?
  8. Raula, I do get the odd encounter with faduulis but I snap them out before they get too comfortable and yes, I do feel incredibly blessed for having extraordinarily kind and supportive people in my life.
  9. LOL. Ma garan leey baa ku helay? Iyagaa dadka xagxagtee.. Authentic Burcaawiyado, hada asalka sida boqorado taash xidhan ayay hadalka u tabiyaan. Anigu waan yara milmay LOL. Laakin, boqoradaha in aan ku daydo ayaan rajo ka dhigtay .I'A.
  10. LoooL.. "You're the enclave, You're in Siilanyos team, You call SL home". No shit, Sherlock!? LooL. If you're trying to say that I aught to be concerned about it's development, I am concerned, I'm not satisfied with what's in place now. Therefore, I will not hate on the people who are actually doing their bit in developing it. Of course more needs to be done in both essential and other services sectors. I said as much in my response to Juugle. As for building hotels, it creates jobs, from the construction process which gives local youth several years work and employment for others when these hotels are open. It's a boost for the local economy, it's laughable that you suggest it doesn't feed people. And as someone who has spent 2 hours driving around Hargaisa to find a hotel to stay in last July, I respect the demand for them. As for thinking out of the box, my home town Burco now has more factories than hotels, beero than factories and the local business men have been moving away from the over reliance on livestock export which was until recently the primary source of income for Burcawis. There is still much work to be done in every sector but you can either sit around and hate on others who are doing their bit or you can be part of the change you want to see, where ever your home town is. Mustafa, Dee hadaan imika in aan faduuliyo damco oon cimilada Baraawe ka sheekeeyo, in aan google waraysto so maaha. Laakin, tan Layzie in ay ila murantay ka heshaa uun. Ha u bixin.
  11. Oday, Thanks for understanding, walaal.
  12. It's disgustingly crazy, and I only flick through the paper on the train.
  13. Yes and no.. there are far too many of us to go into one category. Alhamdulilah, Allah mostly sends good, positive ones into my life.
  14. Oday... Dance hall queens can let live but you're all up niqaabi sisters sweat and demand justifications for how they choose to dress. Interesting!
  15. Khadar, 'Hadraawi fumbled a few time' and 'I'm not here to judge Hadraawi' isma laha. Ama afeef hore ama adkaysi danbi lahaw..
  16. Layzie, You're losing your touch, intaad laba website soo eegtid sowdigii sidii a real expert u hadli jiray? Waa maxay little tuulo? waa maxay Burco iyo anarchy after Siyaad in the same sentence? Huuno, google u soo sheekee, Burco soo yara baro, markaa ii soo noqo.
  17. LOL.. maya anigoo rabaysan ayaan goobta imi. Suuslena cayda iyo colaaduu dabka saaray adigaaba u walaaqaya. Iska wado.
  18. Oo waliba, Omaar baa wadanka soo galiya, iska daa ducoy qabaane. Runtii, inkasto oo ay beeruhu bateen, waxa loo bahan in xaga warshadaha la badiyo, laakin aqoontii ayaan dalka oolin maantadan. Adigu intaad raga kale maalkooda halkay geliyaan ku maagaysid, dee wax keen. Ninba waa in uu doorkiisa ka soo baxo sow maaha? The service and retail sector yagaba waa loo bahan yahay.
  19. Adanow, adba dab yar ma shidaysidee bal u yara kaadi. Neefso oo cayda jooji meesha ruleska cidii jabisaa mid siidii daadkii xaaboole dadka daf ka siiyaa* ayaa jogee bal qun yar socod noqo. *Admin, waa metaphor ee adna ha igu qarxin.
  20. ^heedhe maxaad la kacsantahay? Ma jinac baa ku qaniinay? LOL.
  21. 1) Fardahu way dheereeyaan. 2)Fardaha Taleex taariikh dheer ayay leeyihiin. Somaali oo dhan ayaa taqaan. 3)Abwaanku wuxuu tiigsadaa wax hal dhigaale ama simile ama metaphor la yidhaahdo. Oo erayadiisa u sawira dadka ajhrinaya ama dhagaysanaya.. A less sensitive example is "dhabtii waxaad tahay, dhibta udub ka haysa iyo dhismahayga noloshee'. The imagery of dhib iyo udub oo ah wax Somaali wada taqaan and the mention of dhismaha nolosha explains the importance of qofka loo heesayo. Laakin, kolay the 'say walaahi' generation, marka loo macneeyo, waxay odhanayaan 'no mate, I wanna be a villa in Jumeirah. 4) Hadraawi.. Gabadh buu ku leeyahay ha fududaan oo ha dheereyn. Markaa, metaphorically speaking sida faradihii ha xiimin weeyaan, macnuhu. Other wise it wouldn't make sense.. 5) Gabayga 2007 ayuu la qoray. Before Khaatumo war with Siilaanyo. Markaa in la qabiiliyo oo colaada maanta joogta lagu saleeyo waa khalad. I don't know the history between the two men, what is clear is in uu Hadraawi qabyaalad ka digayo, Suuslena qabiil gaar ah u digayo.
  22. Wasn't this the 'deero' building? I guess, wey u dhisayeen uun. Burco could also do with more from the retail businesses owned by the Omaar brand.
  23. Kamaavi;836582 wrote: ^Sidoo kale sahra Ileys intay horseed band(90s in Awbare) ku jirtay sow ma qaadi jirin..heestii aheyd...wad iyo calaf..lalala..wad iyo calaf ..dhindhin..wad iyo calaf waxaana aheyn jeceylkeena ka weyn. . Haha. Nice one, laakin la soco labadu isma Khilaafaan. Midna wey dhiirigalinaysaa, midna way ka tuurtay. Laakin, calafku isla meeshiisu yaala. Beer Dilaacshe AUN run buu sheegay.. laakin heestaa hore umaan maqal. Do you have a link?
  24. Cumaanida halkaad ka gashaa, XX?
  25. Sahra Ilays ayaa meel dhigtay calafkan la sheego markay tidhi, calafkiiyo nasibkuna nafta wey ogsoontee waanu noolnahee nasrigaga sugo