Blessed
Nomads-
Content Count
6,106 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Blessed
-
Salaams, Do you guys realise that you’re wasting valuable web space with your non-sense- sorry to be blunt,, but it needs to be said. It seems you mistake the women's section for your MSN messenger. Please keep to the topics and if you have no more input on the discussion, move on to another one. Lets not ruin the quality of these boards. Thank you. This message is directed at ONE and All.
-
Actually, I was so curious that I went to see if they have it there... felt bad for not sharing it with ya'll afterwards. Laakin idinkaa mudan. Anyway, When I first heard of the storey it was addressed from the shukaansi style perspective, so, that sort of left a lasting impression. Waxaan ka helaa sida ay dadkii hore hadalka isugu dhiibi jireen. Imika waxkastaba waain cadaan lagu sheego - hadii kale waan la is fahmayn. Marka labaadna sheekadanu waxay muujineysaa muhiimada afgaradka ka dhaxceeya labada qof ee guurku / sheekadu ka dhaxeeyo. Hadii aan lais fahamanyn, meel laislama gaadhi karo. Baashow, Walaal, fariid lala baxsado xagaad ku aragtay? Bal noocaad igu tilmaantay oo kale waxa hada lagu sheegaa ***** is nacdey. Waan yara dhaama inantan baan ku idhi lol
-
^^Ditto I think Western Women are more progressive in these areas. Yeah, sure. Brother the only difference is that, they don't do Mid-Eastern dahab (though Dubai is on every woman’s travel shopping wish list these days). DeBeers and Tiffany's bey ka ciyaaraan. Very progressive, I agree Laakin forgiving a husband that cheats on you because he bought you something is beyond cheap.
-
Originally posted by Garab Tuujiye: Blame some of the people here in SOL who don't speak somali because they think is (reer baadinimo)................ How is that so? Qalqaali, At that tender age kids just want to fit in, they don't want to be seen as different and won't know the value and benefits of being bilingual. And who can blame the sweet darlings? They're being brought up in a confusing system. Until recently, the education system (UK and the US) placed negative connotations on other less 'prestigious' languages (i.e Somali), English was the language to speak and more often than not – children got into trouble for speaking their home language at school…. Maybe you should ask your niece why she didn’t want to speak Somali at school. In the class room where the kids spend most of their day this negative view of superior languages was instilled into them by teachers. I’ve seen silly, ignorant teachers who ask whether parents still speak their home language with their kids… and how are they going to learn English if they continuo to do so.. :rolleyes: :rolleyes: I always tell kids that speaking another language means that they're smarter then those who don't (which is a psycho-linguistic truth). That usually does the trick. And of course... You can kick-start the process by speaking with them in Somali, telling them Somali storeys, children’s rhymes, etc. Many parents don't do that, some rather practice their ESOL material on the kids... yet they complain when their child grows up not knowing Somali. :rolleyes:
-
SomeAlien I know what you mean, most people I meet fall under any of these categories; friends of a relative, relative of a friend, a distant relative, friend of a friend, the brother /sister of some1I went school / dugsi with, a nieghboure of any of the above......right down to my older brothers high-school admirer from Xamar. Damn, we're a small nation for realz..I like it though, it's kinda fun. Sue I didn't see youre game before, it seems pretty cool. My ex-manager was Ashely Coles Nursery Teacher
-
Eastenders: Pointless trash. It seems all Londoners do is bed-hop, eat breakfast at the cafe and drink beer all night - and fight over, collude on, cry about bed-hopping. Even between step-siblings and a geezer named Tariq. :rolleyes: (is he meant to be a Paki or have they got the name wrong?) Honestly, the BBC needs to sort it out!
-
I thought, I out-grew gadgets but walahi this phone has me. *ahem* ....errrrm. If it's a GSM phone (most new phones are), it should be global. You should be able to use it anywhere, even Somalia. My darling nomads, It's my birthday in a few months *hint, hint*
-
Go Garfiled, Go. The depressing cat is a classic. I used to love the show as a youth. This my first exposure to Gilbert, I like. For me The Guardians, Clair in the Community strip remains my baby. I'll post some another time i'a.
-
^^^ good excuse I have a tendency to sniff at myself when ever I wear my favorit perfume. People could find me self-obsessed or plain weird, but off course as you all know - that’s far from the truth.
-
Calm down Smithy, it's geeljire politics.I'm sure you know, nothing ever goes according to logic. This is the first of many flops. But,hey...at least there's a govenment,eh? Pray it functions beyond Nairobi. Now, Will you please start acting normal again...you have us worried
-
^^hey malab, how is you? When I posted the event on the 10th - I was just telling the nomads about it since we were on the subject of charity events... it has NOTHING to do with the one Waterlilty is planning. That off course will be for London Somalis regardless. Sorry I wasn't clear. Nifty, lol@ buska soo raac..you want me to get there the next day? Waterlily, As Nifty said. Keep us updated eitherway.
-
Nabadeey, ignore my last bit of drivel, though I was trying to help... Sheekadii waxaan ka helay aftahan.com. Sheekada mar horeayaan maqlay,laakiin magacyada dadka maan garanayan. Ha idiin macanaato. Kabo-Calaf iyo walaalkiis Faarax Beri ayaa waxa jiray laba nin oo walaalo ah, labadaa nin mid waxa la odhan jiray Kabo-Calaf, ninka kalena waxa la odhan jiray Faarax, Kabo-Calaf ayaa weynaa Faaraxna wuu yaraa, Kabo-Calaf weli muu guursan, Dadku Kabo-Calaf waxay ku xamman jireen in uu yahay nin ***** ah, Faaraxna uu yahay nin fariid ah oo reerkoo dhan wax laga waydiiyo, Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa dhacday, in degmadii ay degenaayeen Faarax iyo Walaalkiis Kabo-Calaf ay abaari saamaysay Oo xaaluf iyo biyo la'aani ka dhacday, kadibna roob uu ka da'ay meel aan degmadoodii ahayn, sidii reer miyiga caadada u ahayd ayey soo sahamiyeen meel ay dejiyaan reerkooda oo doog leh, ka dib meel ayey u soo heleen wayna u guureeen, markii ay xoolihii degeen oo nimcadii meesha taalay ay afka dareen, ayey dhalinyaradii billaabeen ciyaaro habeenkii la tumo, sida Wiglada, Heelada, Walasaqada, Jaandheerta, heesahaa oo ay caado u ahayd in la tumo marka roobku da'o ee xooluhu u nimcaystaan, markaas oo dadka reer miyiga ahina ay raaxo dareemaan oo ay ka nastaan biyo la'aan, xoolahoodii dhibayey oo u nasta, Had iyo jeer reer miyigu waxay is guursadaan marka roobku u da'o, Xitaa haddii ay gabadh iyo wiil sheekaystaan oo ay heshiiyaan waxay odhan jireen, "marka roobku da'o ayeynu is guursanaynaa". Ninkii Faarax ayaa waxa uu la sheekaystay gabadh reerkoodu leeyahay degaanka ay u soo guureen Faarax iyo walaalkiis Kabo-Calaf, Gabadhii ayey go'aan ku gaadheen iney is guursadaan, Iyadoo arintii halkaa ay ugu xidhan tahay Faarax iyo Gabadhii ayaa waxa dhacday iney is laayaan Faarax reerkoodii iyo gabadha reerkoodii. Dagaal xun baa dhex maray labadii reer, rag badan na way iska laayeen labada dhinacba,'Talo ayaa faro ka haadey' oo waxay ku qabsatay Faarax iyo Kabo-Calafba inay meesha ka guuraan oo degaankoodii dib ugu noqdaan, ninkii Faarax ayaa ka samri waayey gabadhii ay is jeclaayeen ka dibna wuxuu go'aan saday in uu gabadhii la soo tago, reer miyiguna waxay samayn jireen, dumarka boqolkiiba sagaashan 90% waa lala tegi jiray, tobanka hadhayna waa la bixin jirey 10%. Sidii caadada u ahayd dadkii hore waxay samayn jireen marka nin gabadh la soo tegayo, wuxuu kaxaysan jirey ilmaadeertii, haddii lagama maarmaan noqon weydo ayuun buu kaxaysan jirey walaalkiis iyo adeerkiis, sababtoo ah marka uu gabadha la soo tago, waxa reerka gabadhu ka dhalatay loo diri jirey walaalkiis iyo adeerkiis iyo aabihiis si ay u soo waydiistaan gabadha, Ninkii Faarax wuxuu ku soo dhex dhacay ilmaadeeradii, wuxuu u sheegay in aanu marnaba dhaafi karayn gabadhaa oo uu jecel yahay, naag kalena aanu il saarayn inta gabadhaasi nooshahay, ilmaadeeradii waxay kula taliyeen in uu iska daayo, waayo colaad xun oo rag layska laayey ayaa ka dhex dhacday labada reer, markaa hadii ay arkaan niman ka socda reerkii ay is laayeen waxay u malaynayaan iney doonayaan in ay rag laayaan. Markaa iyagana waa la laynayaa, sidaas awgeed ayey kula taliyeen in Faarax uu ka samro gabadhaa. Faarax kuma qancin arintaa ay u soo jeediyeen ilmaadeeradii, wuxuu go'aan ku gaadhay in uu keligii iska tago. Walaalkiis Kabo-Calaf oo ***** loo yaqaan ayaa jiridhi aniga ayaa ku raacaya mar haddey ku diideen ilmaadeeradaa. Kabo-Calaf ayaa raacay Faarax waxayna aadeen gabadha iyo meeshii ay degenaayeen, dhulka u dhexeeyaa waa abaar cidlo ah reerana ma yaaliin, mudo illaa habeen iyo maalin gaadhaysa ayey nimankii wadada sii hayeen, maalintii danbe ayey ku soo bexeen degmadii gabadhu ka dhalatay, maalintii oo dhan ayey dhuumanayeen sababtoo ah colaadii ayaa weli sii qoyanayd, casarkii ayey gabadhii oo awr caraabinaysa meel ka heleen, waxayna ku yidhaahdeen "gabadh yahay adiga ayaanu kuu soconaa, waadna og tahay labadeena reer colaadda ka dhex oogan markaa waxaanu doonaynaa ilow iyo ilowba in aad na raacdid caawa" Gabadhu waa naag naago ka tagtay oo fariidnimo meel isla taagtay. Markiiba waxay u sheegtay geed ay ugu timaado caawa. Wakhtigu weli waa go' oo roobku wuu da'ayaa. Afarta jaho ayaa waxa iska soo qabsaday roob, nimanku wax yar oo jicsina ayey siteen intiina habeenkii iyo maalintii ay jidka ku soo jireen ayey soo laasteen. Markii abeenkii dumay ayaa waxa dhacay in nimankii roobkii geedkii hoostiisa uu ku qadhqadhiyo gabadhiina ay ka raagto. Gabadhii waxa ku dhacay walaaladeed iyo ilmaadeeradeed oo geela hor seexan jiray ayaa roobkii guriga ka soo jirsadey sababtaa awgeed ayaanay gabadhu u soo bixi karayn. Nimankii waxay raagsadeen gabadhii markaasay gurigii dudadiisii intay isi soo taageen ayey dhegeysteen meesha ay ka sheekaynayso, dabadeedna way gujiyeen, gabadhiina way garatay in loo yeedhayo markaasay sheeko ay iyagana wax ugu sheegayso walaaladeed iyo ilmaadeeradeedna ay sheeko dhacday uga dhigayso ayey ka sheekaysey. Waxay tidhi" beri ayaa waxa dhacday nin iyo gadhab ayaa is jeclaa, labadoodii reer ayaa is laayey, nimankii gabadhii way ka samri waayeen , dabadeed waxay soo aadeen gabadha reerkoodii markaasaa roob da'ay sidan caawa oo kale, markaasay nimankii gabadhii la hadleen waxayna ku tidhi, haddii aad gaajoonaysaan caanaha dhiilka ku jira ee xirada adhiga dabadeeda yaala caba, haddii aad doonaysaan in laydin laayona guriga soo gala, haddii aad aniga idoonaysaana geedkii taga" Nimankii gabadha ay walaalaha ahaayeen may fahmin arinta, laakiin waxa markiiba fahmay nimankii gabadha duunayey ee ahaa Faarax iyo Kabo-Calaf. Markiiba waxay qaateen dhiilkii caanaha ahaa ee ay gabadhu u tilmaantay waxayna tegeen geedkii balantoodu ahayd. Markii roobkii is taagey ayaa nimankii gabadha ay walaalaha ahaayeen gurigii ka tegeen oo ay xeradii geela horteedii u hurdo doonteen. Gabadhiina markii ay nimankii ka hoydeen ee ay firaaqo heshay ayey soo aadey geedkii ay kula balantay Faarax iyo Kabo-Calaf. Nimankii gabadhii ayey gacanta qabsadeen oo guure ugu dilaacsheen. Habeenkii oo dhan ayey sii guuraynayeen, markii waagii dilaacay iyagoo maraya meel aan wax dhaqaaqaa joogin cuntana aan sidan ayey gabadhii nimankii ku tidhi: "Ina quraaciya" Faarax oo ah ninkii gabadha la soo tegey ayaa yaabay oo yidhi isagoo la hadlaaya Kabo-Calaf "walaal gabadhu maxay leedahay" ma meel wax lagaucuno ayeynu joognaa waa maxay quraacda ay doonaysaa gabadhu?" ayuu Kabo-Calaf waydiiyey. Wuxuu Kabo Calaf ugu jawaabay: "waxay leedahay ina caddaysiiya" wuu fahmay dabadeed waa la caddayday. Markii ay duhurkii noqotay ayey daaleen ka dibna geed hadh weyn ayey fadhiisteen markaasay haddana gabadhii tidhi: "Ina nasiya" Faarax ayaa haddana yaabay oo yidhi: "walaal sawgana fadhina ee hadhsanayna maaha waa maxay nasashada inoo hadhsani?" Wuxuu haddana Kabo Calaf ugu jawaabay: " Waxay leedahay kabaha inaga bixiya" kabihii aya layska bixiyey wayna nasteen, kadibna galabtii ayey ka caraabeen geedkii, Markii qoraxdu sii dhacaysay ayey gabadhii tidhi: " Degmadii ayeynu soo galnay" Faarax ayaa yidhi: "gabadhu miyey inaga dheer tahay mise way inaga indho fiiqan tahay waa maxay degmada aynaan arag ee ay iyadu aragtaa?" Wuxuu Kabo-Calaf ugu jawaabey: "waxay aragtay haad" Haadu had iyo jeer waxay joogtaa meesha ay oodhu taalo/degmadu taalo. Faarax oo la yaabay gabadhu waxay leedahay iyo sida uu u afgaranayo Kaba-Calaf ayaa waxay soo gaadheen degmadii ay sheegaysay gabadhu. Reer degmada ugu kooneeya ayaa marti geliyey nimankii iyo gabadhii, ka bacdina waxaa loo soo dhigay cunto, sidii reer miyigu samayn jireen marka ay dad marti geliyaan oo ahayd in ama xoolo loo qalo martida ama raashin koob suba ah la soo dhex dhigay iyo caano, reerkii ay u hoydeen na sidii oo kale ayey sameeyeen oo waxay siiyeen raashi koob subag ah la dhex dhigay iyo caano. Gabadhii ayaa waxay ka xishootay si ay subaga ragga hortooda ku shubato cuntada meesha ay ka cunayso, markaasay aragtay ninkii Kabo-Calaf oo subag dhiniciisii ku shubtay ninkii kalena wuu ku shubtay, gabadhii ayaan inyarna looga tegin subagii, markaasay intay fandhaalkii raashinkii dhinacii Kabo-Calaf saartay ayey tidhi: "maanta Kabo-Calafaw hadal aad I tidhi beerka ayuu sidaa ii kala jeexay", markaasaa subagii iyo caanihii oo is wataa waxay u soo dareereen dhinaceedii, waxay faruurtay gacan dhan oo ay u soo raacaan subaga iyo caanuhu, ninkii Kabi-Calaf oo markiiba wax fahmi jirey ayaa fahmay waxay gabadhu u jeedo, oo ah in ay caanaha iyo subaga intay caawa ka shubato raga ay berito ka dheerayso halkaana ay ceebi ka raacdo raggaa, markaasuu isna intuu raashinkii oo dhan isku dhex walaaqay walaaqay ayuu yidh:"Ana hadal aad I tidhi maanta caloosha oo dhan ayuu sidaa ii walaaqay". Gabadhii ayaa ka yaabtay fariidnimadiisa ninkii Kabo-Calaf, markiiba waxay qoondaysatay in uu guursado ninkaa Kabo-Calaf. Markii ay guryo tageen ayey gabadhii tidhi: "Intaasi waxay dhaar iga tahay in aan nin aan Kabo-Calaf ahayni I guursanayn, haddii kale gurigayagii ayaan qabanayaa" ninkii Faarax talo ayaa ku cadaatay oo wuxuu sameeyo ayuu garan waayey, labo mid ayey isu soo taagtay in uu gabadhii dhibta uu u maray ay dib isa noqoto iyo in uu walaalkii oo ka weyn oo dhibtana la soo maray uu u guuriyo gabadha, wuxuu markiiba go'aansaday in uu Kabo-Calaf halkii gabadhii ugu dhiso, gabadhiina waxaa calfaday oo guursaday ninkii Kabo-Calaf. Ninkii Faaraxna halkii ayaa gabadh kale looga doonay. Sheekadii Kabo-Calaf iyo Faaraxna halkaa ayey ku dhamaatay sheekooyin kalena waa lagu soo dari doonaa. Hoyga suugaanta Somalida ee Aftahan.com. Sheekadan waxa qoray Yasin-Suldaan.
-
1. Admin doesn't mind. This is his type of thing. 2. The Sheherazade Book Society ???? 3. Why not list books and select the best? <---seconds Diamente's choice: "I Know Why The Caged Bird Sings" by Maya Angelou It's a book most nomads will relate to - trust me.
-
Aniga kaba calaf sheekadiisa in yar ayaa iga soo gaadhey. Hees ay Khadra Daahir qaado ayeey ku jiraan erayada odhanaya, 'ragii kabo calaf miyaa, ma kuwii laga quusteybaa?' Heestan oo raga lagu maagayo waxaa laga arkaa inuu Kabo Calaf ahaa nin-howl badan..you think?
-
^^Because, :rolleyes: I'll have two dee. A prince baby and a prince husband, the baby obviously needs more TLC. But cometothink of it- since it's hypo. whats stopping me fromhaving two or more. *shrugs*
-
^^^No,silly! My prince would be the son.The husband is to me whatever prince Phillip is to Queen Elizabeth... It's a woman's world, get it?
-
May Allah have mercy on you brother. Amin. A hadith says that Allahs takes away the sins of the sick / afflicted person. So the gates of forgiveness are open for you walaal. Make the most of this by asking for forgiveness. Spare a thought for us too, aight....Insha Allah. Salaams
-
Salaams, Sisters, if you haven't done anything for this cause, you can start now by attending this event. Please encourage your family members to attend, at least to show unity and sisterhood and that we have not forgotten those sisters and families that have suffered injustice in the hands of this government. Stop Political Terror in association with Muslimaat UK presents.. O WOMEN OF THE UMMAH! Hear their cries & answer their call Talks by well known influential speakers from the UK Ø Date : Saturday 18th Dec 2004 Ø Time: 11am - 4pm Ø Venue: East London Mosque Ø Tube: Whitechaple (from station, turn right, walk straight down approx 10min walk) / Bus:25 Ø Tickets: £3 in advance £4 at the door Ø WOMEN ONLY Ø 3 COURSE MEAL PROVIDED Ø Creche facilities available Ø Ticket hotline : 07980 288 354 Stall booking: 07958 504 974 Email : free_the_prisoners@yahoo.co.uk sponsored by Hhugs P.s Don't forget to TEll EVERYONE Yes, copy thisand send to all the Muslim Londonites that you know. Also, PRAY for our Brothers Nothing can change qadar, except prayer.
-
Fight for someone who cheats on you. :eek: Are you dizzy?
-
Originally posted by dawoco: My mother has this saying she is fond of. "nin waa la helaa, wiil neh waa la dhalaa walaalkeey macaanoow".(i hope i said it right, always sounds better from mummy's pov) Right on Dawoco, As I've been told by Hooyo; the story posted by STB is the one behind that proverb. Apparently some woman, somewhere was faced with this situation and chose her brother because she can remarry and have another child. As for me, pass. In my hypothetical world I'de be a female warrior, think Xena- only a better-looking-modestly dressed- brown version I would posses the skill and strength to single-handedly fight the militia. The scene would end with me carrying my injured prince into the sunset. With my annoying brother and dusty-foot huband struggling to catch up
-
Oh' well, happens everyday, where I live. One of my best mates is currently going through the same situation. It seems to be more common now, then it was in the days of our Ayeeyos and Awoowos. Strange that, as most folks pretend not to know about tribal matters.
-
I too love Cumar Dhuule, but Samatar remains my number 1 man, I call him the man of classics. There isn’t a song associated with this man, that isn’t considered a classic. I especially love the song called ‘Ma O gtahay Siraadeey’. It depicts, true, genuine, unpretentious love. You can hear it here: Ma ogtahay Siraadeey and the words: enjoy this singa-a-long on me nomads Ma ogtahay Siraadeey Caashaqii ina sirayee Sahalka aynu moodnee Ina saaqay berigii Inuu soo kordhaayo Ciid (?) iyo dabeylihii Soo kiciyey ceeeryaamo Oon xalay saqdii dhexe Huradadii ka salaaloo Too toosey dhow jeer Safaad maleh jacaylkuyee Waan sidaaye ila qabo Soo dhawoow ila qabo Oo ha igu siideeyn Ma ogtahaay Siraadeey Sadex sano iyo dheeraad Intaa waan ku sugayoo Nafta waan sasabayee Beri bay si uun noqon Saadambeey wax kula qaban Saadaasha galiyee Sidaan fili kagaacaylkuba Adi kumaba gaadhino Waabad sahalshaneysaa Safaad maleh jacaylkuyee Waan sidaa ye ila qabo Soo dhawoow ilaqabo Oo ha igu siideeyn Ma ogtahay siraadeey Somaali oo idil Uma sidatid qurixdee Hablo kula sinmaa jiraa Oo aan saa u eeginee Waad suaali kaligaa Maxaan kaaga sahansaday Sababtuna waxay tahay Sambabada iyo beerkiyo Wadnahaygaaad sudhantahay Safaad maleh jacaylkuyee Waan sidaa ye ila qabo Soo dhawoow ilaqabo Oo ha igu siideeyn
-
Can it be that it was all so simple then or has time rewritten every line if we had the chance to do it all again tell me would we could we *pay no mind to me*
-
America has sets it's sights on Iran. If recent history is anything to go by Iran would be destructed before they can say Nu...!! Alas, I'm a strange optimist me. I have a feeling something majorly significant is going to come out of this war in Islam. I think Allah is ridding us of weaklings first...Insha Allah.