Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Laakiin Xaakinku waa inuu xeerka ilaaliyaa. Mise isagana waxaad ku dartay qolada wax saxeexaysa
-
Well done, and congratulations to the sisters. Alla habluhu qurux badanayeeeeeey,,,,,,,,, waar JB meeyey aan la sheekeystee?
-
Time will tell sxb. Give them 2, 3 more years and you will have fresh war between all this different groups.
-
Maantana qayb yar oo Soomaaliya ka mid ah, ayaa la magac baxday Maakhir State. War waxani soowkuwan wadankeeygii 100 dawladood oo yar yar kadhigay ma'aha :confused:
-
Originally posted by NinaNC: Reer Xamar don't say "Xawaarawi baan ahay"...bal ku noqo mar labaad. Another thread hijacked by BOB. Nina, adiga garuun weyn aa ka soo horeeyo haye ,,,,,, waan ku noqday: "Waxaan ahay reer Xamar" Are you happy now
-
Heh,,,,,, Papa Tuujiye. Aw-guuriyo sxb
-
Intaas oo dhan, walina wuu jecel yahay soo ma'aha.
-
Bob, bes mar hadaad ii magacoowday isku dubaridaha arooska howshaas aniga igu halee "Aalamiintadii in aan bilaabo waaye marka, waxaas oo mac-macaan ah aa i sugaayo" JB, Raas-Kambooni ma ihi, Xamaraawi baan ahay
-
Originally posted by Jacaylbaro: Manxiis baad u sharaxan tahay miyaa ?? Haayoo waxaan is lahaa saxiibka Bob caawi. Laakiin wuxuu yidhi: Anigu qof aan reer Kismaayo ahayn Aamini maayo
-
Bob inta aanad gabadha raadinin, bal marka hore Manxiis sii diyaarso
-
Ramadan Kariim ducada oo dhanna aamiin. Ha la is cafiyo walaalayaal.
-
:mad: :mad: :mad: Illaahay ha u naxariisto dumarka Soomaaliyeed ee ku geeriyooday qaraxaas. Ehelkoodiina samir iyo immaan. Kuwa qaraxaas geeystay, kuwa taageersan iyo kuwa takulaynayaba illaaha caadilka ahi wuu arkaya. Isaga ayaana ka abaal marin doona maalinta qiyaamaha.
-
Loooooool @ Basil Marceaux.Com
-
Thank you very much brother Nur
-
You know what!!!!The lyrics reminds me
-
Originally posted by Haatu: Bal fiiri kuwan. Kuwa xamar dayeyaal ah (Nina and Showqi), ,,,Waaryee Haatu aniga maxaad igu maagtay. Sheekadii Tuujiye ku dhacday (Tuujiye iyo Lo'da oo isku mar Barkada biyo ka cabaayo) ayuun baan ku qoslay ee anigu kismaayo Caddeey,,, maan caayin, waxna kamaan sheegin. Mise qofkii Kismaayo ku qosla Feedh iyo Laad baad ku bilaabaysaa,,,,
-
Originally posted by Tuujiye: war hadii biyo cabtid rabtid xitaa barkada aa aadee sidii Lo' dii..barkada bax iska soo waraabi aa lagu dhahaa... Tuujiye, Waa iga qoslisiisay saaxiib
-
,,,, Butaaco, Dhimman iyo Yuusa
-
Originally posted by Thierry.: I wouldn’t be surprised if he said he wasn’t turning up yet was sitting in the table next to us with his tusbax Thierry, Don't you know Al Shabaab banned Tusbax. is ilaali waryaa, Tusbaxaaga cidna ha tusin,,,
-
Dee Afar ma loo ogolyahay iyagana!
-
Congrats to Mo Farah,,,,, Well done.
-
Garowe Multi-Plex Sporting Ground Under Construction. (PICS)
Showqi replied to Cowke's topic in Developement | Projects
A&T, thanks for the explanation walaal. You absulutely right, there is no way that you can build a huge complex like that for $180,000 -
Garowe Multi-Plex Sporting Ground Under Construction. (PICS)
Showqi replied to Cowke's topic in Developement | Projects
Soomaalida masaakiinta ah ee laga raafayo Boosaaso waa in Mashruucan shaqo laga siiya
-
Popular Contributors