Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Originally posted by Ismalura: Lol Juxa saamuus halba yaa ku ekeeya...aniga maba tirinyo ee. Recordkii adigaaba jabiyey,,, Soo dhowoow walaal.
-
Mogadishu: Heavy fighting erupts... no rest for the civilians
Showqi replied to General Duke's topic in Politics
Dagaal joogto ah oo aan dhamaaneyn. Xitaa bisha Ramadaan :mad: :mad: :mad: -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Showqi replied to Chocolate and Honey's topic in General
Afhayeenka shirkaasi Md. Orgi Cali Uraaye oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen Sux-ufiyiinta ayaa sheegay inay xoog ku heystaan dab joogta soo galootiga ah sida: Libaaxyada jooga Km4, Dhurwaayada Isgoyska Bakaaraha, Dawacada Howlwadaag, Weerka wadada Aadan Cadde iyo Uuleyda Kaaraan ku sugan, isagoo ugu baaqay Hay’adaha u dooda xuquu-qda Xayawaanka inay wax ka qabtaan xadgu-dubyadaasi lagu hayo ayna diyaar u yihiin inay sameeyaan tanaasul si garabka duur joogta iyo dab joogta ay u yeeshaan wadahadal miis-ka korkiisa ah, isagoo u rajeeyay sanadaan sanadeeda inay ku gaaraan horumar ka duw-an midka ay ku heshiin la’yihiin dadka uu Ila-ahey caqliga tiray . Tuujiye, Sheekadan inkasta oo ay Maalayacni iyo Jacburis u egtahay, hadana waxa ku jirta xigmad iyo Massage culus. Fiiri yaah: Duurjoogtii iyo Dabjoogtii (2daan la isma tuso. marka ay is arkaan way is cunaan) ayaa doonaya in ay muddo sanad gudeheed ah xal iyo tanaasul ka gaadhaan sidii ay nabad ugu wada noolaan lahayeen magaalada Xamar. Halka ay bini'aadamkii Xamar deganaa noqdeen kuwo illaahay caqligii tiray oo aan wax xal ah gaadhi karin ilaa iyo hada. Funny story, I like it,,,, Thanks NinaNC -
Adiga miiska kugu filan, buste iyo barkimo uma baahnid,,,
-
Originally posted by FatB: In the latest adoption of tactics long used by the Afghan militants, Al Shabab is ordering households in southern Somalia to contribute a boy to the militants' ranks. Childless families have to pay Al Shabab $50 a month. That's Somalia's per capita income. Can someone verify this!!!
-
Originally posted by SuulCawro: ...dee Odaygii xilkii haduu waayey maxaa shaah la weydiiyaa lol Waxaan maqlijiray Money talks,,,, Odeygu markii horeba saxiib run ah muu ahayn.
-
Today I received email from Ghana. They are trying to scam me. Waa tuugo,,, Emailkii waatan: US AMBASSADOR TO GHANA 11 OSU ROAD GHANA ACCRA, GHANA ATTN: I SHALL BE COMING TO YOUR COUNTRY FOR AN OFFICIAL MEETING ON MONDAY AND I WILL BE BRINGING YOUR FUNDS OF $3.5M ALONG WITH ME BUT THIS TIME I WILL NOT GO THROUGH CUSTOMS BECAUSE AS AN AMBASSADOR TO GHANA, I AM A US GOVERNMENT AGENT AND I HAVE THE VETO POWER TO GO THROUGH CUSTOMS. AS SOON AS I AM THROUGH WITH THE MEETING I SHALL THEN PROCEED TO YOUR ADDRESS. (SEND YOUR CELL PHONE NUMBER AND THE ADDRESS WHERE YOU WANT ME TO BRING THE PACKAGE). YOU HAVE REALLY PAID SO MUCH IN THIS DELIVERY THAT MAKES ME WONDER. YOU ARE A VERY LUCKY PERSON BECAUSE I SHALL BE BRINGING IT MYSELF AND THERE IS NOTHING ANYONE CAN DO ABOUT IT. YOUR PACKAGE($3.5M) MUST BE REGISTERED AS AN AMBASSADORIAL PACKAGE FOR ME TO DEFEAT ALL ODDS AND THE COST OF REGISTERING IT IS $55.THE FEE MUST BE PAID IN THE NEXT 50 HOURS VIA WESTERN UNION SO THAT ALL NECESSARY ARRANGEMENT CAN BE MADE BEFORE TIME WILL BE AGAINST US. SEND THE FEE VIA MONEY GRAM OR WESTERN UNION MONEY TRANSFER WESTERN UNION MONEY TRANSFER PAYMENT INFORMATION STATED BELOW: RECEIVER'S NAME: COLLINS NSIA FEEHI ADDRESS: GHANA/ACCRA TEXT QUESTION: GOD IS ANSWER: GOOD AMOUNT:$55 AS SOON AS YOU SEND THE FEE MAKE SURE YOU SEND ME THE PAYMENT INFORMATION. MY FLIGHT IS SUNDAY AND I EXPECT YOU TO COMPLY BEFORE THEN SO THAT THE DELIVERY CAN BE COMPLETED. IF YOU DO NOT COMPLY, THEN IT WILL NOT BE MY FAULT IF YOU DO NOT RECEIVE YOUR PACKAGE REGARDS AMBASSADOR ROBIN RENEE SANDERS.
-
Waar anagu wax ma akhrino, waxna ma qorno. Ee bal adiga maxaa ku soo celiyey
-
You need more rice or the 80-100 friendly crowd will chase you with Budh iyo Bakoorad
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Showqi replied to Chocolate and Honey's topic in General
@ Treadmill Videos Waraa Tuujiye waxaan jiisyaashe eh intee ka keentay? -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Showqi replied to Chocolate and Honey's topic in General
KK, Soomaalida uu gooryaanka ku jiro iska ilaali yey kugu daaranin gooryaanka Chocolate, 3da hadaad wax ka sheegtid aniga iska dhaaf ee xitaa FuFu aa weerer kugu soo qaadayo. Ma maqlin miyaa inta Sambuuse uu FuFu maalin walba ka tuuro. -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Showqi replied to Chocolate and Honey's topic in General
Hahaha@Gooryaan. KK harta gooryaan Soomaaliya aan ku ogaa ee Canadana ma nooga daba'imaaday. -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Showqi replied to Chocolate and Honey's topic in General
Waxaan idhi Sambuus 4 ilaa 6 Waxay yidhaahdeen 6 hadaad ka tuurto sideed u cashayn Waxaan idhi Sambuus waan jecelahay 4 ilaa 6 Waxay yidhaahdeen 6 sideed ku dhamayn ma waxaad tahay 400LBS Waxaan idhi Sambuus waa favoritekeeyga 4 ilaa 6 Waxay yidhaahdeen waar iska kala yaree Sambuuska yaanu wadnuhu ku istaagine. Hada waa cabsahaa waa jarayhaa. Sambuusna 3 xabo lee igu ogow Zack, Chocolate and Tuujiye waan idin maqlay. I will reduce it to 3 Sambuusa per day (Guys you scare me). -
Maamulka Ahlu Sunnah Wal Jameeca ayaa shaaca ka qaaday in maxaabiistaasi aan wax dembi ah lagu helin, ayna go’aansadeen ka maamul ahaan inay iska siidaayaan si ay uga faa’iideystaan fursadda Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Qofka aan wax dembi ah lagu helin waa khasab in xabsiga laga sii daayo, sida ugu dhakhsaha badan. Markeedi horaba May ahayn in aad sugto ilaa iyo bisha Ramadaan.
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Showqi replied to Chocolate and Honey's topic in General
MMA, hada ka bacdi in aad ka taxadirtid waaye. Hadii meel lagaa marti qaado, Malawaxaaga hore u sii qaado Aniga Afurkeeyga waa iska simple: 3 ilaa 5 xabo oo timir ah 1 koob oo shurbad ah 4 ilaa 6 xabo oo sambuuse ah (it's my favorite OK) In yar oo labaniyad ah Mix of fruit (Watermelon, Strawberry, Pineapple, Papaya, banana) 1 Koob oo biyo ah -
Thank you very much BoX of ChoColateS
-
You know each other so well. Alla maxay qabyalad iyo gobolaysi lafaha iyo dhuuxa idinka gashay Waan idin salaamay dhamaantiin.
-
Land_Soldier, in wax la is waydiiyo ma xumee adiga iyo Saxiibkay Cowke maxaa idinka dhexeeya? Ma walaala tihiin? Ma isku qabiil baad tihiin? Ma isku Tuulo ayaad ka timaadeen? Mar waxaad leedahay ha la Cafiyo Cowke, marna waxaad soo qufeeysaa hadaladiisii
-
Ibti, You do have more than one witness. A lot of people red the first post you know!
-
Maaliyadu mar haday Milyan(US $) kor u dhaafto. Ooy interest, investment iyo stocks faraha la gasho. Lafayarooooooooow tii Xalaal ahayd waa loo yaaba.
-
Madaxweynaha Somaliland oo Ganacstada Dalka Ka Codsaday 5 milyan Oo Dollar
Showqi replied to Siciid1986's topic in Politics
could you please provide the link! Thank you. -
,,,,,,,,,thank you.
-
Heesta iyo codkiisu ma xuma. Laakiin Cali Duul-Duul iga dheh
-
Seddex qof ayey noqotay in ay daaqadii xidhaan. War gabadhu xoog badanaa. Alla maxay chicken Cuntay.
-
Popular Contributors