Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. In this picture can you spot the following Items: Dacas Dambiil/Salad Dhiil/Haan & Saab Balanbalo Nacala abuukto P.S. nacala abuukto cay ma'aha halkan, ee waa shay,,,,,,
  2. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:When Bile landed at the Mogadishu airport in December, among those who greeted him was Somalia's President, Maj. Gen. Mohammed Siad Barre. Over the next 25 days, Bile traveled the country in a private plane. Upon arrival, he was driven to the center of each town along roads lined with cheering Somalis. ''It was the most incredible thing I've ever seen,'' said John Cook, Bile's coach at George Mason, who watched videotapes Bile brought back. ''People stood 5 and 10 deep to see him, singing, chanting. You'd have thought he was the Pope.'' Besides, being the world champion this shows that Cabdi Bile has a great story to tell his gand-children insha-allah. Cabdi Bile Cabdi is a true Somali champion.
  3. Ma toraydii baad sidataa maantana????
  4. Kooxda Alshabaab ayaa maanta burburisay goobo ganacsi iyo wadooyin dhex mara Suuqa Bakaaraha Muqdisho. Howl-gal ay maanta sameeyeen Maamulka Gobolka Banaadir Ee Kooxda Alshabaab ayaa lagu burburiyay dhismayaal ku yaala suuqa Bakaaraha oo wadooyinka laga dhisay iyo Jardiinooyinka ku yaala hareeraha Laamiyada dhex mara Suuqa. Gudoomiyaha Alshabaab Gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen “Cali Jeesto” oo watay Ciidan badan iyo shaqaalaha xagga dhismaha ka shaqeeya ayaa waxa uu amray in dhulka laamiga ah lala simo albaabyada hore ee dhismayaasha shirkadaha oo laga dhisay Jardiinooyin. Gudoomiyaha ayaa waxa uu sidoo kale amray in la furo dhammaan wadooyinka gudaha suuqa Bakaaraha isagoo shaqaalaha burburinta u adeegsaday dhismayaal iyo gaari gcano la dhex dhigay suuqa Bakaaraha. Howlgalkan oo socanayay saacada badan ayay shabaabka ku fureen wadooyin badan iyadoo dhulka lala ekeeyay dhismayaasha Laamiga hareertiisa ah iyo Jardiinada iyo jaranjarada ay dhisteen Shirkadaha waaweyn ee Ganacsifa. Howlgalkan oo aan nuuciisa la samayn dhawaanahan ayaa waxaa lagu burburiyay goobo ganacsi oo badan iyo jardiinada laga hareer dhiso wadooyinka laamiga ah oo marshabiyeedigii laamiga la soo saaray markii dhulka lala ekeeyay jardiinada ay shirkadaha daaraha dhaadheer leh ay samaysteen. Daawo Sawirada:-
  5. Bowl of bariis = Steam rice = bariis qarax ah :mad: :mad: :mad: We like to have saxan bariis ah,,,,,,,,,,,,,,
  6. Since Usain Bolt gained world-wide fame for being ridiculously fast at the 2008 Beijing Olympics, he's been able to mix in visits to his favorite club, Manchester United, his other favorite club, Real Madrid, and more between running ridiculously fast. In the past, he's talked about playing as a "left-sided defensive midfielder" when he was in high school, but now he's seriously talking about his future as a footballer and not just his past. Says the 24-year-old in his autobiography: "Ideally, if I was to play football, I'd sign for my favorite team -- Manchester United. People say it's not realistic but nobody has seen me play so you never know. If Alex Ferguson saw me in one of those charity matches he might think I could replace Ryan Giggs." You might laugh at that last sentence, but considering Sir Alex just bought a player for £7 million sight unseen, picking the next Ryan Giggs out of a charity match could be possible. Source
  7. Ka gaaban baa aniga qosolka iga dhameeyey. Istaq-furulaah
  8. Ka gaaban ee bushka ka soo baxayna muxuu ahaa,,,
  9. IsseRiyole, Abdirashid Sh. Ali Sufi waa Soomaali walaal. And many of us mentioned him.
  10. Jowhar, Muqdisho iyo Marka, waxay ahayeen saddex gobol oo kala duwan. Hadana waxaad ka dhigteen gobol kaliya oo la yidhaahdo Waax iyo Waadi :confused: Acuudubilaah. 30 sano ka hor abwaankii caanka ahaa ee Cabdulle Raage Taraawiil wuxuu yidhi: Inta doqon fariid yahay, darajana qabiil tahay, dabaalna uu wax garad yahay, dambiilane garsoor yahay, dulmine xaqa ka mudan yahay, dib u socod kacaan yahay, dablene janan kaa adag yahay, in aan tiriyo deeleey dareenkeeygu ma ogola
  11. President Barack Obama jokingly puts his toe on the scale as Trip Director Marvin Nicholson, unaware to the President's action, weighs himself as the presidential entourage passed through the volleyball locker room at the University of Texas in Austin, Texas, Aug. 9, 2010.
  12. Originally posted by Tuujiye: .... you need to go back and see what I use write back in 04 ama 03 lol Showqi aka Cantiinka lol.. Ina baqti lagde haku qaldamin yaah! Waraa Lixliiro aka Ina baqti lagde,,, Muranka intaad dhaaftid, sheekooyinka jacburiska ah ee aad noogu booteeyneysid meeshaan ku soo dheji. Hadii kale anaga madaxa ha na xanuujinin. Soonkii aan la rafanooynaaye.
  13. NinaNC, what is this? The fight Club,,, Adiga markaa UFC weyday, aa Xildhibaanadaan tacbaanka eh ka shacireeysane miyaa (marka laga reebo Koreanka, kuwaas waa khatar,,, )
  14. Hahaha@Ferguson magacyaduu keeney,,,,, Hadii ay labo wiil oo mataano ah noqdaana, waa siduu Ferguson sheegey ee waxaad u bixisaa: Taraarax iyo Durmo Darandoori iyo digtoonow Oyaaye iyo qoslaaye
  15. Thanks Sayid,,,,, Waan sii cararayaa.
  16. Fiican badan. Afurkii baan sugayaa
  17. Koofiyadii iyo bokooradi ha ilaawin,,,,,, Norf waad la heshay.
  18. Moonlight please change the title. It's the barbaric Al shabaab that are committing this henious crimes, Not Mogadishu. Muqdisho iyada ayaaba dambi laga galay. Miyaanad arag sida ay Muqdisho u egtahay maanta!!!
  19. Inna lillahi wa inna ilaihi raji'un. Illahay naxariistii jano ha ka waraabiyo dhamaan dadkan xaq darada lagu laayey. Ehelkoodiina samir iyo iimaan ha ka siiyo. Illaahoow, illaahoow adaa caadil ee ummadda Soomaaliyeed ee maalin walba la xasuuqayo u maciin.