Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Originally posted by Jacaylbaro: Dee is qurxintana ma ogolee la soco ,, Xaliimo Xamuuradii iyo Huruudii loo diiday,,,,Walee inay isku kaa Qarxin
-
Kuwaasi dumarka aqoon uma laha. Waa maxay 7:00pm ka hor. Xaliimo Intay is qurxineyso ayaaba 8:00pm la gaadhay. Al Shabaab dadka digaag inay ka dhigaan ayey doonayaan
-
Pasha, daa Oba waa rageedii,,, Oba soo gudub saaxiib,,,,
-
Ilaahay ha u naxariisto marxuumka. Ehelkiisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan
-
MMA, sxb mar la duceeyo iyo mar la habaartamo ayaa kala jirta. Markaan waa markii aan aniga habaartami jiray. Waa hadii ay run tahay waxa meesha lagu soo qoray. Duco waxaa u baahan kuwii dambiga laga galay.
-
Waar warkan mala hubaa, waawareeeeey waawareeeeey :confused: Allah maxaa la waashay...... Allah maxaa la waashay :confused:
-
Hadda muraadkaaga Bukaansocod aan ahay ee Beeso ha la igu baanto miyaah,,,,
-
Oba, Beesada Buufis ey dadka ku ridaa ee ma ka hertit,,,
-
Waa ilaahay mahadiis hadii la sii daayey Abdifatah Jama. Inkasta oo ay khalad ahayd markii horaba in xabsi loo taxaabo, qof wariye ah oo hawshiisii iyo wajibaadkiisii wariyenimo gudanaya.
-
22 comments were placed underneath this article: 'Dumb Money' Returns to Stocks. This one is my favorite: The short hedge funds are getting crushed by the dumb money and coverying there positions that is why we are seeing this pop in the market! Go dumb money cursh the professional hedge funds ,,,,,
-
'Dumb Money' Returns to Stocks Individual investors are wading back into the U.S. stock market. That ought to make über-bulls think twice. Positive forces including strong corporate earnings, improving economic data and more bond buying by the Federal Reserve have fueled a 17% rally in the Standard & Poor's 500-stock index since late August. The market has now punched through its prior 2010 highs, set in April, to reach levels last seen in 2008 before the collapse of Lehman Brothers. Predictably, that has also triggered a rebound in bullish sentiment and helped coax investors back into the market. The American Association of Individual Investors finds 48% of investors surveyed are bullish on stocks as of last week—the highest level since February 2007. Bearish sentiment, at 27%, is at its lowest since January 2006 And it appears their money is following suit. Roughly a quarter of recent flows into U.S. equity funds, including exchange-traded funds, have come from individual investors, according to EPFR Global. Since early September, such retail investors have poured about $2 billion into these funds, which have taken in about $8.4 billion. That is a marked turnaround from the $23 billion yanked out of equity funds in August, when double-dip fears raged. For now, this support could help the market extend its recent run. Yet it may also mean it is late in the rally game. Retail investors are usually a lagging indicator, reacting to past performance rather than predicting future gains. Their flows, says Harvard University lecturer Owen Lamont, can create "a short-term lift" but it rarely lasts beyond a few months. He and Andrea Frazzini of AQR Capital Management have written a series of papers together on this "dumb money" phenomenon. Admittedly, the flow of money from individual investors back into the market has been more a trickle than a flood—from January 2009 through August, individuals pulled around $162 billion from equity funds. Even so, a return of retail investors argues for caution. The prior high in sentiment this year came in late spring, just as the market was headed for a bruising selloff. It may not be wise to fight the Fed, but it can be just as ill-advised to follow the crowd. Source
-
Pasha, this is unique car, so far we have got three different names. Laakiin reer Hargaysa ayaa magaca la helay: iga siimi,,,,,,,,
-
Originally posted by Jacaylbaro: Reer Hargaysa: iga siimi Reer Muqdisho: caraweelo
-
Dhakhtar iyo gabadh gashaanti ah ayaa muddo wada socday. Waloow dhakhtarku aanu aqoon u lahayn gabadha waalidkeed! hadana isaga iyo gabadha waxa ka dhexeeyey xidhiidh aad iyo aad u wanaagsan. Markasta oo ay isaga iyo gabadhu is arkaana waxay wakhtiga ku dhamaysan jireen kaftan, qosol iyo haasaawe. Hadaba maalin maalmaha ka mid ah ayaa dhakhtarkii go'aansaday in uu gabadha aabbeheed ka doonto (Jacayl baa haya). Aabbihii ayaa weydiiyey: Maandhow maxaad ka shaqaysaa? Wuxuu yidhi waxaan ahay dhakhtarka carruurta. Aabbihii oo shaqadaas saluugsan baa yidhi: Maandhow maxaad waxbarashadaada u sii wadan weyday aad dhakhtarka dadka waaweyn noqotidee......
-
^Ta Sacuudiga ah sawirkeeda inna Boqor ayuun baa arki karaya,,,,
-
^Adigana Sheekh Sharif bay kaaga dhagtay. War wadaadka iska daa niyow,,,,,
-
That is funny,,,,,,,
-
Welcome yaa CarmeloBrown
-
Waraa adiga gabayga sug nooooh. maxaa waaye luqada aa codsanaysid ciyoowbo,,,
-
Lacagta xataa uma baahna in uu soo shaqaaysto qabiil kiisuu ka aruurinayaa. Ilaahay baa u maqan Soomaalida. :confused: Ismahaan, waa runtaa oo waxaa jira dad badan oo wali aaminsan in ay Soomaaliya ku maamuli karaan: Musuqmaasuq(Corruption) iyo Qabyaalad. Dadka sidaas u fakaraya waxay ilaaween in Soomaaliya waxii burburiyey ay ahaayeen: Musuqmaasuq iyo Qabyaalad. Soomaaliya maanta waxay u baahantahay Hogaamiye: Aqoon iyo karti leh Daacad ah, dulqaadna leh Dalkiisa iyo dadkiisa jecel(Dalkiisa,Dadkiisa = Soomaaliya oo dhan) Hamigiisu uu yahay Hawl iyo Horumar
-
Originally posted by Ismahaan: maadooyinka qaar isku sanad buu dhigtay, waliba wadamo kala duw duwan buu ku qaatay. A very flexible man Mid waliba wuu soo shaqo tagay,,,,, Waa wax lala yaabo :confused:
-
Ilaahay ha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimaan.
-
Cawaale, that is tragic. May Allah erase those tragic memories from your mind. Salaada iyo ducada badso saxiib.
-
PostCard? Calendar? Boogaagta wax lagu qoro Jaldigooda?
-
The two young women were named by AP as 18-year-old Ayan Mohamed Jama, and Huriyo Ibrahim, 15. Haweenkii iyo Caruurtii ayaa la innagu hor tooganayaa. Soomaaliyey goorma ayeynu kuwan xayawaanka ah dalkeena iyo dadkeena ka qaban doonaa, goorma? goorma? Maanta gabadh yar oo 15 jir ah ayey tooganayaan. Barito maxaa ku xigi doona? :mad: :mad: :mad:
-
Popular Contributors