Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Al Shabaab waxay doonayaan in ay Hizbul Islam af carabiga baraan.......
  2. Banaadir ayaan anigu taagere u ahay. Go Banaadir Go........
  3. NGONGE, Saceed Bahlool is funny video..... Qosolkii baa iga dhamaaday. Thanks
  4. Maxaa waaye kashifadaan.......... Balaaya ka dhacday, thread walba cidii akhrinaysa waa la arkayaa.
  5. Aaliyya I found something better than the Toronto Image that the gave me.......
  6. Aaliyya, they give me Lake Shore and CN Tower. I'm going to change too
  7. War meeshi maxaa ka dhacy? Avataradii aan wadanay qashinkaa lagu daray. Dadka qaarkoodna garaadadii baa laga rifay, sida Abtigiis iyo Wyre Avatarda dadk la siiyey baa iga qoslisiiyey: JB Daa'uus buu doonayey waxaa la siiyey Qooley duureed Hahahaha KK Shabeel khatar ah bay ahaan jirtay waxaa laga dhigay Caruusad (Boonbalo) yar oo maskiinad ah Hahaha. Aaliyyah iyada waxaa laga dhigay quruxley
  8. Waa batiiqsantahay ku lahaa. Waraa Tuujiye ninkan Yaambada wato ha isku daan daansanin. JB maxaad sugaysaa dee,,,,,,,,, Suul Cawro
  9. KK, qosolku waa caafimaad, ha kala joojin
  10. ,,,,,,Qori is Maris Wyre, saxiib raali noqo Threadkaagii waan ku dul bood-boodnay,,,
  11. Waar waranka dhig waa lagu amaanay ee ,,, :confused: Taleexi haa sxb Soomaaliya intii kale waxay noqotay hal bacaad lagu lisay
  12. Well, thumbs up for Somaliland people. Their hard work pays off
  13. Ka cirka eegaya JB baa ku yidhi: Somaliland way duushay,,,
  14. Hadaba dagaaladdii ugu dambeeyay ee ciidamadda Xarakada Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ku dhex maray magaaladda Buur Hakaba ayaa waxaa ka hadlay Culimada Soomaaliyeed qaarkood, waxayna sheegeen in’ay dagaaladaasi yihiin kuwo Fidno ah. Fidno way dhaaftay!!! dadkan wadaadada isku sheegaya ee hadana dagaalka ku jira. Waa dad dhiigyo-cab ah.... Kuligood waa gacan ku dhiigle.
  15. KK, walaaley gacaliso maanta oo dhan waan kula jiray oon kuu sacaba tumayey, ilaa aad wax ka sheegtay my fatuurad vruum, vruum....... :mad: Certain cars xataa kuwa wato la'isku ceebeeyo ayaamahaan baan maqlay...] Oo hadda ma waxaad i leedahay my Qoro-Qoro Honda Civic cid raacayso ma jirto... :mad: Why? Ogoow my Qoro-Qoro the heater is working, xataa waxaad ku dhagaysan kartaa cajalad. Baabuurta kale Radiyahooda cajalad ma qabo kk, rabshada intaad joojisid, Faarax-Tacbaan baabuurkiisa boycottka ka dhaaf,,,, Marka kii wax baranaya, markaad wax barashadaad dhameysato usoo jeeso naag...Kii shaqo la'aan heyso, markaad shaqo hesho usoo jeeso naag...Kii lacag la'aan heyso, markaad lacag hesho usoo jeeso naag...Kii qurxoon, ummm, ok adi xoogaa indhaha halaguugu nuursado, laakiin qurux kaliya hala soo shirtagin... ,,, usoo jeeso naag,,,,, Waxay i soo xasuusisay majajiladii Boon Xirsi iyo Cabdi Haybe si fiican u dhuux from 00:44 - 06:40
  16. Marx, saddexda magac ee aad ii bixisay, I only accepted ,,, the other two you can take it back
  17. Originally posted by oba hiloowlow: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Telephone ma laga hayaa ?? Hasha ano nool aa bilcaanteda isku boobeysan yaah ,,, akhyaarta bilcaanta Kab eey soo gami rabtaa ee hala gambado.
  18. Waar Marx-ow, Illahay baan ku daarshee magacan qalafsan iska dhig. Alpha blondy ku lahaa. Innaa Lillaah. Marx, saddexdan magac bal mid ka dooro: Waali-Cas Jarkabood Jirjiroole PS bal adiguna 3 magac anniga ii soo bixi,,,
  19. Dennis Bergamp......The run the controll and the way he finish it, this one is Just brilliant. Oooh and my favorite part is the slowmotion,,,,,
  20. Hargeysa (OWN)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta Dacwad ku Oogaysa nin Jarmal ah oo lagu eedaynayo inuu ku kacay falal dhaqan-xumo iyo Xad-gudub isugu jira ku sameeyay Hargeysa. Ninkan la maxkamadaynayo ayaa ah nin Jarmal ah oo ka ganacsada Khadadka iyo qalabka wax lagu daabaco, waxaana la sheegay inuu si fawaaxish ah ula macaamilay Dumarka Reer Somaliland oo uu kula kacay fal ka baxsan Anshaxa iyo Bini’aadaminimada isagoo Sawiro sharci daro ka qaaday sida la sheegay. Kudos to Somaliland Police and the Somaliland justice system for protecting innocent women from creepy predators.
  21. Eid Mubarak my brothers and sisters