Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Fisher man, ani hadaan movie director ahaan lahaa waxaan kaa dhigi lahaa Capo Ladro. Waxaa u egtahay xariif oo qabiid eh
-
Qaar baa bari been ii sheegay oo igu yidhi gabadhani waa half Somali ( hey I was young and fresh from the boat). Laakiin markaan soo ogaaday in aanay half Somali ahayn ciil iyo cadho ayaan kax la idhi:mad::mad::mad: Bal maxay noo lug-gooynayeen! Laakiin ilaa iyo iminka waxaan u haystaa in ay Half Somali tahay;) Gabadhu Suuro iyo Huruuf badanaa:D
-
And there is no protection. Like a soft landing. Kuwani waa geeljire rasmi ah
-
Hahahahhahha very funny..................
-
Wyre, Xaaji ii waran?
-
Faheema waa maxay digestigaaga 2da maalmood qadanaya! ma maroodi baad wax isku tihiin,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Ar wuuuuuuuuuuuuuuuuw see layahay? ma la fayaa!
-
Funandaadii waan kuu soo celinayaa yaa Mucalim,,,,,,,
-
Sayid Sxb, goormaad adiguna curyaamiintii fadhi ku dirirka ku biirtay:D
-
Allow sahal amuuraha.
-
Jacaylbaro;696957 wrote: Wrong section ............. But Barasho wanaagsan Waa Siilaanyo oo Sol soo booqday,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,wax fahan Niyow:D Caano_Geel barasho wacan dee maxaad la aamusneyd! ilaa iyo 2009 ayaad meesha soo yururtaa.
-
Girls, what turns u off when it comes to a somali brother?
Showqi replied to Shankaroon's topic in General
2- farax with no style at all includin wearin tight jeans 4- farax who cant dance yet thinks he can wavin those ashy elbows oh god 9- farax who walks like steve urkel or like someone who shot his left leg 10- show off farax, who loves the attention more then u 14- baradar with naaso oh god atleast iscaatee butac bambalayahow 15- baradar who smells shiir oo qaab daran, maqaar go´ay moodid 16- farax whit lame jokes n iska qoslaayo on hiw own jokes 20- farax with calool and F.U.T.O bombastic jelly lol i can continue but i ............... Shankaroon, Abaayo finally!!! I found the guy you were looking for,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, -
Wadaadada stylkoodii indhashareerka waxaa ku qabsadeen dad Michael Jackson camal joqday haye? hahaha, hahaha. Dhib waaye hadii wadaad iyo munaafaq la kala kasenin! MMA, Aabo waxaa ku dhahdaa akhyaartii reer Canada aa ku soo salameeysay. Thanks for the update Sxb.
-
Sayid*Somal;694959 wrote: Waaq + Sujui girlfriend - he must be from Ceelwaaq Mise Waaq waa Waaqla: Hoheey Waaqlaan u baxayoo cidlaan weehaabayaa........
-
Garowe authorities arrest ssc defence rebel leader
Showqi replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;695904 wrote: ^^ kee awoowo maanta dhowr nin bala xidhay eh:D :D:D:D:D:D This made me laugh,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,Xaaji caruurnimadadii waligaa imbili ma ciyaartay? -
Siduu u socdo ayaan ka garanayey in aanu waxba soo wadin alla maxaa ku dhacay Yarka
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;695770 wrote: Intuu baraf socdo uma socdi dhulkaas. Allaheey ka alla. War ninkii la waayey, naga dhaaf hee barafka marmarsiiyo waaye! Waa ku ogahay guri aa rabtaa in aa kenya ka gadatid,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, P.s. Saytuun iyo Canuuni ma laga helaa Kenya? Aniga 2daas aan u xiisay,,,,,
-
Well, we will have some entertainment as lang as he is here!
-
Zack is Qodax gone already?
-
Shankaroon, sheekey keentay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, ps. Norf, in that case I put my mony on Marx
-
Valenteenah.;694954 wrote: *Gets back to her box of chocolates* When you open that box of chocolates, make sure you count them Val. Waxan maqlay Jinkii Nuune baa dadka chocolateka la cunaya........................................
-
"Dibadbaxayaasha ayaa iyguna wali si qiiro leh u dibax baxaya" Heh..... waa maxay Dibadbaxayaasha? waa maxay u dibax baxaya? Mudaharaad ama Banaanbax ayaan aqanaa anigu. Af Soomaaligii way u dhamaaty qof waliba kalmad cusub ayuu jeebkiisa kala soo baxayaa.
-
S = Somali O = on L = line I think...................
-
Popular Contributors