Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Showqi

    Awdal state

    gooni;702778 wrote: Gudiga Qaban Qaabada Maamulka Awdal State Cumar Ismacil Maxamed oo dagan Dalka Canada. :D:D
  2. Taleexi;702773 wrote: madax baynu wada noqonaynaa ha ka welwelin taa, xagga kala saarista wasiirada iyo madaxweynayaasha-na hadda baa aniga iyo saaxiibkay qoraynaynaa new algorithms...teeda kale waxaanu codsiyo u kala dirnay AU, IGAD, Arab League iyo weliba UN-ka oo aanu ka codsanay inaan la xadidi karin tirada madaxweynayaasha Soomaaliya ee shirarka ka qayb geli karta, welibana waxaanu codsanay ugu yaraan in 50 kursi oo dheeraad lagu sameeyo fagaarayaasha caalamku isugu yimaado sida UN headquaters-ka .... Anaga oo ku andacoonayna in weli Soomaalidu mataatax xag maskaxeed ahi ku socdo. Markaa la qabso amaba ku dayo, ku dayo... ma ila garatay? Taleexi, wallee waad iga qoslisiisay niyow...... Kaftanka markaynu ka saarno oo aynu runta isku sheegno, Soomaaliya buufis baa dhinac kasta kaga dhacy. 1) Qaar baa qolo qolodii iyo qabyaaladii qalad ka fahmay ee leh qoyskayga mooyaane cid kale halkan ma soo mari karto 2) Qaar baa diintii qalad ka fahmay oo cid kasta oo ay fahmi wayaan ku odhanaya gaalo ayaad tihiin 3) Qaar baa kursi iyo madaxtinimo isku haysta oo ku leh kursigaas aniga mooyaane cid kale oo xaq u leh ma jirto 4) Maantana qaar baa Tuulooyinkii/Beelihii gobolo ka dhigaya. Goboladiina State iyo Land ka dhigay..............Magalooyinka/Tuulooyinkaqaarkoodna magacyadii ayaaba laga badalay
  3. Duke, Reer reerka iyo region regionku waa waxa Soomaaliya burburka iyo Colaada ku abuuray. Maamul goboleedka ku dhisan Reer reerkana hadhowto wuxuu isku badali donaa sida Somaliland oo kale. Midkasta oo ***** ahi marka ay xaaladu adkaato ama wax la isla keeni waayo wuxuu odhanayaa anigu Gobolkayga waan goosanaya oo dowlad Soomaaliya ka madax banaan baan ka dhigyaa. Qolo qolada iyo Qayb qaybta goorma ayeynu ka bixi doonaa? 20 sano ayaa inaga luntay!!!
  4. Gobolo cusub oo badan ayaa lagu dhawaaqi doonaa ee brace yourself bro. Hadii Beel kasta iyo Tuulo kasta ay yidhaahdaan waxaan noqoneynaa Gobol. Gobol kastana uu magacaabo Madaxweyne iyo Wasiiro u gaar ah, dee Soomaalida oo dhami waxay wada noqon Madaxweeyneyaal iyo Wasiiro,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
  5. Qunfac iska dhaaf qosol daraadiis xataa ilin aa iga imaatay. Hier een stukje van Sam Sam veel plezier ermee
  6. Bashiir, Sxb Wyre daa waa rageediiye. Wyre, ilaahay ha ku weyneeyo kor iyo hoosba............Aamiin dheh:D A White man said, "Colored people are not allowed here.The Black man said: Listen sir when I was born I was BLACK When I grew up I was BLACK When I'm sick I'm BLACK, When I go in the sun I'm BLACK When I'm cold I'm BLACK, When I die I'll be BLACK.But you When you are born you're PINK When you grow up you're WHITE, When you're sick, you're GREEN When you go in the sun you turn RED When you're cold you turn BLUE And when you die you turn PURPLE."And you have the nerve to call me colored?"
  7. Anwar, waa maxay Adeer,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,waad weynaataye:D
  8. Ayayayyayyayaa Bariis iyo Hilib gaajo ayaaba i qabaty. Nice thread MMA
  9. Hahahah, Hahahahh @ have not sniffed (second hand smoke ahaan yaah) Ofcourse you will have the best of the best. When you have Coffee-Shops that are competing for costumers.
  10. STOIC, Sorry this people don't deserve naxariis. If you give pardon to every killer and murderer! when and who are you going to apply to the law. I would say put them all in prison untill things are sorted out. Dadka Soomaaliyeed maanta waxay u baahanyihiin sharci xuquuqdooda iyo amaankooda ilaaliya. Ma aha wakhtigii dambi dhaaf iyo cafis loo fidin lahaa Axmaq kasta oo dadka rayidka aha xasuuqay xoolahoodana xoog ku qaatay. Teeda kale bal fiiri sida dhakhsaha badan ee aad cafiska ugu fidinayso dadkan. Maanta ayaa la soo qabqabtay adiguna waxaad diyaar la tahay in aad hore ka cafiso.
  11. Share kulahaa! over mijn lijk. If it was Bariis iyo Hilib or Xalwad dee waan kula sharegarayn lahaa oo wax baan kaa siin lahaa, laakiin waxa aynu ka hadlaynaa waa Xashiish! Waligeey cid lamaan sharegarayn Xashiish, Xafash, Qashin,Gudaafad. So get your own Stash Juxa,,,,,,,:D:D
  12. Jacaylbaro;700865 wrote: Markaasuu heestii ku dhuftay: ii kaalay ii kaalay oo aniga ii kaalay kashka laabta igu soo qabo kuruskayga ii kalay sida Caasha-Badhi Cadan ka timid oo cananis noo keentay......
  13. Women's day, mother's day, valentine's day, birth day....................Wallee ragii qadadiicdi ka dhamaatay Tuujiye;700386 wrote: heeeey! saan maxaa waaye? adiga waxaanba kaa sugaaye maama xaawo Taako sawirkeeda..... Meeshaan dad badan ayaan aqoon xaawa taako ee pls soo dhaji yaaqee .... Wareer badanaa!!! Tuujiye, Runtaa waaye meesha Xaawo Taako in looga hadlo ee eheed. Horta magaalooyinka Xaawo la dhoho iyada maa loogu magac daray? sida Buulo Xaawo, Balad Xaawo
  14. Showqi

    Hello somalia

    Jacaylbaro;700510 wrote: I wanted to use the "F" word ,, but then waan kaa qalleeyay ......... JB, kamaad qalleeynin ee in aad faraha ka gubatit ayaad ka baqatay..................Fuley;) Holac, soo dhowoow. Meeshan wax iftiimiya ayaa loo bahan yahay ee bal noo shid
  15. Hahahaha, Xusni Ayeeyo waalan buu u eg yahay!
  16. Vans, marka hore bal Welcome to Sol. Marka xiga ma LST ayaad wax isu tihiin? si dhakhso ah ayaad 3 xidigle ku noqotay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,;)
  17. Fun games for the Kids: http://www.digitaldialects.com/Somali.htm
  18. Wyre, Sabaaxal kheyr yaa Cami,,,,,,,,,,,,,,,,
  19. Anoo qoslayo politics Dalaq------------>Anoo xanaagsan oo madaxa i xanuunaayo Furdug:confused:
  20. Caano_Geel;698742 wrote: Bal sida ay reer Xamarku u hadlaan baan, maanta isku dayayaa, fadlan haddaan kalmadaha qaar jajabiyo ha la ii saxo. Mahadsanidiin. ie iiiiih! ma jajabinin. waa buubuusti, si fiican aa u baduujissi. Barax,,,,,Caano_Booro waaxid:D:D
  21. Showqi

    Salaamna

    Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;698465 wrote: Kaabalaadar noocee ka dhigee hee. Butus Baanjar, Salaamasee, Yuulka Disgoo, Shakti. Soo sheeg hee. I was thinking more the legend Amjad khan. Lakiin Shakti kapoor xitaa ma yareeysto " Shineeskii khatarta ahaa soow ma aha?" isqarxis wrote: it is a fantastic suggestion Haa, dee adiguna assistent maad u noqon, laakiin walxa qarxa ha soo qaadanin walaalo:D
  22. Showqi

    Salaamna

    I am Sorry to hear that bro. I know those guys are monsters. They don't joke around. Lakiin hadda maxaan kuu suubinaa hee? Capo Ladro waa diiday, Al-Shabaab iyo Horor Moviena waxaa dhahday Allaheey ka alla Haye, bax hee Fuusto iyo Video-Camara intaa qaadatid Badda Indonesia ka qaraabo " The lost Pirate or was it The Last Pirate:D"
  23. Showqi

    Salaamna

    Fisher man;698429 wrote: waxan raba capo aan dhimaneynin horar cml dad lee cunaa dadlee qalaa even actor ka waa laqaa cn i get that order sxb? Haye Horor Movie oo habeen kasto Al-Shabaab lagu casheeynaayo ma rabtaa?
  24. Jacaylbaro;698391 wrote: kadib markii Kaluumaysato u dhalatay Jasiiradda Sumatra ay noo sheegeen in labadaani burcad badeeda ay ceersanayeen doon dalxiis. :D,,Sheekadani waa mid lagu qoslo. Laakiin waxaan u malaynayaa in ay Been tahay.