Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Shacabku waa in ay taageero buuxda siiyaan madaxda daacada ah ee ka shaqaynayasa Horumarka iyo Nabadgelyada Soomaaliya. Kuwa Tuugta ah ee xatooyada iyo musuq-maasuqa doonaya in ay dalka ku maamulaan waa in laga soo hor jeestaa oo la iska qabtaa inta ay goori goor tahay. Oba, saxiib na soo gaar sii wararka cusub iyo banaanbuxu sida uu ku dambeeyo.
  2. Oba, waa runtaa. Odeyga siduu u dhaqmaayo ayey ka muuqataa in isku kalsooni la'aan iyo Jaahilnimo ay qalbigiisa ka buuxdo. Wallee Soomaaliya waa loo yaaba!!! Inta ay Shariif Sakiin iyo xulufadiisa siyaasada Soomaaliya faraha kula jiraan.
  3. Hadii uu intaas oo degree iyo intaas oo luqadood ku takhasusay. Waaba yaab ee maxaa ninka ka dhigay Xaasid wax ma tare ah, oo aan dadkiisa iyo dalkiisa toona waxba u ogolayn.
  4. Sayid*Somal;726696 wrote: War aniga hablaha kama adki - nimanka hablaha ka adag - ayan ka adkahay :D:D,,,,,,,,,Afka ka hadal nooh.......Maxaa waaye feerka aa soo duubanaysid ciyoowbo!
  5. Fuley......Xaawaleydu in ay xabaal yar kuu qodaan baad ka baqanaysaa. Car, wir hadii aad ku dhacdo bal dumarka isku daan daanso.......:D
  6. Sayid, Hadii aad muran dooneyso threadkan waxaad geynlahayd Politicska ama Woman section ....
  7. Taleexi;725985 wrote: Showqi maxaad tidhi Ma ogtahay curyaankaba Cago looma waayine Caynkaa wax loo yidhi Kuwa cararyee ladan in ay ku cibro qataan. Taleexi, saxiib wax kale maan odhan ee waxaan idhi: Godane caruurta yar-yarayd ee uu qoriga ku qasbay:mad: Nabsigoodii iyo Cuqubadoodii way soo socotaa.............Illaahow Soomaalida indhaha iyo dhegaha u fur.
  8. Caano_Geel;725956 wrote: Waar ileen anagaa wax aragnay! ma runta ayaa sidaa idiinka wada oohinaysa! ''Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun'' Maxaad leedihiin ''Run ha sheegin, annaga runta way na dhibtaa'' yaa rabbi. Runta ha sheegin laguma odhan ee waxaa lagu yidhi caruurta yar-yar ee dhibaatadu haysato ha ku diganin. Hadii aanad waxba u qaban karaynin bal u soo ducee in illaahay dhibaata ka saaro: caruurta, iyo maatada ku rafaadsan Soomaaliya. Ma ogtahay curyaankaba Cago looma waayine Caynkaa wax loo yidhi Kuwa cararyee ladan in ay ku cibro qataan.
  9. Showqi

    Ssc vs snm

    Where is the admin when you need him?
  10. Showqi

    Aduunyo!

    Two inseparable friends train together for two years, in preparation for 1994 winter Olympics. Only one of them winns all..................................Waa iska xaal aduun.
  11. Showqi

    Aduunyo!

    At 6:00 Ali says: "I don't plan never to go the ring again" I wish he had kept that promise.
  12. Diiga ayaa i toosin jiray barigii hore. Hadda meeshan jooga Diig iyo Digaagad midna majoogto. Markaa bahashaa cabaada ayuun baa subax kasta iga dul qaylisa
  13. Taleexi;725420 wrote: Saaka Illaahay balankii barqaan kacay .... Bahashii cabaadi jirtay sariirta dhinaceeda kuum saarna..........Mise waad hurdo weyntahay niyow?
  14. Showqi

    Hair tips..

    Two hair styls that I use to hate Caruurnimadaydii are back once again: Basoxiir ama Yuul Dhoore Waan daalnay saan timaha u xanaaneyneyney!
  15. NGONGE;725071 wrote: What's a Xuuf? A kind of quick bird (you know, that goes Xuuuf as it flies past) No Xuuf is not quick bird. It's another word for crazy
  16. Aaliyyah;725068 wrote: lool there is no such word for that ehh... Aaliyyah, reer waqooyiga ayaa u yaqaana Xururufad. They call that because that is the sound that you hear when you use the sharpener....
  17. Ngonge, dee aniga maxaad ii eedaynaysaa.....Sidii la iigu sheegay ayuun baan kuu sheegay:D Horta Xuuf ma taqanaa adigu,,:D
  18. Aaliyyah, I said facing My uncle or my aunt for that matter "is like CEEB" Horta ma ogtahay in adeerkaa uu yahay aabahagii 2aad, habaryartaana ay tahay hooyadaadii labaad. Markaa bal maxaa adeerkay inantisii ama habaryartay inanteedii dib iigu celinaya??? Iyada oo aduunka ay Dumar ka buuxaan!!!
  19. Nabad_dadaye, you see I already have brother/sister relationship with hablaha aanu ilma-adeer, ilma-abti/habro wadaaga nahay. Teeda kale waaba CEEB in aan adeerkay, eedaday ama habaryartay intaan u tago: aan ku idhaahdo inanta heblaayo ee aad dhashay ayaan doorayaa in aan guursado!!! No I will take marriage outside the family in any given day.
  20. ^He asked you to translate one word. Not entire sentence,,,,,,,,
  21. Jacaylbaro;724565 wrote: And he has been there for 10 hours ??? ,,,,,,,,,,,,,,,,,,, who said he is wanted by America ?? He is a lowlife. Ma doonayaan in ay madfac ku khasaariyaan KAn.
  22. Showqi

    Average Age

    ^^Bal yaanay ku maqlin Siyaasiyiinta waa weyn ee Politicska ka bood booda maalin walba;)