Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
NGONGE;731263 wrote: had iyo goor ceesaan uun ayaa hor duusha. NGONGE, Looooooooooool Ceesaan baalal leh
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;730534 wrote: How about Steffi Graf? She is still active, and plays with Andre Agassi....
-
Taleexi;731086 wrote: Dadka qurbaha ku koray ee laga dhex hadlayo inuu sidooda oo kale u hadlo ma ay ahayn balse madax muuqda iyo mindi af daran midna lagama samro'e ee bal aan fursad kale siino. Taleexi, kan waa ku daayey. Ma maqli jirtay: " Dhagax tuujis iyo taabasho waa isugu mid"
-
Another Somali boy murdered on the streets of London
Showqi replied to Complicated's topic in General
Allah ha u naxariisto, Marxuumka -
Mid baabuur guursanaya, mid barkin guursanay ummadan waalan warkooda yaa kuu soo tabiya:D
-
^ We don't accept roubles. Sorry.................. Labo shillin waxaan ahayn ma qaadano.
-
^ Adigu ma qolooyinka qabyaalada isticmaala ayaad ku jirtaa! How do you know Duke's qabiil in the first place?
-
I don't think he has any power. Right now the two Sharifs are looking for another Nacamleeye.
-
Ladnaaaaaaaaan....Ladnan.....Ladnaaaaaaaaaaaaaan....Ladnan Ladnaaaaaaaaan ku waara labadii is jecelee liibaantay ahaada Oba, Mabruuk saxiib. Wiil iyo caano Gabadh iyo caano. You are lucky we don't live in the same city or I will Crash your wedding party.
-
Waa DhabaYac. Wax uun buu qasayaa mar walba.........Wassup JB:D
-
Malika, waayahay ee bal duhur wanaagsan to you. Anaga hada ayuu waagii noo baryey
-
Haye..............................................Ma biyihii iyo saliidii ayaad isku dartay:D Subax wanaagsan all................
-
Fresh Row Between President Sharif and Speaker Hassan
Showqi replied to Che -Guevara's topic in Politics
Abwaan;729628 wrote: lol....you mean wasiirrada. Abwaan, Thanks for correcting me. Haa wa sidaad u garatay wasiirrada ayaan ulla jeeday, ma garanayo Xildhibaanada meeshan ka keenay:D Boqol iyo toban wax ayaan ku mashquulsanaa markaan qoraayey -
Fresh Row Between President Sharif and Speaker Hassan
Showqi replied to Che -Guevara's topic in Politics
Abwaan, Shariifka shaqadisii ahayd madaxweynaha ku meel gaarka ah si fiican ayuu uga soo baxay. Sanad walba Ra'isul wasaare cusub ayuu magacaabay. Ra'isul wasaaraha marka uu soo doorto ka bacdina wuxuu shafalgareyaa Xildhibaanada. Haye maxaa kale oo ka rabtaa hee!!! -
Ma hubtaa Duke.............Wixii oo dhan markay Puntland ku dhamadeen waaban khal-khalay:D
-
Shacabka Puntland Dowlada Puntland Madaxwaynaha Puntland Mar dhow waxaynu maqli donaa Passportka Puntland
-
Jiiroow, Why did you post this Video? you cold ask your question:" Is she Somali" to some of your friends or family members. Now watch out Boom-Boom is coming.....
-
genius pauper.;729536 wrote: lakiin waxaad ogataa, in laga tashto waa un in lala dagalamaa, macnaheeduna waa dhiig kale oo daata. taasina xal ma ahan. Aad iyo aad ayaan uga xumahay in aad kalmadii ha laga tashado si khalad ah u fasiraty Shaqsi ahaan anigu dagaalka iyo colaada aad iyo aad ayaan u necebahay. Markaan idhi Al shabaab ha laga tashado waxaan ula jeeday Al Shabaab yaan wax talo ah ama hogaan ah loo dhiibanin (Al Shabaab ha laga fogaado, yaan la taageerin). Waayo nin dagaal jecel hadii aad tidhaahdo na hogaami oo noo tali. Dee maalin walba dagaal cusub ayuu kuu horseedi. Al Shabaab wax aan dagaal ahayn miyey yaqanaan?
-
Labdii wax matare (Shariif and Shariif). Waa kuwaas kii kaliya ee maanta Soomaaliya iyo Soomaalida wax u tari lahaa kursigii ka qaaday. Nasiib wanaag shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan way la socdaan in Labada Shariif ay yihiin Lug-gooyo. Labda Shariif xukunkoodii maalmo ayaa ka hadhay. Bal waynu eegi halka ay ku dambeeyaan!!!
-
Waa runtiis Arintu waa mid ummadda Soomaaliyeed u taala. Shisheeye yaan waxba laga sugin. 20 sano ayaynu sugaynay in uu aduunku arinteena xaliyo.
-
genius pauper.;729506 wrote: 3) i believe if the amison soldiers are taken back and the dastuurka somaliyeed quraanka laga dhigo, then shabab peace talk loogu yeero, they would accept. lakiin blame game and finger pointing them as radical and extremist will not bare any fruit. I believe if AMISON soldiers leave, Al Shabaab will not sit and talk about peace. in fact they will start a new war with other Islamic groups such as Ahlu sunna wal jamaaca, Xisbul Islam, or any other group. Today Al shabaab is the one who are attacking people, fighting all the time, and killing Somali people. Al Shabaab will always find marmarsiiyo ay dadka masaakiinta ah ku dilaan xolohoodana ku boobaan. Waa mar ay yidhaahdaan Diinta Islamka ayaanu difaacaynaa iyo mar ay yidhaahdaan dhaqanka gaalada ayaanu ka soo hor jeednaa. Soomaaliya haday xasilooni iyo nabadgelyo doonayso waa in ay Al Shabaab ka tashataa.
-
Oba, you are a man with principle. Ninkii saxabkiis khiyaano, khasaaro mihinee faa'iido ma soo wado.
-
Sol Haday toban sano u buuxsantay, toban kale iyo in ka badan ayaan u rajaynayaanaa. Dadka tobanka sano memberka ahaa, walee mar dhow caruurtoodii ayaa sheekadooda halkan ka akhrisan doona.
-
Popular Contributors