Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Waa maxay cilada aad sheegaysaa niyow. War bahashu waa caafimaad ee dadka naqaska ha ku celin........:cool:
-
Turkish PM to travel to famine-stricken Somalia with his family
Showqi replied to Che -Guevara's topic in Politics
Haa ma waxaad ka hadleysaa labada dowladood ee ay Soomaaliya jaarka yihiin?????? -
Val, waan farxay markaan colorka madoow arkay.........Markaasaan Tanag Yuu la soo booday. Bal maxaa iga raacay!!!
-
ooooh no it's back to red again. Huuuuuuuuuuuh
-
Hadda reer Sol badankooda waxay ka cabsadaan Maska iyo Dibqalooca. Kuwii Jiirka (Dooliga) iyo kuwii Baranbarada ka cabsan jiray aaway?
-
Thanks Admin. The Users names, and Titles are back to normal " Black font". Just the way I like it...
-
Yeah Baarqab, you got them all............ But the first one I was told different answer, lets see if another Nomad comes with the same answer that I have.
-
1. Jini Jini saaran jini kale saaran, Jar ka soo jeedoo jabayeeyda haya 2. Dudumo yar duumo kaa tuurtay 3. Xeradaydu waa wada ul oo ul la qaato ma leh
-
Anigu waxaan ba u heysta in uu computerkeeygii isku dhex yaacay. I dont like the red font either. Inta kale waa iska OK.
-
Shufto tashanaysa hahahaha...
-
Aaliyyah, waa i kan. Bal raali noqo hadii aan jawaabtii la soo daahay. Haa mar marka qaarkood waxaad tahay rebellion.. Waa marka aynu falanqeynayno arimaha Ragga iyo Dumarka ama xaalada qoyska. Sida anniga iila muuqada badanaa waxaad eeda iyo xumaanta dusha ka saartaa Ragga. Dumarkana waxaad ka dhigtaa Awliyo aan waligood dhibaato gaysanin. Waa markaas marka aan idhaahdo Aaliyah Aaliyah bal Faaraxyaashana mar uun u naxariiso. PS. This is My 1000 post,,,,,,,,,,,,,wooohooooooo a milestone.
-
Oba, Xaaji kaliya ma saameeynin! Che isaga ma arkin miyaa? Maaddeey iyo Kashafa iyagana horta intay ka dheceen!!!
-
Slow iyo nus.................... Ma gaajadii ayaa kaa gacan sarysa maanta?
-
China waa heersare xaga waxbarashada iyo xaga dhaqaalaha. Mar dhow wadama badan oo uu Maraykanku ka mid yahay ayay China dhaafi doontaa. Ciyaar mood caano boodhaha, in this case Ciyaar mood Mr. Noodle.
-
Good stuff, iminka wixii Af Soomaali ku qoran dhakhso ayaynu u heli doonaa!
-
Dabrow;739297 wrote: why are amison asking for more troops to deploy? Whats their agenda? Hadda TFD iyo AMISON waxaa khasab ku ah in dhamaan meelihii Al Shabaab laga xoreeyey ay geeyaan ciidan. Degmo walba iyo Magaalo kaststana ay ka furaan saldhigyo ay dowladu iska leedahay. Ha noqoto saldhiga ciidanka Asluubta (Police Stations) si loo ilaaliyo amniga bulshada. Saldhiga Dowlada Hoose (Tax Collecting Agencies) si dowladu ay u soo xarayso canshuuraha, una taakulayso dadka tabaalaysan. Dabrow, dowlada markii hore saddex xaafadood ayey u talinaysay. Laakiin hadda waxaa khasab ku ah in ay xukunkeeda gaadh siiso wadanka oo dhan. Wasiirada faraha badan ee ka tirsan dowladana waa in ay qabtaan shaqooyinkoodii kala duwanaa, si loo maamulo dalka oo dhan. Marka anigu sida aan qabo TFD iyo AMISON maanta waxay u baahan yihiin ciidan badan oo howsha fuliya. Dowladu waa in ay dalka oo dhan u talisaa iminka.
-
Waaba beryay bilicsan arooryo baxsan maalin boqran Allaa buruudle baaxad iyo xoogle guusha inaga leh
-
This guy looks like Wesley Snipes, but he acts like the warrior Shaka Zulu. ps. 500 million dollar satellite is a cheap one
-
Balaayo ayaan cagahayga ku doontay. Bal maxaa ereygaa iga keenay, Waxaan ku idhi Afurkii ayaa soo dhow bal aynu isu soo noqono mar kale...
-
KK, Ummaddii mashquul ay noqdeen. Wakhti lama hayo, aan u maleynaa.... Sharma-arke, Nur's contributions to this web site is immense, and I have learned a lot from him. like Aaliyyah said he is a great teacher. kuligeen threadkiisa waa in aynu ka faa'iidaysanaa. Ramadaan Kariim, and Welcome to Sol. Aaliyyah, adiga caqli badan baa kaa buuxa. Most of the time your posts make sanse "That is when you are not being rebellion"
-
Juxa;738635 wrote: Showqi I met Nina 10 years ago and I remember she was holding large coffee. Thro the years, the travelling, studying, jobs, weddings that coffee aargalaan has stayed and was ever so loyal and faithful. I won't say waa ethiopian but if she could she would farm coffee beans in her back yard garden. Waa idiin jedaa adiga iyo Nina reer Aargalaan aa isla tihiin! Meeqo Madax Shub aa iskala qeyb gasheen........
-
I enjoy reading the threads and posts ay soo qoraan: Brother Nur, Ngonge,Bob, Tuujiye, SayidSomal, MMA, Nuune, Taleexi, JB, Che, Juxa, KK, Blessed, Somalina, Aaliyyah, Malika, Ibti, Ismalura, Valenteenah, Chocolate&honey, I also like some of the Green people.
-
Nina Fox;738613 wrote: ixii ixii ixii Lets just say if Coffee was a man, I'd ask his father Mr Bean for his hand in marriage. Our love story goes way back, ask Juxa Balo meesha wax walba waa lagu arki. JB baa halkan wuxuu ku soo dhajiyey nin barkimo guursaday, mid doonaya baabuurkiisii in uu guursado. Haye adigana ma Bunka lagaa haya iminka,,,:D:D
-
^ Horta qoladaadu ma Ethiopian baa? waa maxay Bunka aad u barooranaysaa!
-
Popular Contributors