Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;745004 wrote: Mid ka mid ah ganacsatada degaanka Ceelasha Biyaha ayaa shabakadaan u sheegay in maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay ka burburiyeen qeyb ka mid ah dukaankiisa iyo tabeelihii u dhegsanaa, isagoona sheegay in falkaasi uu aad uga xun yahay, taasi oo uu sheegay in dadka Soomaaliyeed aanay intooda badan ku hadlin afka Carabiga sababka keentay in lagu khasbo afka Carabiga. Sheekaday keenaanba tii kale ka daran. Hadana ma Af Soomaaligii bay mamnuuceen!!! This 1diots are all in suicide mission, and in the process they will kill a lot of Innocent people.
  2. Hahaha no way Zack..............Let me edit quick before the admin sees:,,
  3. Aaliyyah waxaad iloowday: Habar Kuuley Abooto Kutubeey ilmo Baal Makuuti ilmo Bakhti legde inna Caleen ku seexde ilmo Faataa dhugle iyo inna Jaajuumow
  4. Last time Amiir Godane was spotted he was wearing Hijaab. So may be the next trend will be Al Shabaab wearing Hijaabs..
  5. Faarax-Brawn;744753 wrote: Hadaan joojin waayo? maxaad igu sameyn? I will spam your PM with picture of Somali flag,,:D
  6. walaalkis;744608 wrote: We can ask turkey or close Muslim nation to take care of us and teach us to be civil nation until we show some signs of civilization and civil order. If we can't solve our problems (+20 years) how do you think we would agree which country will lead us? remember some people like Italy, and some of us love Great Britain, you mention Turkey
  7. Soo dhowoow. Faarax-Brawn, buuqa jooji. Marti qaylo badan ha noqonin. Halkan Soomaali baa iska leh
  8. War aaba keentay maxaa dhahday 144 qabiil! Acuudu bilaah............
  9. Guusha uu soo hooyey uun maad ugu sacabo tuntit! Sujuudiisa, madaxiisa xiiran iyo katiinadiisa bal maxaa kaa galay.
  10. Nina Fox;743919 wrote: Somalia suffers from a disease called TribaLgitis. 99% of the Somali people are diagnosed with this. I would say that was the old generation. Kuwaan yar yar Af Soomaaligii aabo dhib ku eh, Qabiil maxeey ka kasayaan!
  11. Loooooooool@02:00-02:17 Kunka waa bestiis. Maxaa daari? Bulshadaa ku shamuunti. Kabacdinna! Buufisaa ku dhacay. Hahahaha Maki Xaaji Banaadir is soooo funny
  12. Looooooooool@Ka bax mahan. Alla goormaa iigu dambeysay in aan maqlo qof dhahaayo: " Arey ka bax meehan"
  13. Juxa;743507 wrote: Eid was expensive, note to self, book a holiday cause the little rascals will clean you out! Juxa, adiguba imisaad adeero, abtiyo, habaryaro iyo eedo clean-garaysay. Now it is your turn,,,,,,,,,,,,,,,,,, as the favorite habaryaro/eedo to pay the tax
  14. I remember my childhood growing up in Xamar we use to get gifts every Ciid The popular gifts for the boys use to be: Car toys, Gun toys, Soccer ball or biibiile (Harmonica). Now that I' am old man I hate guns.....But for the kids Guns are still their favorite toy... MMA, waligaa bistola bistoolay ma ciyaarin miyaa.
  15. Eid Mubarak dhamaantiin. Illaahay bisha barakaysan camalkeda ha inaga aqbalo. Aamiin aamiin.
  16. Ciid wanaagsan reer Sol. Illaahay bisha barakeysan camalkeda ha inaga wada aqbalo dhamaanteen, Kullu caam wa antum bikheyr.
  17. We all know all this things happened already. Talk, talk and blame wont help us any more we need deed
  18. Oke, lets get serious JB which one would you like to talk about: 1) What happened in Waqooyi Galbeed between 1980-1989 2) What happened in Muqdisho 1989-1991 3) The warlord era 4) The Al Shabaab period 5) Or do you like to talk about: Gaajada iyo macaluusha ummadda Soomaaliyed haysata maanta
  19. Che -Guevara;743181 wrote: ^AS came into being few years ago, who do we blame the preceding years? Che we will never be able to fix anything if we hold on to the past that much, of course the past is very important. But lets deal with what is happening today, and maybe we can go back, and talk about what went wrong 20 years ago!!! To survive Somali people need stable country today. Enough with that blame game.
  20. Dabrow;743160 wrote: Its about time. Somalia needs to stand united, We are getting there. Now that Al Shabaab the main obstacle is gone
  21. Waxaan maqli jiray dadkii odhan jiry waar Cadygaa inyar iiga jabi. Hadda bal Planet-kaa inyar iiga soo jabi, aan hashoo Xaliimo ka farxiyee...
  22. KK, Doraad waxaa inna helay dhul gariir yar oo dacbaan ah, xalayna cirkii baa waashay. Tolow maxaa soo socda.