Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Soomaalida qaarba cad cad. Lakiin maxaan wax idiinku sheegi! labadiinu badow baad tihiin waxba war umma heysaan:p
  2. Maanta alla qabobayeey qaboobaa. Winter-kiina wali lama gaadhin, balaa ka dhacday. But I refuse to pull out my winter coat yet! Me macho man.......
  3. Waayahay Tuuladaada uun ku ekoow adeer. Me I call two countries home: The first one is Somalia, the second one is called Canada, and they both huge! Alxamdulilaah.........
  4. That is why you hate your own country...............Sorry Xaaji:D:D:D Tuuladad uun ku ekoow:mad: Xitaa Waqooyi galbeed adigu waxba uma qabaneysid.
  5. Zack, dee Qabiilka naftiisu cadaalad ma aha oo hadhowto ayaa laf-laf iyo Jilib-jilib la isku qabsan doonaa:D
  6. The Zack;749103 wrote: He is from small town near Mustaxiil, he doesn't qualify to be the mayor of hundred miles away town, i.e. Xamar. How do you know that he doesn't qualify, ma adigaa imtixaan ka qaaday:D:D Mise waxaagu waxa weeyaan. Hebelwalboow meeshaad ku dhalatay adigu Duqa magaalada ama madaxweyne ka noqo.
  7. AYOUB;748940 wrote: She reminds me of a girl who slapped me just because I said she looks and sound like the actress in White Man Can't Jump. Ma waxaan laga xanaaqin baa................. That actress sanqaday ka hadashaa,,
  8. STOIC;748677 wrote: All somalis opinions and news are fake.We thrive on propaganda and live for the next fake news to support our ego.The moral dissolution of our people is coterminous with what we witness on our daily clan based leaning websites. Well said brother STOIC.
  9. Yo djibsomali Man, when are you gonna tell us a good news from Somaliland? ilayn dadka qarkood warka xun uun bey raadiyaan.
  10. After all aduunkan waxa kala waddo waa buug, politics iyo beeso............
  11. Anigu waxaanba la yaabanahay ummaddan ku doodeysa This world is run by men iyo kuwa ku murmaya maya maya it's the women who is in charge. Alla miyaanay ogeyn in bidixdu aanay midigta ka maarmin. Hees Soomaali ah ayaa odhanaysay: "Bidixduba maciin ma leh haday midigtu maqantahay waa laba mataanoo howsha maamulaaye"
  12. Question for the Walaahi Generation: Gaarabidhaan ma taqanaan.....?
  13. Carafaat, You got it:D:D Kalitaliye is one of the K that is missing. The other K.. I can't think of it right now. But I hope that they let Cowke tell us what those 2 K's are...............
  14. You guys missed cowk's point!!! At the beginning of the program when the lady asked him what did you remember about Djbouti? Cowke answered: " I remember 5 things that starts with the letter k .. he revealed 3 things: 1) Kuleyl 2) Kaneeco 3) koronto La'aan But Cowke kept two things for himself. And said those two things are more or less political, and he promised that he will reveal those two points in his up coming program. And maybe that is why Djibouti-an government got scared, and pressured Universal TV to get rid of cowke. It's not what he said here that got him in trouble, but rather what he kept for his next program!!! Maybe he was planing something big....
  15. Carafaat;747436 wrote: Aboow Oba, Cid iga jecel ine Somalia nabad noqoto ma jirto oo dawlad ka dhalato. wallahi taa iga qaado. Dee u soo ducee uun................:confused: Its about time. Al-Shabaab is gone, and Somalia is ready to stand up.
  16. Kk, Koombadaas hadii aan fiirsanaayo waa in ay iga qoslisiisaa. Hadii kale wakhti uma haayo. Hoi Juxa
  17. Dhagaxdaas ma karaayaan ninkaas, bari horaa lagala daalay:D Afternoon poeple
  18. walaalka ama mid nacaz ah oo aad disho geesi laguma noqdo............
  19. Oba, I knew you had my back. Waa isku leenahay sxb. Aaliyyah, practice on your Buraanbur. Invitation-kaagii wuu soo socdaa,,,,,
  20. <<<<<<<<<<<<<<<<<<<< """""""""""":D
  21. Narniah;746618 wrote: Salam all:) So what puts that pretty smile on your face? Share it with us! Well I have to say, from natural I have a happy face. So like Malika I am always smilling. But what makes me smile even more: - Little children from 6 months to 7 years old. - Clumsy people.They always mess up things, - People with strong accent: Nigerian, Indian, Italian - My favorite TV programs: Just for laugh, Stand up Comedy - Last but not leas some of my friends. They are hilarious....
  22. ^ Lakiin meeshaas qoladiisa ma joogto,,,,,,,,,,,,,,,,,, I mean his kind of people like James Brown
  23. Abtigiis;746502 wrote: labadii faqaysaba I like that sentence.....................>Lamadii showreeso,,, hahahaha Love birds waligood way xanshashaqayaan.
  24. Waxaasaa martiqaad ah. Thanks Juxa. Aaliyyah, wax ma tare ha iga dhigin dee. Sooryada iyo martiqaadkii aynu hiddaha iyo dhaqanka u laheyn (hadii aynu Soomaali nahay) ayuun baan doonayey in aan kuligeen inna wada xusuusiyo.