Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. And there was a time that Qaddafi had no body-Guards or a personal Driver. Check this 1976 video @ 2:50-3:25
  2. Dee ka Soomaaligu ninka in uu wax baro muu dooneyn ee wuu ka maadeeysanayey..............
  3. Luqadeenu mid fudud ma aha oo dadka ajanabiga dhib ayey ku qabaan in ay si sax ah ugu dhawaqaan xarfa qaarkood sida: C, X. adiguba waad arkaysaa ninku siduu ula raftay akhrinta afka soomaaliga.
  4. Aaliyyah, miyaad ku qosleysaa miskiinkaas? He so dedicated. Give him one or two years and he will speak better Somali than most Solers here
  5. Dadka Somlinet ka soo qaxay waxy qabaan cudur la yidhaahdo Qabiil. Ee meshey ka yimadeen ha lagu caliyo ayaan adhan lahaa anigu
  6. Showqi

    LOVE?

    Jaceylku waa nolosha badhkeed. Hadii aanad wax jeclaan ama lagu jeclaan ma adigaaba nool.
  7. CoomaySultan, Soo dhowoow, ha is martiyeeynin mininka minankaagii waaye..............
  8. Kool_Kat;754502 wrote: Are you deserving of love waryaada? Anaga dignity iyo xurmo hanoo sheeginee! Insiinkii maxaa ku dhacay! abaayo???
  9. macalin Sayidoow dad Af-Soomaaligi jiq ku yahay ayaad ereyadan adag weydiineeysaa. waar naga tag Kaftanka markaan ka tago! ereyadaad na weeydiisay annigu sidan ayaan u macneeyn lahaa ee bal iga sax macalinoow: 1- Principle =??? 2- Honor = Xurmo 3- Self Reliance= Is dabar 4- Self Esteem = isla hanweyni 5- Dignity = Sharaf
  10. Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Xuseyn Carab Ciise ayaa sheegay in labada dal ay isku raaceen in ay iska kaashadaan dhinacyada amaanka, siyaasada iyo dhaqaalaha iyo sidi ay meel uga soo wada jeesan lahaayeen Al ShabaB. . Dowlada Kenya ayaa dhawaan soo gelisay Soomaaliya ciidamo fara badan kuwaasi oo ay ku sheegeen in ay baadi goobayaan shaqaalo ka tirsan MSF oo laga soo afduubay xeryaha Dhadhaab. Sheekh Shariif, iyo madaxda TFG way ogyihiin sababta ay askarta Kenya u soo galeen dhulka Soomaaliya in ay tahay baadi goob ay baadigoobayaan dadkii laga soo afduubay bartamaha wadanka kenya.
  11. Finally waxay fahmeen in maskaxda gaboowday oo Qabiil uun daba ordaysaa aanay wax faa'iido ah wadanka u soo wadin. imisaan lahaa Soomaaliya kuwa kaliya ee dhisi karaa waa dhalinyarada. Iminka 25 jir hadii ay ogoladeen. Insha-allah 5 sano ka dib waxay ogolaandonaan 18 jir in uu ka qayb qaadan karayo. Xaaji xaasidnimada intaad iska daysid dhalinyarada chance-kooda sii wadanka si fiican ha u dhisaane.
  12. Jacaylbaro;117691 wrote: * Adjust the tint on your tv so that all the people are green, and insist to others that you "like it that way". * Drum on every available surface. * Learn Morse code, and have conversations with friends in public consisting entirely of "Beeeep Bip Bip Beeeep Bip... * Dress only in clothes colored Hunter's Orange. * Pay for your dinner with pennies. * Tie jingle bells to all your clothes. * Wander around the restaurant, asking other diners for their parsley. * Stand over someone's shoulder, mumbling, as they read. * Inform others that they exist only in your imagination. * Lick the filling out of all the Oreos, and place the cookie parts back in the tray. * Follow a few paces behind someone, spraying everything they touch with a can of Lysol. * Ask the waitress for an extra seat for your "imaginary friend." * Stare at static on the tv and claim you can see a "magic picture". * Resend humorous e-mail messages to the person who sends them to you. :D:D,,,,,,,,,,,,,intani waa astamihii dadka waalan lagu yaqaanay. Naga tag.Yaa Manakoopiyo loola caraara
  13. This is going to be the end of Al-Shabaab. TFG is fighting Al-Shabaab, Kenyans are fighting them, Ethiopians are fighting them, shacabkii Soomaaliyeed iyaguna iminka Al-Shabaab wey ka soo herjeesteen. Weynu arki doonaa Al-Shabaab masheey ku dambeyaan a year from now!!!
  14. Dhagax-Tuur;752770 wrote: Waxaan kaliya oo ka rajeynayo dhimashada Qadaafi, Saddam, iwm, waa in kaligi-taliyayaasha caalamka Islaamku inay ku waano qaataan oo arkaan in aysan soconeyn in dadka iyo dalka la iska hor fadhiyo oo laga soo qaado sidii guri la leeyahay. Waxaase calool xumo ah ineysan ku waayo aragnimo qaadaneyn. Dadka qaarkood waligood ku cibroqaadan maayaan wixii ku dhacay kuwii ka horeeyey. Greed, and power hungry will always destroy mankind. Ma maqli jirtay Waano abuuris baa ka horeysay. Dadka noocaas oo kale ah waxaad ka nabad galaysaa markaad xadido muddada ay power-ka hayaan. 8 sano ka badan in uu qofku madaxweeyne noqdo waaba xaq daro.
  15. JB meeyey bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac ha yidhaahdee:D
  16. Lychee, Masha-allah labadii isku waraa noqda. Gurigaagana guri kheyrqaba illaahay ha ka dhigo. Mar dhowna dee hooyo ayaabad noqonaysaa xalkaagu waa alxamdulilaah iyo nus. Hambalyo Lychee.
  17. A_Khadar;752607 wrote: This is for Alliya.. Saado rocks.. Sanad guuro wcan song..Lyrics best song.. Khadar, waan ogahay you dedicated this to Aaliyyah. Laakiin anigu waxaaban la dhacay gabayga wanaagsan ee xigmada leh ee uu abwaanku xaflada ka tiriyey. Walaahi eesh calaa gabay, ducadiisan illahay ha aqbalo aamiin. Dhamaan SSC sanad guuro wacan.
  18. Soomaaliya ninkii diidaya magaca hawdaayo. That is a nice one.........
  19. War annagaa wax aragnay. Labo qof hadii ay is jecladaan oo dabadeedna guurka ka bacdi la is afgaran waayo oo jaceylkii uu isku badalo is cadaadis, is xumeyn iyo afka oo la isku taago 24/7, dee in meesha lagu kala tagaa miyaanay waajib ahayn. Dadka qarkood dantooda ma yaqanaan oo shaydaan iyo hinaase ayey talada ka qataan. Waxaan u soo joogay nin fiican oo caruurtiisa iyo xaaskiisa si fiican u xanaaneyn jiray. Kalintiisana si fiican uga soo bixi jiray, hadii ay noqon lahayd: masruufka reerka, hawsha guriga, daryeelka caruurta, iyo gaadhiga oo uu sameeyo markay ciladi gasho. Laakiin maxay kuugu talaa qaarba islaantii kula taliyey naa kani waa nacaz, bakhayl ah oo wixii aad tidhaahdaba la soo cararaya. Markasey iyadiina is xariifisay oo ay diiday in ay wax hawl ah gurigii ka qabato. Lix bilood markii la is jiid jiidanayey ayey labadoodiiba go'aan sadeen in ay is furaan. Afar sano oo kali ah ayey is qabeen, labo caruur ahna way isu dhaleen. Waxa la yidhi barasho horteed ha i nicin. Markaa markii la is bartay ayuu furitaankii noqday lagama maarmaan.
  20. It might be little bit late, but the Shaikh is finely setting the record strait and condemning Al Sabaab, so please leave him alone guys..........
  21. Sheekhu khudbad lagu cibroqaado ayuu soo jeediyey. illaahay ajar ha ka siiyo Ducadiisana illaahay ha aqbalo aamiin, aamiin.
  22. The Zack;751016 wrote: There is Outlook, that is where all my work related tasks are at. I also have a huge white board in my office. I don't forget any thing lol. I am with Zack on this one.......... I use Gemail which has Calender, and a task list (to do list) to organize myself, but the trick is to but all your important activities, and tasks on the Gemail Calender, and then let Gemail sent you a remainder in the form of email before the the task or the to do list deadline expires. In this way you will not forget any important activities, or miss any deadlines. The beauty of Outlook or Gemail is that it is totally free (it's not gonna cost you anything). But you have to put all your important activities on the Calender in advance, which is a little bit work. And then ask the program to sent you a reminder in the form of email (the email will work as a pop-up). So you don't forget anything. I also have a huge message board in my office (same as Zack) So you don't mainly rely on the email system. But the email system is good if you are always on the road. Good-luck JB
  23. Showqi

    ila qosol

    First story is very funny....."Waar annagaa cunaye, naga seexo" Hahahahaha. Xitaa annigaa cunay muu dhihin,,,,,