Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
MMA, haa waa runtaa hoosteey ka akhrineysaa. But she also kept eye contact with the crowd. Codkeeda iyo ciyaarteeduna waaba heer sare. Bal aan halkaa kaga hadho, hadii kale yaan la moodin in aan Agent-keedi ahay..
-
Aaliyyah;756184 wrote: ..she is better than Tanya Haa siday isugu kalsoontahay ayaad ka garaneysaa............She got the crowd going:D Adigu heesa oo dhan waad wada xafid santahay. Sow former addict ma tihid dee.....
-
Horta gabdhaha cadaanka ah heestan maxaa ku diray:D Mid waliba heestan ayey isku dayeysaa in ay qaado! Do you guys remember Tanya?
-
Cawaale, I was pulling your leg sxb:D Nuunayaasha heestoota ugu caansan waa Huuwaya huuwa. Siiba Xamar iyo nawaaxigeeda.
-
:D:D Waa runtiis waxaa jira dad badan oo reer xamar ah oo 10, 20, ama 30 sano is yaqaanay oo aan waligood qofka kale qoladiisa aan weydiinin. Qolo qolodu waxay ka timid baadiyaha iyo hawdka.
-
Ciid mubaarak all. Waa siday Juxa u sheegtay ee yaan dadkeena tabaaleysan la ilaawin. Sadaqada Soomaaliya u baahan maanta.
-
Eid Mubarak everyone. Kulu caam wa antum bi khayr.
-
Aaliyyah, waan iska kaftamyey walaal.................Oba ayaan doonayey in aan ka qoslisiiyo!
-
Oba, safar salaama, and be safe sxb. Haddee Aaliyyah-na dardaarankeedii waa maqleysaa:D waxay kaa sugaysaa sawiro badan in aad LA ka soo qaadid. Anigana waxaan kaa rabaa qori cusub oo AK-47 ah in aad postada iigu soo dirtid. No just kiding.
-
Cawaale;755367 wrote: Tan ka waran:- Huwa huwa huwaa Hooyadaa ma joogto Kor iyo koonfur ay jirtaa la la la la la...... Cawaale, naga daa dee.....Heestani waa heestii ay Booyaasooyinka, walaashaa kaa weyn, Eedada, ama Habaryarta ay qaadi jireen marka ilmaha yar looga tago, oo ay Hooyadu guriga ka maqantahay Fiiri yaah: Huuwaya Huuwa Habartaa ma joogo (Hooyadaa wey maqantahay ) Kabaheedii qaadatay Kabax kabax u socotay Bal anigana tan iga qabta, badanaa Hooyooyinku heestan waxay qadaan marka uu ilmahoodu oohinta joojinwaayo Ayaa dilay oo dagaalay Ayaa duur kulul ku jeexay Ninkii dilay ee dagaalay Ninkii duur kulul ku jeexay Dagaal baa naga dhexeeya Iyeeyoow oo iyeeyaaa Intaas uun baan ka xusuustaa,,,,,,,,
-
Malika;755721 wrote: Al-Shabaab was finally removed from the capital city - life started to go back to normal. Airport and Harbour openings - Aid coming in etc. Malika, yes, Al-Shabaab was removed from Mogadishu. But they still have hostage the rest of the country, Like Jubooyinka. Al-Shabaab is Collecting Taxes in their own way. They desperately recruiting young children, and forcing them to join Al-Shabaab. Al-Shabaab is forcing young Somali girls to marry their soldiers. And on top of that they went to Kenya: kidnapping and killing kenyan tourist/Aidworkers. Ask your self why Kenya is not going to Puntland Ask your self why Kenya is not going to Somaliland Al-Shabaab is a threat to Somalia, Kenya, Uganda, and many other countries.
-
Abtigiis;755679 wrote: Shawqi seems to have got the identity of the horseman. Are you saying the man is ESHU, the God of confusion and treachery? With one side black and the other white, like a hot Machiato? Wakaase bal adba,,,,,,,,,,,,,,
-
Abtigiis waxaas aad meesha ku soo qortay waxay u egyihiin maahmaahdii soomaaliyeed ee odhanaysay "Xaraanta ma cunno ee fuudkeedanu cabnaa"
-
Somalia;755643 wrote: ^^ So naive TFG xoogeedu hadii uu Xamar uun ku ekaaday!!! bal adigu yaad isleedahay Al-Shabaab wey ka saari lahayeen Kismayo? weynu ognahay Al-Shabaab dadka Kismayo degan waxay u geystaan dil iyo dhac joogto ah. Markaa dadkaa Soomaaliyeed ee kismayo degen hadii ay TFG nabadgalyadoodii sugi weydey dee dalka Kenya ee aynu jaarka nahay ayaa diyaar u ah in ay nabadgalyadooda sugaan. Abaal gabe ha noqonin
-
^ You forgot that this section is the Jokes. We make fun of each other here. No haters here, so smile and laugh with us. Kaftanku waa caadi halkan.
-
''You must pay 1,000,000SLSH Blood Money Insurance Policy'' - Alpha's Uncle
Showqi replied to Alpha Blondy's topic in General
Juxa explained correct Diyo = Mag -
Somalia;755235 wrote: I always wondered why people ignore you on SomaliNet. You are irrational and idiotic. Labadani waa qaxootigii SomaliNet...................illaahay cudurka idin haya ha idinka daaweeyo:mad:
-
Dhagaha in la idinka buuqo ma jeclidin. Dadka qaar therapy baabay u tahay. Ciid walba kun qof ayey casuumaan. Subax wanaagsan dadoow........
-
:D..........Che, Bakooradaadii iyo cadaygana ha ilaawin
-
Lol NGONGE, Labadiinu JB Taxi-giisii ayaad ka qaribteen
-
Reer Hargeysa budhkooda kama baqanaysid?
-
^Waa maxay caydu...............
-
Naga daa niyow,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,adigu ma raaci lahayd Taxi-gaas?
-
nuune;754940 wrote: Also it doesn't apply to most people since they can't input or doesn't allow them to type anything before 1910, such dictatorship, why would they think that no one is alive who was born before 1910. Cajuusooyinka iyo Cajuusyaalka Information-kooda la dooni maayo. Kuwaasi maskax faluuq iyo broke baa isugu darsamay,,,,
-
Popular Contributors