Showqi
Nomads-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Showqi
-
Thanks Blue, aniguba xabad baan dhinacaaga u soo tuuray:)
-
Blue to become a nomad, you need a 1000 post
-
nuune;761054 wrote: ayaa ninka waxa uu la yaabey cuntada mar kasta diyaarka ah ee miiska iyo meel walba taala marka uu guriga joogo, shaahii waa diyaar, bariis, aargoosato, yaanyo, mushaari, cambuulo, kuunto, maharago, misir, bariis, wax aan diyaar aheyn ma jiro, mana uusan arkin naagtoo wali jikada wax ku karineyso, waa mida ku abuurtey mucjisada inuu u kuur galo xaaskiisa oo cunta karineyso ma uusan arag labadaa todobaad. Nuune, I was thinking gabadha in uu Jinni u adeegaayo. Lakiin si fiican baad noogu caga wareejisay markaat tidhi raashinka makhaayada ayey ka soo dal dashaa..
-
Nice, even the youngest one (Jamila) is working hard. very productive family Masha-Allah.
-
Ina-Jaad raadkisii baa meeshan ka muuqda. Tollow did he hacked Aaliyyah's account. :D
-
SOL - Twitter Followers - Silent Readers !!!!!!!!!!!!!
Showqi replied to SayidSomal's topic in General
Abtigiis wrote: So ma tihid ninkii markuu gabadha loo maherinayey, ee ay ku adkaystay aniga meherkaygu waa 5000 oo Dollar, sheekha ku yidhi ma tihid " Adigu sheekhoow iska maheri, aniga ha iga qaado waxay sheegaysee". Sayid*Somal;760344 wrote: you must have confused me with Showqi Sayid, Anigu inta aan paycheck-ga oo dhan iyada u dhiibo ayaan hadhoowto Xaqal Shaaha iyada dib uga shaxaadi lahaa. Lakiin adigu meherkii oo dhan ayaad dooneysaa in aad u gembiso........... illahoo ceebta astur:o -
Bluelicious;760069 wrote: He didn't even make it to a full month. Yep, he was here less than a month, and created this much buzz............
-
come on people, where are the Reer Baadiye volks? We need Reer Baadiye Jokes here. Thanks JB you are the only person oo wax yar oo Reer Baadiyenimo ahi ay ku jirto. The rest of the people here are pretending to be reer magaal is nacay:p Bal Aaliyyah fiiri Af-Soomaaligii wey ka faanteyba:( Labo paragraph baaba ku dheeradey innanta....
-
Oooooooh now I see, he is getting his Canjeero Licence............. She better fail him........Cajiinka uu ka cabsanooyaa in uu ku daato
-
Nin reer Baadiye ah ayaa wuxuu soo suuq geystay xoolo. Waa markii ugu horeysay ee uu magaalo yimaado. Xoolihii markii laga iibsaday, waxyaabihii uu u baahnaana: Kabo cusub, Bariis, Sonkor, Caleen-shaah, uu soo iibsaday. Ayaa wuxuu ku tashaday in uu baadiyihii dib ugu noqdo. Intii uu sii socday ayaa wuxuu arkay Masaajid laga eedaamayo (adimaayo), dadkuna ay sii galayaan. Ninku waligiis masaajid muu arag. Wuxuu is weydiiyey meeshan laga qaylinaayo, dadkuna ay ku sii qulqulayaan maxay tahay? Masaajidkii ayuu galay. Dadkii oo kabaha iska bixinaya oo weyseeysanaya ayuu arkay, isna sidii oo kale ayuu sameeyey. Safkii salaada ayaa la galay, isna wuu ka daba galay. Wixii ay sameeyaanba wuu ka daba sameeyey. Salaadii markii ay dhamaatay ayaa dadkii kala yaaceen. Wuxuu arkay in Kabihiisii cusbaa laga xaday. Reer baadiyihii hore dad daacad ah ayey ahayeen markaa iskumuu deyin in uu kabo kale xado. Isaga oo caga cad ayuu miyigii isaga noqday. Safarkiisii labaad ayaa waxaa magaalada u soo raacay nin kale oo reer baadiye ah oo doonayey in uu xoolihiisa iib geeyo. Xoolihii markii ay iibiyeen. Wixii ay u baahnaayeena ay soo iibsadeen oo ay miyigii u sii socdaan, ayey waxay soo agmareen Masaajidkii, Eedaankii salaada ayaa yeedhay. Kii cusbaa ee ninka la socday ayaa wuxuu yidhi: Ina-adeerow waa maxay meeshan laga qeylinayo ee ay dadku ku sii yaacayaan? Kii kabaha laga xaday ayaa wuxuu yidhi: Waar waa Tuugadii oo isku habar wacaneysa, meeshaas bay ku ciyaaraan. Waxaa la yidhaahdaa ciyaar Tuugeed magaalada ayaa laga yaqaanaa kolna saf saf baa loo ciyaaraa kolna kali kali, kabahana waa la isaga xadaa..........
-
Somalia;759915 wrote: I had to ask a friend what mininkaaga means. Labo sano ka bacdi adigana waxaan kaa sugeynaa in afsoomaaligaagu fiicnaado waa hadii aad seefta Adminka ka nabad gasho.............
-
what a beautiful historical pictures of Xamar Cadeey. Thanks Gaacuur
-
wrote: I couldn't also find anyone who has same as mine yet.. That means you're unique. Shuuuuuuuuuuuushsh qofna ha isaga sheegin A_Khadar;759666 wrote: Do you know what is says yours? . I have no idea.
-
Jinniyadii Nuune.................
-
Somalia;759512 wrote: I'm getting married to a reer badiyo girl inshallah, in the village of Maygaag. Maygaag miyigeeda markaad Milgo ku guursato Muumin kuu duceeyiyo markay marwo kuu mashxarado Malab macaaniyo markaad muqmada muudsato Muxibada kalgacalkiyo markey Milgo madaxa kuu salaaxdo Muusanowgiyo markaad muranka meel ku xoorto Miic miicdiyo markey madax adeyga kaa masaxdo Mudane kala duwane markaad Mas'alooyinka kala maareyso Marti lama i laawee maandhow mininkaaga ma soo marnaa?
-
Al-Shabaab baa Miino ii soo dhiibay, iga carar sxb......
-
Ibti is coming back Strong. I wonder why Zack.................
-
Another star has fallen, seeftii adminkaa la tagtay Knight of wisdom October 22, 2011---November 17, 2011 We will remember him through his legacy. Geesi buu ahaa. Raga iga sareeyoow waar maxaad ku qosleysaan?
-
What am I doing wrong...................Mise tollow keygu waa mid dhago la?
-
Inkasta oo Xulka Soomaaliya uu wakhtigu hayo hadana Ethiopia maanta jawiga iyo cimilada dabiiciga ah ayaa u hiiliyey.
-
Doorooyinkii baa meesha ku batay. Sorry, I mean doorashooyinkii. Ina Jaad marduuf qaad ah (Laaluush) wax aan ahayn annigu ku codeyn maayo.
-
Which one hahahahahah. Alpha you need to reveal the voters! this is Musuqmaasuq. Waan ku ogahay codkaad ka xadaysaa saddexda miskiin ee kula tartamaya. Ka sadexaad baan anigu vote-keygii ugu riday.
-
I am having difficulty choosing between Ibti's Library and Positive's Class Room. OK, I voted for Ibti
-
:D:D,,,, Balaayo ayuu farihiisa ku doontay. Qofta ayada matante ma qabin miyaa!
-
Popular Contributors